United Nations – Security Council Report of the Secretary-General on Somalia & Khaatumo State .
January 2013
Somalia’s eight-year political transition ended successfully, with the establishment of a new, leaner Federal Parliament on 20 August, and the selection of a new Speaker of Parliament, Mohamed Osman Jawari. The 275 Members of Parliament were selected by 135 traditional elders and vetted by a Technical Selection Committee. They then selected the President, Hassan Sheikh Mohamud, in a process that was at times characterized by reports of intimidation and undue interference to influence its outcome, but which nevertheless turned out to be the most transparent and representative election in Somalia’s 20-year crisis, and the first to be held inside the country.
During the period under review, “Somaliland” reiterated its willingness to resume talks with the Somali authorities on several occasions. In its effort to consolidate democratic governance, it held local council elections on 28 November, the second to be held in the past decade. Two political parties and five political associations competed across “Somaliland’s” regions, except for Khaatumo State (Sool, Sanaag, & Cayn Regions), which could not do so owing to security reasons. Through that process, three of them became the official parties in “Somaliland” for the next 10 years.
While local elections in “Somaliland” resulted in multiple incidents of civil disturbance and politically motivated violence, the dispute over Khaatumo Regions (Sool, Sanag and Cayn) remained the main destabilizing factor in North Somalia. Despite the August peace agreement with a former leader of Sool, Sanag and Cayn, Suleiman Haglatosiye, ambushes, shootings and attacks involving improvised explosive devices continued to occur in the disputed area of “Khatumo”. Related tensions with Puntland also spiked periodically.
The end of the political transition has ushered in a period of opportunity and great optimism in Somalia. The coming interim period (2012-2016) is widely seen as the best chance in a generation for sustainable peace and development. While there are great opportunities ahead, the road will not be smooth. Statebuilding itself may drive conflict as well as peace, as stakeholders struggle to build new institutions and clarify federal relations between Somalia’s centre and regions.
The end of the transition in Somalia has opened a new chapter for its people, one that is full of expectations, optimism and hope. The people of Somalia have welcomed and embraced the change in their country. They now look to their authorities to transform Somalia from a war-torn State to a functioning one where they can prosper in peace. The federal authorities have made an impressive start. I am pleased to note that the Government developed a vision for the country through the six-pillar policy. This is the new era of national ownership we called for in September at the mini-summit and to which the international community pledged its full support.
The new administration will need to deliver quickly on its priorities for peace building, through the establishment of local administrations and services and institutions capable of upholding human rights and the rule of law.
August 2012
He notes, however, that tensions have emerged over the selection of representatives to the Constituent Assembly and that a group of parliamentarians threatened to conduct a parallel election for President on 30 April after rejecting the road map. Meanwhile, the suicide attack in the National Theatre on 4 April, allegedly targeting the Prime Minister, has further increased mistrust within the transitional institutions and other political actors, while tensions between “Puntland”, “Somaliland” and the Transitional Federal Government also increased following the formation of the self-proclaimed “ Khaatumo State” in disputed areas in the north.
In North Somalia, renewed military activities by the self-declared “Khaatumo State” led to armed clashes in the disputed Sool, Sanaag and Cayn areas in June and July 2012. In addition, there was tension between “Khaatumo State” and “Puntland”.
Following a meeting between President Silanyo of “Somaliland” and Suleiman Esse Ahmed Haglatosie, the leader of the militia of the Sool, Sanaag and Cayn (SSC) regions of northern Somalia, in Dubai on 27 June, the SSC militia agreed to lay down arms and enter into talks with the “Somaliland” administration. The SSC leader promised to start disbanding his militia and hand over the weaponry at his disposal to the “Somaliland” administration. From 16 to 23 July 2012, Mr. Haglatosie also visited Garoowe to consult the “Puntland” leadership, seeking a negotiated end to the conflict in the region.
May 2012
The reporting period also saw increased tensions between “Puntland”, “Somaliland” and the Transitional Federal Government following the formation of the self-proclaimed “Khaatumo State” in the disputed Sool, Sanaag and Cayn regions in northern Somalia.
