|

Maxkamadii Shirkadda Dhiigshiil iyo weriye Daahir Calasow oo lagu kala adkaaday,{Warbixin}.

Maxkamada Holland Maxaa kala qabsaday Maamulayaasha Dahabshiil iyo Waagacusub .
Maamulayaasha Shirkadda Dahabshiil iyo Warbaahinta Waagacusub ayaa wejigii sedexaad dacwad isku hor fariistay Maxkamadda sare ee Denbosch Netherland kadib markii Dahabshiil ku guuldareeysatay laba dacwadood oo lagu qaaday Magaaladda Breda ee Gobolka Brabant.
Maamulaha Dahabshiil oo ay ka cadheeysiisay Lawyerada Dahir Alasow ayaa eeda oo dhan  dusha ka saaray Shirkadaha Kaah Express iyo Hormuud Telecom.
Abdirashiid Mohamed Said wuxuu tibaaxay inuu loolan ganacsi kula jiro Kaah Express iyo Hormuud Telecom sidaas daraadeedna ay labadaas Shirkadood maalgelin siinayaan Dahir Alasow.
Xaakimkii Maxkamadda ayaa ku celiyay hadalka wuxuuna ku dhahay shirkadahaas waxay u madaxbanaan yihiin inay taageeraan Dahir Alasow maxaa yeelay isagu alshabaab maaha.

 

Dahir-Denbosch
Abdirashiid Duale ayaa Xaakimka Maxkamada Denbosch u sheegay inay naftiisa halis ku jirta.
“Amaankeeyga halis buu ku jiraa,waxaan hada dalbanayaa in amaankeeyga la xaqiijiyo,ninkaan wuxuu ka soo jeedaa qabiilka Hawiye la yidhaa oo aad u tira badan,wuxuuna u sheegay inaan maalgeliyo Al-Shabaab ,hada dibadda ayey buuxaan,waxayna doonayaan inay igu banaan baxaan”ayuu yidhi Abdirashiid Dahabshiil.
Qareenkii difaacayay Dahabshiil Group ayaa hadalka qaatay wuxuuna Maxkamada ka codsaday in Boliis dheeriya loo yeedho iyo in Banaanbaxa la joojiyo si loo badbaadiyo Abdirashiid.
“Dadkaan dibada buuxa waxay halis gelin karaan Abdirashiid waxay ka yimaadeen degaan colaadi ka jirto waana Hawiye” ayuu yidhi qareenka Dahabshiil.
Abdirashiid Dahabshiil ayaa ku laabtay hadalka wuxuuna tibaaxay in Macaamiishii Shirkadiisa hoos u dhacday.
Lawyerada difaaceeysay Dahir Alasow ayaa tidhi” Maanta maaha shalay wax walba waa lagu cadeeyay Dahabshiil,inay taageeraan argagixisada ,hadii aysan taageerin maxay u diidayaan in la sameeyo baaris xitaa shan sano hadeey socoto”
Lawyerka difaacayay Dahabshiil ayaa yidhi” Shan sano dacwad ma sii wadi karno ,waqti iyo lacag badan baa nooga baxday kiiskaan,labadii dacwadood ee hore u dhacayna lacagaha baxay oo dhan anaga ayaa nala saaray sidaas darteed waa in xukun deg dega la rido”
Intii sheekada socotay nin ordaya ayaa soo galay wuxuuna Abdirashiid u dhiibay warqad laga daabacay Website-ka Baligubudlemedia,wuxuuna yidhi”Warqadaan waxaa laga soo bixiyay Waagacusub hadeer”
Lawyerada difaaceysay Dahir Alasow ayaa tidhi” waa beenalayaal,Webkaan wuxuu ka mid yahay Websiteyada ugu caansan Somaliland,magaca baligubadle waa Magaaladii taliska u ahayd Jabhadii SNM”
Dahir Alasow ayaa la waydiiyay bal fikirkiisa wuxuuna si kooban u yidhi” Abdirashiid Dhiigshiil waa inuu dib u dhiska dalka Somalia gacan ka geysto,kana waantoobo taageerada uu siiyo Al-Shabaab”
“hadii aad lacag heysatid naag waad ku guursan kartaa laakiin Caruur dhiigaada ah kuma heli kartid,taas waxaan ula jeedaa aniga ima iiguma iibsan kartid lacagtaada,waxaad heysataa lacag anigana xoriyad aan ku qoro waxkastoo jira” ayuu yidhi Dahir Alasow.
Xaakimka Maxkamadda ayaa si kooban u yidhi” Lix todobaad gudahoon ayaan ku faafin doonaa ganaaxa Dahabshiil wuxuu noqon doono”
Maamulaha Dahabshiil wuxuu diiday inuu Maxkamada ka baxo,wuxuuna yidhi ” Waa in Boliiska hubiyaan amaanka”
Abdirashiid Mohamed Said waxaa la socday afar nin ,inkastoo nin ka mida oo lagu magacaabo Mohamed Baashe Haji Hassan ka maquurtay inuu hoolka dacwada ka socotay soo galo.
Dahir Alasow wuxuu maxkamada kadib ku qoray website-kiisa maahmaah uu ku hanjabay wuxuuna yidhi” I ARKAAY WAXAA XIGTA I QARIYAAY”
Faahfaahin kama bixin laakiin waxay dad la shaqeeya Dahabshiil sheegeen in Maamulaha Shirkadda badweyn geliyay uuna xaqiiqsaday inay xaajadu isu bedeshay wax ka duwan sidii uu qiyaasta ku heeystay.
Waxaa hubaala in Shirkadu qaadatay wado ONE WAY aan laheyn return.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=32790

