Maamulka Hargeysa Iyo qaar kamid ah ganacsatadda Laascaanood oo heshiis qarsoodi ah kala saxiixday (Top Vedio)
Wararka ka imaanaya Magaalada Madaxda G/Sool ee Laascaanood ayaa sheegaya in qaar kamid ah ganacsatadda laascaanood iyo maamulka hargeysa ay kala saxiixdeen heshiis meel dhexe ah oo dhameystirkiisa loo xilsaaray guddi labada dhinac ka kooban.
Ganacsataddan oo bilihii la soo dhaafay ku mashquulsanaa sidii ay u gaari lahaayeen heshiis meel dhexe ah oo ay iskula jaanqaadi karaan labada dhinac ayaa waxaa la sheegayaa in is jiid-jiid badan kadib ay gaareen heshiis hordhac ah oo aan weli qodobadiisa la shaacin.
HALKAN RIIX DAAWO MUUQAALKA
Ganacsataddan ayaa la sheegay inay heli doonaan qandaraasyo waaweyn ayna kamid tahay iyaga oo marka hore shaarka ganacsiga meel iskaa soo dhigaya soona xiranaya shaarka NGO-ga taas oo lagu siin doono mashaariic wax loogu qaban doono dadka deegaanka
Shir dhanka telefoonka ah oo ay yeesheen qaar kamid ah ganacsatadda laascaanood iyo maamulka hargeysa ayaa loogu sheegay in ganacsataddan ay hormuud ka noqdaan la shaqaynta dawladda hoose iyo guud ahaan maamulka dhawaan loo soo magacaabi dadka magaaladda laascaanoodna ku baraarujiyaan inay la shaqeeyaan maamulka gobolka sool.
si taas loo dhamaystiro ayaa dhawaan waxaa dawladda hoose shir ku yeeshay ganacsataddan iyo wiilal la jahwareeriayay kuwaas oo ugu magacaaban maamulka degmadda laascaanood,
shirkan laba geesoodka ah oo markii dambe laga baahiyay warbaahinta ayaa labada nin ee maayarka iyo xoghayaha ka hadleen waxayna sheegeen in ganacsatadda balan qaaday inay bixinayaan qarashka wixii ay dawladda hoose oga baahato.
xoghayaha ayaa isagana sheegay in ganacsatadda bixinayaan qarashka ku bixi doona todoba cisho oo qashin gur laga samaynayo magaaladda laascaanood ee xarunta gobolka sool waxaa xusid mudan inay diideen ganacsataddan inay ka muuqdaan warbaahinta waxayna codsadeen in wajiyadooda aan la duubin ee dhabarka laga duubo.
halkan hoose ka daawo warbixinta oo aan ka soo download-garaynay universalTv waxaadna daawan doontaa ganacsadadda oo dhanka dhabarka laga duubay taas oo muujinaysa inay ku kaceen qiyaamo qaran
Short URL: http://horufadhi.com/?p=24240



NINA
adigu ku wareer dowlad dhexe waligaa. kkkk taasi awoodba maleh. kkkkkkkkk
sheeko kale la kaalay haday wax qaadayso 21 sano ayay wax qaadi waysay somalia. kkkk wixii aanu rabno waanu fulinaynaa ayada shaqadeeda ma ahan inay soo faro galiso arrimaha waqooyi ka taagan.
ayada waxaa inagala dhaxaysa uun wadahadal. haday ka hadasho ana waxaan ka doodayaa waxay meelo koonfur kamid ah ayaduba ka galabsato. illeen waa la is ogyahayee. ama dulunkooda koonfur hadaan u qariyo ayaduna kama hadli karto waxaan waqooyi ka wado hadii kale way ogtahay aargoosigaan kula kici doono.
