|

Maqaal: Doorkii siyaasadeed ee beesha Habargidir oo la tebbayo.

Soomaalidu inta badan waa dad is yaqaana iskuna ogaado arimo badan, waxyaalaha Soomaalidu isku qiimeyso waxaa ka mid ah halgamada waa weyn ee dhaxalgalka ah walow kuwa badan ay iska indhatiraan oo ay cid ama qabiil ay neceb yihiin ku duudsiyaan xaqii halgan iyo shahiidnimo ee ay dalkan u soo galeen.

Inta badan Soomaalida dhaqankeedu wuxu ku tiirsan yahay Baadihaya, sida ay u kala reer Baadiye badan yihiin baa Aallaaba lagu qiyaas qaataa inay dhaqankana ugu kala adag yihiin, sidaas daraadeed hadana qofba qofka uu ka sii reer Baadiyeysan yahay ka Gaalo neceb, waxaa laga yabaa nin reer Baadiye ah oo weligiis aan Salaad fooda dhigin, isla markaana aan aqoonba ama sixi karin Salaada, hadaad kelmedo gaal jacayl ah ama aad ku duraysid inuusan gaalo waxba ka sokeyn aad u adegsato inuu nafta ku dhaafinayo waa hubaal.

Hada marka la is reer Hebelaynayo, Soomaalida koonfurta degta inta badan waxii ka sii rogan Gaalkacyo ilaa gobolada dhexe waxaa aad ugu badan Habargedir, beesha Habar gedir marka laga hadlayo beelweynta Hawiye, waxaa la dhahaa waa kuwa ugu damqashada badan dalka, marka la eego sida ay u kala fogyihiin gumayste doonka.

Habargedir waxaa hubaal ah in dagaalkii Ethiopia lala galay sanadkii 2006dii ilaa ku soo dhawaadkii 2009 ay laf dhabar u ahaayeen, waa hubaal in Soomaali badan ay si wajiyo kala duwan ah u aragtay dagaalkaas, qaarkoodna ayba ku Eedeeyeen reer Muqdisho in loo eryanyey Ethiopia qabiil laga urinayo Daarood, balse markasta waxaa hubaal ah in dadka badankiisu uu daafacayey dalka.

 

Hada xaalkan iyo ujeedka qoraalka.

 

Hadaan ku soo dhawaado hadalka, wadaniyadii beeshaas waxaa mugdi geliyey waxii ka danbeeyey bishan 13keeda oo sida muuqata ay khalad ku raaceen kuna daafacayaan Xasan Maxamuud CUlusow oo sida qofkasta oo garaadleh u cad galay khiyaano qaran, inta badan waxaa la eegayey in xildhibaankii laga helo beelaha hawiye ee ka soo horjeeda heshiiskaas qaran dumiska ah uu noqdo Habargedir maadaba tuhunku yahay wadaniyad baa lagu ogaa, balse waxaa muuqata inay noqdeen Fiqi tolkii kama janno tago, dad badan ayaa ka dhawrayey inaysan qaadan wax Soomaali kala jara, inta badan waxyaalaha lagu qiimeeyo gobonimada waxaa ka mid ah in qabiil uusan xumaan isku wada raacin, waayo hadaad madax iyo mujaba u dabafayshaan khayr laawaha xumaan ka taliska ah, waxaa halkaas ka muuqanaysa in ay jirto isma dhaantanimo.

Weli dadka rajjada ka qabaa Muqdisho waxay eegayaan doorka Xildhibaanada, Siyaasiyiinta iyo indheergaradka Habargidir, waxaana dad badan lee yihiin reerkii ma waxaa u hadhay Axmed Diiriye oo ay dhegihiisa ka qaylinayso xabadii 1991kii iyo Kismaayo ha laga hortago, miyeysan lahayn hogaamiye siyaasi ah oo qaranimada Soomaaliya shafka u tuma, dad badana ku dabafaylaan siyaasad xumada Xasan CUlusow iyo beeshiisa Abgaalna ka faa’ideysta.