Posted by on May 28 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

44 Comments for “Maxkamadii Shirkadda Dhiigshiil iyo weriye Daahir Calasow oo lagu kala adkaaday,{Warbixin}.”

  1. Waryaadhaheen war ninkani soomaali sax ah maaha waxa uu ka soo jeedaa qabiil ka kenya dega ee la yidhaahdo sanbuur markaa sanbuur ka soomaaliya degta halkaas bay ka soo jeedaan sida uu dhiigshiil Iyo carruurtii si u egyihiin ayey sanbuurta kenya u egtahay berigii hore sanbuur habaryoonis bay sheegan jireen iminkana habarjeclo, haddaba saaxiibayaal sanbuur Waa sida ugaaslabe oo wersengeli loo aqoon jirey laakiinse ma aha daarood sidaas ayuu sanbuur uusan soomaali shuqul ku lahayn xagga dhalashada laakiin cidi Kama saareyso cidda uu sheeganayo

  2. Ninyow dadkan waa camaadan walaahi, waar Dahabshiil ilaa waa qof caadiya oo maxakamad waa tegi karaaye…. yarkan uurka buuran ee Qaadka daaqada laga siiyo Bacbuu ku xaaraa walaahi…. Markuu ugu yaryahay laba saddex nin ayaa raaca Naagtiisa ayaa qaadka u soo doonta… Daahir Calasow waa miskiin ay ka baahday oo hada liitaba

  3. Hargeysaawi waxaasi aday wax kula yihiin,aan kuu sheegee kuwii kalshaale iyo maygaagle kugu karbaashey waad arkaysey wiilal yaryaroo xataa aan dereys iyo kabo buudha midna sidan bay ahaayeen oo macawisa sita.Hadana waatay ciidankaagii qaran ku sheega aad ugu yeedho ku kalifey inay gacmahooda ku awdaan baraagihii aad qodeen,xabadana futada ka geliyey markaa direys rag laguma noqdo la soco,ciidan badanina xiniinyuhu maaha ciida iyo calanka iyo wiilasha daraawiisheed ayaa haybad gaara alle siiyey,adna allshabaab xunoo caadaqaata ah baad tahay dantiisana aqoon.

