SIR CULUS :DHAGAYSO: Wadahadal udhaxeeya dowlada iyo Shabaab oo lafashiliyay iyo Ugaas Maxamed Wali oo Xog Dibada usoo Qubay
Mid kamid ah Odayaasha gobolka Gedo ahaana tageerayaasha Shabaab
ayaa fashiliyay xog ah wadahadal dhexmaray dowlada Soomaaliya iyo
Xoogaga Shabaab.
Ugaas Maxamed Welli Sheekh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in wadahadalkaas oo ahaa mdi qarsoodi ah uu dhacay isla markaana ay
HALKAN RIIX DHAGAYSO UGAASKA
Sidoo kale waxaa uu kahadlay Arimaha la isku khilaafsan yahay ee maamul
usamaynta Jubbooyinka isagoo soo jeediyay in waxkasta la dhamayn karo.
Ugaas Maxamed Welli Sheekh Axmed ayaa soo hadal qaaday dagaalada ka jira Soomaaliya iyo waxa uu ka aamisan yahay maadaama markii hore uu ahaa taageerada ugu weyn ee ay Shabaab ku leeyihiin Gedo.
Short URL: http://horufadhi.com/?p=24235



gabar sade
inader ishaad ka riday sade waa tol jiroo joogo waana rag kelyo adag oo qaraar culus dad maalinba yam yam iyo qadaadwayn ay soo kiraysato ama daba fadhiistana ma aha
Gabar Sade
Waad ku mahadsantahey hadalkaaga inta soomaalinnimada iyo ilaalinta qarannimada soomaaliyeed aad ku difaaceyso. Inta yare iska celidaa oo walaalaha qaarkood ku ataagey iskaga dhicineysana hadde waan fahmi karaa oo waa iska huruufide colaad qof qabiil u qaba ma tihid.
Wada dhalashada kala dhaxeysa Gabar Sade Hawiye waa mid xaqiiqo ah oo aan been been aheyn. Waana midda soomaalida dhammaantood ka dhaxeysa oo waa dad dhiiggooda,afkooda, degaankooda, iyo dalkooduba hal yahey. Jareer Weyne iyo R/Xamarka cad cad xataa waan wada dhallaney.
Muxamed Cumar Dalxa wax dan ah oo uu ka leeyahey ma jirto beel weynta Bantu ee deggan Bariga Afrika ee waa soomaali ku faanaya soomaalinnimadiisa,difaacanayana.
Adeeryaal soomaalinnimadu mashaakil way soo martey, welina way hortaallaa,laakiin wax la inkiri karo ma ahan. Wayna xoogeysaneysaa wayna dhaqaaqeysaa ee yaan tareenkeedu kaa tegin.
Gabar sade,
kkkkkkkkkkkkkkk walaashey hawiye hadey kula dhasheen cidi kuguma haysato anaguna kuu deyney.
Gabar sade.
marka hore waa ku salaamey walaashey, marka xiga anigu mariixaan ma caayin wax ayan orana kama sheegin , anigu waxaan iri ninkan garka weyn goormaa loo doortey afhayeenka beelaha daarood , ee ma oran daarood ma aha , waana runtey anigu koley ma garanayo meel daarood ku shirey ee uu ku doortey afhayeen adiguse hadaad garaneyso noo sheeg, marba somaali qadiyada ayaa hortaal maanta somali waxaa hortaal qadiyada j / land . waa hadii aad tahay qof u dhuun daloola siyaasada somaliya iyo maanta, su, aashu waxaa weeye yaa diidan in jubaland maamul sameysato ?. waxaa diidan kow hawiye iyo hawiye ku gabanaya magac dhowladeed sababta ay u diidanyihiina waa arimo fog oo madoonayo in aan hada dhex galo , tusaale odey axmed diiriye oo sheegta in uu yahay afhayeenka beelaha hawiye maalin dhoweyd wuxuu afbuuxa ku yiri jubooyin maamul lagama sameyn kara , sidoo kale madaxweynihii dalka ee inagu aynu wax ka soo dooraney beledweynuu tegey wuxuu yiri maamul soo sameysta juba landna wuxuu yiri anaa idiin sameynaya , hada muxuu wadaa dastuurka federaalka somaliya wuxuu qorayaa 2 gobol iyo wax ka badan ayaa sameysan kara maamul wufuud wasiiro ah ayuu u direy beydhabo wuxuu yiri ka soo sameeya maamul ka kooban 6 gobol, maxay tahay ujeedada , ujeedadu waxaa weeye in beelaha daarood ee koonfurta ay ku dhex milmaan digil iyo mirifle iyo hawiye si dabeed ay u noqdaan maynoorite. mida kale anigu maxamed weli dhegahayga ayaan ku