|

Wararkii ugu danbeeyey ee Kismaayo iyo Faah faaahin dheeraad ah.{WARAYSI TEXT}.

agaalada Kismaayo oo maantya dagaal iska hor’imaad xoogani ah ka dhacay ayaa wwaxa haatan dibu soo noqday isgaadhsiintii, xubno siyaasiyiin iyo waxgarad ah oo aan goordhawady kula xidhiidhnay khadta telefoonka ayaa noo xaqiijiyey faah faahina ka bixiyey waxii dhacay.

” Ugu horeyn koox hubaysan ayaa weerar gaadmo ah ku soo qaaday saldhiga dhexe ee magaalada, kuwaasoo isku dayay inay la baxaan Maxaabiis danbiyo u xidhan oo halkaas ku jira” ayuu yidhi mid ka mid ah mas’uuliyiintii aan la xidhiidhnay oo diidey inaan xigano Magaciisa haataan. Mar aan wax ka weydiiney khasaraaha ka dhashay dagaalka ayuu sheegay in ilaa hada afar ruux ku dhinteen, kuwaasoo midi yahay Sarkaalkii haystay saldhiga magaalada oo asagu ka soo jeeda Gobolka Gedo halka kooxda weerarka ahaydna isla Gedo ka soo jeedo.
Sadex qof oo kale oo mid yahay ilaaladii saldhiga iyo laba ka mid ah kooxdii weerarka ahayd ayaa dhintay ayaguna.

Mar aan weydiiney xaaladamagaalada ayuu sheegay inay haatan degen tahay maleeshiyadii weerarka ahadyna dhinac looga buriyey magaalada, wuxuuna beniyey in ay jirtay in maamulka Raaskabooni laga saaray magaalada, wuxuuna sheegay xataa inaysan jirin maxaabiis ay la baxeen . Wuxuu sidoo kale sheegay in ay jirto tuhumo kale oo arintan gacan sadexaad ku leh , kuwaasoo uu sheegay in maamulka KMG ahi ka bilaabay baadhitaan iyo wleiba ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Kenya.

Kismaayo waxa aku qulqulayey ergooyinkii maamul u sameynta kuwaasoo diyaar u ahaa inay doortaan madaxweyne iyo Ku xigeen, balse xiisad baan la aqoon raadka ay ku yeelan karto habsamu u dhaqaaqa shir ka fuirmay magaalada dekedaha ee inta badan nasiibka u yeelatay dagaalo dad isku Isir ah ku dhexmara.
Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=25092

Posted by on Feb 23 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

140 Comments for “Wararkii ugu danbeeyey ee Kismaayo iyo Faah faaahin dheeraad ah.{WARAYSI TEXT}.”

  1. soomaalinimo waxaan ka ahayn ninikii wax ku raadinaayo soomaali ahaha adaado meeshuu kayimid qabiil qaran noqda xageed ku aragteen farakii waxaad wadaan 1940 lagudhaqjiray aduunka waxuu maraa in lado dowladood midoomaan adinkana waxaad kadhaan la,dihiin one family

  2. dadka wadaniyiinta ayaan wax laqayb sanaa waan karbaashnaa laaji fulay ah hadana nabaddiid aduunkana waxaa ugu xun fuley nababdiid ah

  3. SSC-Citizen from Xudun

    Dheere Power

    Ik was ook gaan slapen neef.
    Ik heb net je bericht gelezen.. ik ben helemaal met jou mee eens.
    Teveel zieke geesten hier, in het begin was ik hier om Dhulbahante te verdedigen, maar ik zag dat ze verkeerde dingen mee bezig zijn, toen begon ik ook om onze stam te verdedigen. gewoon wie wat zegt gelijk lesje leren….Keihard haha…. waar zijn ze nu?? muis stil!!!!!!

    Blijf hard werken neef, blijf mooie Mercedes’s bouwen, we gaan terug naar huis, investeer goed…dat doe ik ook, en kom soms hier om die Nomadan training te geven kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Tot ziens Neef!!!

  4. @ Iidoor liqe

    kkkkkkkk,waad iga qoslisey,ma waxaa la gaadhay in Fanax laga tarjumo,war Fanaxoow bal af qalaad wax ku qor inaan kaa garano,ileeyn afsomaligaagii la garan waaye,mida kale dee Iidoor liqena ma wada tarjumi karayo…..sababtoo ah,meesha u qoray kenanka aniga waxan u malaynayaa inay kuukuuyada tahay.

  5. dadka qaar ayaan fahmin hadalka mr fanax . hadaba waan turjumayaa anigoo waliba wakhti badan galiyey inaan kala saar saaro. kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    hoos ka eeg hadalka mr fanax , ka dibna waxaa ku xiga turjumada idoor liqe.

    Fanax
    February 23, 2013 – 9:50 pm
    Nina marexan danta qaran ka kumide sana hay marka ha uleyan cagdher ta ku kun yada wadato iska lakin waxa qosol ke ega dhameyay cagdherte 5 daqiiqe ku kala ya cen k.k.k.k.k wlh wayab nina xogay lascaano wanu kaso gur nay xamar cdy benu imanay hal kas ban ku arkay idoor bdno qar mar ya calaste silanyo ahan jiren marka ha ila yawen wa bariya dag nay bajaq yo mac mcna jogo gebel cml yaqe fanax dhul ke darwes maka timid wlh ugaas jira tahay cml

    qoraalka mr fanax oo turjuman hoos ka eeg .

    marexaan danta qaranka waa ka mideysanyahay.markaa ha u maleyn cagdheerta keynanka wadata , lkn waxaa qosolka iga dhameyey markii cagdheertii 5 daqiiqo ku kala carartay. walahay waa yaab laascanood waan ka soo guureynaa xamar cadey ayaan imaneynaa . halkaas ayaan ku arkeynaa idoor badan oo maryacalas siilaanyo ahaan jiray . wuxuu ku soo gabagabeyey walahay ugaas jira ayaad tahay .

    ogeysiis ogeysiis
    wixii qoraalka mr fanax ee aan turjumay ka yimaada waa mid isaga u gaar ah , anigu waan turmujumay uun. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. WAR MEESHA MAXAA KA DHACAY . HADAAN EEGAY MISE WAA 133 COMMENTS .

    HORTA QORAALADA MEESHA LAGU QORAY ISHAAN MARIYEY WAXAANA ARKAY MEELO GABDHO LAGU CAAYEY IYO WALIBA MUHAJID BUDLIYE IYO RUUN . ANIGU MAALMAHAN MEEL AYAAN BUSY KU AHAA , LKN UMA DULQAATEEN HADAAN JOOGI LAHAA WAXA MEESHA KA SOCDA .

    MEESHAN ANIGA IYO TEAMKEYGA WAXAAN KA SAMEYNEYNAA OPERATION CULUS SIDII KII DOLWADA KENYA UGU MAGAC DARTAY (LINDA INCH) DIFAACA DALKA . EE KISMAAYO KU QABATAY .