  4. iidoor liqe

    Maxaa Ku Dooratay In Aad Marwalba Magacyada Badalato Sida

    Dooro Liqe
    Doqon Liqe
    Diif Liqe
    Kastuumo Liqe
    baligabdle girl

    OO Maxaad Ku Dooratay Adoo Magacyo Kale L Bixi Kara Inaad La Baxdid Magac Gabdheed Hana Xanaaqin Intaa Waan Arkay Adooo Laguugu Yeereyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. habro fadhi maantana ma waxay keentay joke kii uGu dambeeyay. kkkkkkkkkk

    walee beenawaas kama baxdo ciil kama korto. kkkkkkkkkk

    horaanu u barangay habro fadhi kolkay wax ku soo socdaan waxay soo qadim taa war beenawaas ah. kolkay sir fashil ku ah kastuumo ogaato waxay bilowda beenawaas. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    malaha tallow waxbaa socda oo horufadhi diiqadaynaya kunana kalifaya inay been miidhan soo galiso.

    intaan waxaasi soo bixin waxay sii qadimtaa beenawaas. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. kolka wixii soo baxaana reerka ayay ka yara oohisaa oo xoogaa tacsi meesha uGu qabataa. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    riwaayad.com kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. duurgal
    iska hubso sacabinta daahir calasow in badan ayaan arkay adigoo dad aanad garanayn si indha isku qabad ah u taageeray hadana ayaama yar ka bacdi cay aan loo miidaan deyin u miisaya, daahir calasow iyo dahabshiil isma qaban ismana qaban karaan ninkani waa beenawaas waxaa media gashada bal hadda dhugo inta wax ee uu media gashaday ee aan waxba ka jirin
    daahir calasow iyo dahabshiil oo maxkamad iskula jira.
    daahir calasow oo loo magacaabay wasiirka warfaafinta galmudug.
    daahir calasow oo saado cali guursaday.
    daahir calasow oo ay marti qaaday boqrodda dalka holland.
    daahir calasow oo calanka khaatumo sameeyey,
    markaa saaxiib in badan ayaynu ka kaftamaynay webkan inaad somaliland wax ka sheegto laguuma diidana laakiin dahabshiil waad taqaan oo waa shirkad caalami ah cid kastaana way ka tirsan tay waana ganacsade sama falkiisu badan yahay haddii aad carri dhulbahante tagto tuulo kasta xafiis ayaa uga furan, sidaa darteed ha qaldamin caadifadduna yaanay kula fogaan oo qof kasta oo reerka ka soo jeeda ha u qaadin colaad,

  7. hawshaada wado
    inabti anaga daahir calasow waa noo tol siyaasadeed haduu doono beri hanugu rafaco maanta waa wiilkayagii kkkkkk dee kuwii halkan na caayi jiray ee aanu reerka tooshka ugu ifin jiray ayaamahan waa kala firxadeen teeda kale dee inaabti tsunami kismaayo ayaa ayaamahan na hafiyey oo waxaanu ku jirnaa bal allow mawjadahan na dhaafi diiradihii iyo tooshahkiibaaba nagaga qoyilahaa mawjadan dardarta leh salaama dhkashaan galay anigu kkkkkkkkkkkkkk

  8. kuluc

    abti waad i xasuusisay , let me clear that point , saaka yartii arab ee ayaa comments ka bixisay computerka, markaa allreadyba magaceeda ayaa ku savergereysnaa, ana hada ayaan imidoo waxaan is dhahay bal comments qor kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. saas ayey wax u dhaceen .

    wabilaahi towfiiq ……………………………………………………………………………….

  9. Idoliqe

    Kkkkkkkkkkkkk hobo oo kac waad kuftee, U.S.H oo adiga (idoliqe) kula hadlaya ayaad baligubadle girl adoo sita usoo jawaabtay, iskudhexyaac.com abti haatan maad nin araba iska soo dhigtid kkkkkkkkkkkkkkkkk.

  10. OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS .

    Mardhow waxaad galeysaan websiteka waagacusub , marka fadlan diyaaradu way kaceysaaye beelasha xidha. !!!!!!!!!!!