idoliqe
abti saameyn ku sheegay maaha ee waa SAAMEYN KU YEELATAY/YEESHAY. intaad afgaal dadka u saxaysay baa afsomaligii kaa canda-dawlmay. kkkkkkkk
idoor liqe
to make mistake is not mistake but to repeat mistake is mistake
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
waad ku mahadsan tahay dadka lama xaqiree
waar waxan iyo congo uun haka sheekayninee meeday xorayntii laasku? KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
Sool boy
Adoo iga Raali ah sxb sidan looma qoro aad u qortay %95 . Waxaa la soo hormariyaa marka hore tirada sidan oo kale 95% kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Dhibtaada Waan fahmayaa dagaaladii sokeeye Ayaa somalida badanaa sameyn ku sheegay !!!!! Looooool@
Sool boy
Aan afsomali kugu sheego daallo hadii afgaal kugu sheegay waayo wali dad Ayaan fahmin Ayaa Jira waxa laga wado (non govermental organisation ) macnaha waa (haayadaha Aan dowliga aheyn ) badanaa waa haayado samafal oo Aan dowlad Iyo siyaasad shaqo ku la heyn waa (humantrain AID) Deeq biliaadanimo . !!!!!!.
DAALO cawaroland
waad mahad santahay %95
sool boy
kkk Abti NGO waa {Non-Governmental Organization}.
ma garan ujeedada loso gabiyey NGO
halii shego intaa???
Söm?l?l?ndêr
Soodigii sxb ugu dhahay Guriga GAbadh Ma joogto . Ee xataa gabadhu igu tidhi markaan la hadlay .
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
,
,
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
.
. Macaane . Kkkkkkkkkkk runtay weeye sxb AMA qarax AMa isciiji . Markaad baxdid Ayaan WAda xidhiidhnaa , magacaagana way ii sheegtay soo Cali Laguma dhaho sxb ?????? Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Waar ma qalalwayntii IIdoor ee ingiriiku furay baa isku qadhaadhootay KKKKKKKKKKKKKKKKKK Buuq badanaa ma habro Sitaad tumanayaa KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Dee haa Habrihii baa Alle u qaaday ha bulxameen uun KKKKKKKKKKKKKKK Waa caruur hooyadood ka duday oo kale maxaa sawaxan ka tagan KKKKKKKKKKKKK Ma beelo geediyabaa bisinka.
Kkkkkkkkkk walaahay kal iyo laab baan u qoslay markaan video ga hoos kujira daawaday alla maxaa kala haysta habrogusjeclo masaakiin jahwareersan iga dheh.
Been bidaar leh si live ah ayaa loogu tufay.
Mida kale siilyaanyo ma 20kan qof ee kaliya wax kabadan oo soo dhaweeya ayuu waayay?!? Qolkan cidhiidhka ah meel dhaanta mala waayay?!?! Kkkkkkkkkk waxaan maqlay labaatanka qolkan iskugu tagtay habar gus jeclo ayey u badnaayeen bal hadana buuqa iyo jaqjaqdooda daawa kkkkkkkkkkkk
http://youtu.be/Ljy_XYeNbVQ
IDOORLIQE
Zeedigaa ha coloowin ….walasha iskuma .. hubtide
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
muxuu dhahay ayuu dhahay wasiirku ???? heeee, we failed to establish any evidences to support Britain eliglation. we failed ,<<<<<< waan guuldareysanay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
war duq siilaanyo indhihiisa waanba ka naxay miskiin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
wasiirku sheega been bidaar leh , xuuxaale waa agfadhiyaa odayga naxdin . mid murqaansan ayaa helay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk riix hoos …………………………………………………………….
http://www.youtube.com/watch?v=Ljy_XYeNbVQ&feature=player_detailpage
waar kastuumo waxay kaga dhagtay fadaraal miyaanay ogayn in aanay waxba u aqoon culusow in uu u yaqaano kastuumo dad yar oo reer miyi ah oo
kola dhinacaa dooxada nugaal u yaaca kola dhinacaa hawdka
oo aan gaadhsiisnayn meeqaam uu xitaa culusow afkiisa soo mariyo.