    WAXAAD MODAA DADKA QAARKOOD IN AY U NACABLEEYAAN HADBA KII MEESHA KU CUSUB . LKN TAASI MA SOCONEYSO . GET FACT ABTI.

    WAXAAN U SHEEGAYAA TAAGEERAASHEDA INAAN HAWLO QARAN KU MAQANAHAY . LKN ASAP U SOO LAABANAYO.

    ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

    FILSAN FAALIZO

    INAABTI II WARAN , I MISS U INAABTI REALLY.
    NEXT WEEK AYAAN IS ARKI DOONAA INABATI <<<<

    LKN INAABTI BAL HEESTAN AAN HAWADA KA WADA DHAGEYSANO . RIIX HOOS INAABTI MACAAN ,

    http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=rHu0brscB1g

  7. kuluc

    ninkan fanax waa libaax , xoogaa qurbaha uun ayuu ku raagay mooyaane sida kale jokar . kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.kkkkkk

    mida labaad wuxuu wataa I PHONE S5 LATEST MODERN MOBILE .

    KULUC

    ABTI ADIGAA CAYDHADII KU QAYILAY KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  8. kuwan ku murmaya Ogaadeen iyo habaryoonis..horta waa laba reer oo aad isu dhalay..talabaad dhulka ay habaryoonis degto ee ku yaalla kililka dhamaan waxay
    Xoog kaga qaadeen ogaadeen..qofkasta oo in uun taariikhda gobolka waxka yaqaan wuu ogyahay…lkn qof u hadlaya yaan lagaa badin wuxuu doono haqoro

  9. fanax

    screentouch sumsungalaxy s3 balaadhan soo iibso noocaan fiqishini goyn karayn kkkkkkk fartan gaagaaban ee aad soo qorayso kulama fahmayso fartii kacaanka uunbaanu fahanaa ee shaqalka iyo shibanaha lahayd. sidaa lasoco next time

  10. Mahad

    Aqoon ayaa kuu laaban ee taariikhda dib ugu noqo ogaadeen warkiisa waa la hayaaye….ogaadeen duurka ayay leeyihiin sida dugaaga. Markii hore Siyaad Barre ayaa ku shaqaystay markii dambena Majeerteen, labaduba cidla ayay kagaga tageen maantana iyaga ayaa Somali ugu liita, meel ay Somalia kadegaan majirto. Hadii ay noqoto xagga kilil 5th iyaga oo wata shaadka Ethiopia maalin kasta lagu laayaa wadooyinka, cid xaq kabixisaana ama isweydiisaana ma jirto kkkkkkkkkkkkkkk.

  11. ilaahay ha kala qaboojiyo isagaa caziizee

    waa umad yaab leh bal maxay kala sitaan oo isku haystaan
    may wada shaqeeyaan
    reerkii daarood karaama daraa ku dhacday bal ilahay amarkii iyagii baa duurka isu wada galay oo is wada halgaadayoo is wada huruufaya yaab iyo cajiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiib ilayn badnidu faa’ida ma leh waxay kharibto mooyaane kantaalaha hoos laga la dhacayo taloow gormay garan doonaan?.mareexaankuna iyagu markay madaxweyne ama raisalwasare noqdaan maxay la firirig leeyaan oo colaad iyo kala firdhin u abuuraan mareexaanoow dawladii dhexee somalia waad ogaydeen meeshaad daarood ku furteen bal iska daa wax kalee deegaankiinii ayaa ka guur ahaa oo marxuumkii iyo madaxdi badnaydee aad dawlada ku lahaydeen wax horumar ah oo la taaban karo ay ka sameeyeen jirin,saacidna inuu idin ka duwanaan doono kuwaa ilama aha, waxaan idin odhan lahaa goobaha aad beelaha daarood la degtaan hayskaga ciyaarinee beelaha walaalihiina si wanaagsan wax ula qabsada oo ula noolaada oo isuugu duubnaada ilaahay xaqa ha tuso wixii dulmiila ah.

  12. @Caynaanshe

    Gabaygii Cumar Baalaley uu idiin tiriyey ee aan ka garanayo;

    Aashaa socodka mooye Abyan orodka maw diiday.

    Oo uu macnaheedu yahay tartiib ayaan u waday ee ma baacsan markaan geela soo dhacay,sababtoo ah cidna ugama baqayn inay naga daba timaado,kaa miyaadan maqal,bal aabahaa soo weydii waad yar tahaye.

  13. @Caynaanshe

    Miyaadan maqal gabaygii ninka Ogaadeen idiin soo tiriyey intay geela badan idinka qaadeen,ileeyn weligood geel aanay idinka qaadin ma dhaqane,ee uu idinku lahaa isagoo idinku jeesjeesaya;

    Basar caydhe leedahay nin ogi uma baqeen geele,
    Sida qayla beel kale ka timi ways barbariseene,
    Ba’ayeeda naaguhu soow idima beerqaado.

  14. war ninkan ceynanshe muxuu ahaa kulahaa majeerten baa idin karbaashay war walaalahayo hanagu dirin looooooooooooooooooool habar yoonis wax karbaashta xagay joogaana ciiiic badana lool

  15. @Caynaanshe

    Raganimada aad Ogaadeen ku karbaashto xagee ka keentay weligood iyagaa ku baacsanayee soow taad shalaydan qoyan lahayd Ogaadeen baa na xasuuqaye Somalilandneey naga soo gaadh,sheekooy ku nacay,mise sanad wax ka yar baad jirtaa.

  16. Akhyaarta oo idil waan salaamay,aad iyo aad ayaan uga xumahay waxa Kismaayo ka socda ee Daarood fooda la isugu gelinayo,mudo ka badan 20 sanadood waa lagu guurayey reerka Mareexaan la yiraahdo,maantana waxay garbaha uga raran yihiin kuwii awalba ku shaqaysan jirey,waxaas oo idila waxaa ka dambeeya ina Salaad boy,gurguurte,odayada qaylada badan ee beelaha Hawiye,Barre Hiiraale,iyo qaar kaloo badan oo aan wax maamula in laga sameeyo Kismaayo doonayn danina ugu jirin.

    Waana sidaan sidaan u jeeday,my fault,but I got it right.
    Reply

  17. Heegaan,

    Ogaadeen iyo xoolaha la dhaqdo waxba isma dhaamaan, hadii aad ragamino leedihiin ayda iyo duurka ma adaydaan wareegteen 200 sanno. Sida la idiin karbaasho Majeerteen iyo Harbaryoonis ayaa taqaan, dad aad u liita oo marna daaroodku ku shaqaysto oo awrkooda ku kacsadaan marna la karbaasho oo Ethiopia loo dhiibo ayaa tihiin

  18. Raali ahaada qoraalkayga waxbaa ka khaldamay waana telefoonkii oo afsomaligii kuu wareeray,erayadiina qaar af kale u bedelay,awal waxaan la yaabanaa Fanaxe waxaan arkay anigii oo garan waay erayadaan qoray qaarkood markaan dib u akhriyey.