  11. baligubadleh girl ===idooor liqe

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. daahiir calasow guuuuul baan u raajeeynina inshala guuuuuuuul iyo goobaniima viva waagacuusub

  13. Viva Daahir calasow

    shaqsi walba oo khatumo state taageera waanu taageersanahay

  14. Darwiish Dahir Calasow Hanbalyo iyo Bogaadin Ugaas.
    Maahmaah English.. What goes around comes around !
    Abwaan reer Khatumo .. Cagtii joogsan weyda marbay ceeb lakulanta Adan carab !
    Dhiig-shiil waxay ku caano-maashay Corruption,Budhcadnimo,qabyaalad,iskudir.
    Dhiigshiil waxay iibiyaan hubka lagu dilo soomaalida koonfur
    iyago taageero dhaqaale iyo hub siiya argagixisada Alshabab–Alqaida.
    Dhiigshiil waxay dagaalo iyo colaad ka huriyan deegaanada Khatumo state
    iyo Awdal state iyago tageero dhaqale ku bixiya Clan militia haraaga snm.
    Waxan kaloo aaminsanahay in dhiigshiil xiriir la leeyahay Maffio
    kuwa sunta kushuba dalka Somalia.
    Waxan rajaynaya in laga qaado talaabo sharci ganaax iyo shatiga oolaga qaado.
    Waad guulaysanaysa brother bi,idnilahi.

    Heel veel Succes Mr.Dahir Calasow.
    Dheere Khatumo state.

  15. halyey daahir calasow xaq buu ku taaganyahay waayo haddii dhiigshiil ballan la galay muu xaqiisa siiyo qofka ballanta ka baxaana qaldan waayo ballan darro waa diin darro !!
    waxaana daliil u ah mar haddii saddex jeer dhiigshiil laga guulaystey oo maxkamadii ay heshay caddaymo dhiig shiil ku khaldanyahay waa in calasow oo ah nin laga gardaranyahay xaqiisiina la duudsiyey la is garabtaagaa waa haddii caddaaladi jirto lana joojiyaa qabyaalada iyo cunsiriyada la isku garabtaagayo
    qofka khaldan ee raba inuu qof wixii uu shaqaystay duudsiyo
    waxaana lagayaabaa in dhiigshiil ilaa labo malyan la ganaaxo daahir calasowna la siiyo magdhow aad u fara badan
    guul wadaniga daahir calasow !!!!!

  16. NINA Salaan Sare inabti dee beryahan waa lagu waayey see camal
    qoraalkaagii aad tooshka nagu ifin jirtay ayaan-ba ka nasanay kkkkk kaftan dhable
    inabti, sida ay caadadu tahay qofka aad isku aragtida , mabda’ iyo danta tihiiin dadka kale waa kaaga sokeeyaa lkn inabti ninkani mabda’ iyo aragti joogto ah oo siyaasadeed maleh, fakirkiisu wuxuu ku salaysan yahay , aragti qabyaaladeed oo waliba liitada , maalinba meel ayuu taagan yahay. malaha waadan akhrisan jirine ninkas , waxa uu ka qori jiray beelaha dhexe oo amaan ah iyo faan iyo sida uu dadka kale Soomaliyeed ee degga waqooyiga Soomaliya ee aad adiguba ka mid tahay u baabin jiray , ku darsoo qoraalo iyo warar uu ka soo tabin jiray Dagaalkii Adhi cadeeye iyo meelo kaleba ka dhacay, is-maad tiraahdeen qofkani waa wariye
    adigu Faysal Cali Waraabe ka soo qaad , imisa jeer ayaad aragtay isaga oo leh Soomaliland qoys ayuun baa isku koobay, waa in beelaha kalena mansab siyaaseed oo wayn ka helaan , oo leh madaxwaynuhu wuu ku khaldanaa in baraag laysku qabsaday ciidan u diro oo ay beelihii la kala saftaan, hadana leh ciidan-ka qaranku waa inay xaduuda soo xiraan oo shuftada kalshaale meesha ka saaraan, ma qadiyad ayay ka tahay mise waali , waali qor kkk tan kale inabti nin kani wuxuu qoraa cay iyo af lagaado iyo been abuur waanna sifo ku xun islaamnida. tan kale inabti miyaa laguu sheegay waxa laysku dilay, waxaa la yidhi inta uu nimankan aamini jiray , malaha qolo dahabshiil u shaqaysa oo ictiraaf la beedh cadaaday ayaa yidhi waadh qadiyada-yada caalamka gaadhsii annaga ayaa lacag ku siine wuxuu amaan qubaba aakhirkii ayay dhaheen dee bal madaxda ayaan arintaada u gudbin doonnaa, laysku wareer , la kala dhamaan waa, ka dib waa kii qurbaha u soo tahriibay , wuxuu helay cabdirashiid Dahab-shiil, wuxuu ku yidhi nin yahow lacag ayaa iiga kii maqan balan ayaa la iiga baxay , waxaan sameeyey , cayn-kaa iyo cayn-kaa , waan halgamay dee markaa ayaa la iiga baxay , dagaalku halkaas ayuu daaran yahay, kkkkk dee malaha Khaatumana maalin dhaw xisaab fara badan ayaa lagu soo dalaci doonnaa kkkkk waadh bal inaga hubiya