On 19 January, Dhulbahante clan leaders and politicians from Sool, Sanaag and Cayn announced the formation of a new administration, called “Khaatumo State”. Sool and Sanaag regions are claimed by both “Puntland” and “Somaliland”, whose forces continued to clash over the control of towns and villages. This resulted in displacement and intensified clan wars over grazing, water and other natural resources. Demonstrations were held in support of the new administration, demanding the withdrawal of “Somaliland” troops from Laascaanood.
The dispute between “Somaliland” and the newly proclaimed “Khaatumo State”, in addition to clan-related violence, resulted in fatal clashes in Buuhoodle Cayn and Sool.
Source: UN – Security Council
Short URL: http://horufadhi.com/?p=24198



Idor waa dad fashilmay dhinac kasta laha eego FAILURE kkkkkk
maamulka waad ku saaqiden jaale idor ordaya qaadka iibiya Soodhacyeey kkkkkk
Dhakhlaay saawi
KkkkkkKkkkkkkkkkkkkkkk
Miskiin
Wax badan ma ogid
Waxaan filayaa aragtidaadu kama foga qofka ku hor fadhiya
Lasoco caalamka iyo meesha wax la isla marayo
Ma ogidmiyaa in siilaanyo loodiyaariyay raiisalwasaaraha soomaliy
Ma ogid miyaa in uu xaalku fadaraal yahay oo aan cidiba isku xad gudbi karin
Ma ogid miyaa ballantii suldaanka guud ee iidoor lasii balamay siilaanyo
Wuxuu yiri fadaraal ka hadii aad isla kara taan haka leexleexan. What the funy news
Ma ogidmiyaa in uu diiday siilaanyo in uu la kulmo jaaliyada iidoor ee uk isaga oo ka xanqarsanaya islamarkaana qancin kari waayay
Ma ogid miyaa. In sheekadu isku dhamaatay oo xitaa shirka dambe ee laqabanayaa agentihiisa laga wada hadlay oo just waxa hadhay uun tahay saxeex
Waa ay jirtaa in ciidamo iidoorihi ay joogaan lascanod xudun iyo widhwidhba halka kuwa dhulbahante ihina ay joogaan burco hargaysa iyo booramaba,
laakiin ku tala kal wuxuba waa ciidamada qaranka soomaaliyeed
Saaka hadii ay israacday waan guulaystey kol hadii riyadii beenta ahayd saaka inta kafan lagu xidhay la aasay,
goooooooood point!
Qaranimada soomaaliyeed waa u dhididnay waa u dhimanay waana u dhimandoonaa kanaxow nafta waa
Lasoco mustaqbalka,
qaadkana iska yaree si ay indhahaagu u furmaan
suldaan c/qaadir kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa dardaaran nin weyn wixii aad heshid noo soo qaad haka walaacin dadkana aniga ayaa la hadlaya meesha qorax baa inagu dishay 20 sano ayaynu qolyar ka qaylinaynaa cidi ina aqoonsan wayday intaan arkayey waa maalintii uu ugu caqliga badnaa
maxaa nacas uun kastuumo yidhoo
dibjiray uu cunjay dugaagoo somaliland wali daydaydaa
maxaa garaad casho ka cararoo oo uka cunay mahad canbashoo
caqaartii ku taagantahay
maxaa tacab xmar kmu baxayoo tacadiyo loo wada samroo
canaan lagu soo caraabay
maxaa madax wayne cararoo cagaha uun xoog ka dayayoo
cayn uun loo cayrsadaa
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kastumo studio
latest published version
ala maxaa nacas micidu midh royala ka dheertay meesha wax ku faygra
waa ta kowaade somaliland way jirausaa
waa ta labaade ammisom idiinma soo socoto
waa ta sadexaade xudun socotay iyana indhihiinoo shana 2013
waa ta afraade widhwidh lamid
waa ta shanaade kuwa uu ku jiraa illa wakhti xaadirkan waa kastuumo
markaa ka ducaysta
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Idoor baa lawasay sidii 1988 ilma adeera yaalow ku haya oo ha ka dul qaadina ilka cas kkkkkkkk viva khaatumo state of Somalia
Janada ssc
Meeyey JENERAL JAAMAC YOUR ROOMMATE ?????. Mise tolow waa Kan la baxay Jama . Ee kor wax ku qoray ,
SSC-Citizen from Xudun, inaadeer waanu kaa qaadnay mid ka qaalisan naga gudoon]
Geesta kale indr dhaaaxaynu nidhi taloow been shube oo shubee goormay kaga naxsan doontaa?. runtii marar badan khiyaali iyo waxaan maskax bad qabta ka soo fulin laba roge.lkn wakhti-keedii wuu dhamaaday caalmku intuu kaga nixin lahaa bay sugayeen intaasaa ku fulnayd ilayn awal gaaladaan toos u caydhino odhan ha noo wadinee waxaa la yidhi qofka tag lama yidhaahdo lkn wuxuu ku tagoo ku quusto ayaa la tusaa tiina dhacday.waar dadkiina hareerta ka raaca awalba idinkaa ay cidla ah ka botorinayee inay arintiinu ahayd ila qosol waa la arkayee.
