|

Shirkada Dhiigshiil Group iyo isgaadhsiintiisa Somtel oo toos uga qayb qaadanaya kala goynta dalka.


DHIIGSHIILWaxaa tvga SNM ee ku hadla afka jabhada Siilaanyo madaxda ka yahay toos looga daawanaya hadalada caadifadaysan ee Soomaalidiinimada, midnimo diidnimada iyo kala Irdheynta shacabka Soomaaliyeed xanbaarsan ee ka soconaya daafaha dunida, taasoo ay ku xusayaan maalintii ay Soomaali ka diideen qabiilka Isaaq.

Waxaa wax si toos ah hoos ugaga qoran  waxaa Live kan fududeeyey shirkada Somtel ee Dhiigshiil lee yahay, waxaana halkaas laga waraysanayey islaamo waayeel ah oo aad u caadifaysan kuwaaoso ku qaylinaya hadalo ka dhan ah Soomaalinimada iyo midnimada. Shirkada isgaadhsiinat ee Somtel waxaa iska leh Dhiigshiil, waxayna si weyn uga hawlgashaa deeeganada Khaatumo ayagoo malaayiin dollar bishii ka hela isla markaana aysan jirin cid kula xisaabtantaa.

Markaad joogtid magaalooyinka Buuhoodle iyo Laascaanood, dhalinyaradu waxay aad u isticmaalaan Somtel ayagoo ka hela daqiiqado badan balse lacag joogto ah ku shubta, taasoo si toos ah loogula dagaalamo dadka reer Khaatumo iyo umadda Soomaaliyeed wadajirkooda.

Dagaaladii ka soconayey   Kalshaalle sanadihii 2010 -2011 ee ay soo qaadeen maleeshiyaadka Siilaanyo iyo beelihiisa ayaa si buuxda gacan dhanka isgaadhsiinta ah uga helayey Somtel, ayagoo si toos ah u qaybinayey telefoon ay ku wada xidhiidhayeen si bilaash ah horjoogayaasha maleeshiyaadka Duulaanka ahaa, kuwaasoo si bilaasha ah u wada hadli jirey dagaalkana ka hogaamin jirey, waxaana sidoo kale la ogaaday in sila Aaladaasi ay lahay lanbar dhexe oo si toos ah warka loogala socdo guriga Moorgan ee hoyga u ah Siilaanyo.

Markii maanta Soomaali badan daawatay iskaashiga dhanka Soomaali ka cararka ah ee sida badheedhka ah ugu ololeenaya maamulka beesha Dhiigshiil ayaa dad badani is weydiinayaan sida uu Soomaali uga dhex ganacsan karo, isla markaana loogu tilmaami karo Dahabshiil Group Company mid Soomaali lee dahay.

Warbixino joogto ah oo shirkada Somtel iyo kooxdooda dhiigshiil ah kala soco horufadhi.com anagoo soo deyn doona warbixino joogto ah oo aan ku faah faahinayno dhibaatada ay ku hayaan shacabka reer Khaatumo.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=31890

Posted by on May 18 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Shirkada Dhiigshiil Group iyo isgaadhsiintiisa Somtel oo toos uga qayb qaadanaya kala goynta dalka.”

  1. waalagu salamay dahir dahiro adiga waxan kuu aqanay wiil aad u qiima badan wadaniyadu dibada ka qubanayso aan wax dulmin aan waxba dhib cidna u geysan isaga lakin la dhibateyo sasan qabay hada waxaan aad beryahan danbe ula yaba in aad u malayso adiga bes inad wax fahmikarto walalow aniga waxan ku jira dadka kutagersan lakin waxa u jeeda inaad colada isku dhufashada wax maleega qaladad badan arimo badan aad qayb ka noqnaysid walalo jooji waxii turxan samaynaya iyo inad shalay ahayd dhexdhexad manta bal aqri warakaaga qoran wax xanuun reebaya bad diyarsatay lakin fadlan umada isu soduwasidi shekadi caliqalife wasidi bare hirale wasidi boqolaal war oo wayadan malaha cid cadufaysan ba kuu qorayay wayadan marka fadlan waxan aniga daremaya inad rerba rer kuso jedinayso iyo xasuusin waxanan ka codsanaya sidadi wanagsanayd ku noqo iyo wadani nimadadi dhulbahantena waxay kuu tageran waa wadaniyad lakin wayadan kolay aniga waa ujeeda walalo bay alasoow mahadsanid

  2. reer bicir bacayr dheh
    waa tii UN ku ini tiriyey oo inika iyo gudabiirsey aad ka yaraateen majeerteen
    laamgaab yaa laangaab

  3. Maxamed saciid ama guddoomiyha dahabshiil waa wiil reer sheekh isxaaq taa ogoow waan lagi ilalinayaa sharafad asharafada reer binu hashim
    Adigu ciil ku dhimo guul snm

Leave a Reply

Recently Commented

  • Layla: Marna waa pint marna waa khatumo odayashan wareersan marba meshii dheri lagu kariyo ha taganaan, mowqif maleh,...
  • Darbisamaroon: Waxan waa iska fadhikudirir iyo waaqica ka jira dadka Somaliyeed dhexdiisa doodan waa iska...
  • Layla: j/s ha sameysteen garaad cusub oo 2da garad ee hagryasa jooga ka madax banaan waliba aan aheyn walalkod Madama...
  • Layla: Okay, Mo
  • Mo: Walaale Layla, Wuu joogey laakiin Illaah mahadii Garaadadii halkaa fadhiyey Khaatumo State wax aan ilaa hadda...