Waxaan maqaalkaygan ku soo af oodayaa, Beesha Habargedir waa inaysan juhdigooda siin, gobolka Shabeelaha hoose ee ay qaranimada guud iyo dalka midnimadiisa iyo masiirkiisa wax ku yeeshaan, waana inay laabta ku hayaan in Gofonotoore gobol uusan cidna meel gaadhsiinayn. Waxaa kaloo xusid mudan in Habargedir weligeed aysan ku jirin beelihii laga ilaalin jirey madaxnimada, balse meelaha ugu muhiimsan dalka loo dhiibey jirey ayadoo lagu qabey kalsooni wadaniyadooda iyo nacaybka gumaysiga iyo kala go’a Somaaliya. Waxaana tusaale kale ku filan inkastoo dad badan u arkeen in Dr, Abdulqaasim Salaad Xasan ahaa nin u nugul qabiila hadana weligii afkiisa iyo adinkiisa lama maqal wax dhaawaci kara qaranimada Soomaaaliya wuxuuna ahaa ninkii ugu ad adkaa ee KMG ah ee midnimada Soomaaliya carrabka aan ka qalanjin jirin. Ugu danbeeyntii waa in beesha Habargedir ay soo celiyaan hogaan ahaan iyo masiir ahaanba doorkoodii Muqdisho iyo dawladnimada Soomaaliya, baho Talyaanina dalka qabtaan, sida Dhulbahante u hortaaganyahay baho Ingiriis.

Hamsa M, Abdi.

Wya2007@hotmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=30569

Posted by on May 3 2013. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

11 Comments for “Maqaal: Doorkii siyaasadeed ee beesha Habargidir oo la tebbayo.”

  1. Waar horta reerki la odhan jiray habar gidir iminka fadhiidbey noqden wayo wa ragi beri samadki america xamar ka saray lkn xalkogu wa alow sahal rer tolkey ugaadhsiba lagu laayay

  2. Walee runbu ka shegay wariyahu lkn waxad ogatan besha sade mareexan iyo habar gidir loma ogola xilka somalia wayo h gidir wa rerki la dagalamay UNISOM wa la oga afkey ciida u daren lkn iminka waxey noqden fadhid

  3. AHAHAHA .COM …

    maantana ma habar gidir ba laleeyahay laascaanood hanoo xorayso ahahahahaha oo aawaal dagaalkii iyo shirkii taleex ahahahahahaha

    viva somaliland

  4. Marka warkaan Maxaa loola jeedaa ? In habargidir mucaarado dowlada ? Misa abgal in ee nacdo? Kkkkkk. Horta dowlada wax lagu mucaarado meesha ma yaalo, kii dacwo qabo yuu qabil adeegsanin ee meesha loo Maro ha u Maro, sidaas ee tahay habargidir iyo abgaal waa Walaalo ee hiraab bee isla yihin, hawiye dhaxdooda bee ayaga is xigsadaan ma cid kale ee arkaan ? yaa wax kasto qabil loo adeegsanin, ee siyaasad lagugu taageri Karo ha la adeegsado oo dadka dan u ah, khaatumo cid ka soo horjeedo oo diidan ma jirto waa hadii runta laga hadlo, ayagaa laga rabaa in ee is mujiyaan ee wax la imaadan.

  5. Horta mala yaabtaan habar wareersan oo caruurtedii dayacday
    Gurigeda ka shaqayn aan daaqadaha u furin qashinka iska qaadin
    oo meeshan ka niic leh fadhi-kudirir Damn shit kkkkkkkkkkk.
    Eedo orod qubeyso timaha shanlayso/feedho make up isku duug
    kadib sariirta taag kadib iskalawadh then halagaga xunbaysiiyo Creamy lol.
    i.m porno star. How do you like intercourse ?

  6. Geesiga

    Riwaayada ka bax , HAda Ma hawiyaa noqday ictiraafbixiyayaal . Kkkkkkkkkkkkkkk

    Walahay waxaan xasuustaa barigaad aqoonsiga ka raadin jirteen .Ethiopia , ingriiska , yahuuda , maanta Ma hawiyaa aqoonsigii galay ahahahahahahahahahahaha.