  19. Akhyaarta oo idil waan salaamay,aad iyo aad ayaan uga xumahay escapes Kismaayo ka socda ee Daarood fooda la isugu gelinayo,mudo ka badan 20 sanadood waa lavish guurayey reerka Mareexaan la yiraahdo,maantana waxay garbaha uga raran yihiin lurking awalba ky shaqaysanjirey,waxaas oo idila eaxaasoo ka dambeeya ina Salaad boy,gurguurte,odayada qaylada badan ee beelaha Hawiye,Barre Hiiraale,iyo wast kaloo badan oo aan in wax maamula laga sameeyo Kismaayo doonayn.

  20. SSC-Citizen from Xudun,

    je hebt helemaal gelijk neef
    ben nederland burger maar ik werk in Duitsland Stuttgard
    daar komt alle Mercedes-bens
    Neef in de koran staat een verse ayad..
    Ze zijn Doof Dom en Blind
    allah bedoeld de hypocriet-munafaqin zieke geest.
    sommigen hier zijn pure nomaden dom lol
    ik negeer hun meestal maar als ze te ver gaan over ugaaryahan
    ik pak hun keihard aan en geef hard klap hun gezichten de Waarheid dus.
    trouwens onze werk en geld maken is meer belangrijk dan de idioten kkkk
    ik ga zometeen slapen neef doe rustig aan.
    tot ziens.

  21. horufadhi.com salaan sare iga gudooma idinkoo ixtiraam iyo qadarin naga mudan information ka oo dhan noo soo gudbiya oo ha ka dhigina selective ilmadeerrayaal waadna mahadsan tihiin mar kasta horumar baan idiin rajaynayaa

  22. fanax
    kkkkkkkkkkkk hal ma kaa fahmin kkkkk mar kale ku celi

  23. waa ganacsade mr xoosh oo la jira shirka kismaya ka socda kana soo horjeeda kuwo uu ku sheegay in ay canada ka yimaadeen

  24. Nina marexan danta qaran ka kumide sana hay marka ha uleyan cagdher ta ku kun yada wadato iska lakin waxa qosol ke ega dhameyay cagdherte 5 daqiiqe ku kala ya cen k.k.k.k.k wlh wayab nina xogay lascaano wanu kaso gur nay xamar cdy benu imanay hal kas ban ku arkay idoor bdno qar mar ya calaste silanyo ahan jiren marka ha ila yawen wa bariya dag nay bajaq yo mac mcna jogo gebel cml yaqe fanax dhul ke darwes maka timid wlh ugaas jira tahay cml

  25. @nina ma ila aragtay kan fanax wuxu qoro xabad kama fahmo keligey baa modayay inaanan fahmin ileen ila mid baa tahay loooooooool

  26. Xaqiq di wan jecla hay dumar mj siba cumar maxamud ka inkas to ragu qayla bdn ye heeno an lagu arak nin nin ku ado marka an ku mel mar sho mcnka horta filsan mcn bdn an hoos u hadal ne hawiye miye kugu fala deen wan yabe hawiye un ba ku heesa filsan hawiye wa wada culuma an dad ka dhibin koox layira hbr gdr aya ku jirto ayaga un ba dadka is walo amusiyo marka dadka kugu faladay makuwa reer nimcala o kofur ta galkacya dagan mise rer xaji

  27. fanax
    adiga af qoti maad qoreysa kaftan kkkkkk mareexaanba saw cayr ma wataan oo ma wada degaan ee adna khaatumaad la degtaa oo ka mid tahay saw fiqishini ma tihid war kale maa jiro kk

  28. Filsan mcn bdn xage kugu imada walal mcn isheg wlh waxan ahay wiil cayr ayan la mcn reer lascaano ah marka dadkan wa walan war koda ka bax mcn an hoos u hadal ne

  29. K.k.k.k.k nina mesha darood wax layira kuma hesaane ayar iska khatume so walal mcn haday mj darood wax tara yan ade idoor ka xoren la hayen tan juboyinka hawiye inta lagaa ren raxanwena so tagan lakin anaga keedka idin fadhenaa viva marexan ala se uyaqanan sida lo kar baasho cagdher kix kix kix filsan war nina darood mideen tisa waxa ka horeeso harti iyo dhumahante isku keen

  30. @ssc sax waan dareemay waaka raysanay kuwii so lugeeyay maanta dibjiradii looooooooooooool

  31. SSC-Citizen from Xudun

    @Filsan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sow shaqadayda maaha inaan kaa qosliyo, Lol. dadka inaan ku kala baro waaye, intaan caawa meesha wax ku qoraysa iska ilaali, ilbax waaye, fekerkooday dhiibtaan way ka socdaan, dadkii kabo la,aanta ahaa way maqan yihiin…meesha siday u degan tahay soow ma aragtid hahahahahahahahahah

  32. SSC-Citizen from Xudun

    Dhere Power

    Ja neef ik ben Amsterdammer hahaha
    Ik dacht dat je uit Duitsland was, ik zag je een keer Duits schrijven.
    Daarom ben je beschaafd, Somalische Nederlanders zijn heel beschaafd,lol.

  33. @nina sax ina adeer waa kugu raacsanahay taas

  34. @ssc loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool ahahaha u make me laugh lool

  35. SSC-Citizen from Xudun,

    ik ken je niet zo goed maar
    ik zag je schrijven nederlands taal
    ben je kaaskop ?

  36. Caynanshe horta laangaab baadtahay iidoor anagaa iskalahayn inta ilaahay ka sokaysa warya sooxasuuso inta uusan igriis wadanka imaanin kahor geeliini baad ayaankaqaadijirnay matqaana inta jeer een geel kaa qaday ilaahada uu firkiisii noolyahay 1 GEELII LAFARUUD gabaygi waxaa kamid ahaa * lagafaruug dabkaan kugu shidiyo dighadii baataal * dayr adag intaan udhigaan doonay kii ha dhay * dhaqaaleeya geeliina waa naga dhaxeeyaaye 2 GEELII IN DHABADANE 3 GEELII MAALGOOYE iidoor waryaa maad iloowday gabaygii iidoor tiriyay ee ahaa BARIGA KU BAD BAADI WAAYEE BADA MAGALAA adoo laangaab aha aan waligay soo kar baashi jiray rag hala kaftamin kaftan wakaxidhanyahay

  37. ssc citicen
    war filsan iyadaa ka caqli badan kuwo badan oo reeka ahaa oo halkan madax madax ku soo geli jiray filsan waa siyaasiyad smart ah go get it girl pal talk ga iska dhaaf uun indr and you are ok

  38. filsan
    inader daaroodku ma aha dad isu hiiliya 21 sano ee soo dhaafayna hawiye iyo isaaqba waa ku shaqaysteen daarood tariikhdaasina habeen iyo maalin isku badali mayso si jubaland ay daarood ugu midoobaan maanta

