Shirweyanaha Dangarad 1 Ee Beesha Jaamac Siyaad Oo Soo Gaba Gaboobay maxaase Kasoo Baxay(War+Sawiro)
iyada oo indhaweydba uu shir balaadhan uga soconayey beel weynta jaamac siyaad magaalada dan dan oo katirsan Gobolka cayn ayaa maanta oo ay taariikhdu tahy 14.2.2013 ka uu halkaasi ugu soo gabaga boobay shirweynahii beesha jaamacsiyaad ee Dangarad 1.
waxaan shirkaasi kasoo baxay qodobo aad umuhiima oo ay beeshu isla qaadatay iyada oo dhanaca kale ay kasoo qayb galeen isimo iyo cuqaal kakalatimi deegaanada maamulka khaatumo
dhanka kale ayaa waxaa shirka kasoo qayb galay wafti aad uculus oo kasoo kicintintay magaalada buuhoodle ee xarunta g/cayn
shirkan ayaa qodobada kasoo baxay waxaa saxaafada uyeedhiyey af hayeenka shirka waxa uuna ku bilaabay sidatan.
1.Beesha Jaamac Siyaad Waxa Ay Latalo Tahay Beel Weynta dhulbahante.
A.Beesha Jaamac Siyaad Waxa Ay Kamid Tahay beelihii Wax Kadhistay maamulka Khaatumo Hadana Waxa Aydiyaar Uthay Inay Garab Istaagto Maamulkooda Suuban Ciidan Iyo Calafba.
2.Waxaan taageersanahay Go Aankii Kasoo Baxay Beesha Caalamka Sida Maraykanka Iyo Ingiriisku uqeexay abni Xumada Kajirta Waqooyi Galbeed Iyo Tog Dheer Taana Waxaa cadayn U Ah Dagaalada Ay Kawadaan Deegaanmada Sool Sanaag Iyo cayn
ASigaar ah Waxaan Ucanbaaraynaynaa Dagaalada kasoconaya Degmada Xudun oo Hoostimaada Gobolka sool.
3.hadaanu Nahay Beesha Jaamac Siyaad Waxaanu Waxaanu usheegaynaa Beelaha Isaaq Ama maamulka snm Ee Kusoo duulay Deegaamada Dhulbahante Inay Kabaxaan Hadii Aykabixiwaayaana Waxii cawaaqib Xuma Ah ee kayimaada yagaa kamasuula.
4.Hadaanu nahy Beesha Jaamac Siyaad Waxaanu soo Dhaweynaynaa oo Aanu taageersanahy Aqoonsiga Beesha caalamka Siisay dawlada Soomaaliya Iyo Midnimada Soomaaliya Inay muqadas Tahy.
5. Beesha jaamac Siyaad Waxay ugu Baaqaysaa Beelaha dhulbahante Dhamaantood Midnimo Iyo wada Tashi.
1.Caaqil.Axmed Cabdi Gaas
2.Caaqilsiciid Cashuur Abyan.
3.Caaqil Cabdi Jaamac Cabdile.
4.Caaqil Xasan Warsamae Saleebaan.
5 Caaqil Salaad Xaseen Axmed
6. Caaqil.Yuusuf Sulub Garbiye
______________________________________________________
Short URL: http://horufadhi.com/?p=24274
































buhodle
adigu reeraha maxaad marba reer uga laalaadaa ninyahaw in reer buuhoodle la maago ayaad magacan u soo qaadatay baan filayaa isku dir.com
Bahararsame waxba soo kordhin mayso waalaga tagi karaa laascanod dagal ayey ubahantahay bahararsamana waliged xabad gob kamaridin
NINA
Inader salaan qaaliya
Inader walaahay waa jeclahay bahararsame waa reer siyaasada iyo garaadnimada dhulbahante hogaamiya waa madaxdayadii markaa na jeheeya uun anagaa dagaalamaynee
In sha allaah midnimada ayaynu wax ku goynaa
budliye
kkkkkkkkkkkk dee awlaba war dhawr uun bay ahaayeene waa heegan cidaasi kaftan.com ciidanka khaatumoy iska xaadiriyeen beri hore inder way dhaqaaqday sheekadu wada shaqayn wacan insha alaa
Maashaa alaah, Beelwaynta JS shirwaynaha u soo gabagaboobay, ee weliba sida sharafta iyo qiimaha leh ku soo gabagaboobay, hadana ficilkii baa lagarabaa. Inkastoo ay dad dhiig badan oo sharafleh yihiin hadana hasii labajibaareen. waayo dhulbahante badan oo meel ay raacsanyihiina aan la ogay hadana aan dagaalada kasoo qabgalin baa jira, laakiin JS mid ay kamaqnaayeen majirto maashaa alaah, isku duubnimadooda dhulbahane waa tabay. waayo nin aan latabin waanin aan waxba ahayn.
