War Deg deg ah: Kooxo huebysan Oo garoowe ku dilay Sheekh Caan ka ah Puntland
Alah Ha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Garoowe xarunta Dowlada Punltand lagu dilay Sheikh c/qaadir nuur faarax oo ka mid ahaa culimada ugu waaweyn deegaanada Puntland.
Wararka ka imanaya Magaaladaasi Garoowe ayaa sheegaya in sheekha la dilay xili uu ka soo baxayay masjidka islamarkaana kooxo hubeysan ay rasaas hubiyeen.
Waxayna wararkii ugu dambeeyay sheegayaan in la qabtay ninkii dilay sheekha
Waxii warar ah ee ku soo kordha wararka dambe kaga bogo
Short URL: http://horufadhi.com/?p=24323



INAA lillahi wa inaa ileehi raajucuun illahay shiikha janadii haa geeyo amin kitabkisa illahay midigta hakasiyo amin
inaa lilaahi wa inaa ileehi raajucuun ilaahay sheekha naxariisti jano haka waraabiyo gacan ka xaqdaran ayaa dishay
sheekha ilaahay haw naxariisto gacan ka xaq daran baa dishay suaal meesha ku jirta oo iswaydiin mudan?maxaa dilkan garowe ka dhacay isla makiiba danbiilahii loo soo qabtay halka boosaaso iyo gaalkacyo iyo magaalooyinka kale aan dambiilayaal markiiba loo soo qaban dilalaka laga gaysto wiilkan waa in garyaqaan loo qabto oo case kiisa lala socdo runta dhacdadana ilaah baa inaga og case kanoo kale waa xadhko banaan karaa
Aar gantaal
ina adder shiikhii dhimay waxaana lagudilay Amar kore horuuna wadaafku usheegay in la iclaamiyay inladilayo laakiin waxaan walaahay aad uganaxay in wiil aad uyar ee inaga ah loo adeegsaday fulinta dilka shiikha
Marka ina adeer wadaadka wiilkayari waa ku agtukanayey ragcadii ugudambaysay ayuu markuu wadaadku sujuuday jeegada afar xabo kaga dhuftay dabadeed waacararay waxaana kadaba cararay wiilyar oo wadaadku dhalay oo maskidka kulatukanayey waana kadaba qayliyay isagooleh aabahy ayudilaye hala iiqabto
Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarah, Allah SWT Jannatul firdowsa hoygiisa ha ka yeelo, wuxuu ahaa 80 jir wax badan diinta islaamka u soo khidmeeyey , dhib badanna loo soo marsiiyey, wuxu ahaa Culumadda Fara ku tiriska ah ee aan ogolayn in hab maquunin ah dacwadda iyo shareecada islaamka ku dhaqankeedaba aan dadka lagu gaarsiin, Sheekha waxaa dillay caddowga Islaamka iyo Muslimiinta Soomaaliyeed, wax iska cad ayayna ahayd in ay dilayaan dad fidnoobay, Sida la filayeyna waxaa liiska dilka ka horeeyey, Sheekh Cali Warsame Allaha Xafidee iyo Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed asna allaha Ilaaliyee, sheekhu qofka 3 aad oo nimankan liiska ugu jira ayuu ahaa sida xog lagu hayey, Sheekha Qabiil ma dilin , hab qabiil-na looma dilin waxaa lagu dilay waxa uu aaminsan yahay, lkn qolyahiinan reer Khaatumo haddii aad ku farxi lahaydeen iyo haddii kale Sheekha Nin Harti ah ayaa dilay
Duurgal.com
Haa inaadeer walee isma laheyn anba sidaasey noqon doontaa. Laakiin waa iska xaal aduun waa falaadhii cirka loo ganey nin walbow filo.
Maanta waxaan hubaa colaada kadhex aloosan isaaq iyo Dhulbahante in hadii isaaq dhulkiisa si nabad ah ugu noqon waayo ay uun sii huri doonto siina fidi doonto oo Xudun iyo Laascaanood kaliya aynan ku dhamaan doonin.
DEGDEG
Dhanka kale war hada Garoowe ka yimi ayaa sheegaya in gacan ku dhiiglihii shiikha dilay lahayo isla goobtii uu wax ku dilayna lagu qabtay kadib markii wiil marxuunkii la dilay dhalay eryaday dad badanna gacan kasiiyeen.
