Horgalo waday mabda Siilaanyo oo lagu qaybtay Taleex,|{Video}.
Koox horgalo cusub ah oo ka socotay maamulka SNM ayaa maanta jeelka mangaalada Taleex la dhigay, kuwaasoo siday qaab tiro koob loogu soo direyt deeganadandaas, kooxdan ayaa markii ciidamadu jeelka dhigeen sheegtay inay Hay’ad la shaqeeyaan balse hadalkooda aya laga dhadhansanayaa inay Xaaraan Cunsan yihiin.
Halkan ka daawo.
Xigasho.daldoon.com
Short URL: http://horufadhi.com/?p=23701



Reer Taleex hanbalyo iyo bogaadin sida aad isaga caabiseen
oo uga hortagteen Argagixisada,budhcada snm ee wada Dhagarta.
cadowga maryocalas waxay wadaan sun Poison.
waa in la gubo iyaga waxa u adeega cadowgaas.
Taleex waa magaalo taariikh dheer waa halkii uu ka bilowday halgankii xoraynta gumaysi ladirirkii mana ogolin dhagarta ay wadaan waxmagaratada snm.
dhiigyacabka siil- aanyo waa in loo diyaariyo maxkamada ICC The Hague.
For the sake of Khatumo state.
Janada ssc
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
That is funy walaahay
Maxatiri madaxweyne xigeenbaa samaroon laga qaadayaa oo dhulbahante lasiinayaa
Dhulbahante ma somaliland baa miyuusan khaatumo state ahayn
Gabadhu malaa inta ay yara barjaysey oo 2ba bog ku tageen bay meesha dawladi uga muuqtay
Garoowe
Sxb kuma dhaaranayo in reer garoowe dileen lkiin waa uun dhabayaco cida ay doonto ha ka ahaadeene midda kale nimankiina salaadiintii iyo biri magaydadii ka baxsan waayeen dee cidkalena ka leexan maysaan markaa ninkaasi inagadaa waa aakhiraystay ilaahay ha u naxariisto
Afxumada jooji oo siwacan u kalaam
Guuleed
Inaadeer ma xasuusataa istaankii bari
Ee ay joogeen cali low iyo ina jirdehii yaxye ee masiibada ahaa
Luuqii dheeraa ee dhinaca ku hayay islaamaha ilma cilmi siraadle
Maxasuusataa sandaqadii cabdi samiic xasan madoobe
ILA QOSOL
Warbaahinta habar yoonis oo ku tuftay habar gus jeclo iyo odaygiida siilyaanyo Ina bureeqa sida khaldan ee uu u maamulay jabhada gabalkeedu sii dhacayo ee snm
HOOS KA AKHRI
http://www.cadceed.com/2013/02/silaanyo-habar-yonis-ma-geydo-gaashaanle-dhexe-by-luula-abdi.html
ukuumadda Oo Ku Fashilantay Baajinta Shir Somaliland-diidku Muddo Abaabulayeen Oo Duleedka Buuhoodle Uga Furmay Beesha Wasiirka Ganacsiga
Wasiirka Ganacsiga oo Hargeysa Ka eegaya go’aamada laga soo saari doono shirka Beeshiisa uga furmay deegaanka Dan-dan iyo saamaynta ay ku yeelan karto xilkiisa
DAN-DAN (Waaheen) – Tuulada DAN-DAN oo ka mid ah deegaanada hoos tagga Magaalada Buuhoodle, ayaa waxa shalay shir uga furmay beesha Jaamac Siyaad oo ka mid ah beelaha Dhulbahante, kaasi oo labadii bilood ee u dambeeyay qaban-qaabadiisu ka socotay Laascaanood iyo Buuhoodle.
Shirkan oo ay ka qayb-galeen Madax-dhaqameedka Beeshaasi, aqoonyahan iyo dadwayne kale oo ka kala yimid guud ahaan deegaanada ay ka daggaan gobolka Sool iyo Buuhoodle iyo weliba deegaanada Puntland, ayaa waxa shalay furay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ah Garaadka guud ee Beesha Jaamac Siyaad, waxaanu halkaasi ka sheegay in shirkani ka madhan yahay siyaasad isla-markaana uu ku kooban yahay dhaqan iyo sidii beeshu aayaheeda uga tashan lahayd, una dhamaysan lahayd wixii hawlo ah ee beesha ka dhexeeya.