  39. SSC-Citizen from Xudun

    @Filsan waa sax Inadeer, si fiican baad u dhigtay, talo yar aan ku siiyo Inadeer,, Karbaashka iyo cayda iska daa, oo siyaasada ka sheekee kkkkkkkkkkkkkk

  40. @nina sax waa runtaa haduu darood midaysanyahay hawiye maba sohawesteen jubooyinka ooma dhehen anaga aya leh iyo waxaas dee waxaas waxaa keenay kala daadsanaanta darood kala daadsanaanta waxa kadaran kuwii darood kula sheeganayay baa laguso adeegsan oo kudayneen weligey ma arag isaaq ama hawiye oo oo darood isu kaxaystay intey isdileen lakiin waxaa jira darood hawiye kuso kaxaysanaaya hadey fakerayan hadaad qabiil darood kamid ah hawiye ukaxaysta adey beri kudilayan markey walaalka kuiilin laha beri dilaan idin mana kala jecla

  41. budliye
    inader mareexaan ma aha nin la caydhiyo aniguna wadnahaan farta ku hayaayoo ww saad sheegtaye absame si kastoo dalka loogu koolkooliyey kilil uun bay kuula soo bixi cimilada soomaaliya kama helaan kkkkkkkk inay inoo baneeyaan baan ka cabsada

    @heegan inader hayga xanaaqain intaasi waa kaftan dee reerkii nomadnimo ayaa khatyaan looga taagan yhay waan uun guurayaan

  42. daarood wuxuu u baahan yahay congress udub dhexaad u ah ka talinta masiirka beesha waxan soconayaa waa ciyaalnimo is caydh caydhsi waxaan ka faaiidaya cid kaloo kale oo degaabka inagu haysata

  43. filsan
    you are right ta aad tidhi walaalkaa haduu hiil kaaga baahdo waa inaad garab istaagto taas weeye mushkilada haysata daarood daarod isuma hiilin dhawr jeer oo hore mareexaan markii gedo laga qabsaday looma hiilin iyagaa keligood ka kiciyey mooryaankii degaankooda ka dibna siyaasad ah jiiraankayga inaan nabad kula socdo ayaa ii dhaama inaan tol aan i anfacayn xisaabsado ayay sameeyeen tan kismayona daarood oo kala jabsan uun bay ina tusaysaa

  44. yh i saw a video bare hiraale saying kablalax kicked me out from kismaayo looooooooooooooool

  45. @nina siyaasad waaku jirta meesha lakiin siyaasad kasta oo jirta haduu walaalka kuso baahda uu kudhoho ihiili i think waa inaa garab istaagto shaqsi ahaan anuu waa tageersanahay jubaland mareexan haqabsado ama ogaden ama daroodka kale makala jecli lakiin waxa idaran hawiye iyo qashin kale inuu qabsado

  46. Mareexaan nin buu ahaa ninkiina god buu ku jiraa the former dictator.
    waxan maqlay kismaanyo waxa ka deganan jirey mr oday la dhaho cascasey lol
    Barre huuraale wuxu ka yimi galgaduud Get lose lol

  47. Nina

    Inaadeer marreexaan waa tol wAana niman dagaalama oo asaakood iska celiya lkiin ceeb waxa ay ku dhigeen sookeeyahaya ayay u xiniin ya buur buuran yihiin, inadeer ogaadeen kismaayo waa u soo jamhadeeyay sadex sano ayuu duurka ugu jiray maxay mareexaan alshabaab magaalada uga saari waayeen. In ay maanta ogaadeen oo tolkooda kula dagaalamayaan taasaa is weydiin mudan

  48. @nina ina adeer caasimadu waa bu aale baan umalayn mise waa afmadoow

  49. SSC-Citizen from Xudun

    @Filsan, Inadeer Siyaasad waynu isku haynaa laakiin wada dhalashadu waa muqadas, Tolnimadana cid diidi karta ma leh, anigu hadaan wadan marti ku noqdo, markaan Dhulbahante ka waayo Harti baan raadsanayaa, Cuqdada dadka yaan la kala gelin, cadow badana waynu leenahay waa in laysku tashadaa.

  50. filsan
    anoo ogaadeen u ogol kismaayo igagu maxay caasimada af madaw uga dhigeen saw si kismaayo doorkeeda hoos loo dhigo ma aha indr meesha siyaasadan ka socotaa inay inaga inala kacdaan ka cabsanaayaa

  51. SSC-Citizen from Xudun

    NINA

    Fekerkaagu waa ka saxda ah ee wax ku hagaagi lahaa, laakiin Mareexaan wanaag Daarood ma rabaan, ilaa hada waa la sasabayaa oo la maslaxayaa si aan Daarood isugu dhicin, hada maanta waxa magaalada dhexdeeda isku laayey waa Mareexaan dhexdiisa, iyagaa boqol jiho u kala socda, anigu waan la sheekaystay Inadeer, oo waan dersey…Mareexaan rag belo ah oo Daarood ah baan u haystey, laakiin arinkoodu waa, La mood noqonse weydey… Siyaad Barre oo nin libaax ah ahaa uun baa inoo sawiran, laakiin reerku wada Siyaad Barre maaha, Wallahi Mooriyaan bay noqdeen, Kismaayo dhexdeeday ispaaro dhiganayaan…Allah ha soo hanuuniyo!!!

  52. @nin ina adeero mareexan kismaayo xabad kuma leh mana sheegan karaan xooga mareexan ah iney degaan waa laga yaaba lakiin kismaayo maleh mana sheegan karaan kismaayo absame ayaa leh mareexan waxay leeyihiin waa gedo waxayna maamulka kuso gelayaan waa gobolka gedo bes

  53. @dheere wanaagsan i didnt find any victim yet am still looking for victims looool maxaa gabasaar igu raraaya ma aniga ayaa garoob ah lool whats up

  54. @ssc sax ina adeer uma ogola darood kale mida kale qofaan majeerten wax u ogoleen adna waxba kuuma ogola cous qof walba iskumid ayuu u arkaa majeerten iyo dhulbahante waan ogahay majeerten iyo dhulbahante iney isnecebyihiin kala siyaasad yihiin lakiin markaadan rabin inaan wax noqdo dee ana inaan wax noqoto kuuma ogolaanayo labadeenuba yeyna wax noqon marka isaaq iyo hawiye labadeenaba hayna maamuleen weeye marka

  55. filsan faalizo,
    Galab wanaagsan maanta yaad isrifaysaan lol
    dhibka jooji inta garbasaar weyn ku hagoogatid tuko.

