Al Qaacidada Dalka Mali oo Ciidamada Faransiiska dhabar jabin ku bilaabay & Xabada oo si Live ah u socota++ (Video
Inta badan magaalooyinka ugu waa weeyn ee ku yaala Waqooyiga dalka Maali waxaa 3 Isbuuc ka hor si nabad ah kula wareegay ciidamada Milatariga dalka Faransiiska oo ay kabayaan kuwa dawlada Maali iyo ciidamo kale oo ka socda Jamuuriyada Chad.
Halkaan ka Daawo Xabada oo socoto & Ciidamada Faransiiska oo la dhabar jabiyay
Magaalada Gao oo ah magaalo Istiraaji ah oo waliba xuduud la leh dalka Aljeeriya waxaa iminka ka bilaabatay dhabar Jabin iyo Rasaas la la beegsanayo Ciidamada Milatariga Faransiiska iyo kuwa dawlada Maali oo aagaas dhawaan kala wareegay Al Qaacida gaar ahaan kuwa ka dagaalama Waqooyiga dalka Maali.
Dagaalka ka socda deegaanadaas oo wali gaarin mudo bil ah waxaa ilaa
hada is Qarxiyay 2 ruux oo naftood hurayaal ah inkastoo aysan geeysan dhimasho fara badan marka laga reebo ilaa labo qofood .
HALKAN RIIX DAAWO MUUQAALKA
Short URL: http://horufadhi.com/?p=24261




Allahu Akbar allahu Akbar . Gaalada ha la jabiyo .