|

C. Ronaldo Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Jecel Yahay Caawinta Dadka Masaakiinta Ah

Xiddiga kooxda Real Madriid ee reer Purtugal C.ronaldo ayaa sheegay xili uu bixinayay waraysi gooniya in uu jacayl yahay markasta in uu caawiyo dadka masaakiinta ah sida uu sheegay waxuuna tilmaamay in xili kastta oo arintaa ku dadaalo.

Ronaldo ayaa sheegay in ay jiraan dad badan oo dhibaataysan oo dunida ku nool una baahan in la caawiyo waxa uuna sheegay taa asiga oo ka duulaya in uu markasta mushaarkiis bar ugu deeqo masaakiinta.

Xiddigaa ayaa sheegay in meelaha uu tagay ee uu booqday ka mid ahayd Dalka Indunsia halkaa oo ay ka dhacday musiibadii sunaaamiga waxa uuna sheegay in uu garsiiyay gar gaar dadkii ku waxyeeloobay sunaamiga.

Ronaldo ayaa sidoo kale sheegay in uu lacago ugu deeqay carurta reer falstiin si caruurtaa looga tageero dhanka waxbarashada iyo nolashooda waxa uuna sheegay in lacagtaa ay qayb ka ahayd mushaarka oo Kooxda real ka qaato waxuuna tilmaamay in cawaamidiisa uusan joojin doonin.

Xafiiska Wararka Ee Shabakadda Horufadhi News Media

horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=23790

Posted by on Feb 5 2013. Filed under Ciyaaraha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Jamal: Hadal lee ma lawada kastuumo kabteeda kor ha loo tuuro Oday cali asoo ordaya garowe ha is ka dhibo hadii...
  • maydh: dhulbahante wax runta u sheega ayaa lawayay .shir baa waalay….magaldan an ku nolahay waa wada shir...
  • khaatumk1st: Dabacayuun wed wado wax geeri xun. Holol waxaa Iidoor ku sugaya wedkii dililahaa.Khaatumo inta ruux ka...
  • Tusbax khayreh: ciidanka qaranka somalialnd waa in la soo dhoweeyaa waa ciidnkii qaran waa xoogii dalka waanabadii...
  • somali proud: ruun inaadeer codanle waa dhul dhulbahante xoogna habarjeclo kumay qaadin ee waa dhulka waalidu inaga...