laasdhiigle ayey ahayd mudaba meeshaasi waxna laga qaban waa wiilal tuug ah baana baaba’saday taladeedu waxay ku noqonaysaa dadka ehelka iyo aqoonta u ah dadka deegaankaa leh horumarna dibjir ma keeni karo bisha april maamul iyo aqoon kasocota khaatumo iyo dawlada federalka askarta dhulbahante waxaa lagu wareejinayaa dawlada federalka ah
BUDLIYE
Waa Maxay ninkan aad sheegaysid . Miyaadan arkeyn Cabdiqaadir jaamac Saalax ( xuuxuule) maayerka laascanood . Hadad ninka garanweyday dee laascanood dhawaan Ayaad timid . Xuuxuule waa ex laaska waana sportigii gobolka . Wuxuu dhameeyey muuse Yuusuf secondary school . Runtii waa muwaadin magaaladu ku dhashay dhinac u dhaafin .
Kan aad sheegaysid Waan arkijiray lkn si fiican uma garanayo !!!!!!
waa heshiis ay rabaan in lagu sharciyeeyo hayado la rabo inay ku qadhaabtaan magaca gobolka sool dawlada dhexe ee soomaliya waa in loo gudbiyo dacwo ka dhan ah jabhada snm in ayan wax NGO yo ah oo gobalka sool ayan u matali karin ha ku ekaadeen kuwaooda tuugtan ganacsatada ahna waa in boycut lagu sameeyo oo macaamiishu ka cararaan
waa fiican tahay in lakala saaro siyaasada iyo dhaqaalaha. siyaasadu waxay imanaysaa marka dambe dadka deegaankuna waxay raacayaan kii wax u qabanaya ee ma ahan mid kursi ku dul raadsanaya. cali khaliif kursi ayuu ku raadsanayay korkooda oo hankooda ayuu kiciyay oo jago wayn ayuu isgu taagay dee tiina ma helinee maxaa la isku wareerinayaa.
waliba ta kaaga daran maanta jagadii uu sheegayay tu ka liidata ayuu xamar ka helay oo odaygu ma faraxsana wuxuu intaasi ka fekerayaa si uu somaliland ugu soo laabto. de loo diidi maayee soo laabta. somaliland waa qarankayagiiye.
somaliweyn tan naga dhaafa oo dhinac inaga dhiga illeen waagii aanu isku jirnay aduunyadu waxay inaga diiday shan somaliweyn in la helo oo itoobiya iyo kenya ayay la kala safteen. dee waxaad samaysaan ina soo raaca. inaguna aanu wax alaale aad jeceshihiin idiin qabano idinkuna ka qayb qaata madaxbabaanida qaranka jamhuuriyada somaliland. illeen qaranka waanu wadalahayn 60kiiye maantana sidii baanu u wada leenahay ee waxbaynu kala tabanaynaaye dee meel xun ha gaynina bahasha. koonfur meel dheer baanu kala joognaaye dee kaalaya oo soo dhawaada hargeysa waa caasimadiina somaliland na waa qarankaaga.
Abtiyaaal sow idinkii xaga xamar noo dhaafijiray markii dagaalkii waqooyi socday. Oo xataa dharkii sooqaadan kariwaayey. Alla maxaan noolinay habqan xagaa iyo koonfur usocda maanta koonfur wey ka faanaan kkkkkkkkkkkkkk
@ kuluc
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,mujaahid shaw kamaandoos ayad tahay,haa profile ka ayaan ka arkey
samatar
kkkkkk ma profilekaygaad gashay ma iidoor aan berigii faqashta kaare gubin baa jira bi,i waa samataraw kkkkkk.
Laascaanood……… Libdhi-maysidee Laascaanooy.
Laascaanood waa magac qurxoon ee magaalada halaqurxiyo.
Kuluc
Nin caraba oo gabayaa ahaa baa laga hayaa
Qad asmacta ith naadayta xayyan walaakin laa xayyaata liman tunaadi
Af soomaaligana ah
Hadalkaaga wixii nool ee dhiga qabaa maqle e
Bal kuwa dhintay xaggaa dhigo looga dooni ?
