|

Aabe Soomaaliyeed oo si naxariis dara ah u Gowrcay Xaaskiisa oo u dhashay ilaa 9 Caruur ah (Dhacdo Xanuun Badan)

oday caruurtiisii dilayWaxaa Maalintii shalay Deegaanka Bacaad Weyn ee Gobolka Mudug ka dhacday Dhacdo aad u xanuun badan ee la murgeen Dadka kunool Deegaankaasi kadib markii Nin uu halkaasi ku Gowracay Xaaskiisa oo ilaa 9-Caruur ah u dhashay.

Ninkan Naxariista ka guurtay ayaana lagu Waramay in Xaaskiisa hada umul aheyd una heesay ilaa 9-Crauur ah uu marsiiyay Toorey af badan kadibna uu halkaasi ka baxsaday markii uu hubsaday in gabdha ee nafta ka baxday xili ee Hooyada la Gowracay ee dhinac fadhiyeen Qaar kamid ah Caruurteeda.

Gudoomiyaha Deegaanka Bacaadweyn ayaa Warbaahinta u sheegay in dhacdadan ee dhacady aadna uga naxeen markii ee Maqleen iminkana ee ku raad joogaan sidii loo soo qaban lahaa ninka gacan ku dhiiglaha ahaa ee dilay Xaaskiisa.

Gudoomiyaha ayaana sheegay in Ninkan dilka geestay eesan ku ogeyn waali badan walina eesan ogaan sababta keentay in uu Gowraco haweeneydaas ilaa 9-Caruur ah u heesan iminkana ee wadaan baaritaan la xariira sida ee wax u dhaceen iyo soo qabashada gacan ku dhiiglaha.

Waa mid kamid ah Dhacdooyinkii ugu xanuunka badnaa ee ka dhaca Deegaanka Bacaad Weyn ee Gobolka Mudug iyadoona dadku eey aad u hadal hayaan falkaasi meesha ka dhacay ee dadka qaarkiis ku reebay naxtin iyo mahadho.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=23736

Posted by on Feb 5 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for “Aabe Soomaaliyeed oo si naxariis dara ah u Gowrcay Xaaskiisa oo u dhashay ilaa 9 Caruur ah (Dhacdo Xanuun Badan)”

  1. subxaanalaah odeygu miyuu walnaa tolow waa qiso naxdin leh 9 ilmod dhaawac weyn baa gaarey oo ma ilowayaan noloshooda gawrac aabahu gawrecey hoyadood maskaxad wax ka gaari karaan ilaahow na astur

  2. inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. ilaahey naguam keeno tanoo kale. ilaahey ha u naxariisto hooyadaa soomaliyeed

  3. Ilahay hooyada soomaliyed ha u naxariisto aniga waxay ila tahay qofka falkan ku kacay mentally ahan baanu fit ahayn soomaliduse qofku inuu caafimad qabay u haystan ilaa uu maryaha tuuru

  4. odaygaas wuxuu uqaylinaya aqoonsigi lawayey ee somaliland

  5. inaalilahi wanailahi raajuucun war ninku naxariis darana naar ku quudadtay

  6. Ilaahay ha u naxariisto hooyadaas ,

    Ruun

    Inaabti meesha dhacdadan ka dhacday Ma Jilib baa mise jamaame !!!!!!!!!!

  7. Subxaanallah, ilaahow nagahaay waxna bireeya, Xaasidsanaa ninkaan cadaabta gal inshalaah.

  8. subxan laah waa wax lagaa noxo walahay

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • Ali Zubeer: Jubbaland State Xasan Guurguurte kalsoonida way kala noqonaysaa sababahan awgooda: 1- Inuu oggol yahay...
  • Dhoodi: Wax badan bay saxaafada Khaatumo qabtay, dhaliilna waa leedahay. Waxaan hubaa dagaalladii soo maray geyiga...
  • Aftaag: Ninka waxan soo qoray waa runtiisa waana iiga qor haku marara roobaane. Laakiin qabiil saxaafad ugaara inuu...
  • xasan: Waxaan rabaa inaan xoojiyo fikirka gabadha la baxday khaatumo woman ee aragtideedu fogtahay, walaalyaal waa...
  • hargaysawi: ninkani run buu sheegay lakiin kustuumo waligeed ma daahirayaan. waxay ka jecelaan lahaayeenhaduu usoo...