  17. u state of H.

    ahahahahahahhahahahahahahahhahaha .

    baligabdle girl

    inaabti halkaas ka hay washa. ahahahahahahahahahahahahah

  18. dhiigshiil, inuu lose gareenayo waa la ogaa ee wax kale miyaa jira?
    Xoolaha laga sameeyey xawilaadii xoolaha ee siddeetamaadkii, way layska matajindoonaa.

  19. Baligubadle girl

    U state of hawiye ,

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    War Wuxu sxb Waa jabhad, run ha moodin dumiquraadiyada ay Sheegaan waxay Iska jecel yihiin Réér galbeedka dimiquridiyadooda haahahahahahahahahahahahahahah.

    Magacii waan ka deynayaa lkn magaca beesha hawiye Iska badal Sidan civilisation Ma aha (ilbaxnimo) magac qabiil lama Qorto kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Shacabka reer adhicadeeye salaan iga gaadhsii !!!! Kkkkkkkk loooooool.

  20. alla maxaa qabsadey huunno, habar jeclo, habaryuunis, habar aval iyo habardugaag oo dhan, cdkeeda ley inuu xukunku ku dhacooo laga adkaado dhiigshiil oo u shaqeeya YHAUUDDA CAALAMIGA AH.

  21. Mr Daahir cabdule calasow (daahir yare) waa halyeey wadani ah runta kama gambado waa suxufi dhameeystiran allaa yacizag had iyo jeer tooshka wuxuu ku ifiyaa dadka danaha gaarka ah wada oo wadanka qal qalka gelinaya wariye argti dheer weeye kuwa qabyaalada dhagaha tirtay kamid ma ahan Cadowkiisa hajabo .

    Dhiigshiil group hadhacdo.

  22. nacas culusow udiyaar garoow daka aad caydooda dayn wayday waqana la ogyahay cida wax kugu soo shubata ncasyohow madhani una diyaar garoow in 4 milyan oo aad hadalhayntooda dayn wayday way iska kaacelin

  23. liqe

    Intaan Horufadhi Ku Soo Biiray Waxaad Keentay Wax Aan Layaabay OO Ah Xidhibaan
    Reer Somaliland OO Ka Soo Jeeda Gaboloda Bariga Wuxuu Xiri Ra Aan Waxbo Ahayn Ayaa Iska Gala AQalka Siilaanyo ANAGII Waxnalaga Waydiin Lahaa OO Waliba Matalna Ilaa DHowr Boqol OO Kun Askari Xun Ayaa Ilinka Naga Celinaya Waxani WAx Loo Dulqaadan Karo Maaha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    OO Maxaa Nalooyiri Meeshu Waa Ay Kala Socotaa Xataa Wuxuu Yiri Xilibaanka Arbaco Lakulmo ma Jirto Walaahi Waa Yaabee kkkkkkkkkkk
    OO Away Dimiquraadiyadii Meeshu Waaba Meel Lagu Ba ‘ay Waala Taagtaagan Yahay UUN Wax Kala Socdo Majirto Wale Xilibaanka Qosolka Ayuu Iga Dhameeyay Wuxuu Yiri Danta Ayaa Igu Kaliftay Inaan Mediaha Ka Sheego Ileen Mdxweynaha Maba La Arkayo KKKKKKKKKKK Liqe Maanta Ayaan Wax Aan Run U Arko Ayuu Soo Daayay Liqe Fanaan Baad Tahay Hada Kabacdi Magacaaga Ayaan Kuu Qorayaa Mana Kaa Caroonayo Hadaan Arko Adoo Caaynaya Hawiye Waan Kaa Celin UUN Waxaan Ku Oron Saa Maaha Ee Waa SAA Bravo Iidoor Liqe Runta Ayaan Jeclahay