dhegeystey asagoo mucaarada maamulka j. land , sidoo kale masuuliyiinta joogta gedo maanta ayaa voa wareysatey si toosa ayeyna u diideen maamulkaa j.land ayagoo leh dowlada xamar ayaa ka masuul ah j.land ee dadka kismaayo fadhiyaa waxba ma sameyn karaan ,hadaba tolkey sade haduusan rabin in uu tolkii wax la qeysado ee uu rabo in uu hoos tago beydhabo waa hawl asaga u taal aniguse waa habeenkii xaley ahaa oo tegey in aan yeelo, anigu sawaaxili maamul iima sameynayee sawaaxili wuxuu ogyahay lugooyada iyo hagardaamada xamar laga wado ……xxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx
samatar adiga iyo awoowayaashaa ayaad [Anderwearka] uqaadaan asalna aad u lee dahay bal muraayad isku eeg haweye waa dad ila dhashay markii loo eego ku waad daba dhilifka u aheyd [ quluubuhum qulfun] subxaana laah maxaa umada kasaaray labadaan reer qoladii fitno huruda too sisa ayagay ku dan bayn sida [nabiga csw] uu noo sheegay odaygaan khawaarijka uu web ku soo qaa tayna [fadhuubaa liman qutila aw qatala aw kamaa qaala rasuululaah scw] asagoo kalana sade uma tirsana kalimatu laahi hiya al culyaa iyo inta xaqa u hiilinaysa cafis oll
Cali dowlada xamar fadhidaa waa dowlad soomaaliyeed cidna gaar uma leh mida kale odaygii daarood ahaa qabriga alaah u waasiciyo ooma waxaad god abeeso [kenya] u xaluulanaysaa baqdin Habar gidir iyo xamar Oh my alaah sida qoraalkaaga ka muuqata masuuliyiinta mareexaan alaah xifdiyo waa wiilal aan marnaba ucuntameyn in adoon ay u hoos fariistaan masiirkooda iyo mid soomaali yeed habar gidirna maahan bahal waa dad lamida dadka soomaaliyeed waxaanse kuu sheegayaa in juba laan aysan ka soconaynin wixii sade uu san doonayn kenya waxba ka qaban karin iyo dalal kale midna Oh my alaah ileen ninkii [gaal jecel ]mar kuu ku han jabaayey utaangaan is ku wareysanaynaa tv unversal dadkaanoo kale ayuu meel ku ogaa Sadaan ahay sinaanta iyo wanaagaan jeclahey sinaba umayeelo wixii aan saluugayo san ku neeflena ma ogali iga sareyn karo sawaaxiligi uu bixi soomaaliyana way is raaci eewadaad yarow cali iyosamatar usheeg habar gidir iney soo socon dagaalkii ehliga wax laga bartay mida kalehadaad saan uga cararayso soomaali kula mida oon dun iyo dadnimo midna ku dheerayn maxaa llagaa filayaa oon ahayn in adoontu dhinacay kuu jeedisaba aad u jeesato sub,xaana laah awowgay kablalax kor alaha yeelo sumcadiisa iyo karaamdiisa kolay rag cali iyo samatar aan aheyn oo sharaf taada ilaaliya ilaahay wuu kaa beeray caliyow waxaan kuu sheegayaa inaan raali ka ahaanayn sade inaad masiirka magaca daaroo aad ku ciyaarto oon la dhahayn adoon buu hoos galay daarood asoo ka cararaaya xamar iyo Habar gidir] ama kablalax soo xiro ama harti iyo daarood Iwm
Salaan dhamaantiin Samatar and Cali horta waad xanuunsanaysaan alaah caafimaad way diista mida kale daaroodnimadu waa u dhalasho ee shaar lagashto maahan mar kii la doonana la siibo ee adinka xagsada gabiga aad ka laalaadaan mareexaan cidna kabaryi uu maayo haybta uu yahay mida kale haweyahaan aad ku war dinaysaan miyaad moog tahay inaan diir iyo diin wadaagno dad iyo deegaan wadaagno xidid iyo xigaalo aan wadaagno ee uu san ahayn ZInzibaar iyo dabadhilif ithopia adeer haweye saan shafka xabad isaga saarnana waa naqaanaa sidaan u heshiinana waan naqaanaa eeadigu soomaali weyn haka harin hadaabay daarood ku wareegtaa walaalaha dhulbahante halgankiinu ha guulaysto in sha alaah wadaad yare guulayso walaal iyo dhamaan inta soomaalinimadu ku weyn tahay
Wadaad yare.