  56. ssc citizen f hudun
    inader adna waa salaaamtahay inader mareexaan waa cudud daarood oo aan inaga istaahilin in la caydhiyo waa in daaroodku guddi u saaraa arintan mareexaan macdalada waa in la furfuraa ileen kismaayo iyaguna waa sheeganayaane sidee loo caydhin karaa dad degaanka wax ku leh?????/ fur fur daarood intaynu ka aragnaa nagu filan wixii ka badan waa jar siyaasadeed oo daarood cududiisa lagu wiiqayo sawirka sare waa in aan aragno

  57. @nina sax ina adeero dhulbahante waa kablalax dee ina adeer mareexan iyaga fariisan la oo khal khal kawada jubooyinka soow ma ogid loooooooooooool haye anaaba idin shaqo imaan mardhow lool

  58. SSC-Citizen from Xudun

    BUDLIYE

    You are welcome Inadeer, Madaxdaydii baad tahay inaad dhiiqo gashid kuuma ogoli kkkkkkkkkkkkk

  59. filsan faaliso
    inadeertiis arintan kismaayo dhulbahnte kablalxuu ku jiraa lkn kismaayo in kablalx lee laga dhigo inoogu badbaadi mayso sidaas mareexaan in lanoo isticmaalo dhibkeeday leedahay

    ta kale dee dhulbahante caydh ma ah oo beri dhaw carabta sida loogu shaqo tagaa naloogu imanayaa naga qalee

  60. SSC-Citizen from Xudun

    NINA

    Salaam Inadeer.
    Inadeer Mareexaanku Wallahi sidaynu moodayno maaha, iyaga iyo hawiyaha ispaarada dhigta waa isku mid, 22kii sano ee burburku jirey bay Mooriyaan noqdeen, qof Daarood ah oo ay wax u ogol yihiin ma jire, kuwo aan isku magaalo deganahay baan kaga quustay, maalmihii Raisul wasaaraha la magaacabayey bay igu dheheen, Majeerteen waxba uma ogolin, ma xumaan dhahay ee Dhulbahante Risul wasaare maw ogoshihiin?? waxay iigu jawaabeen oo Dhulbahante iyo Majeerteen maxay isku keen dhaamaan sow Harti maaha,, aniga fekerkayga Daaroodka inta kale hays raacaan oo Mareexaan haday wanaaga diidaan magaalada ha laga saaro, si kale ma leh. magaalada dhexdeeday Ispaaro dhiganayaan waa Mooriyaan.

  61. KULUC,
    Si wanaagsan ayaad u hadashay, ogaadeen waa dad aad u liitaoo Faqash ah, markaa waa in meesha Somali joogtaba oodhan laga takooro, shaqadooda iyo sida loo shaabuugeeyo waxaa yaqaan Habaryoonis. Waxa ay u qaadan yihiin cid xadka dhaafisa sida agga Somaliland aanu uga fogeynay. Marka ay dani kubaddo Majeerteen iyo mareexaan wax la qaybso, Ogaadeen waa wada basaasiin…

  62. @badiliye haye ina adeerkiis waa caadi

  63. mida kale og ogaaden iyagaaba raba darood oo dhami iney wax ladhistaan oo leh kaalaya walaalayalow maamul ila samaysta mareexan marba meel ucararaya hada tvyada meel kasta kadhahaan jubaland waxaa leh hawiye atleast meey iska dhahaan anaga baa leh jubaland intey leeyihiin hawiye baa leh ma aqaan waxa kaqaldan maalina odayaal baa shir kuqabanaya leh kuwana waa tageernay jubaland kuwana xaq maahan leeyihiin waa reer iyagoo dhame si kale ah intey hawiye daba socdaan oo waxba u ogoleen meey dhulkoodi dhistaan oo maamulka kaqayb qaatan

  64. dagaal mareexan iyo ogaaden madhicin hada nimanka isdagaalay hada labaduba waa mareexan waa kuwa gedo iyo kuwo kale magaalada magaceedi ilaaway kuwaas baa idagaalay

  65. Filsan inader wAa kaa qaaday sidoo kale

    Inader caydu ma fiicna maalintii hore kuwo iidoora ayaa ku hor dhigay oo tolkaa kugu diray

    Kan somaliland watta iyo kuluc waxaasi waa iidoor iska ilaali yaysan kugu adeegan

    Inana cafis intaa ha inoogu ekaato

    Ssc from xudun inader mahad sanid dhex dhexaadinta thanks lot

  66. ilaahoow adaa jira hada ka hor baa daarood oo kismaayo ku diriray lagala hoos baxay hadana sidii bay u muuqataa war daaroodku ha sameeyo shir degdeg ah waa in mareexaan loo caqli celiyo tal kale suaal mareexaanku miyuusan rabin daaroodka kale inay wax ku yeeshaan kismaayo muxuu tabanayaa bal iiga jawaaba!!!!!! war daaroodku bal markan intuu dhexda xirto yaan kismaanyo lagala hoosbixin hadii kismaayo dagaal gasho ogaada jubooyinkoo dhan waa u dhamaatay hadii dagaalku noqdo ogaadeen iyo mareexaan waa dib haloogu noqdo 1991 tolow arintaasi yay dan u noqonaysaa daroodku ha ducaysto oo talada ha u midoobo yaan layna kala gadgadan ilmaadeerayaaloow

  67. SSC-Citizen from Xudun

    @Filsan, waa run inadeer, intii wadanku dunsanaa bay Mooriyaan noqdeen, kismaayo in laga buriyo waaye, meelahaas hawiye ha daba ordaan!!!

  68. SSC-Citizen from Xudun

    @Filsan, Ahahahahahahahaaa, way soo gelaayaan sug……Dhuumashay ku jiraan ilaa hada Loooooooooooooooooooooooool.

  69. @ssc ina adeero kuwaasi waa iska midgo xita in hadal lagu qasaareeyo maahan inkastey in fiican kujiraan hadana intooda xun baa badan mida kale iyagoo dhame midba fikir gaara beey kala wataan islama socdaan waxna iska neceb dhexdooda lool

  70. @ssc loooooooooooooooooooooooooooooool facebook baan mareexan kukarbaashi ani iyo kuwo kale qosol miidhan weeye loooooooooooooool halkan mareexan majoogan lakiin kuwa sheegayso baan kuhurgufine itilmaam looooooooooooooooooooool

  71. SSC-Citizen from Xudun

    @Filsan, caawa wax mareexaan ah oo aan xabadaha la dhacno noo raadi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hadaan Mareexaan weyno, inoo hay xabadaha anigaa og meeshaan ku hurgufayno Ahaahahahahahahahahah

    • war soo nama bartaan barbaaxdii sade ee 4o sado usocotay mahilmaameen you tube ka kacaatama ileen nafkale mahaysaane waadhiin dad isnacay waalwaalan rag iyo dumar iscaayo wax martabad ah aduunka kuma lihidiin oon ka ahayn in layn caabo aduun iyo akhiraba dhiig kar yaa idin layn aaqirkiin sade ayaan idinku ridi

  72. @ssc waaka qaatay ina adeero tankz

  73. SSC-Citizen from Xudun

    Budliye

    Gobanimo Inadeer, waaniga sheegay inaad Garaad tahay oo aanan kaa filayn, laakiin meeshan qof walba waa khaldamayaa, qofka aan ka soo noqon baa Xun…. Filsan iyaduna waa gabadh inadeerteen ah, dadkiina kala garan mayso markiiba difaac bay gelaysaa kkkkkkkkkkkkkkk @Filsan inadeer Garaadka raali gelinta ka qaado, oo bal is barta waa nin Akhyaar ah,……

  74. @badliye cafis

  75. Ssc citizen from xudun

    Inader walaahay waad itaqaanaa oo gabdhaha waa ixtiraamaa ee xooga filsan idaa idaba gashay markaa xoogaa xumad joojina ayaan ku dhuftay hadda kadib anigu la caytami maayo

    Filsan inader raali noqo xagayga cafis iyo saamax

  76. @ssc looooooooooooooooooooooool u wlccc ma sweet cuzz

  77. SSC-Citizen from Xudun

    @Filsan, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waan u jeedaa….thnx Inadeer.