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo hadalkiisu koobnaa, isla-markaana aan si buuxda uga hadal ujeedooyinkan shirkan , ayaa yidhi “Shirkani maaha shir siyaasadeed oo siyaasad looguma talogalin, shirkana waa shir dhaqan iyo sidii beesha hawlaheeda loogu dhamaystiri lahaa weeye”
Shirkan oo sidoo kale ay furitaankiisii ka hadleen cuqaal iyo waxgarad kale, ayaa hore waxa xukuumadda Somaliland deddaal ugu gashay sidii ay u baajin lahayd, ka dib markii ay soo baxeen tuhuno la xidhiidha in shirkaasi yahay mid lagu gorfaynayo qodobo lid ku ah Somaliland iyo dhaqdhaqaaqyada ay ka wado Gobolka Sool, waxaana xukuumaddu u dirtay baajintiisa Wasiirka Wasaarada ganacsiga Cabdirisaaq Khaliif Axmed, kaasi oo muddo Laascaanood u joogay inuu kala furfuro odayaasha shirkan furmay qaban-qaabinayey.
Wasiirka Ganacsiga oo ka soo jeeda beesha Jaamac Siyaad ee shirku uga furmay DAN-DAN oo maalmihii qaban-qaabadiisu bilaabantay loo diray inuu ka hawl-gallo sidii aanu shirkaasi u furmeen, maadaama oo lid ku yahay hawlaha ay xukuumaddu halkaasi ka wado ayaa ku guul-daraystay inuu baajiyo shirkaasi, waxaanu markii uu u taag waayay isla-markaana uu odayaashiisa ku qancin kari waayay inay shirkaasi ka baaqsadaan Hargeysa dib ugu soo laabtay, isaga oo imika Hargeysa ka daawanaya isla-markaana u dhag-taagaya go’aamada iyo waxa ka soo bixi doona shirkan Somaliland diidka ah.
Shirkan oo ayaa waxa abaabulay isla-markaana furay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Wasiirka Ganacsigu markii Xawaalada haystay caleemo saaray, kaasi oo ay hadda ku kala tageen siyaasada iyo mabaa’diida ku xidhiidhsan jiritaanka iyo Madax-banaanida Somaliland oo Garaad Jaamac Ka soo horjeedo.
Wasiir Cabdirisaaq ayaa caleemo saarka Garaadka imika wada shirka Somaliland lagaga soo horjeedo ay isku seegeen Garaad Cabdirashiid Garaad Ismaaciil oo ay Wallaalo yihiin garaad Jaamac, balse isagu taageersan Madax-banaanida Somaliland isla-markaana deggan Magaalada Hargeysa, kaasi oo wakhtigaasi ka soo horjeeday in Garaadka guud ee Jaamac Siyaad loo caleemo saaro Garaad aan ogolayn Somaliland, balse garaadkii uu Wasiirku caleemo saartay ayaa hadda ka shaqeynaya arimo Somaliland ku xun, halka Garaadka ay wallaalaha yihiin ee Hargeysa ku sugan aan Wasiirka iyo xukuumadda midna aanay waxba u dirsan, halkii ay ahayd in isaga loo diro sidii uu u baajin lahaa shirkaasi.
Waar bal kan duliga ah eega ee Caruurtii dugsiga dhiganaysay intuu soo urursaday ka hor khudbadaynaya ,Alaylehe caruurtaas waa lagu xad gudbay ,waa shan jiro la yidhi mudaharaada maxay ka garanayaan mudahaadka iyo waxa la sheegayo ,waa caqiibo xubo aad u wayn in ubadka waxaa lagu ababiyo laakiin cabdulaahi Suldaan Timacade wuxuu yidhi ” Dedkaan la hadlayaa baan lahayn dux iyo iimaane bal inay dad wada waalan tahoo caqliga dooni laga saaray wixii hore u soo daashaday degashanaysaa” Hadalka dad noocan oo kale ah lagu dhehaa waa khasaare aamuska ayaa dhaama.
BUDLYE@ nin kii jiray muxuu yiri habarbaa iska hawhawle sheekada inoo wada. hada saaxib hadalka waxba haka oran nin kani sheekooyinka kaftanka ah iyo kuwa kale baanu kala aqoon baan filaya, mulaca baa layiri ciyaal kuna ciyaar ciyaar bay u qabtan isna waaku qudh gooyo, Nadalo cidna walaahay baan looga dhaarsanyn meeshu fadhiyona fariidna waa ogyahay nacsna loo sheegi maayo sheekada marxuunkana halkaa inagaga xidha BUDLIYE@ inaadeer tukaan kaagi meeshu ku yaalay maad ii sheegtid?
