|

Halkii Dollar ee aad ka iibsato Somtel , waxaad ku dishey qof reer Khaatumo ah, waxaadna ku kala goysay Somalia.

DHIIGSHIILWaxaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed ka daawadeen Tvyada ku hadla afka jabhada Siilaanyo ee gooni goosadka ah barnaamijyo toos{Live} ah oo ay soo tebinayaan shirkada isgaadhsiinta ee Somtel ee DHiigshiil Group, kuwaasoo fududeynayey in la naco midnimada Soomaaliyeed, dadka Soomaaliyeed, calanka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan dadka la deegaanka ah ee ka soo horjeeda fekerka kala goynta dalka ee Khaatumo , Awdal iyo weliba Maakhir.

 

Waxaana la ogaaday in deeganadan iyo dadka  nacaybka loo marinayey warbaahinta la iska arko ee Somtel bixisay qarashka ay si kala hadh la’aan ah ay u isticmaalaan kaadhka ku hadal ee Somtel iyo laftooda, waxaa hubaal ah in halka Dollar ee aad ka iibsato ku hadalka xarunmeedka Somtel aad ku waxyeelaysay naf Reer Khaatumo ah oo lagu dili doono , kuna fududeysay dhaqaalihii loo adeegsan lahaa in dalka Soomaaliya si sahal ah look ala gooyo.

 

Waxaa hore loo ogaa in shirkada Dahab Group ay iibiyeen hub culus wakhtigii dagaalkii Kalshaalle ayagoo markaas doonayey in la xidhib tiro dadka deegaanada Khaatumo ee G/Cayn, waxayna kaga qayb qaateen si kasta oo suurogalnimo ah oo lagu gumaadi karo shacabkaas. Qabsashadii laascaanood ee sanadkii 2007 waxaa hubaal ah in booyado shidaal oo Dahabshiil ku xardhan yahay ay dhexmarayeen magaalada ayagoo gaadhsiinayey saadka shidaalleed jiidaha dagaalka ka markii awoodii dhaqaale ee maamulka kooxda Somaliland ay wiiqantay.

Sidaas daraadeed shacabka gudaha ee reer Khaatumo waa inay deg deg u qubaan kaadhadhka, kuwa kale ee reer Boorame ee loo isticmaalo shilinkooda waa inay daadiyaan ayaguna reer Maakhirna waa iany burburiyaan dhaqalaahaas, waxaa hubaal ah in  dhaqaaluhu yahay shayga ugu badan ee lagu curyaamiyey dhaqaalihii kale ee shacabka Khaatumo State.

 

Warbixino kale oo xaqiiq ah iyo Daraasaadyo kale ha moogaan dhawaan insha Allaah.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=32039

Posted by on May 19 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

7 Comments for “Halkii Dollar ee aad ka iibsato Somtel , waxaad ku dishey qof reer Khaatumo ah, waxaadna ku kala goysay Somalia.”

  1. Bal beenta ninkaa weyn ee saanbuuse eega 170 dollar meel teleohone lagu isticmaalaa ma jirto aduunka buuhoodlena daa hadalkeeda kkkkkkkkkkk, 20 euro ayaan free call,free internet ku isticmaalaa bishii weliba 60 daqiiqo ii dheertahay oo aan somaliland ku waco, alltogether waa 20 euro walaahi.

    Shirkadu waa shirkad ganacsi hadii adeegeedu ku qanciyo isticmaal hadii kalena tuur simple, tvga qaranka bilaash adeega live ka ah ugumay samayn ee kharashbuu bixiyey dabcan macaamiisha reer somaliland na way kusoo jiidanaysay shirkadu. Mida kale hadii aad istidhaa dahabshiil xaasid waad ku dhex waalanaysaa, shariikad soomaaliyeed oo aanu saami kulahayn ama aanu wada lahayn way yartahay.

    Inta magaciisu ku qoranyahay waxa ka badan inta uu u samaystay si uu gobolo gaara macaamiishooda usoo jiito, kun xawaaladoodbuu leeyahay oo aan dahabshiil ahayn kuwo kalena saamibuu ku leeyahay. Ninku markuu hantiile yahay wuxu kuusoo samaysan karaa “buuhoodle telecom” markaasaad dalaq leedahay kkkkkkk ganacsi waa art xirfado badan la isticmaalo, haysku mashquulin hebel xaasid ee dantaada uun ka raac.

  2. snm oo runta isu sheegaysa iyo habrihii oo xisaabtamaya dhegaysta suldaanka guud ee garxejis oo cimaamadii tuuray oo yidhi 22 sano ayaa habruhu been isu sheegayeene aynu odayadii iyo xamar u tagno loool

    http://allssc.com/63608-2/

  3. waa wax laga naxo in nimankan dhibkan gaystay weli la sito lanbaradoodii anigu waxaan joogaa buuhoodle hadaan tuuray markaan warbixintan arkay waxaan kaloo go aansaday inaan ka qaado islaantayda oo ayaduna mid sidatay caawa waaba caawannimo wallahay hadii kuwan la sii wato lanbaradooda bishii waxaan isticmaali jirey ku dhawaad 170 dollaar waaba ey.

  4. kkkkkkkkkkkk waar sowka reerku halka dollar hargeysa usoo doonta, dollarka somtel aad siineysaaan dhulkiina ku xoreeya bal somtel waxbaba ha siininee kkkkkkkkkkkkkkk mise caydhii islamaha ayaa laydinka jaray oo tanaad keenteed walaahi u know guys in benefitkiina uu ingiriisku badalay lacagtii islamaha laga soo gurayey hada ma jirto markaaa farsamo cusub iga dheh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk oo dawarsi

  5. AHAHAHA .COM

    Quba cellphonada .. Wat the joke !!!

  6. caaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac
    waar bilaahj calykum naga duwa bahasha

  7. kkkkkkkkkk Adeer dee taasi suura gal ma aha in ay shacabku mudaharaad noocaas oo kale ah sameeyaan waayo kaadhka marka qofku iibsanayo tusaale ahaan hal dollar ujeedadiisu maaha inuu qofkaa u daneeyo laakiin waa in uu isagu ku danaysto oo cidii uu rabo kula hadlo markaas dee bal adigu taleefan lagu hadli karo keen Buuhoodle markaas ayay reer Buuhoodlena joojin doonaan.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Idoor liqe: http://harowo.com/daawo-khaatu mo-state-oo-dhaqaaqday-horumar ka-iyo-hees-macaan-oo-wadani-a h-video/
  • Idoor liqe: http://harowo.com/daawo-khaatu mo-state-oo-dhaqaaqday-horumar ka-iyo-hees-macaan-oo-wadani-a h-video/
  • Hawshaada Wado: i iyagana xilka ha laga qaado
  • MOHAMUUD: aabahaa iyo biyaha macaanba was kulahaa biyo, muu hargaysa biyo geeyo yaa uga baahan , qabiil xiiqsan oo...
  • hargaysawi: kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk nicholas key oo sheegay wuxii...