  24. Oo calasawna muxuu ahaa , ilaa maanta waxaan islahaa M/wayne calasaw iyo dahabshiil xagay iskala qaadeen …Kkkkkkkkkkkkkkk
    Ma calasaw kalaa jira ?

  25. ILA QOSOL

    xildhibaan hargiesa jooga oo sheegay inuusan aqoonsaneyn somaliland ,

    http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=B1fM4933vzI

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  26. http://baligubadlemedia.com/2013/05/wergeyska-the-arusha-times-ee-ka-soo-baxa-magaalada-arusha-ee-dalka-tanzania-oo-warbixin-dheer-oo-uu-qoray-ku-xidhiidhiyey-wasiiro-xukuumadda-somaliland-ka-tirsan-inay-xidhiidh-la-leeyahiin-kooxaha-xa/

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  27. http://harowo.com/dawlada-soomaaliya-oo-dunida-ka-dalbanaysa-in-maamulka-somaliland-loola-dhaqmo-fallaago-gooni-u-goosato-ah-itoobiyana-waraaq-u-dirtay-warbixin

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  28. hawshaada wado
    inbti salaan sare daahir calasow khaatumo qalinkiisuu ugu hiiliyaa mar kasta anaga taas ayaa noo muhiim ah ninkii qadiyadayada is garab taaga qaali buu noo yahay siduu noo garab istaagay baanu u garab istaagaynaa waana nin geesi ah oo runta sheega

  29. korneyl daahir calasow malaagitu ha ku salaanto, idoor jabiye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkmkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  30. daahir calasow waa weriye ay website kiisa iyo isaguba ay taageero joogto ah siiyaan shacabka khaatumo waa weriyaha sida joogtada ah u ifiya dhibka lagu hayo reer khaatumo iyo shacab yada kale ee waqooyi ma jirto warbaahin kale oo si joogta ah u ifisa qadiyada reer khaatumo oo aan ahayn waaga cusub marka laga reebo warbaahinta khaatumo. haa wuu u codeeyey in uu calanka khaatumo oo si xor ah looga qayb galiyey shacabka soomaaliyeed inay la soo doortaan reer khaatumo waana xaqiisa oo waa muwaadin soomaaliyeed daahir calasow reer khaatumo kuu ilaawi maayaan sidaad qalinkaaga ula garab istaagtid mar kasta jir oo joog ilaahay waa kugu garab kelayaa qadiyada aad dahab shiil kula jirto waa qadiyad xaq ku taagan waa saxaafada core keeda ama saldhigeeda in runta la qaawiyo waaga cusubna runta dahabshiil ayay qaawisay (daharal xaq wa suhiqal baadil) viva daahir calasow weriye geesi ah oo istaahila ixtiraam iyo shahaado taqdiir

  31. waaar waxan dibjirka xabaglaha ah u eeg ee dahir alasaw la dhaho maxaa shirkada sharafta leh daba dhigey, dahabshiil waa shirkada ugu samafalka badan geyiga soomaaliyeed bal adigu maxaad tahay?
    fucking idiot.