    Ha wareegtee ha waraabin , ha socoto riwaayadu ………..ilaa 2030 …………………

  7. habir gidir waa hawiye waa niman soomaalinimadu run ka tahay waa niman wax ka dega soomaaliland sida beesha (fiqi-shini). hawiye waxuu go,aan ku gaadhay inuu soomaaliland ictaraafo. markay noqoto dawlad aduunka laga aqoonsanyahayna ay ciidamo u soo dirto dawlada soomaaliya si looga saaro ciidamada ajnabiga ah ee jooga sida ,ugaandha,burindi iyo kuwa kale oo badan.wadankuna u noqdo laba wadan oo walaalo ah oo iskaashada mar walba.kkk

  8. habar gidir weligood siyaasada somalia iyaga horboodi jiray lakiin waxaa kafariisiyay siyaasada somalia c/laahi yuusuf ilahay haw naxariiste oo abgaal sociyaarsiiyay ninkan qoraalkan qoray miyaanu ogayn lataliyaha xasan sheikh iney habar gidir yihiin miyaanu ogayn nimanka habar gidir oo somaliland aaminsan oo xafladaha somaliland kamaqnaan iney yihiin habar gidir dadka muqdisho jooga oo dhaha walaalahayo reer hargeisa waa habar gidir marka qoraalkan waxaan uqaatay dharbaaxadii xasan culusow kaga dhacday inuu habar gidir naf biday looooooooooooooooooooooool

  9. Kkkkkkk waxaan u arkaa awr kacsi iyo siyaasad qoraagu ka rabo habar giddir
    Laakin taariikh da beel lagama sheego Wadani iyo siyaasi Aan C/ laahi Ciise
    Ahayn weligood ma yeelan waa sida somalidu I taqaan lakin iyaga aragtidood
    C/lihi Ciise alle haw naxariiste Wadani iyo siyaasi Kama aha
    Waxa la weyn oo siyaasi iyo wadnuhu u yaqaanin
    Nin kii Somali halka dhigay muqdishona bahalo galeen
    Ka dhigay 22 sano Caydiid. Markuu ka dhinteyna
    Hadba wiil yar baa waqooyi looga soo diraa Amiir u noqda
    Axmeddiriye na oday bu ahay ,Yusuf garadna waa aqoon ya hanka ay ku faanan
    C/qasim ka carta ku fashilmay Awalba taariikh ma lahayn cartana kuma yeelan
    Isku soo duuboo reer kani waxaysan geyin oo qaadi karin ha ku xambaarin.

  10. Kkkkkkk waxaan u arkaa awr kacsi iyo siyaasad qoraagu ka rabo habar giddir
    Laakin taariikh da beel lagama sheego Wadani iyo siyaasi Aan C/ laahi Ciise
    Ahayn weligood ma yeelan waa sida somalidu I taqaan lakin iyaga aragtidood
    C/lihi Ciise alle haw naxariiste Wadani iyo siyaasi Kama aha
    Waxa la weyn oo siyaasi iyo wadnuhu u yaqaanin
    Nin kii Somali halka dhigay muqdishona bahalo galeen
    Ka dhigay 22 sano Caydiid. Markuu ka dhinteyna
    Hadba wiil yar baa waqooyi looga soo diraa Amiir u noqda
    Axmeddiriye na oday bu ahay ,Yusuf garadna waa aqoon ya hanka ay ku faanan
    C/qasim ka carta ku fashilmay Awalba taariikh ma lahayn cartana kuma yeelan
    Isku soo duuboo reer kani waxaysan geyin oo qaadi karin ha ku xambaarin.

  11. habargidir , habarjeclo, habaryoonis …… habar habar

Leave a Reply

Recently Commented

  • Matan: casho sharaf labaad ee garaad jaamac garaad ismaaciil magaalada Hargeysa ee xarunta S/Land. mahad iyo amaan...
  • kuluc: kalshaale kkkkkk silaanyaa amaanta rayaale ka xanaaqa markaa hadaan la odhan rayaalaa waxaa kugu dhaamay waanu...
  • Famoon: Nimankii gaagabnaa baa waxaa soo qayla ah dhigay haddii kuwii dhaadheeraa yimaadaan saa yeelaysaan??
  • sOmalilander: 3 wariye oo laascaanoodlagu xidhay wax macnaleh samayn samayso , HAATUF miyaydaan maqal in gabigiisiiba...
  • Matan: the future president of s/land, saleeban ciise axmed (xaglatosiye), garoonka diyaaraddaha ee caasimadda...