Waa 19jir yarka dilay argagax iyo sas ayaana ka muuqday markii la qabtay markaa wax badan ayaa laga ogaan doonaa bal cida soo amartay!!
Viva Khaatumo State of Somalia
ilaahay how na xariisto shekha.
Shiikh C.qaadir Gacamay ilaahay ha u naxariisto. Shiikha cida dishay waa iska cadahay waana shabab. waayo dhawr jeer buu ka hadlay dadka culimada laayaa inay shabaab yihin, Dr axmed cabdi salan markii boosaaso lagu dilay shiikh gacamay si cad buu u sheegay in shabaab dileen culimo farabadan oo kalena ku daba jiran shiikha ilaahay ha u naxiirsto
janada ssc
waa runtaa inaadeer nugaal baa dudur weydoo domcaa looga arooray dad ma u qaadanayaa !!!!!!!!!!!!!!
isma odhan koonfur baa degeysa oo puntland iyo somali land baa beddelaya!! waa yaabka yaabkiis
waxaan xasuustaa 1982gii baa annagoo subax hore gaanfeedh ka cabbayna biibato shaaha laga fuudo oo ku taal xaafadda v afmadow ee kismaayo ayaa waxa laga sheekeeyey in dagaalo xero idoor ama waqooyi ka socdaan dad badanna goobahaas naftoodii ku waayeen waxa dhiiga iyo dilka laga hadlayo ka yaabay oday aan ku qiyaasay ilaa iyo 80 jir wuxuuna yidhi ma dad islaama ama magaalooyin islaam degen yihiin baa waxaase ka dhacaan waxaa loogu jawaabay haa ee adigu maxaad u soo joogtay odaygii baa la waydiiyey wuxuu yidhi anigu daartaa ma dhammato waan maqlaye weligay halkaa uma dhaafin
ma dhammato waxaa dhisanjirtey habar majeerteena dhismaheeduna wuxuu socdey muddo dheer maalintaa aannu sheekada haynayna qabyo ayey ahayd
weligayna qof xabbadi dishey ma arag kismaayana waxaasi weligeed ka dhici maayaan odaygii baa yidhi, waxaa loogu jawaabay adeer balaayadu way socotaa markaa haddii aad muddo sii noolaato kismaayo ayaa dhiigu mulucyeynayaa odaygii ma dhici karto ayuu ku jawaabay,, dhab bay noqotay oo wixii la ogaa baa ksmyo kadhacay
in badan bay labadaa jamhadood dhibta somali haysatay ku faraxsanaayeene
bal aan eegno ta u danbaysa oo weliba gaar ahaan xero idoor ku dhacda
Horta Sheekha Allaha u naxariisto. Nimanka ugu sarreeya hoggaanka Al Shabaab waa Ina Godane iyo Afqaani waana labo nin oo la yaqaanno meesha ay kasoo jeedaan.
Nimankaasi ayaa bixiya amarka dadka lagu khaarajiyo ee ciyaalku iyagu iskama dilaan dadka.
Amarka Shabaab ma ahan fowdo ee waxaa ka jirta dhexdooda kala danbeyn heerka KGB oo kalaa.
Taas macnaheedu ma ahan iney nimankaasi qabiil ku shaqeeyaan. Maya,laakiin meeshey rajo ka qabaan iney awood ku yeeshaan ayey xoogga saaraan.
Haddaba anigoo aqoon aan u leeyahey kooxahaan ka duulaya, waxaan aamminsanahey in ay uga dhammaatey Puntland mar haddey falkaan waallidaa ku xejiyeen kii hore.
@Garoowe
War ninkii Garoowe la oran jiray meeyay? Bal fadlan nooga soo waram eygan xaaramiga ah ee skeekha dilay wuxuu yahay. Warka nala ogow ileen adigaa ishii jooga’e.
Walee nimanka C/qaadir xabadda u quuray inayna Islaamnimo lug ku lahayn. Xaaramiyiin gaalo soo waariday. Gaalada iyagaa ka xun fidmawalayaasha kala gafuurka xun.
Isma laheyn koonfur ayaa nabad noqondoonta Garoowe Gaalkacyo iyo boosaasana maalin walba waxaa lagu gumaadi doonaa culimada isimada nabadoonada iyo wax garadka allaa kariim maansha Faroole yidhi snm aan ku biirno ileen waa nin ku fashilmay siyaasadiiye
Viva Khaatumo State
Waxaan xusuustaa sheekhan berigii aan Kenya joogay ayaan ka dhagaystay muxaadaro masaajidkii 6th street ku yaalay. Waa qof ilaahay hadalkiisa iyo ficilkiisa ayaad ka garanaysaa. Markuu noo muxaadaraynayay aad buu u qiiraysaan.