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK @Nuura & Janada SSC…waad Salaaman tihiin gabdhahayaga gobta ah, Wallahi waad iga qosliseen, Arinku ma waxuu marayaa Xagee dhaanka loo rari ragbaa dhababay ceelkiiye, waxaa kaloo qosol ah heteladii iyo baayacmushtarkii Hargeisa ka furnaa oo dhan Xamar bay u rareen kkkkkkk waa meel aan awalba waxba oolin, dee xoogaagii macaawimada ee gaaladu siin jirtey mar hadii la joojiyey Income kale iyo wax soo saar kale ma jiro, waa in Xamar loo shaqo tagaa…Allah Kareem!!!
Khaatumo waa Khayr!!!
Janada ssc, kkkkkk wallaahay kuwii waa ku moosan tahay labadii buul ee burco iyo hargaysa niyad jabka ku dhacay iyo siday runtu ugu dhalaashay shacabkii huuhaada lagu seexin jiray wax baa soo socda dawlad calan leh baynu nahay citiraafkii waxba kama dhimana,waxay taasi laba boglaysaba iminka uun bay laba qaraxday sida miinada allaahu akbar .burcaan la hadlay sideed u aragtaan baan ku idhi kuwo aanu wax isku nahay dee ma war baa yaala way juuq daysee haduun baa waa nagu baryayey ayaa hadalkii lagu xidhay kkkkkkkkk.
Habrogusjeclo oo midh midh xamar ugu dusaya yaase ugu fanbeeyey oo sida Drs Foosiya u goostay xamar?! Hoos akhri
http://waaheen.com/?p=59442
ILA QOSOL
Suldaanka guud ee beelaha habrogusjeclo ayaa maanta wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya bixiyay waxaana kamid ahaa hadalkiisii
‘Xaartoosiye yaan lasiin jago hada la sameyn rabo oo ah madax ku xigeen labaad ee halagu daro baarlamaanka snm’
” Aqoonsi weynu waynay 20 sanadood xitaa hal shakhsi inama aqoonsan markaa siilyaanyo waxaan kula taliyay in hadii federal naloo ogolyahay uu noo soo saxiixo anagana noo daayo inaan shacabkii beenta loo sheegayay dajino” kkkk
Wuxuu sidoo kale yidhi ” Beesha Daarood ee waqooyi baarlamaanka xil ka sareeya uma ogolin ” iidoorka wixii ay qarinayeen ayuu qarxiyay HOOS AKHRI waaysiga oo dhan.
http://www.somalilandcitizen.com/2013/02/11/waxaan-ku-talin-lahaa-haddii-ay-timaado-federaal-inaan-laga-maagin-madaxweynahana-waxaan-ku-idhi-anagaa-shacabka-u-sheegi-suldaan-maxamed-cqaadir/
Waxba kama jiraan , haday ka dhab tahay wuxu ka tagi lahaa cinwaanku ka soo xigsaday warkan , waa bahaa bahaada ay isku maaweeliyaan reerkan waashay ee “daraawiish” is haysta 2013.
the end of somalia’s claiming over somaliland and it is also the end of kastuumo estate. kkkk cali khuraafaad na waa u wadna qabad. kkkkkkkkkkkkkk
victory is upon us somaliland republic
kana ku darso si wadnahu kuu wada joogsado. kkkkk
http://boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=5878&catid=34&Itemid=53
London: Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Shirkadda Genel Energy
February 12th, 2013 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo weftigiisii oo socdaal shaqo ku jooga dalka Ingiriiska ayaa maanta la kulmay mas’uuliyiinta shirkadda Geneal energy oo shirkad shiidaal sahamin ah ka wada Somaliland.