  78. @ssc oki ina adeero hadaanan wax karbaashin maba joogi karo loooooooooooooooool but i will leave him for ur sake lol

  79. SSC-Citizen from Xudun

    @Filsan, Salaam Inadeer……Dagaal baynu ku jirnaa maanta ee karbaashka jooji Inadeer….General Budliyena waa Garaadkayagii oo kor uga qaad bahasha kkkkkk

  80. @ssc citizen salaamz sweet cuzz whats up

  81. @fanax loooooooooool mafahmo waxaad qorto lakiin waaku qoslaa it seems funny looool

  82. hawshaada wado what did i say? dee anuu fikirkayga sheegay caajis baana ihayay odaygan caloosha wayna budliyena waan karbaashay thats all and that make sence as long as iknow loool

  83. SSC-Citizen from Xudun

    General Budliye

    Inadeer sowtaad Garaadkayaga ahayd waa sidee, hayna ceebayn ee caqligu ha shaqeeyo, raga karbaash laakiin gabdhaha inaga ilaali, waa dhaqankii idoor liqe.. hadii lagu caayo xataa hore uga soco!!!!!

  84. K.k.k.k.k war filsan wa nag afke goof noq day kuwa saleban ah ba horay iyo gadal umaro bur cad baded ah k.k.k.k ruun qali anegu faqasheni ban ahaay khatuma dhalinta u hadasho waxa modi jiray wax walbo mid nimada kala wen tahay dorĂ²od iyo balen cata he kenen loolz isaaq wax idhamo ma arko asa wa irir samale ila ah loolz viva idoorland mida kale ruun mcn wanu jogna coramala iyo galjecel iyo shekhal wanu uso soco na jamama so maren ala cagdher to orod dheraye wale marexan inu gob yahay hbr gdr 6 kuya hay

  85. SSC-Citizen from Xudun

    Samatar

    Adigu duli duli dhalay baad tahay ee gabdhaha cayda ka daa, ma shaqadii idoor liqe baad la wareegtey, war ninyohow gabdhaha Absame ma caayi karnee naga xishood!!!!!!!!!!!

  86. War maanta waa maalinti dambiga ayaan u malaynayaa, lkn sxb dadka waxaa la
    kala gartaa maanta oo kale, ninka iyo gabadha maanta la safan dadka kismaayo
    ku soo duulaya oo leh , Cawr maleh iyo Gaal jecel baa leh , oo dhublahante sheeganaya, arinkaasi waa i gali waayey, Bal gaal jecel oo Harti Qawsaarnimo u keensaday 80 ilaa 90 ka hor inay xoolaha u raacaan , haddii ay dhulka yeeshaan ninkii iyaga keensaday muxuu yeelanayaa, darood badane , kkk wax walba waa laga dhex helayaa , qof baa leh sheekhaal , baajuun iyo Gaal jecel ayaa leh dhulkan yaab!!!!!!

  87. SSC-Citizen from Xudun

    Waar Allah ka yaaba oo cayda joojiya!!!!
    Anigu waxaan odhan lahaa maqaalka halkan ku qoran fekerkiina ku kooba, Caydu waa calyo, waa hubka qofka liita!!!

  88. Samatar
    BUDLIYE
    F. Faliso
    Ruun

    Bal waxad qoten dib u akhriya does it make any sense????

  89. @ kuluc ethiopia iyo kenya dhul ayaan kuleeyahay waana kamid ahay soomalinimadu ma aha mid adinka la in ka baryayao waayo inta dhul soomali degto oodhan aniga ayaa cadowgii ree yurub ka xoreeyay adinka ayaa ahaa ku wii diinta ka cararayay ee gaalo daba ordayay dee absame waxaad unecebtahay way idin soo guumeysteen kkkkkkkkkkkkkkkkkkk hawoye ayaad kolba matoor saartaan marna iriri baan nahay kudhaha marna carab ayaanhy ku dhaha abti hadaan absame aduunka joogi lahayn soomali majirilahayn

  90. SSC-Citizen from Xudun

    War Mareexaanka Mooriyaanta noqday ha la laayo, nacalaa ku yaale waa dugaag, intaa Daarood bay dhabar jebinayaan, war wuxu yaa yidhi waa Darood, hadaan warka arkay waan yaabay, ha laga saaro magaalada oo gedo ha lagu celiyo inan gumeedka miiran, bal hawiye inuu xukumo way ogol yihiin, maxay ku diidan yihiin hadii walaalahood Ogadeen xukumo.

    Viva Daarood
    Viva Jubbaland!!!

  91. @samar habartan ana kashaqaynaye habo idaa loool

  92. ruun waa badliye hooyadiis habar iyo wiilkeeda iskumeel wax kuqoraaya yaab waa habar dhilo ah iyo wiilkeeda oo khaniisa looooooooooool wax kasta waadku arkin meesha

  93. @ruun adi yaaka dhilaysan naa orod korso caruurtaada habar yahay 20 caruur oo kala aabaha haysata dhakh yahay ogaadena waxba kama ogide seexo bastar yahay xunta ahi

  94. war cayda inaga daaya hablow idinkuna bahalka cayda iyo afxumada nooga daaya oo amaanada inoo astura shaydaanka iska naara meesha aynu joognaa kismaanyo maha ee waa makhaayad hawada ku taala kismaanyana dadka naabad bay ku deeqi kartaa laakiin colaad ninna seexan maayo ee wanaag halaga fekero

  95. samatar

    mawqifkayga somaliland muxu tarayaa hadii somalia cadaw qabsado waxa loosoo socdaa saw aniga maaha, samatar anigu somali baan ahay adna ethiopian farqiga inoo dhexeeyaa waa intaas. absame waan uun maqlaaye ma ogaadeen uunbaa mise daarood farabadan. hadii absamuhu ogaadeen yahay muwaadiniin soomaaliyeed anigu idiinma aqoonsani nacaybna igama aha ee idinkaa somalinimada ka doortay ethiopian nimo iyo kenyan nimo dawlada somalia waxaad kaga kalsoon tihiin qudhun lafweynka kenya iyo uraagada arintaasi aniga igama farxiso.

    dadka somaliland ee aan ka mid ahay kulli waxaanu jecelnahay in somalia lugaheeda isku taagto oo shisheeyuhu ka baxo adna in lagi soo daabulaad rabtaa oo kulligeen somali oo dhan slave u noqono kukuuyo iyo amxaaro.