  32. waxaan uga jeedaa waa xilahoodii sakhirnaaye

  33. qaar baa ku leh waa shirkad hadaba shirkad maahee waa shar socda haddii qa
    qabyaaladi jirtana iyadaa ka danbaysa xumaha somaliya ka socda inta badan
    daahir calasow waa weriye somaliyeed wixii jirana wuu sheegayaa isagoon ku shaqaysanayn caado qaatinimo iyo dhuuni raacnimo
    somaliduna runtii maba jecla ninka musuq maasuqa iyo caddaalad darrada neceb
    badanaaba waxaa la guhaadaa qofka dacada waxaana la taa kuleeyaa tuuga iyo khaayinka
    daahir calasow wadadaas ku soco cadawguna isagaa asqoobaya oo iskaga kaa hadhayee
    daahir calasow waxaan kuu rajaynayaa guul
    haddii aad aragto idinko rag is haya kuwo kuu docqabataynayana wax weyn ha u arkin waa xilahoodii sakhiraye !!

  34. war bahalkan qabyaaladu googoosay ee mooryaanka dadka u maleeyo inuu baad ka qaadi karo,warkiisa waxba ha wadina waa nin aan aqoon saxaafada u lahayn una maleeye in lays baado sidii uu xamar dadka ku dhici jiray 90kii kuna soo dhoofay xaaraan,marka dadka aan aqoonta u lahaynow holan ku soo arka,waa dhaqan xun,aqlaaq aan lahayn ,jaahil ah,wuxuu raba iskaga hadla,aqoon iyo darajo uu lahayn sheegta ,somalida ganacsata baad isiiya waxan idinku tilmaamaya waa alshabab,horeyna u sameeyey,marka shaqsiga xun looma taageero isku cadow baan nahay/

  35. liishaan kanwatoow kastumada aadsheegtey waxaa kahooseeya dhalfo giraan weyn ee ogoow hadaan dibdenbe kaamaqlo sheeko xaaweleyda aad kumetesho snm iyo beeshaada iidoor anaga oo dhashii daraawiisha waxaan kal iyo laab ku soo dhaweynaynaa shaqsi kasta oo jecel midnimo somaliyed waxaana naga xaaraana inaan uniikino shisheeye iyo kuwa aan kufarxin jiritaanka khaatumostd ee maseer dertiis kudhawaadey inay lashirkoobaan kuwa bidixda kalaafyooda ee laga roone yaasha ninkan aad haysataana waa nin somaliyed oo diidey in uu biidhiqaate iyo sheeko daciifa loolayimaado viva daahir calasow iyo dhasha daraawiisheed and all somaliya

  36. kkkk. Shirkada meel haw ga dhicinina plz ganacsigu waa xor qofkaan rabina lagu khasbi maayo lakin ninkaan jiran oo ikhyaaliga beenta ah idinku qanciya ilaa qof ka cadowga idiin ah iyo xabiibkina ma kala taqaan plz waxaas oo kale webka waan akhrisanaaye ha soo galinina nin qabyaalad dishay oo habeen iyo maalinba dad dab iyo colaad dhex dhigaya inaad shirkad calimiya u soo qaadatan mahan muxu calasow ku sameyn kara dahabshiil tankale dahab shiil ma cid ay khasab iyo qori ku heyso baa jidha su ashu waa maya. Calasow runti mahan nin . Saxan.

  37. hawshaado wado
    sxb calasow waa fannaan somalinimadu biyo dhigtay ee maaha nin ka tirsan jamhad qar iska tuura waana nin ama fannaan lagu aamini karo heesta calanka khaatumo maadaaba uu yahay waddani somaaliyeed xaq buuna u leeyahay inuu allifo,laxanka u sameeyo oo weliba ku luuqeeyo haddii uu sameeyeyna wuu ku mahadsanyahay naqshada calanka kamaanu maqlin adigaanu kaa haynaa,
    calasow anigu haddaan xil wasiirnimo somaliya ka siin lahaa waxaan u dhiibi lahaa wasaarada caddaalada !!