Wixii ka dambeeyay waa in la ogaadaa meesha laga soo diray. Ma Burcaa sidii Laas Caanood? Ha la ogaado.
Kan beena waaaska ah ee ku sheegaya Leelkase xaaraami SNM ah weeye kolay. Sheekhani waa reer Garoowe ..Faroole waa raas.
Su’aasha Soomaali ka maqan weli waxaa weeye sababta Shayaadiintu ugu laynasyo dadka Kismaayo, Muqdisho, Beledwayne, Gaalkacyo, Garoowe, Boosaaso & Laas Caanood ee weligood ayna qof ku taaban Burco & Hargaysa? Weli su’aashaa ma is waydiiseen? Xaaramiyiin diinta banaanka ka ah oo dhiig muslim banaystay weeye…
Iyagiibaa hadda kala shakiyay miyaadan ogayn in xirsi toorrey dheere madaxtooyada horteeda lagu baadhay isagoo gaadhigiisa watta, cajiib.
oo isna uu laba askari xabsiga ku tuurey isaagoo markii 2baad awoodiisa tijaabiyay markii koowaad wuxuu ku tijaabiyay gabadh miskiina oo ka dhalatay reerka aan tunka weyneyn ee arab
Mar suxufiyiintu ay la tiiksadeen war baahinta si wax looga weydiiyo 2bada askari ee uu xidhay wuxuu ku jwaabay
S, mudane wasiir maxay geeysteen 2bada askari ee aad xidhay?
J, wey edeb daran yihiin marka anigoo xirsi toorrile ah ay ibaadhayaan miyaysan ka warhayn madaxweynuhu in uu aabaha allshabaab yahay
S, mudane wasiir hadda waxaa laga yaabaa in isku shaandhayn lasameeyo golaha wasiirrada waxaana la filayaa in ay seeftu kula tagto adiga iyo wasiirka diinta iyo awqaafta iyo weliba arr gudaha maxaad filaysaa
J, may may madhici karto in aniga xilka la iga qaado odaygu waa hawlgab indhahana wax kama arko markaa madaxweynihii dalka ayaan ba dhaxalkeeda sugayaa
S,mudane wasiir maxay geysatay gabadhan yar ee aad 8bilood ku xukuntay
J, way edeb daran tahay, Aniga iyo madaxweynaha iyo naagtayda ayay aflagaadaysey markaa aniga iyo madaxweynihii waa saamaxnay lakiin xaaskayga ayaa iga codsatay in aan la siidayn sidaas baan ugu haynayaa jeelka
sheekhaan waxa uu ahaa leelakase .. waxa dilaynaa waax PIS ciidan faroole oo khaas ah ba dillay .. warku waa cadyahay .. wax hanagusoo galgalan k.k.k.k.k.k.k
viva mahad canbaashe
viva somaliland
Ina lilaahi wa inaa ilahay raajicuun.. Ya rabi naxariistii janatul firdowsal aclaaa korkeeda ka yeel sheikh c/abdulqaadir nuur faarax gacamay illahay samir iyo iimaan haka siiyo ehelkiisi iyo qarabadiisi
Waar puntland iyo somaliland ba alqaacidadii ay supportgaraynayeen baa iyagii ku soo laabtay
Hadda hargaysaisa iyo garooweba waxa ka dhaca waa la arki doonaa
Dawladda fadaraalku taageero mugleh waa in ay siisaa khaatumo si ay ula dagaalamaan budhcadbadeedland iyo alshabaabland
ILAAHAY sheekha ha u naxariisto
waxaa dilay ciidankii ina godane ee firxadka ahaa ee laga soo baacshey koonfur
inalilaah .. wa ina ilahu rajacuun ..
ilaahaay ha u naxariisto sheekha ladillay .. amiin
waxaad moodaa in puntland ay mooryaantii usc ay soogashey,iyagoo isicmaalaya,alshabaab,iyo wax lamida,maxaa lagudboon dawlada puntland,
1-halamasaafuriyo dadka koonfurta kayimid
2- waa waji calaamad loogu sameeyo dhamaan dadka usc si hadhaw loogarto