Daawo go’aamadii shirweynihii beesha J,Siyaad iyo qudbadihii{Video}.
Shirweynihii maanta soo afmeermay ee beesha Jaamac Siyaad, waxaa ka soo baxay go’aamo, kuwaasoo soo xidhay shirkii dhawaanahanba ka soconaya deegaanka Dan dan ee G/Cayn.
Short URL: http://horufadhi.com/?p=24293



puntlader reerka aad magacooda wadadid waa dad nasab ah odayaal ayaa siyaasad isku haya maahee dadku waa walaalo si raga nimo ha baadna u hadashay ee cadawkaa ha jabo
Abdi Duufle
Shirka Maxamuud Garaad baad ilowdey, mise kaa wadnahaa kaa xanuunaya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dhawaan buu dhacayaa ku darso xisaabta.
Mr subagloo maxaa kaa galay shirarkayaga mise meel baa ku dhaq dhaqaaqaysa markaad maqasho daraawiish.duli iidoor walee ku ictiraaf li id miskiin yaa dalas
Waar reerihii wada shiryey sida cali gari, js, adan ahmed, ugaadhyahan oo hada wax wadwada, laakiin reerkii badhbaa hadhay insha allah inta kalana haku dayato oo wadadaa ha qaado viva darwiishland ama state.macnuhu maaha magaca khaatumaan diiday ee kuwa kale ee aan xusay baa ka wacnaan lahaa
Shir qodobo,shir qodobo,war meeye reeririhii horay u shiray maxay
Qabteen?warbal dadkaas jileeca ka muuqda eega..waa bahal higlo..alla idin doori
Lilaax
Inkastoo aanan jeclaan tolkaa adoo gacal maagaya inaan kuu jawaabo
Jaamac siyaad inta dhulbahante maamulada ka qayb qaatay uun bay iyana ka qayb qaateen
Inta dhulbahante gobolka dayacay uun bayna iyana dayaceen,
laascaanoodna waa ka weyntahay meel reer xoreeyo,
waxa ay u baahan tahay gacmo wada jir bay wax ku gooyaane in fadhiga laga kaco oo gobolka dhulbahante xoraysto,
dabcan iyana dhulbhante ayay ka midyihiin wixii waajibaadana waa loogafadhiyaa,
Dhanka kale madax iyo minjoba waaleeyiuhiin oo wakaa garaadkii hogaaminaya waxaan filayaa markii la bokhrayay sandalada reerka sida cadawgu weerarka ugu soo qaaday ee la isaga dhiciyay waad ogayd,
markaa talo hadda inama seegin ee uun aan isku tashanno
Waaku salaamayaa
jaamac siyaad hadii ay madax iyo majo yeelanayaan oo islaweynida iska daynayaan iidoorna kasoo hadheen oo gabalkuba u dhacay waa masha allah.
Maansha Allah, waa Go’aamo wax ku ool ah, hadaba waa in laga midho Dhaliyaa, beelaha kale ee shirarku u socdaana sidaasaa looga fadhiyaa… Guul iyo Gobanimo!!
Khaatumona waa Khayr.
ahmed
waad mahadsantahay idinkana ilaahay tubta toosan haydin waafajiyo
khadar p/land wiil mudug
inader waad mahadasantahay inta nukhbada ah ee reerkaaga ayaad ku jirtaa markastana minankaan minankaaga waaye webkanina waa webkaagii cidi kaama xigto
yaa salaam yaa salaam js waa duulay so good so right weeye hambaly iyo bogaadin baanu idiin soo diraynaa jiroo jooga qunaajooy ku quuso js waa tashaday viva the great dhulbahante clan viva khaatumo state of soomaliya viva soomaliya guuuuuuuuuuuuuuul
ASC.
Waa wax lagu farxo reer ku heshiiya inay lugaha isku duwdaan. Ma ihi oo waxay ku qaldanyihii ku raacimaayo, laakiin waxaan u dhashay reer ay kala qaybsanaantoodu & xinkoodu ka liito tan dhulbahante dhextaal, laakiiin waxay nasiib u yeesheen inaysan labada dhinacba colaad siyaasadeed uga socon. WBT.
Nnikan reerka magaciisa kushaqaysanaaya miyaanu xishoonayn…fashilkii xamar kagasoo dhacay kaddib ismaan lahayn isagoo meel fagaare ah kahadlaaya ayaa la arki….jaamac siyaad wax go’ lagu qaado kaweyn…wax inyar oo tuulo isagu timaado oo dacaayad loo isticmalo maaha!!.
khadar ma xuuma sii fiican bad uhadashaay laakee waxad ilowday viva khaatuumo beesha jamacasiiyaad waxa loga faadhiiyaa inay kaa dheeyan waaana dhii karta wayo waa daad dhiigleh haday kacan viva js khaatuumo guuuuuuuuuuuul
WALAHI DHULOS
WAXAAN GARAN LA AHAY IN AY MASKAXDA CIID KAGA
JIRTO
WAAYO SHIR MAALIN WALBA LA QOBTO WAAN ARAGNAY
EE WAXAA DHULOS KA XOOG BATAY HORGALADA
EE NAGA DHAAFA SHIRKAAN
HA LA QONDEEYO IN ILAA INA CALI SHIRE ILA
XAABSADE MADAXOODQ LACAG LA SAARO
WALAHI DAGAAL DAD NOOGA DHINTAAN MA LOO BAHNA
EE LACAGAHAAN DIBADA LA OO ARUURIYO HA LAGU ICLAAMIYO
KAQLUSIDA HORGALADA
MARK AY WAAYAAN MEEL AY KU DHULTAAN IYAGA AYAA
TOLKA DHINAC KA RAACI AMA WEY KA CARARYAAN DALKA
maansha allaah: walahay shircaalami ah buu ahaa waan daawanayey aad baan u soo dhaweynaya qoda badii dhamaan ay ku hadleen cuqaashi iyo wax qaradkii ka qayb galay shirkaas ilaahay ha ka dhigo kii dhulos isku dhan u jeediya oo wanaaga iyo cadaalada u horseeda : runti waxaa goob joog ahaa macaa abwaanki somaliyed mujaahid jamac kadiye cilmi xafidulaahi: waxaa joogay garaadki guub ee besha cuqaashi ka hooseysay iyo dhamaan marti sharaf kale hadan gudaha dalka joogi lahaa waaba ka qayb gali lahaa waayo dareenkayga runti aad baan u jeclahay reerku inuu dhan isku raaco waxaan ku boorinaya dhaman beelaha dhulos inay shirkaas iyo midka fiican ba qabtaan raali iga ahaada hadan yara kaftamo
kuwo dhulos ah baa is oranaya maxaa ninkan ka galey shirkayaga lakin wax ba ma kala nihin