(Daawo Sawiro) Xidigo Soomaali Ah Oo Ku Guleystay Bilad Sharaf Kadib Markii Ay Sameeyeen Flim Aduunka Ka Yaabiyey
Labada Jilaa filinka Asad ee ah walaalaha da’da yar ee Soomaaliyeed ee lagu kala magacaabo Harun iyo Ali Mohamed ayaa filinkooda ASAD kaga qeyb galay abaal marinta Oscars Academy award ee ah tan ugu weyn dunida, waxaana ay caruurtani ahaayeen qaxooti Soomaliyeed oo dalka South Africa ku nool laakiin jilay taariikhda saxda ah ee noloshoodii oo ah mid ku saabsan xili ay kaluumeysan jireen balse lagu qasbay inay noqdaan burcad badeed.
RIIX HALKAAN HOOSE SI AAD U DAAWATO FILMKA AY SAMEEYEEN WIILASHAAN
Filinkan oo ah mid sheeko gaaban ah ayaa waxa uu qabsaday caalamka waxaana ay ku guuleysteen abaal marinno inkastoo uu ku gacan seyray Oscarka, waxaana labadan wiil ee Cali iyo Haaruun u suurto gashay in ay ka qayb galaan munaasabad xiddiga dunida ugu caansan lagu siinayey abaal marin waana Roogga cas ee Los Angeles, iyadoo si aad ah loogu soo labisay waxayna noqdeen xiddigo oo waxaa ad kaatayba sida loola kulmo, iyagoo lagu keenay gawaarida kala jiidan ee raaxada.
Halkan Ka Daawo Sawiro
Hadaba filinkani Asad ayaa ah mid ka turjumaya qisada caruur badan oo Soomaaliyeed oo la cas kareeyay, kuwaasoo badaha ku yaacay waxaana filimkani uu caalamka gaarsiinayaa xaqiiqda ka jirta dalka Soomaaliya ee dhinaca burcad badeeda.
Xafiiska Wararka Ee Shabakadda Horufadhi News Media
horufadhi.com@gmail.com
Short URL: http://horufadhi.com/?p=25329






Alla Gaal markuu danleeyahay qosol balaadhanaa, wiilaashaas yar yar milionis baa filimkooda ka soo baxayaa , laga yaabee inuu Fara foodood ka siiyo ama waa idin dhoofinaynaa la yiraahdo
ogeysiis
waxaanu qimayn ku sameynay kuwa kuhadla afka ilma bureeqo
1 cali qabyalad aabehed
2 kuluc iska yar banbaanshe xaga cayda
3 daalo somaliland xarabo tag 24 saacba
4 somalilander waxan jirin amaane
5 hargeysawi ina laab lakac
inta kale waa inoo iyo markale