Masuuliyiinta sar-sare ee shirkadda Genel Energy, ayaa maanta kulan qado sharaf ah magaaladda London ugu sameeyay weftigii madaxweynaha oo ay iska xog-waraysteen sidii loo sii ambo qaadi lahaa heshiiskii shiidaal qodista ahaa ee ay wada galeen sanadkii la soo dhaafay.
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shirkadaasi tafaasiil ka siiyay khayraadka dihin eeku duugan Somaliland iyo sida Somaliland qaniga ugu tahay macdanta iyo khayraadka uu ka mid yahay shidaalku.
Madaxweyne Axmed Siilaanyo, waxa uu sheegay inay ku soo dhawaynayaan in shirkadani u hawl-gasho sidii ay Somaliland ula soo bixi lahayd shiidaal iyo khayraadkeeda kala duwan, waxaanu ku booriyay inay ku dedaalaan sidii ay uga midho dhalin lahaayeen heshiiskii ay xukuumadiisu la gashay shirkadaas.
Masuuliyiinta shirkadda Gene l Energy oo kulankaasi martiqaadka madaxweynaha Somaliland iyadu martiqaadka u samaysay ayaa ka waramay hawsha ay Somaliland ka wadaan iyo sida ay ugu faraxsan yihiin inay Somaliland ka shaqeeyaan iyaga oo sheegay inay ku rajo wayn yihiin inay hawshaasi ugu dhamaato sida ugu wanaagsan.Waxaanay intaasi ku dareen inay bilaha ugu horeeya sanadkan bilaabayaan qodista shiidaalka Somaliland.
Madaxweynaha waxa kulankaasi ku wehelinayay Wasiirrada Arrimaha dibadda iyo Qorshaynta Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Sacad Cali Shire oo labaduba ka mid ah weftiga madaxweynaha .
Cumar Maxamed Faarax
Somaliland.Org/Hargeysa
dheere power
remember sanaag is not part of you. warsengeli is seperate estate so don’t claim. you are accusing as claiming dhulbahante and now you are claiming warsengeli and isaaq’s who lives in sanaag.
sorry that is not working mate. kastumo contains only taleex buhodle xudun and lasanod that is it.
the rest are not dhulbahante. sanaag the only thing works there is maakhir estate. so stop claiming the holy land of maakhir dameer yahow madow.
by the way it is a nice try joke kastuumo no one knows about them.
cali khaliid waa is nasiibsanayaa ee waxba gacanta kuma hayo. xasana diidyay inuu ku aqoonsado just somaliland uun kaga cadhaysii uun bay ka tahay ee niyad kama ahan aqoonsi la siiyo kastuumo. kkkkkkkkkk
laakiin since ay puntland ay dhankeeda kaga keento holac waa suuragal inuu somaliland si toos ah iskaga illaawo illeen reer koonfur way kala yaqaanaan dhulka ay asalka u leeyihiin iyo ka ay dheeraadka iskaga sheegtaan. kkkkkkkkkkk
HiyoN = NINA
HiyoN = NNA
HiyoN = NINA
kkkkkkkkkkkkkk Sorry inaabti hadii Tooshka kugu shiday…
kkkk
Nice try…….. but no one Hears you……. Sorry…….. Try Again.
On 19 January, Dhulbahante clan leaders and politicians from Sool, Sanaag and Cayn announced the formation of a new administration, called “Khaatumo State”. Sool and Sanaag regions are claimed by both “Puntland” and “Somaliland”, whose forces continued to clash over the control of towns and villages. This resulted in displacement and intensified clan wars over grazing, water and other natural resources. Demonstrations were held in support of the new administration, demanding the withdrawal of “Somaliland” troops from Laascaanood.
The dispute between “Somaliland” and the newly proclaimed “Khaatumo State”, in addition to clan-related violence, resulted in fatal clashes in Buuhoodle Cayn and Sool.
As Khatumo state we belief that Somalia is a single country.
There is No somaliland, That is one clan with a fake propaganda.
Somalia sovereignty territorial integrity respected by the international community.
Somalia is a peace and democratic country.
Are you saying the UN knows about kaastumo ??? You must be joking ….kkkkkkkkk
horufadhi waad la soo daahdeen warkan 5 cisho ka hor baan ogayn
beryahan ma cadcadidin