|

Taliska Ciidamada Amisom Oo Ammanka Kismaayo Kahadlay

Amisom1Taliska Ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka oo kahadlay xaalada ammaan ee gobalka jobada hoose.

Taliyaha Ciidamada Amisom ee Jobooyinka oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ayaa ka warbixiyay xaalada ammaan ee kajirta Kismaayo waxuuna sheegay in magaaladu aay tahay mid amaan keeda leysku haleyn karo mana kajirto dhibaato ammaan darro siduu sheegay.

Sidoo kale taliya ayaa sheegay in Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo Amisom ay u suurta gashay in guud ahaan ammaaka Magaalada Kismaayo ay xaqiijiyeen haatane aysan jirin wax dhibaataa oo kataagan Jubooyinka sida uu sheegay.

Taliyaha ciidamada Jubbooyinka ee Amisom oo hadalkiisa sii wata ayaa cadeeyey ineysan awoodin xaqiijinta ammaan meel kabaxsan magaalada Kismaayo taas oo sabab uga dhigay Ciidamada oo yar sida uu hadalka udhigay .

Short URL: http://horufadhi.com/?p=23732

Posted by on Feb 5 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Taliska Ciidamada Amisom Oo Ammanka Kismaayo Kahadlay”

  1. Taliyuhu soo magac malaha maad sheegtaan magaciisa waan ognahay wa nin soomalida kenya aha mise warkan baan sugnayn ileen wa QABYO @@

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • Hala-Waasho: nina Somalidu Qabiilkan ay sheegato waa la isku hayaa jiritaankiisa, waxaa in badan la aaminsan yahay in...
  • Aftaag: Waar ninkani waxa uu usocdaa arinwayn xilka hadii laga tagana xilku waa wareegto. Maanta haduu xataa xilka uu...
  • warsame: Waar wuxu dee waa naag la qabo oo markii hore ee uu Jabuuti tegay dalqad baa la furay dabadeedna waa lasoo...
  • NINA: war yaa ilaahay yaqaan war ilma harti ama hayska laalaadeen ama ha heshiiyeen bal maxaa snm uga shan iyo toban...
  • warsame: Waar ninka jaahilka ah maxaa laga waraysanayaa waaba waalanyahayee KKKKKKKKKKKKKKKKK Diinta iyo qabiilkaba...