Waxba haysku wareerin ummadan sxb
@ kuluc
waar horta barigii faqashta ma tank ayaads gubtey
Waar ninkii cabdi khayre ayaa xoghaye noqday miyaa mise waa maayar ku xigeen
Waar bilaa ka dhacdiy cabdi khayre markii iigu dambeeysey darwiish weyn buu ahaa odayga waa la taabsiiyay miyaa
Kanyar ina jaamac saalax ee maayar ay ka dhigeen adeer baan u ahay waa caruurtii aan laamiga ka gudbin jiray
Iska wada way isu tegaysaaye dalka horumariya dalku waa fadaraaloo waxbaba laylama diidayee
horufadhi ma waxay ka xuntahay qashinka la gurayo ? kkkkkk laascaanood waxa sidaa u galay waa musuqmaasuq ilaahay mahadii hada dhalinyaro u naxaysaa maamulka qabatay.
waxa jirta in laascnood miisaanyida qaranka 2% looga jaro sanad kasta oo aan lagu darin budget keeda. miisaanyada qaranku waa 1 75 million 2% of 175 million waxa lagu heli karaa sidan (2×175 ÷ 100= 3.5 ) sida muuqata 2% tigaasi waxay u dhigantaa 3 million iyo badh dollar ( sanadkan) waxa intaas dheer miisaaniyada kale ee ay xaqa u lahayd marka la isku darana waa lacag ka badan 4 million oo dollar. weliba sanadkan waxa jira an other 1 million dollar madaxweynuhu ku sheegay khudbadiisa oo mashaariic lagaga fulinayo laascaanod siga garoon kubadeed iwm.
degmada laascaanood cashuurtay qaadaa gebigeeduba waa laba boqol oo kun waxaana lasiiyaa in ka badan 4 million lacagtaas waxa loogu talo galay in gobolka sool lagu horumariyo laakiin inta badan waxa afka u dhigta saraakiisha amniga ee gobolka midhna laguma qabto. waxa la gaadhay xiligii dadka wax loo qaban lahaa sidan ma anfacayso dadka.
refference
maxamed xaashi , wasiirkii hore ee maaliyada
halkan ka eeg maqaal uu qoray oo kaga hadlayo budget 2013 http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=90508
Waar maaha hadii lagatashanayo in magaalada qashinka laga qaado inaad siyaasadeysaan. Kkkkkkkkkkk yaaan wax walba lasoo qorin allahu. AKBAR naga daayya warka raqiiska
mid walba halkiisa halagu dilo kuwa snm hoosta soo gashanaya halagu jihaao gaalada
waa war wanaagsan wixii dadka wax u taraya waa in la taageeraa mucaaridadu mar kasta ma fiicna haddii magaaladii iyo dadkii la horu marinayo oo wax loo qabanayo waa in shacabku soo dhoweeyaa fikradda maroorta ee kastuumona dhinac isga duwaan, waxa la gaadhey markii shacabka dhuloos ee xalaasha ahi wax la qabsan lahaayeen walaalahooda ay isku dal iyo isku dawladda yihiin kastuumana ay daaqadda uga saari lahaayeen waxay u horseeday fakhri iyo dib u dhace.
viva somaliland
@ wiil ogaadeen
sxb magaca iska badal umad idil magacooda haqaadan,magac kale qaado,bal dadkam dhamaan wax magac qabiil wata majiro
Waryaa ganacsade qabiil maleh meeshii ay dantiisu kujirto unbaa huran
kkkkkkkkkkk maxay tahay qarsoodigu iyagaaba haysta laascaanoode,
Wixii hormar ah waa loo baahanyahay magaalada laaska hormar dhankasta ah ayeey ubaahantahay snm inteey laaska joogtay wax hormar ah kuma soo kordhin, maagalada waa ineey iskaga baxaan hadiikale waa ineey magaalada qurxiyaan siduu magaceeda u qurxoonyahay lool.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk