Baaq Taageero Oo Kasoo Baxay Beesha Maxamed Maxamuud Ee Jaamac Siyaad (Akhriso Magacyadooda)
Ku:- Beesha Jaamaca Siyaad ee shirweynaha Dandan.
Ujeeddo:- Baaq kasocda beesha Maxamed maxamuud ee Jaamac Siyaad.
Annga oo ah odayaasha, waxgaradka, culima awdiinta iyo aqoonyahannada beesha kor ku xussan, waxaanu si buuxda u taagersannahay ugunu hamabalyeynaynaa shirka beesha Jaamac Siyaad ee ka socda magaalada Dan- Dan iyo guddoonka shirkaba sida: Garaadka cuqaasha ,waxgaradka , culimada iyo aqoonyahannada.
Annaga oo ku qanacsan shirka beesha iyo wixii kasoo baxa ayaana nagu ma talaan dhammaan inta joogta, waxaanu halkan ka cambaaraynaynaa baaq si tuugo ah ugu qoreen shakhsiyaad aan cidna ma telin oo cambaareeyey shirka beesha uga socda degamada Dan- Dan.
Odayaasha baaqan qoray oo kala ah sida hoos ku qoran:—
1.Oday carab samatar Aw cabdi
2. Haybe maxamuud Awcabdi
3.Jaamac faarax cali {Daarood}
4.Cabdi cawed sugulle
5.Cismaan xaaji maxamed casoowe {saylici}
6.Siciid jaamac Aw yuusuf
7.Axmed xaaji maxamed casoowe
8.yuusuf cawed sugulle
9,Sheekh xassan cawed sugulle
10.Cumar yaasiin sugulle
11.Jaamac cilmi ducaale {farabadane}
12.Cali yaasiin sugulle
13.Xaaji cabdi xaaji x. yaasiin sugulle
14.Ismaaciil carab samatar
15.Muuse ciise cawed
15.Axmed maxamed samatar
16.Sheekh Axmed Sheekh cumar
17.Sheekh rashiid Aw cabdi nuur {shafay]
18.Maxamed cabdi nuur
19. Cumar jaamac faarax
20.Ismaacii axmed faarax
21.Muuse Axmed faarax
22.Xassan maxamuud Aw cabdi
23.Cabdi jaamac faarax
24.Cabdullahi yuusuf cawed
25.Maxaed cabdulahi yaasiin
26.Mahdi mire sugulle
27.Cabdi Awyuusuf Aw cabdi
28.Axmed cawil badeed
29.Maxamed faarax ducaale
30.Xuseen jaamac saalax
31. Jaamac cusmaan casoowe
32.faarax Aw yuusuf cabdi
33.Cumar jaamac cilmi {farabadane}
34.Cabdullahi maxamed saalax
35.Cawil xaashi maxamuud
36.Axmed xamse Aadan qaalib
37.Nuur Aw yuusuf Aw cabdi
38.Cabdi risaaq faarax ducaale
39.Mxamed cawil badeed
40.Xuseen maxamuud maxamed
41.Siciid maxamuud maxamed
42.Farxaan jaamac Awyuusuf
43.maxamed cali ibrahim
44.Cabdirisaaq cali samatar
45.Cabdinaasir carab samatar
46.Mxamed Axmed maxamed
47.Xassan mahdi mire {sugulle}
48.Iidle cabdullahi yaasiin
49.Maxamed siciid jaamac
50.Xamse Aadan qaalib
By: Wariye Xassan Somali
Laascaanood Soomaaliya
Short URL: http://horufadhi.com/?p=23778



War xageee looo.wadaaa
War bal eega kuwan siilaanyo waa soo socdaa hadaydaan adkayn midnimada somaliland