Jama
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Iska hadlow ina igarre
Kaagan Kuluc la baxay horta miyaad waalantay mise waxad tahay ciyaalkan beenta isku maaweeliya, halkeed ku aragtay beel Dhulbahnate ah oo somaliland raacsan, 99% dhulbahnate warkoodu waa cadyay mana ogala somaliland laakiin dee somaliland u joojin mayso ama 100% ha raacaan ama 100% ha diidaan xaqiiqadu waxa weeye dawlad baa meesha ka talisa . Ma waxad hada na leeday haday 4ta somaliland ku jira hebel canbaashe iyo hebel calool-weyn meesha ka baxaan ciidanka somaliland waa jabayaa??? naftaada beenta ka daa umadana ha daalin , meeshan 10 kun oo ciidan somaliland ah baa jooga kana bixi maayo ilaa yoomal-qiyaamaa ama daarood ha diido ama cirka ha soo gujiyaan.
kkkk; s/ander: sheeko. Kalaad keente oo kaba baxsan afkaaraha halkaane. Waxan umaleynaya macalin baad u baahantahay. Lakin sheekada ayadoo sarbeeb ah oo shaati qabta baa si kale loo soo ban dhiga lakin waxan kugu la talinaya inaad
maasha alaah waa good news walaahay iyo go aamo lagu farxo waxaan uubateeyaba tolkay ooda soo jebi buu jidhi abwaankii
islaantan kuluc wadataa ma tii heesasay baa talow hadal badanaa adeer 22 years dagaalka socday ingiriis wuu yaqaanaa librarygiisana wuu yaalaa markaa idoor wagaashe wax ba laga waydiinmaayo sorry
idoorliqe
abti kuluc su’aal da weeyn oo madaxaagaa daalinaysa buu ku waydiiyee … waatan mid aan markiibaa soo tuurayso jawaabteedee iga qabo …….
1} waxaad iisheegtaa … markaad naagta dharka ka dhigto eed ciyaarta bilaabaysoo … xageed ka biloowdaa ?????????? taasina yaanay laylu guri kugi noqon
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
viva mahad canbashe
viva somaliland
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kuluc
Meesha gaalo badan iyo cawaankeed baa lagu laayay xabaalahoodii lafahoodiina hadaad u baahan tahay haddaa la soo helayaa
Rechard cofil na dee taliyihii ugu magaca weynaabuu ahaa
Adigu se meesha taliyihii dhamaa lagu dilay maxay kula tahay ma ciidan baa nool
Magacooda se waxaa barta ninkii bleive garaysan sidiina
Anagu xittaa meesha ay is taagaan biyo ayaa lagu nadiifin jiray adna malaa waabad u qobayn jirtay
Markaa sxb somalinimada ayaanu kuugu baaqaynaa
idoliqe
bil dhan baan ku siiyey diedline ku waa 14 march sadexda meelood ee banaan wax lagu buuxiyo.mudo bila kusoo hel. hadaad waydana dib yaan lagaaga maqal daraawiishbaa ingiriid laysay kkkkk.