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
budliyi
maxaad oogada nooga saaraysaa nadalyahow nadalku dhalay qarmuunka ah
maalintii puntland la asaasay ilaa xiligaa uu dhimanayo ayuu kaligii laafyoonayey garowe maanu dilno xiliyadaa intaad uqariseen baad anaga oogada nagasaaraysaa waxaan ku dhaarankaraa ninkaa inaan nin reer garowe ahi dilin laakiin adigu makudhaaranaysaa inaan nin reer laascaanoodihi dilin nadalo
Aar ha’ubixin idoorkan wali cidiba xabad kuma ridine wuxu waa riwaayad riwaayaduna wakhti ay bilaabanto iyo miday dhamato bay leedahay hadana waa iska gabagabo, inaader tukaan kaagu xagu aha waxan kawada xaafade ? Anigu tukaana malahayne dhilin yardi meelaha iska jaalaabutayn jirtay baan aha
Guuleed
Inader waad mahadsan tahay
Horta ilaa 1991 kii ilaa 2005 laaska inta aan ka baxay waa yarayd anigu waxaan ka mid ahaa ragga ganacsadayaasha ah,
dukaan baan ku haystey meesha
hadaan kuu tilmaamo in aad I garato ayaaba lagayaabaa
Markaa gobolku barakaysnaa waana shidnaa iidoor ka hor,
Wax ma garatto ayaa loo soo adeegsaday
runtiina wey ugu talo galeen in uusan burco la tartamin waase ku fahannay oo hadda ayaan ka saaraynaa
Haa waa runtaa corlnelku wuxuu ahaa nin culus geeridiisii si aada ayaan uga naxay runtii
Dhabayaco toliimo malaha markaasbaan weli daba soconaa
Inader dee meesha qaad waalan oo boondara ah na waa la cuni jirey raggu habeenkii marka la soo dhamaysto xagaa iyo mowliid baa gelinka dambe lagu caweyn jirey,
Markaa hadda waa laga yimid walaahay qosol iyo baashaal waagaas baa iigu dambeeysey
Hadda maanta oodhan hadii sheeko xiiso leh la iiga sheekeeyo igumaba socoto
I don,t know what is wrong
BUDLIYE@ inaader walaahay laaskiibaad tahay war idoorliqi muxu ulaha meeshan ragasi waaku yaryihin maxad tiri dhalada dhexe kkkkkkk muwlid ama xaq aladiid caadi maahayn habeen kii ina caydid puntlandta ka baqay isaga yiri anaga hooyadood wasna, raga aad sheegtay odayaasha meeshay ahayen in kastoo Janeral Nadalo inaga hooseyo nin kaas marku dhintay baa nin yaqanay taariikh diisa iiga sheekeyay nin dhulbahante ah oo isagoo kale ahi waa yara xaga aqoonta ciidanka iyo geesinimadaba dhulbahantuhu ninkooda raga ah markuu dhintay raganimadiisa ka sheekeyan jiif kana dee waaka maanta shirka badbaado inoo wada anigu shirkaa badbaadan u bixiyay, bal xooga siyaasada aanka nasano sheekooyinka laaska iyo waayo waayo aan galne Mr idoorliqana waa inoo imanaya
Waar ninkii iidoor liqe yaahaya
Walaahay waa iga qosliyay
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Sheeko iidoor liqe iyo guuleed dhexmartay
Xaqaladiid mowliid ismaciil carraale
Dhalada dhexe
Xasuus
Waayihii dhalinyaranimada
Intii aana reerka yeelan macmiil baan kahaa dhalada dhexe
Ilaahaw dembigayaga dhaaf
Odayaasha ayaan la fadhiisan jirey
Jiif caaqil ina cabdi bile
Curdin
Corl nadalo ilaahaw kuu naxariiso
Show maxaanu iidoor liqahaas. Aanu is ag fadhiisanoo salaanta isla haleeli weyney
Waayo waayo
I,M tolking before. 10 yrs ago
dadka daaya dhamaan horgale ayaad tihiine 50% dhuloos waa horgale