|

Madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan( ahmed karaash) oo Maanta Si Heer Caalami ah Loogu Soo dhaweeye Caasimada Khatumo ee Taleex+SAWIRRO.

Waxaa Dhawaanahanba Caasimadda Maamulka Khaatumo ee Taleex ka Socotey Qaban Qaabadda Soo dhawaynta Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Axmed Cilmi Cismaan oo bilihii u danbeeyey Ku Sugnaa Jiida Xudun ee Dagaaladu ay dhawaanahanba ku dhex marayeen Ciidmadda Daraawiishta Khaatumo iyo Maleeshiyaadka SNM.

Socdaalka Madaxwaynaha ayaa ahaa mid in dhawaalaba Laga sugayey taleex,waxaana Shacabka ku dhaqan degmada Taleex oo ah Caasimada ku meel gaadhka ah ee khaatumo ay Madaxwaynaha kaga Hortageen Meel ka baxsan Taleex,waxaana ka qayb qaadanayey soo dhawayntiisa Ururadda Haweenka,kua dhalinyaradda iyo Isboortiga Degmada.

Waxaa Magaalada lagu arkayey Boodhadh waawayn oo ay wataan ururadda kala duwan ee taleex ka hawl gala kuwaas oo qaarkood ay ku xardhanaayeen ereyo ay kamid ahaayeen (CADOW JABIYE CAYNAANKA HAY) HALYAYGII KHAATUMO HA IILAN  Iyo ereyo kale oo madaxwaynaha lagu maamuusayey.

Dhinaca kale madaxwaynaha ayaa markii uu soo gaadhay goobta ay ku sugnaayeen Shacabka Soo dhawaynayey ayuu madaxwaynuhu mid mid u gacan qaaday dadkii soo dhawaynayey waxa uuna hadal gaaban uu Saxaaafadda halkaasi ku siiyey kaga sheegay in Taleex uu dib ugu soo Laabtay hawlo muhiim ah oo Xoraynta iyo Difaaca Dalku kamid ahaayeen.

Waxaa kale oo madaxwaynuhu sheegay inuu u yimi shir dhawaan ka furmaya Caasimada waxaa kale uu dhamaan masuuliyiinta kale ee maamulka ee deeganadan Khaatumo ku sugan ka codsaday in ay wixii aan hawl shaqo oo maamulka ah ku maqnayn  in ay sida ugu dhakhsaha badan ku soo xaroodaan caasimadda Mamulka.

Degmada Taleex waxaa dhawaan la filayaa in uu soo Gaadho Madaxwayne Cabdinuur Cilmi Qaanje Biindhe oo Hawlo shaqo Gudaha Khaatumo uga maqnaa.

Maxamed Cismaan C.nuur Xaashi
Taleex
Laascaanood31@hotmail.com

 

Goor Dhow Filo VIDEO

 

 

 

Short URL: http://allssc.com/?p=53253

Short URL: http://horufadhi.com/?p=24270

Posted by on Feb 14 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for “Madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan( ahmed karaash) oo Maanta Si Heer Caalami ah Loogu Soo dhaweeye Caasimada Khatumo ee Taleex+SAWIRRO.”

  1. iidoorliqe
    madaxweynaha ma cali khaliif ayaa tigreto ku magacaabaya sidii berigii hore mise waa la soo dooranayaa oo odayada dhaqankaa soo xulaya.kkkkkkkkkkkkkkk kastuumo.

  2. wadhi dagaalbuu ku jiray dhaheen ma ninka garoowe madhab ka ku cunayey kkkkkkkk waxay cadho iga haysaa dhalinyaradaa hubka u sida ee uu if iyo aakhiraba seejay xitaa jaadkii buu kala bakhaylay oo keligii baa garoowe u qayilaad taga.

    • kuluc maxa kagalay jaadkisa madaa uu gadaa ? hadu xitaa garoowe ado waa magaladisi whats wrong with that? walle kuwaa caro khaatumo gardaradaa uu jooga akhiiro iyo aduunbaa seegay haday ciidi wax seegtay maxay uu dhimanayan bal ? maxa kamaqan? bal maxa geeyey dhul aysaan lahayn? waa yaaab anyway kuwaga iyo madaxdada kaa sheeke no khaatumo iyo madaxdeedaa khaatumo guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul ilaa yowmiidin amin amin

  3. KkKkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Samatar

    Sxb madaxweyne khaatumo sidaan warka ku Helay bilaha soo socda Ayaa la magacaabayaa . Lkn waxaa hada si kumeel gaadh ah u haya . Mudane indhasheel .

    Lkn masuulkan wakhtigisii waa soo dhameystay !! Lkn $$$$$$$$$$$$$$ kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Loooooool

  5. @ iidoor liqe
    noo sheeg madexweynaha khaatumo

  6. Madaxweyne Ma aha ee waa masuul ka tirsan maamula khaatumo state !!!!!!!.

    • Idoor liqe walal waan ka shakiye beryahan miyaad caro geedisateey? yacani khaatumo seeg miya ? axmed karash waa first madaxweyne of khaatumo state hadana waxa ah mr indho sheel xafiidullah marka xooga waxban kaa dhandhamiyeey i hope u ok kk

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • xamdi: aftaag hoyaadaadiii buushaha cuni jiirtaay baa down ah haawiiye xaar weyn uskaaga qaadhmuune fucking mother...
  • Ahmed Somali.: ASC. Wa nasiibdarro hadduu ninkaaniba uu ciidan madax u yahay, ”aduunkaa Ahmed Madoobe...
  • Aftaag: Saacid shirka Turkey ha inoo ahaato. Safarku ha iska socdo ayduna ha cido. Waa waqti kala guura. Waar aan...
  • xamdi: xaassan coolow waa warlord weeliiba walan hadana daameer waata o muufo cuna iyo cabuulo haadeerna raba inu ku...
  • Aftaag: Saacid waa geesi. Juba land waxba kama jiraan iiwad sheekada hadana iiwadkkkkkkkkkkkkkk Shirkii Turkey ga...