jawaabtaadii aad u celisey samatar waxaad tiri maxaa gooniya ood mariixaan aad ku haysataa , anigu hada wax la soo dhaafey dib ugu noqon maayo waxaan ka hadlayaa wax hadda taagan , ninkan odeyga ah anigu hada ka hor ayaan dhegeystey asagoo telefishinada ka hadlaya oo shabaad difaacaya iyo hadala badan oo kale oo aanan rabin in aad hada dib ugu noqdo . waa mare wuxuu sheegtey afhayeenka beelaha daarood oo been ah asagoo koox argagixisa ka tirsan , mida kale somalidu waxay tiraahdaa meyd keebaa u danbeeyey kan la sido ayaa u danbeeyey , qadiyada daarood ee maanta ugu muhimsan waa qadiyada juba land, oo hawiye siiba habar gidir ay geed dheer iyo mid gaaban u saaran yihiin in ayan socan arintaa , macquul ma taha in nin daarood sheegtaa maanta ka soo horjeesto qadiyada juba land , hadaba dhegeyso voa galabta oo khamiis ahayd taariikhduna 13/2/13. masuuliyiinta mariixaan oo si xoog leh u canbaareeyey maamulka j/land si toosana uga soo horjeestey sheegayana in maamul u sameynta j/land ay masuul ka tahay dawlada xamar oo yadu awalba meel ay u marto raadineysey , marka waxaan kaa codsanayaa in aad dhegeysato wareesyadaa.
Odayga hadalkiisu ma xuma
Wadahadal ayaa xalka soomaaliya kujira
Dalkan 22 sano ayuu colaad iyo dhibaato kujirey cidina kuma guulaysan.
Qof keligiis amar-kutaglayna xal ma keeni karo sida alshabab
Hadee wadahadal baa loo baahan yahay.
jamhada maryocalasta snm waxn leeyahay deegankina iimansada
waa inad ka baxdan dhulka Khatumo hadii markii hore la idinso xanbaray.
Mareexaan waa darisle Hawiye
sheekhaalna waa Matiile Hawiye
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
odaygan gadhka wayni hargaysuu ku dhuumanayaa oo laga yaabee uu ina godane la joogaa markaa maxaa shaamiga maqribiga u keenay? muxuu daarood u wadwadaa oo uu leeyahay afhayeen baan u ahay? ma shabaab oo hargaysa isku uruursatay ayaa leh daaroodna waa nagu jiraaye ogaadaay!!!!!!!!!!!! odaygani waa afhayeen al shabaab ah oo tabeele laga dhiganayo oo is leh wiilal yar yar oo eheladiisa ah inuu u soo daabuleeyo hargeysa saw ingiriis iyo USA ma odhan snm waa argagixiso snm waxay rabtaa in ay tidhaahdo daaroodna waa nagula jiraaye ogaada odaygani waa horgale al shabaab intii ingriis qaylo dhaanta sameeyey ayaa warbaahinta la soo geliyey
Ninkan garka weyn leh oo weliba wadaadka sheeganaya wuxuu yiri waxaan ahay afhayeenka beelaha daarood , bal hala weydiiyo halka daarood ku shirey ee uu afhayeenada ku doortey waa biliqeysey darajo qabiil .
Smatar
Isbaheysiga Mustaxiil waxey ahaayeen Caydiid iyo Ina Cumar Jees!
Ma la socotaa markii Manifesto magacowdey Cali Mahdi uu Ina Cumar Jees diidey inuu la hadlo cid aan Ceydiid aheyn. Markaas Ina Cumar Jees Afgooye ayuu fadhiyey. Ceelasha biyaha ayuu ka jarey biyihii. Sidaas ayuuna ku qarxey dagaalkii Hawiye iyo Daarood oo ugu horreeyey. Ina Cumar Jees oo Ceydiid la safan ayaa diidey saddex goor oo groupkii Manifesto shir ugu yeereen.
@ wadaad yare
manifesto gartey,lakiin yey ahaayeen isbaheysigii mustaxiil
Samatar
Afxumo nabadna way kaa geysaa colna wax kaagama tarto. Tan kale malla socotaa laga billaabo 1991 dii isla markii Maxamed Siyaad ka baxey Muqdisho in isbaheysi Daarood iyo Hawiye oo labo dhinac ah uu sameysmey.
Manifesto iyo Isbaheysigii Mustaxiil ayey kala ahaayeen.Weligeedna saas ayey arrintu ku socotey.
Maxaa gooniya ood Mareexaan ku heysataa marka?
beesha sade waa kabaha uqaada hawiye,basaasin u ah,waxaana loobixinayaa,maqane hiraab