|

Saxeex qoraalkan:We the people of SSC ( Khaatumo ), Maakhir & Awdal States of the northern region Somalia Rejects secession from Somalia.

We support United greater Somalia. Those who are in favor of secession are from one single Tribe called ( Isaq ) which are about 25% of the population of the northern regions of Somalia formerly known as ” British protectorate of Somaliland “.

HALKAN RIIX SI AAD U SAXEEXDO

CLICK HERE TO SIGN.

HORUFADHI.COM@GMAIL.COM

Short URL: http://horufadhi.com/?p=32972

Posted by on May 29 2013. Filed under News English, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

16 Comments for “Saxeex qoraalkan:We the people of SSC ( Khaatumo ), Maakhir & Awdal States of the northern region Somalia Rejects secession from Somalia.”

  1. qulusaw duuf laad laadshe puntland afkaaga huurada badan ku burburimayso ee waataa calan walaynaysa wixii qardho isbaro dhigtana shaqadaa maahan oo anaga isladhalanay taas hasoo dhexgaline gumaysiga kasoo bax horta hooyadaa na kasoo xoree jeel mandheera
    gaalkacyo waa la ogyahy cumar maxamud iyo sacad ayaa daga waana islaayaan waana heshiiyaaan waxaana iska cad gaalkacyo badankedu inay puntland degto xataa garoonka kamasuul nahay anaga cid waxnaga haysataa majirto sacad waa d ad tol ah oon isdhalnay islana dagno dhibna maleh in lays d agaalo misna wax lawada qabsado
    ee adiga wali saw laguma qabo?
    Kolki lagu so furo aad soo cudud baxdo ii imow majerten dhulkisu kudhanyahay adna afka uun ayaad kacaytamin waxse maqaadikartid sharaf w axaa ii ah inaanan dhul nalaka haysan nalana gumaysan hunguri qaate maalinba koox gaajootay ayaa goosanaysa shilimadi habruhu so uuruurshen e qoryaha lagu gadayna somaliland ayaa loola fakatay kkkkkk oohin.com dheere qulusaw asaan adi ahaan lahaa wale mahadlen webna ma booqdeeeeeen dee ina cali shire na waakan qasriga looga dhisay garowe xagiinaba sooo eegi maayo xaabsade warkii d aaaa uff qulus qaracan udhimee aamus foolxumoyahayw huurada badani

  2. reer awdal definitely waxay uGu codeen no no no to somaliweyn waana wax cad oo idiin muuqda.

    manta ninka talada dalka haya ee ah madaxweyne ku xigeenku waa samaroon kaasi ayay samaroon aad ula weyn yihiin. kolkaa no point inaad hope gashataan dad aadan ogayn inay jaceelkii aad ku wada fashilanteen inay ayakoo manta waqooyi ka ah boqoro kaa siisan doonaan. samaroon nacso ma ahan sidiina waayo ayaku ma rabaan is tartar ee waxay rabaan dantooda. idinkiibaaban is aaminayn ee ma iyakaa idin aaminaya. kkkkkkkkkk

    dhulbahante laftiisa ayaan is aamini Karin oo cash kolkay maqlaan isleh usoo kala badiya ma ayakoo manta xilkii labaad ee qaranka haya miyaa idiin soo daadaga.

    miyaanad maqal hadaladii salaadiinta beesha samaroon inay yidhaahdeen nin deegaankiisa gubay maxaan ka fishaa inaan sidiisa la gubto. kkkkkkkkkk aar caqli ma qabtaane iska daaya reerkaasi isma taqaanaan. waagii ay xilka madaxweyne nimo hayeena waatii reerkaasi ahaayeen kuwii idin laynayay ee inaga ina horboodayay. kkkkkkkkkkk

    reer awdal sacabada ayay u garaaci jireen kolkuu riyaale idin karbaashi jiray. kkkkkkkkkk

  3. Anisa

    May 30, 2013 – 12:24 am

    dheere gus ayaad naagaha kacabaadinaysa inta tago cid iskama soo celinkaraayo kaliya uun ayuu kacalaacalin miskiin afkanool adimo baran baro saaaas ucabaad cadaabina waa jirtaa saad qabiilada iyo habraha bahaladooda ukala timaamaysid ilee caruurti teenage ahayde canada ood lahayd waan daba guray ayaad ku caanbaxdaye xoolo car car car car inta awood isku yeeshid wax samee oo cid iska dhici ninbaad isku sheegaysaa inkasto aad tahay naagaha tan ugu liidata misna xaamila ahoo afka kaliya ka hadaaqaysa
    Reply

  4. Anisa,

    Anaaba hubo oo waad dhuuqdaaye xagee ka bilowdaa ma dhalfada mise ?
    Mida kale hadee baayo Putanoland waa burbudhay kkkkkkk.
    hadee waad u jeeda cabaadka ka baxaya Futoole-Afwaliinjo
    hadee diqii kale oo candho muuse wuxuu dhigtay isbaaro tuulada Qardho kkkkk.
    Galkacayo waxaa haysta Habargidir Cabdi qaybdiid.
    mida kale 1991 qoladii H,gidir Beyteriga ku xereeyen maku jidhey ahahaha.
    Hadhacdo Putanoland Bi,idnilah amin.

