|

Daawo: Xafladii USP ee Emiraadka, Tariikhda USP, hagankii darawiisheed & Jawaabti Faysal Waali,{Top vides}.

Jaaliyadda maamulada Khaatumo State, Awdal State iyo Maakhir State ayaa shirweyne ka mid ah kuwa ugu waa weyn ee Jaaliyad debedeed isugu timaado ku qabsaday magaalada Shaariqa ee dlaka Imaaraadka Carrab, halkaaas oo ay ka haldeen madax fara badan iyo aqoonyahano, waxaa laga sheekeyey laguna soo bandhigay Dukumeentiyo qeexaya heshiiskii gumaystaha  cidii la gashay iyo weliba sababahii, sidoo kale waxaa lagu sharaxay sida Midnimada SOomaaliya ay gacanta USP oo keliya ugu jirto.

 

Waxaa halkaas sidoo kale jawaab waafi ah loogu direy Faysal Cali Waali oo ka mid ah dadka xanuunka nacaybka ah ka qaybiya gobolada waqooyi ee Soomaaliya, ayadoo afhayeenka Khaatumo ee jaaliyada UAE Rashiid DIiriye ku baaqay in la xidho ninkaas.

HALKAN KA DAAWO LABADA VIDEO OO KAAL HOOSE.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=32880

Posted by on May 29 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Jamal: Hadal lee ma lawada kastuumo kabteeda kor ha loo tuuro Oday cali asoo ordaya garowe ha is ka dhibo hadii...
  • maydh: dhulbahante wax runta u sheega ayaa lawayay .shir baa waalay….magaldan an ku nolahay waa wada shir...
  • khaatumk1st: Dabacayuun wed wado wax geeri xun. Holol waxaa Iidoor ku sugaya wedkii dililahaa.Khaatumo inta ruux ka...
  • Tusbax khayreh: ciidanka qaranka somalialnd waa in la soo dhoweeyaa waa ciidnkii qaran waa xoogii dalka waanabadii...
  • somali proud: ruun inaadeer codanle waa dhul dhulbahante xoogna habarjeclo kumay qaadin ee waa dhulka waalidu inaga...