  38. kkkkkkk Wallahi ninkani waa funny, waadh abtiyaal ninkani nin warkiisa la qaad qaado mahee inaga daaya , ma akhrideen qoraal uu ugu magacdaray Cali Khaliif oo dhulbahante Cadaawad u soo jiiday,kkk wuxu qoraalkaas ku leeyahay qayb ka mida , “waxaan xasuustaa Xaglo Toosiye oo ilaa afar jeer i soo wacay oo leh Garaad jaamac la hadal si uu Cali Khaliif iiga qabto” kkk wallahi waan qoslay waxan is idhi waadh malaha adiga ayaan si wacan ula socone ninku G-yada ayuu ka mid yahay mise malaha waa nin waali hadal ku jira , xataa waxaan kale oo arkay isaga oo qoraal kale ku leh Heesta Calan-ka khaatumo aniga ayaa sameeyey , Calankana aniga ayaa fakiray, Wallee haddii aad waali soo qortaan idinka ayaa ka daba waalan doonna

  39. Ganacsi iyo qabyaalada kala saara, dahabshiil serviceka uu fidiyaa haduu ku qanciyana isticmaal hadii kalena iska daa simple, personally anigu inta badan ma isticmaalo xawaalada dahabshiil markaan lacag yar xawilayo, laakiin hadii aan lacag badan xawilayo dahabshiil baan adeegsadaa waayo waa shirkad aamina.

  40. hargeysawi

    bal hablahan badhida waaweyn qaar xaggan iyo furimaha usoo dira
    ciidanka khaatumo ha iska biyo biyeystaane !!
    kuwa niman ku sheega oo biriqbiriqle horaanu kalshaale ugu iyo xuddun ugu roorsanaye

  41. waa wax caddaana in dhiig shiil taageero argagixisada iyo ina godanaba wuxuu kaloo dhiigshiil dhaqaalo badan ku bixiyaa sidii loo baro kicin lahaa dadka reer khaatumo iyo weliba sidii uu dhaqaale ugu bixin lahaa dhibaatada koonfur asqaysiisay si ay u sii socoto waayo haddii ay koonfuri degto waxaa bilaabmi doona bankiyo lacagta lagu kaydsado laguna dirsado markaa wuxuu rabaa xasilooni la’aanta waddanka ka jirta xataa dhinaca snm waayo isaga sidaas bay ugu badisaa (black marked)

    calasow waa xaqiiq in uu ka guulaystey abdirashiid dhiigshiil shiil iyo shirkadooda qabiilka ku aslan mida kaleeto calasow waa nin Somali wadddaniya
    guulbaan kuu rajaynayaa mr calasow !!!!!!

  42. reer kastuumo kii doonaya inuu dhiigu ku kacaow ee calooshu xanuuntow

    digniin ha daawan video gan

    http://youtu.be/BmfEcaY8dz8

  43. kkkkkkkkkk wax walba ma la qorayaa xagee ka socotay maxkamadda dahabshiil iyo daahir calasow ka dhaxaysaa yarkani siduu isu lahaa halagu barto ee is xayaysii ayuu waalli noday bal websatka uu qoro akhriya idinba waydun arki inuu waalan yahay iyo inuu miyir qabee. kastuumo iyadu wax walba waa u sacabinaysaa.

  44. Waar heedhee kii dhiid- shiil cuqubadii uu ummada ka gelayay ayaa ku buusantay waa ninka meel walba dabka ka shidaya ee hubeeya beelaha iyo argagixisadaba.ninkan daahir Calasow laftiisa ma jecli oo waa nin cay badan waxa uu waaga cusub ku qoro mar mar baad naxaysaa maka uu dadka qaar ka sheekeey cawradooda sida nin fanaan ah oo beri dhawad ku lahaa cawradiisaa sidaas ah.

Leave a Reply

Recently Commented

  • SSC-Citizen From xudun: Indhasheeloow Khaatumo hadaanay dhulka difaaci karin oo arinteedu noqotay hadal iyo marba...
  • Darbisamaroon: Shidaalka holhol waxaa iska leh Daraaiiwshtii xoreysay Somaliland ee naftoodhurayaasha ahaa kuwaasi...
  • Khatumostt: Indhosheel wadaduu ku socdo dhul laguma xoreeyo adeer khatumo sidaan dhul ku xoreenmeeyso shilimaadka...
  • Khatumostt: Darbisamaroon iidoorka runtaa farta ka saartay allaa yacizag ,,,
  • djama: derbisamaroon waar ninyow maalmahan isku daran baad qaadee maxaa ku daaray.