    Viva madaxweynaha Somalia mudane Culusow.
    Viva Khatumo state of Somalia

  5. dheere qulus itaaal la aan ayaa kacabaadinaysa inta tago cid iskama soo celinkaraayo kaliya uun ayuu kacalaacalin miskiin afkanool adimo baran baro saaaas ucabaad cadaabina waa jirtaa saad qabiilada iyo habraha bahaladooda ukala timaamaysid ilee caruurti teenage ahayde canada ood lahayd waan daba guray ayaad ku caanbaxdaye xoolo car car car car inta awood isku yeeshid wax samee oo cid iska dhici ninbaad isku sheegaysaa inkasto aad tahay naagaha tan ugu liidata misna xaamila ahoo afka kaliya ka hadaaqaysa

  6. Arintan waa in qof wali ka qaybqaato oo codkiisa kudaro.
    Waayo waxaa laga hadlaya Ayaha ubadkaga iyo dalkaga Somalia oo midaysan.
    Waana sidii loo quusin laha jamhad beeleedka snm waa dhirbaaxo Kadh.
    Waxaa loo baahan yahay waa boqol kun 100,000 keliya in la helo.
    Codkaaga bixi si aad u badbaadiso dadkaaga iyo deegaankaga.
    Codkaaga bixi si Ubadkaagu ugu noolaadan dal midaysan Somalia.
    Codkaaga bixi si aadan u hoostegin dad nebec isirkaga iyo jiritankaga.

    Wabilahi towfiiq.

  7. ali,

    Qoraalka sifican u eeg 25% waxad ka tihiin waqooyiga Somaliya.
    Hadii Somaliya laga hadlo idor waa 3% warbixintii qaramada midoobey kkkkkk.
    Maanta ma kiniinkii baad ilowdey huuno. kkkkkkk.

    • dheere power

      adiga cilmigaa kugu yar

      waqooyi ahaan waxaanu nahay 3 million Somali ahaana sida ku jirta recordka waxaanu nahay 22% oo daarood waanu ka badanahay kuwa inaga badani oo kaliyi waa hawiye.

      waliba 22% kaasi qaar baa degan Ethiopia sidoo kale degan Djibouti sidoo kalena inaga degan Kenya.

      adigu waxaad tahay only 20%

      mida kale arrintan qaramada midoobay eed sheegayso waatan. inaga waxaa la xisaabiyay guryo halka pintiland la xisaabshay qoysas. illeen isku mid ma ahan guri iyo qoys tiradiisu.

      waxaa laga yaabaa guriga inay degan yihiin qoys gaadhaya maybe 20 maybe 30 qof. yaa og. laakiin hadaad hal guri tiriso ood qolona qoys tiriso dee arrnku isma leekaanayo. kolkaa inay saxaan baa laga dalbaday.

      waqooyi ahaana inagaa uGu badan Somali ahaana hawiyuunbaa inaga badan oo kaliya isaaq ahaan waxayna ahwiye ina dheer yihiin waa 3% kaliya.

      idinka reexaan weyn baad isku fac tihiin oo gadhaysa 20%. kkkkkkkkk

      waliba qaramada midoobay arrinta si isla socosho ah uma tiring oo yakaaba isku dhex confuse gareen lahaa.

  8. laba malyan iyo lix boql oo kun oo maqani waa Dhulbahante iyo Warsangeli

  9. waabay ina amaaneen kol haday yidhaahdeen isaaq waa 25% of dadka ku hadla afka somaliga. kkkkkkkkkkk

    waa runtaa isaaq waa 25% hawiye waa 28% daaroodna waa 5%. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hadii waqooyi ahaan laga hadlo populationka reer waqooyi waa 3.5 million. kolkaa isaaq oo kaliyi ah waa 3million none isaaqu waa half million. kkkkkkkk

    waxaanad daristaahalf millionkaasina waxaa uGu badan samaroon oo isaaq kusoo xiga uguna badan non isaaqa. kkkkkkkk haye ciise ayaa isna ku jira. kolkaa hadii harti daarood ahaan la sheego 1000 qofba kama badnidiin. waxaydin ka dhigan tihiin 2%. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • Ali

