|

Wasiir ‘Yaasiin Axmed Sulub’ Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Adisababa,

images12Wasiirka arimaha gudaha maamulka khatumo state of somalia Yaasiin Axmed Sulub oo maanta siwayn loogu soo dhaweeyey magaalada adisababa ee xarunta wadanka Ethiopia,wasiirka ayaa waxaa ku soo dhaweeyey airpotka polli jaaliyada khaatumo state of somaliaee adisababa,waxaana uu wasiirku ka soo kicitimey wadanka ingiriiska,oo uu hawlo shaqo u joogey.

Wasiirka ayaa waxaa uu imaan doonaa magaalada JigJiga ee caasimada u ah ismaamulka soomaalida dawlad deegaanka ethiopia oo uu kulan kula yeelan doono madaxda dawlad deeganka soomaalida,oo ay balan lahaayen in kulan yeeshaan sidii looga wada hadlilahaa arimaha xuduuda dawlad deegaanka soomaalida iyo deegaanada khatumo ay leeyihiin,iyo sidii looga wada shaqayn lahaa in laga shaqeeyo amaanka deegaanadasi.

Waxaana intaasi dheer in ay dawlada deegaanka soomaalida ethiopia ay doonayso in taageerto maamul goboleedka khaatumo kana caawiso dhinaca amaanka iyo waxbarashada,yadoona ay hore u jireen kulamo iyo balan qaaadyo ay yeeshen golaha fulinta ama G10 iyo madaxda dawlad deegaanka soomaalida oo ay ku kulmeen sanadkii hore markii ladhisay maamulka khaatumo.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=24254

Posted by on Feb 14 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

13 Comments for “Wasiir ‘Yaasiin Axmed Sulub’ Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Adisababa,”

  1. SSC-Citizen from Xudun

    Yasin Ahmed Sulub, waa nin Khaatumaysan Allah ha ku xafido, xilka madaxtinimada isaga ha loo dhiibo mar hadii laangaabkii Ugaasyada la waayay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. SSC-Citizen from Xudun

    War laakiin iidoorku waaba dugaag, odaygan gaboobay may silica iyo cayda ka daayaan kkkkkkkkkkkkk wallee mid yar oo aan u malaynayo inuu qaadkii ku badh go’ay baa meeshiiba lugta ku walaaqay, halkaa ka haya, weli inaad qoryaha isu qaadataan baa hadhay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Somaliweyn ha noolaato!!!

  3. odaygii habarguclo way kaxanaajiyeen ku lahaa masuuliyiintii qarankaanu nahay
    qarankaa jab qaranoow xaal qaado,waxaa u dhaami lahayd isagoo ku calaacala waxaanu nahay snm!!!!!!!!!
    waryadhahee illeyn waxay u dhahaan waa maqaar saar waa run oo maba moodid
    in nafiba ku jirtee wallaahay kursiga markuu kakacayo labada garbood baa laqabtaa
    dee maskax ahaana indhihiinaad ku aragtaa, haddaba ummad dhan oo noocaas doortay baa wax laga sugayaa???????????

  4. budliye adna salaan sare indr

  5. Meeshay habarjecladu jaadka ku cunu jireen baa duqa lagu soo dhaweeyey qaylada ka baxaysana maba xishoonayaan waa dad wareersan.

  6. Galool

    Ma NINA kaa xanaajisay eesh calaa gabadh

    Gabdhahayagu xitaa iyagaa ka xiniin ya badan iidoor gaagaabka kelyaha buur buuran

    Is adkee ragiina waa kuu dambeeyaaye

    Nina inaadeer salaan sare

    Ku rid madaafiicda dabada qiiq haka siidaaye

    Waan hubaa adaa ka adag kuwan
    Anagu waa yara nasanaynaa

    Iidoor wagaashe

  7. Maxay tidhi islaantii hawiyuhu qabeen?

  8. war soomaliya waxay xoriyad haysataa 52 sano 25 sano oo ka mid ah anaa majaraha u hayey hogaaminteeda 21 sanona burbur bay ahayd geeska afrikana 5 ismaamul baa magacayga ku qoran so what you talking about markaan qaxo ee kastana maamul cusub baa ii soo kordha looooooooooooooooool laaskana dhul cusub iyo hoodaa iiga soo socota

  9. Keligii duulow

    waa maxay farqiga u dhaxeeya Madaxweyne xasan iyo madaxweyne Siilaanyo ee aad adigu aragto?

    Waa maxay farqiga u dhaxeeya labada eray Faqash oo waqooyi lagaaga yaqaan iyo Dadkii xamar laga xoreeyay oo lagaaga yaqaan?

    Waa maxay farqiga Xamar oo aad hoos fadhiisato Hawiye iyo Hargeysa oo aad Isaaq hoos fadhiisataa siday adiga kuugu kala fiican yihii.

    Waa maxay farqiga u dhaxeeya xamar oo lagu eryanaayay ilaa xerada Kaakuuma iyo hargeysa oo lagu eryanaayay ilaa laascaanood ay kuugu kala dhaw yihiin.

    Waa maxay farqiga hargeysa oo maxastaadii aan waxba la yeelin iyo xamar oo inta inantaadii lagugu horkufsaday naagtaadiina beytariyo lagu guray oo la yidhi lix bay qaadaa tana shan bay qaadaa aad u kala jeceshahay

  10. http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=rQHbhT8ZSok

    daawo faraqa u dhexeeya soo dhoweyntii madaxweyne xasanka soomaali weyn

    iyo siilaanyaha snm

  11. ddsi waxay bixisaa deeqo waxbrasho.waxayna siisaa somaliland iyo puntland,markaa hadii lasiiyo khaatumo waa arin iska caadiya

  12. Woooooow

    Wasiir culus . Hawlkar ah . Dhabar adag badan . Waa wasiirka Kaliya ee noqday man of the year 2012 sanadkii tagey .

    Wasiir soo dhawoow ,

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • Sanaag girl: REER KONTEENAR ISKAGA DHIDIDA KONTEENARKIINA WAA TII ABID IDIINKU DANBAYSAY SANADKAAN AAD CALAN QABIIL...
  • Ifraax: garaadadii taleex ka oynayay oo lahaa gaajo baa nadishay markii somaliland bariis ugeysay beey aamuseen...
  • Ifraax: ala kuwan reer kastuumo meel kasta waaku dayacanyihiin masakiin kuwo garaado isku sheegaya oo taleex gaajo...
  • Matan: kkk
  • DHeere power: Maaha xadhig waa AFDUUB jamhad beeleed budhcad ah samaysay. Reer Khatumo state of Somalia waa inay...