Kaftan.com
Maansha allaah
Qoodhay iyo xeradaay waxbaa ka dhacay
Aniga oo ah general budliye taliyaha aagga hore yagoori, shululux, yeyle, tuulo samakaab, adhicadeeye, guumays, dhabansaar, dandan, holhol, gambadhe,
Waxaan dirayaa 2bo baaq ama farriin
Midda u horraysa. Waxa ay ku socotaa iidoor wagaashe soomaali diidka shisheeyaha jecel
Midda 2baad. Tolweynaha reer khaatumo
Iidoor waxaan leeyahay meesha waxba kuuma yaalaane lafahaaga la baxso hadii kale hadhow calAacal iyo faqashbaa I xasuuqday lagaa yeeli maayo hadaad nabad qabtaaye iska carrow
Mida kale khaatumo
Hadii la is xamanayay wakaa mowqifka jaamac siyaad ficilkiina waa ku xigaaye laascaanood ninkii danaynayoow halagu arko
Tolka xudun kadagaalamayana waa u hambal yaynaynaa
Wada shaqayn wacan
Qoladii bahararsame meeye iyagu ma cayaarahoodiibay bilaabeen
Kuluc
Abti shukaansi Ayaan qolkaga jiraaye bal is sug hadhoow Ayaan ka jawaabiye . Hadadanba seexan oo Aan ilaawin after shukaansi . Kkkkkkkkk
Waar meesha kama dhex-muuqdo General Mahad Cambashe….. mar haduu isagu kujirin sheekadu dee waa “jug-jug meeshaada joog”……….
idoliqe
abti maanta homework baan kuu dirayaa, in badan baa lagaa dhaadhiciyey dhulbahantaa ingiriis la diriray maanta waxaan kaa rabaa inaad baadho oo keento tirada dadka ingiriiska ah askar ama even civilian ha ahaadeene daraawiishtu ku dishay dalkeena. anaana kuu bilaabaya ee bal wax ku dar
1. richard corfiel (koofil) talyihii ciidanka camel corps ka somaliland.
2. …………………..
3. …………………..
4. ……………..
ceebay kugu tahay adoo halgan ku faanaya inaad lis tigaa buuxin kari waydo, hadaanad xitaa magacyo heli karayn soo hel goobo ay daraawiishtu cadaan ku laysay oo warbaahintu xiligaa sheegtay, waa laylis adag runtii laakiin hadaan ku idhaa soo baadh intay geel dhaceen ama somali dileen markiiba waad helaysaa.
maxay iskaga mid yihiin alshabaab iyo daraawiishtu ? maqaal ka hadlayaan warbaahinta soo gelin doonaa insha allah.
KULCUNOW
SU’AAL
WAXAAD ADUUNKA OO DHAN KA IIBISAN SIDA YAHUUDA
WAA NALA LAAYAY DIYAARADO AYAA NALAGU GARAACAY
WAXAD XOREYSEEN HARGEYSA IYO BURCO AYAAD KI FAANTAAN
EE WAA LA OGAA HOGAAMIYAASHII DOWLADII JALLE M SIYAAD
BARRE ALLE HA U NAXARIISTO
WAXAA KA MID AH
MORGAN WAA NOOLA YAHAY
CUMAR JES. WAA NOOL YAHAY
AWEIS GEEDO WAA NOOL YAHAY
CABDICASIS ALI BARE WAA NOOL YAHAY
MARKA ANIGA WAAD II OGASHAHAY IN AAN KOFIL
DILAY EE ADIGU MAXAAN KUU OGALADA
YAAD DISHAY
Garabka Ayaan ka wadaa !!!!
Kuluc
Abti Abwaan jaamac kadiye cilmi si fiican Ayaan u Aqanaa waa muwaadin pure ah . Waxaan xasuustaa dagaalkii snmta lala galay ee ka dhacay dooxada abeesalay wuu galay xabad Ayaa garanka kaga dhacday .
Puntland dad meel fog Jira Ma aha waa dad calanka buluuga ah Aaminsan . Lkn adigu somalidiid Ayaad tahay waana in Lagula jahaatamo sidii darawiishtu ula jahaaday gaalkii adeerkaa Ingriis !!!!!!!!
meesha miyaad ku dhex aragtaan cid somaliland hore uga mid ahayd oo hada taageero kala noqotay ? kkkkkk the same mistake ayaa marwalba lagu celcelinayaa kooxbaa qudhac hoos fadhiisanaysa oo yagu is macsuumaya markaasay odhanayaan beel hebelbaanu metelnaa. somaliland keliya waxay meesha kabaxaysaa marka dhulbahante hoosgale iyo horgaleba isu yimaado ee waxa laysku raaco sideeda loo fuliyo.
hada odaygaa jaamac kediye ee meesha ka muuqda markhaati ka ahaada inuu maanta kastuumo ku biiray yeynaan arkin berri isagoo faroole ka hoos gabyaya oo “buglander baan ahaye” ku gabyaya budhtuurana u ah ololaha xisbiga faroole.
Masha Allah
Waa beel culus .korneyl Mahad cambaashe tolow warkaas Ma maqlay ?? Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.