      Dib u eeg tiro koobyadii isaaqu sameeyeen intii somaliland ay ku go,doomeen 1997 markii cigaal afti ku sheega qaday waxad sheegteen in sool dhulbahane, iyo Sanaag Warsangeliba foodeen tirada dadka soomaliland ahayd 3000.000malyan

      Doorashadii ku xigtay ee registrationka iyo tiro koobka saxda aa samayseen marka laga reebo Sool iyo Sanaag waxaad noqoteen 400.000.

      waana record aad idinku markhaati ka tihiin in 2600 oo maqani ay yihiin dhulbahante iyo Warsangeli waydii oo dib u raac maamul goboleedkaaga tiro koobkay samayeen

      • caalin shire

        kala saar doorasho iyo afti. doorasho dad mucan yin ah baa codeeyay.

        waxaana jira dad badan oo aan siyaasada ku jirin oon xisbiba ahayn sidayda oo kale.

        kolkaa aftidii la qaaday haa Somaliland waxaa kunoolaa oo la ogaaday inay tirade tahay 3.5 million. iminka waxbaa is yara badalay in dib loo tiriyo waa muhiim.

        kolkaa tan doorashadu waxay ahayd dad mucayin ah oo doorashada rabay oo xisbiya aaminsanaa. waxaana ka badan kuwa xisbiyada aaminsan kuwa aan xisbina ahayn oo dhexaadka ah.

        kolkaa there is no way my friend aad iskugu dhex laaqi kartid doorasho xisbi siyaasadeed iyo afti qaran.

        afti qaran waa mid umada wada saamaynaysa se doorasho xisbi siyaasadeed waa mid ku kooban dad mucayin ah oo xisbiyo kala taabacsan.

  10. joke fowqal joke. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    nimaan awood hayni hadal badnaan lagama waayo. nin laga itaal roonaaday beenawaasnimo ma seego. kkkkkkkkkkk

    nin tamar la’aani hayso faan kama baxo. kkkkkk intaasi istuur tuura uunbay bahashu idinka tahay ee itaalkiiba ma haysaan. ma hadal baad wax igaga joojin hadii aan ficilkiiba kaaga awood roonaday kaana siyaasad wacnaaday kaaga awood sareeyay ciidan ahaan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Saxiib iska sax waxaad sheeganayso sidee sanaag u gu sheegtaa khaatumo oo qows u gelisaa MAAKHIRNA UGA SAARTAA SSASAAN GURAYOW KU NOQON GACALO WALAALOBA

    • caalin shire

      saaxiib warsengeli iyo ugaaslaawe iyo dhulbahante waa isku qoys waxaana una naqaanaa harti daaroodka Somaliland. ee fadlan iska daa kala saarsaarka. Somaliland sida aanu ku xisaabtamno waatan waxaa degan shan qabiil isaaq samaroon ciise harti daarood iyo beelaha laga tirade badan yahay oo ah gabooye. kolk haku fekerin kala saarsaarka beesha. laakiin inaad Somaliland kusoo dhawaato waxba kama qabo. inaga xageena isku hal qoys baad ka tihiin. inkastaanu idinka xoogaa idiin yara janjeedhno warsangeli oon isleenahay hadii dhulbahante iskala waynaaday gudoonka golaha wakiilada inay qabtaan in aanu idinka badalkooda idin siino jagadaasi kuna nagaadaan.
      illeen horaa loo yidhi ninkii seexdaa siciisu dibi dhalaa. kkkkkkkkkkkkk

  12. Xin iyo Xasad is biirsaday

Leave a Reply

Recently Commented

  • bulshaawi: horufadhi waxay soo wada dadkii ay magacyada cusub u bixin jirtay sabtida ayaan sugnaa insha allaaah
  • DHeere power: that is a bloody kidnaping absolutely lol. reer hagar afduubka caan bay ku yihin. kuwo mareexaan waxay...
  • Idoor liqe: Am deeply sorry waxa ku dhacay yarka Isaaq matalaya Wuxuu noqday maxbuus la qabtay. Dee Isaaqoow waxaad...
  • Idoor liqe: War yarkii Idoor soo kuwan hartigii iskugu tageen, kkkkkkkkkkkkkkkkk. Waryee gabadha sacad muuse haygu...
  • Nuura: dablariday wlh waa runtaa kuwo dhulbahante sheegta ayaa xataa soo badashay oo is leh fartiina la garan maayo...