Comments on: Kulan Ballaadhan Iyo Casho Sharaf Lagu Marti Qaaday Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia, Ayna Soo Diyaariyeen Jaalliyada Bristol Ee UK(Video)

By: abdi
Waar waxaan leeyahay khaatumo maxsy la tukubaysaa bal waxay wax u dirsadeen eega waa qolyihii marfashyadii southal fadhiyi jiray abdi shube iyo seqejaan yasin ahmed sulup.meel phone shop ayuu ina axmed sulup ku lahaa southal Broadway inthe mid 90′s waa seqejaan akbar masuul maaha waar dadka yaan been loo sheegin kuwani qaadkoodaba kama badiyaan.yaan khalad la iga fahmin mucaarad ma ihi laakiin raganaan aqaan caruurtooda laguma aamino.mida kale adeer galaydh dhulnahante intii u liidatay ayuu xushay sida kuwan mr garaabo iyo qaar kaloo badan waa in wax laga badalaa hadii kale walaahay baan loo dhaqaaqayn sida diinka ama dalandoolida

By: Janada SSC
Kkkkkkk hadii Faroole pl xukumo muxuu dr gaagaab ugu diiday inuu xafiis xisbi ku sheegiisa ka furto Gaalkacyo?

Yaa garoonka Gaalkacyo haysta ma Faroole mise gaagaab?

Yaa Gaalkacyo oo dhan degenaa 10 sano kahor? Badhaxley da aad sheegeyso yaa degenaan jirey oo laga qaaday? Iska daa Baraxley maanta Gaalkacyo Dhanka Garoowe ka xigta ayey sacad degeen oo xitaa beero ka dhigteen.

Maayarkii Garisa ee aad u qeylo dhaamiseen muxuu idinku soo kordhiyey?!? Kkkkkkkkkk masaakiin idinkaaba tiina la yaabane kawarama hadii aad idinkana diintiina raacataan anagana na nabad galisaan ileen idinma rabnoo iminka maamul Ayaan leenahee

Viva Khaatumo State

By: samatar
@ janada ssc

madexweyne faroole ayaa xukuma puntland,gaalkacayo,xaafada baraxley,ayeyna katalin,puntland,suldaanka waxaa diley dadka neceb horumarka puntland,

By: Janada SSC
Samatar

Pintland ayada maxaa u qabsoomay? Gaalkacyo mala xoreeyey wali? Imisa nabadoon ayaa madaxa laga toogtay oo aan cid loo hayn wali? Suldaankii ugaadh Saleebaan yaa khaarajiyey ma Cali saleban mise Faroole?

Cidse maloo qabtay?? Yaa maamulka pintland madax ka ah maanta? Ma general samatar mise Dr Gaagaab mise Faroole mise midba?

Goormaad snm isku dhiibeysaan sidii hogaamiyihiina majidho ka dhawaaniyey?

Suaalahaas bal horta kasii jawaab Kuwaasaa ku khuseeyee inta aadan maamulka Khaatumo iyo dad tashaday aadan ku khadhaadhoon kkkkkkk

Viva Khaatumo State of Somalia

By: Janada SSC
Mashalah mudane Wasiir Yaasiin Axmed Sulub masuul sare oo howl kar ah Khaatumo State madaxdeeda sare walee makal dhacaan.

Ishii buktaay ku bikaacso.

Viva Khaatumo State

By: samatar
suaal

taniyo intii la aasaasey khaatumo maxaaa uqabsoomey imisa dhul oo kamaqan ayey xoreysey,imisa beelood ayey heshiisiisey, sualaashaa iiga jawaaba,