  96. @ ruun
    adna waa laguwasaa

  97. Kenya dalka waalaga saaraya cagdheer, sidii geelii baa lagala yaacin agah agah agah agah .

    Budliye
    wasaqda shaarka cad yeeysan kaa wasaqeeyn ka amus dhilooyinka ma waso dheh Aids baan ka qaadayaa yamta ka gal.

  98. @kuluc abti waan qoslay loooooooooooooool uunsi ayaan inoo shidi ileen budliye futadiisa baa uraysa e loool meeshu buu qudhun layimid lool

  99. @budhliye hooyadaa oo siilku dixir kagalay baad aragtay looooooooooooooooooooooooooooooooool ala maxaa hooyadaa daawatay bahalkeeda mindhaa markey seexato maradu kadhacdo baad daawan jirtay khasanaas

  100. @ kulu
    horta ninyahaw absamaha waad necebtahay mawqifkii somaliland waad iskadeysey

  101. filsan

    abti yey ku danbaajin, istaaqfuralayso oo shaydaanka inaga naar uunsigana ku tuuro ama foox waxaad hayso nebi salli calee.

  102. Looooool

    Filsan inta uu qudhmay baa dirxi dhex ordayaa uuuuuuuuuufffff

  103. Filsan uraayso meesha is kakabax caawa miyaa lagaa iibsan waayay saanbuuse laga adimay bahalka clean karee horta inta aadan la shaqategin

  104. saxid kandanbe

  105. @budliye nin abihis bikro jabiyay baa tahay ahahahahahaa ma ninkii kuqabay baad uyeedhan makhnuudyohow futada faraha kula jiraa

  106. waaryaadheen miyeydaan ilaahay ka baqayn maxaad faqashta magacayagii ilkayar usiiseen,

    anigu haday dabaqoodhi iyo faqash ii noqoto faqashtaan la jiraa ogaadeen soomaali maaha haloo hiiliyo faqashtaa somali dhaba ahe. mareexaan oo maamulka loo dhiibaa somalia ayey u fiicantahay ogaadeen oo loo dhiibana kenya,ethiopia iyo reerfoolxumo oo dhan. maamulka dadka dhulka dega halagu wada daro ,laakiin hadaan mareexaan budhtuuro u noqon meeshaas gacanta somalia waa ka baxaysaa.

    reer kastuumaw abtiyaal nimankaa sade daarood eed faqashta isla ahaydeen taageera hadii kale garoonkii caabudwaaqna waa idinka soo xidhmayaa kkkkkkkkk. wajiga sayidka iyo wejiga siyaad ayaa idin horyaal miduun ku hagaaga kan daan anigu idinkula taliyey kkkkk.

  107. @budliye abaha miyaa kuwasi jirayna markaad yarad khaniisyohow uraaya orodo iskaso dhaq waxa lagugu shubay

  108. Waar kii iidoor liqe ee sida loo abaahiyo yaqaanay mee

  109. khaniis baad tahay adeer marka wax qoraysa futada faraha kala bax waxa kuso uraaya waa futadaada aqas caleek orod futada iskaso dhakh makhnuud ilaa makhnuud

  110. Akh akh jinaabo.com filsan marka aan qoraalkeeda arkaba waxaa maskaxdayda ku soo dhaca naag lagu garaacayo

  111. Waa wareey war matii jinaabada qabtay ayaa meesha soo gashay waxaan lahaa webka maxaa ka dhex uraya naa orod is dawee jaahaabasyee sidaad uga ganacsanaysey baad is iloowdey oo meeshiiba waa qudhuntay tuf ku bax

  112. sahra

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  113. @budliye nin khaniisa baa tahay iska aamus yaaku baneeyay inaad hadasho orod futada meelahaas la war wareeg bilaa akhlaaq yohow

  114. @samatar sax

  115. @ budliye
    waar nacasyahaw qurjiile ayaa tahay naga aamus ,waar horufadhi waa website caalami ah ,dhulbahante uma xidhxidhna

  116. Budliye sx samatar waa nin jira lkn aad baan oga xumahay inu haweenka caayo samatar waxaan ku aqaaana fikir saliim aha ayuu dhiibtaa

  117. Samatar

    Hadaad siwacan u dhiiban weydo fekerkaaga waa lagaa caydhinayaa meesha

    Reerka aad u doodaysidna waa reer qiimaleh hadaadan ahayn mid gaha la dega

  118. Ruun soomaali wax xadka idhaafin kara kuma jiro ee tartiibso @ xamdi wll qofka walalkaa aha markuu kuuyimaado ee uu kudhaho ii hiili ayaa wax looqaban karaa mareexaan m,aiyaa daarood kale arkikaraba daarood bay oogu necebyihiin hawiye ama eeley ayay kaa jecelyihiin wataa halkaa dhigtay maanta

  119. Samar aad baad u akhlaaqxuntahay ee webka fekerkaaga si quman u dhiibo gabadha hanaga caayin eey baatahay sida dadka loolahadlo habaar kaga dhacay ee

    War wuxu muxuu ahaa

    Heegan waar qofkan samatar ogaadeen maahee yuusan kugu dhexdhuuman dullilga duligu dhalay

  120. Dadkan xaqdaray isku dilayaan waana dad ehel ah markaa illahay hakala qaboojiyo waa kugu dhimay oo kaa dhimaye.
    Idinkana way idin siman yihiin oo labaduba waa tolkiin ee waxba hakala xigsanina ee wanaaga uun ku kaalmeeya.

  121. @ ruun
    meesha m,aha meel laiskuwaso dhilo hawiye ayaad tahay

  122. Heegan jubboyinga absame ayaa xoreeystay inaad ku faantaan hadaad bilaawdaan oo soomaalida kale ka xigsataan , xadka in la idin dhaafinayo waa hubaal

  123. ilka yar miyaanay habar jeclo ahayn????
    oo awoowgood la naar xagay naga mareen anagaaba toosh boqol qaada ku raadina naye

  124. Waar marexanku waa midgo hala laayo.xawiye ayaa dabada ka soo wada viva daaroodka dhaladkaa eh kablalax viva khaatumo inkastaan kablalax noo hiilin hadana waxbaa na qaadaya markaanu maqalno cid bay is hayaan, I wish inay sidaan ugu hiilin lahayn noogu hiiliyaan

  125. heegan waxa ayan daro ah nin daarood ah oo leeh reerki reer heebel dhuulkiisi waa laga qaatay o marka laga qaadanay adigu xagad jiirtey hadad waxa isku hasiit maad udhiicisid ileen waa gacan taadii midiige

