|

Caawa & Radiokhaatumo” Wufuudii Dawladda oo Kismaayo ka huleelay,Dawladda oo ku tilmaantay dad iska hadlay beelaha Kalsoonida kala noqonaya, Baaq loo dirayo qurbajoogta KHaatumo, Japan & Arimihii Somalia maxaa ka soo baxay,Beelo kale oo ka baxay DFS, Waraysiyo , Barnaamijkii Salaamaha iyo Tahniyadaha+TEBBIN buuxda.

rkCaawa & Radiokhaatumo”  Wufuudii Dawladda oo Kismaayo ka huleelay  Japan oo lagu soo Afmeeray shirweyne dhaqaalle loogu yaboohay Soomaaliya, Dawladda oo ku tilmaantay dad iska hadlay beelaha Kalsoonida kala noqonaya, Baaq loo dirayo qurbajoogta KHaatumo, Beelo kale oo ka baxay DFS, Waraysiyo ,dhibaatada cabida Sigaarka iyo Tubaakadda, Barnaamijkii Salaamaha iyo Tahniyadaha+TEBBIN buuxda.

HALKAN KA DHAGAYSO.

Hadaad joogto USA & CANADA fadlan ka dhagayso wararka iyo waraysiyada radiokhaatumo codka deeganada Khaatumo State,        702-489-0115        , hadaad ku dhaqan tahay Britain UK , Fadlan ka dhagayso wararka 44203-5197140,

Booqo www.radiokhaatumo.com shabakada kana dhagayso warar, kana akhriso wararkii u danbeeyey ee guud ahaan Soomaaliya iyo Khaatumo State.

Waa tebbintii iyo Baahintii Yaasiin Abdi Axmed iyo Faadumo C/Risaaq Cawed.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=33279

Posted by on May 31 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • ciise: afku xoogle waa laga tegiyo–arartii beeneede haddii aad itaal leedohoo–aarmi badan hayso waxba hay...
  • ciise: inay wax xoreeyaan iska daaye wallee maato caana leh baa laga dhigayaa afar inan oo reer daahir ah baa ku...
  • kuluc: ninkii jiray wuxu yidhi yadoo aan awalba xanuunsanayey baa riyi igu sii joogsatay kkkkkkk pintand yadoo awalba...
  • geesiga: reer buuhoodle intaad ka hadlaysaan taleex iyo holhol, laascaanood baa ka sokaysee xoreeya hadaad wax isla...
  • geesiga: labada ninba waa qabyaladayste ah midna waa caayey qofka dumarka ah kan kalena waxuu yiri waan ka xumahay in...