  126. heegan burburkii soomaaliya waxyaalaha uu ka bilaamay waxaa ka mid ahaa dagaalkii kismaanyo ka bilaamay ee dhexmaray ogaadeen iyo mareexaan maantana haddii aad halkii dagaal ka bilowdaan waxaa dhacaysa in labadiina qolaba ay kismaanyo dhaafto oo dad kale qabsadaan marka miyaanay haboonayn in aad iska daysaan midi midi ku taaga oo aad si fiican aad wax u qaybsataan idinka oo dadka kale ee deegaanka ahna tixgelinayaa

  127. Ruuun wll dhamaan beelaha aad so tirisay wey degaan jubaland lkn waa looga badanyahay odayaashi matalilahaa ayaa jooga kismaayo cidna wax uma diidana lkn qofkii dhib wada wa la iska qaban sharcigana la wafajin

  128. Dhankaa dhan iga dheh , allaylahe Ruun-na waa is cadaysay, walaalaha Galgaduud, dhu-balaadhigii ka dhaxeeyey, miyaa wali u sii muuqda walaashis
    haw shaada wado

  129. Fadeexadan yaabka leh
    madaxweyne Culusow oo cidkasta graoonka Airport uga hortegaya kkkkkk
    madaxweyne culusow halo sheego shaqadiisa JOB DESCRIPTION !
    NGO xitaa kama fakanayso isaga horcararaya cajiib yaab !

  130. Beelaha shiikhaal ,baajuun,biyo maal gaal jecel, cowra male, ayagana fadhiga haka kacaan dhulka asalkiisa adingaa lahaa hubka qaata, hadaad cabsaneeysaan beelaha idinla dhashay u wacda ayagaa ka hurgufaya oo xadka dhaafinaya .wbtq

  131. Budliye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ina adeer kablalax iyo daarood weyne ayaan u ogolnahay inay nalaqaybsadaan lkn reekii mareexaan ayaa hawiye daba luudaya oo moodaya inaan wax u diidanahy wll bal fiiri beesha sade ayaa xamar ku shirtay ayaad maqli hada waxaad maqli beesha sade ayaa garbahaareey shirkuleh hadana waxd maqli beesha sade aya dolwo shirkuleh wa ree kala fakaday oon midnimo lahayn oolarabo in awooda kablalax lagu wiiqo, @ ruun maxaadtiri jareer eelay maqaar dubato waligood meel ay xukumaan ma argtay horta ?? Yaan maskaxda lagaa kahldin raaskaambooni waa ragii degaanka lahaa

  132. Doqomadu iyaga isu xoog weyn lakin ma arkaan cadowgooda !
    Hadii arintu sidaan kusii socoto marka danbe Kismaanyo waxay noqonaysa magaalo Hawiye kuwan isku haystana waa laga eryanayaa.
    Gobolka jubada hoose hadii laga shaqeeyo khayradka ku duugan
    wuxuu anfici karaa geeska afrika oodhan beeraha xoolaha macdanta iwm.
    Soomaalay garaad laay Garashada saboolka xeedhada salkeedii
    madhowee sideed odhan …Abwan maxamud c,lahi Singub.
    Garashadu ha shaqayso qabyaalada iyo jibada meel laguma gaaro.

  133. Walee Ruuneey walaashis anigu ku qarin waayey, waxaanse ka helaa sida aad
    mar marka qaarkood aad jidbada noola dhex boodid, midse ha ka yaabin Daarood waa dawlad marba inay adiga oo gabar Soomaaliyeed ah ku xumaayaan ha ka biqin

  134. Heegan

    Dee inader kablalaxa kale wax ma uga o goshihiin mise idina siyaasadii majeerteenka ayaad barateen oo motor baad ku kacsanaysaan

  135. Afar wiil oo mareexaan ah oo dadkoodii si gardaro ah loo xiray baa saacado saldhiga heeystay, mareexaan oo dhan hadeey dagaal soo qaadi lahaayeen cagdheer xadka waa la dhaafi lahaay, jubbland wax la yiraa majiraan beelaha sheeganaya waa dad dool ku yimid, jubbland raxanweyn iyo jareer iyo mareexaan baa uga badan oo leh, 9kun oo askar raxanweyn ah ayaa u soo socoto gobolada juboyinka iney gacantooda ku soo celiyaan. Beesha jareer weyne iyo Tuni ayagana dhulkooda waa ineey difaacdaan. Wbtq

  136. dagaalkani wuxuu udhsxeeyaa sade iyo kablalax,beesha mareexaan waxay kabo qaad unoqotay iljeexdii galgaduud kaqaadey

  137. Reer kii mareexaan dhuusa mareeb waxaa ka qaatay cayr cadaado waxaaka qaatay saleeban xeeraalle waxa kaqatay XER waxa gacantooda ku ha dhay waa caabud waaq oo lala dago dhulkaas ayaa xoreyn ubaahan ee may soo dhacsadaan waa iyaga hawiye dabada ka sooriixayo eelagu jabinayo walaalahood KABLALAX maamul daarood hadii la dhiso guul bay inoo wada tahay maxaa aqliga ka qaaday adeer wey dhamaatay kursigii aad ku raaxaysan jjirteen ee wiila sha ogaadeen xabada laisaga dhigaya jaale siyaad raximulaahi uu ku beer la xowsan jiray ABTI cadow ga ha iijabinina kismaayo mooriyaan boos ooga ma banaano kar baashk a wuu socon inta mooriyaan diimedd ka laga cidhibtirayo

  138. kkkkkkkkkkkkkkkkkkk mareexaan kulahaa ,mareexaan xer oo soomali ugu xun ayaa jabisey ,hadaaba laugaadhsanayaa,wixii ilkayara
    guuuuuuuuuul raskambooni

  139. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk away dadkii lahaa raaskaambooni ayaa laga saray magaalada mar hore ayaan idin sheegay ilkayar iyo iljeex inaysan talaabo gadin karin bal fiiri hada 2 mooriyaanta aha ee dhintay waa ilkayar taliyaha ay galaafteena waa ilkayar ku wa la xidhxidhayna waa ilkayar iyo iljeeexxx mooriyaan xaaran cun lagu sookoriyay saa un buu meel xun ugu dhiman ilkayar iyo iljeeeeex lama soo dhawaysto guuulaysta wiilasha laholin waayay RAAS KAAMBOONI guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuullll

Leave a Reply

Recently Commented

  • Idoor liqe: http://harowo.com/daawo-khaatu mo-state-oo-dhaqaaqday-horumar ka-iyo-hees-macaan-oo-wadani-a h-video/
  • Idoor liqe: http://harowo.com/daawo-khaatu mo-state-oo-dhaqaaqday-horumar ka-iyo-hees-macaan-oo-wadani-a h-video/
  • Hawshaada Wado: i iyagana xilka ha laga qaado
  • MOHAMUUD: aabahaa iyo biyaha macaanba was kulahaa biyo, muu hargaysa biyo geeyo yaa uga baahan , qabiil xiiqsan oo...
  • hargaysawi: kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk nicholas key oo sheegay wuxii...