|

Maxaad ka taqanaa Weriye qabiileedka Axmed Siciid Cigge iyo cadaawadiisa Khaatumo?,{VIDEO}.

ahmed siciid cigeAxmed Siciid Cige oo imntii dalkeenu burburay aad ugu caanbaxay ka soo dhawaaqistiisa magaalada Hargaysa, ayaa dad badani is weydiinayaan hab dhaqankiisa iyo noociyada war fidintiisa. Waxaa ruuxkastoo Soomaali ah oo dhagaystay Axmed uu si weydiinayaa qaabka uu war u gudbiyo, sida uu u shaqeeyo iyo guud ahaan jibbadda caadifadaysan ee uu BBCda qaybteeda afka Soomaaliga.

Axmed Siciid Cigge wuxuu wararka Hargaysa u tebiyaa si caadifadaysan oo xigmad ahaan aad u hoosaysa, taasoo runtii ruuxkasta aoo dhagaysanyaa ku abuuraysa xiiso daro iyo wis wis, waxaan labadii maalmood ee u danbeeyey dhagaystay shalay iyo maanta lkaba warbixinood oo runtii midba tan kale ka sii hoosayso nin weriye ah oo intaasoo sano ku dhex jirey warbaahinta asgaoo marahaa wariyayaashii idaacadii qaranak Soomaaliyeed, gaar ahaan u tebin jirey wararka ciidamada qalabka sida iyo sumacadii dalka halka uu hada uu geed gaaban iyo mid dheerba u fuushan yahay tebinta warark acaadifadaysan ee uu sii caadifadeeyey ee Hragaysa iyo beeshiisa Isaaq loogu durbaan tumayo inay ka cararaan Soomaaliya.

Maalinimadii shalay wuxuu soo waraystay labao wiil oo dibjiro horey ay ugu sheegeen shacabka reer Buuhoodle oo sheeganaya inay yihiin cayaartooy, asagoo jawaab uga dhigaya kacdoonkii reer Buuhoodle ku diideen wiil lagu magacaabay Cali Duul duul oo lagu sheegay horgalka ugu da’da yar horgalada sanadkan ka shaqo tegay reer Khaatumo. Wuxuuna runtii wiilasha uu waraysanayey uu isku dayayaa inay kelmed kelmed iyo qodob qodob uga jawaabaan kacdoonkii Buuhoodle, si uu qalbiyad augu qaboojiyey shacabka Isaaq ee beenta loogu sheegay Buuhoodlaa noo timid.

Ka daroo dibi dhal, maanta ayuu wuxuu waraysi siiyey BBC-da waxaanu uu ka waramaya wuxuu ugu yeedhay koobka SNM, kaasoo runtii weriyihii waraysanayey uu su’aalo weydiiyey, wuxuuna waxkasta ku soo koobaa waa la isla kacayaa, waa la badan ayhay, garoonka la buuxaa, wasiir baa hadlay, siilaanyaa hadlay, kadibna waxaa aad ugu wareeray Abdraxmaan Koronto oo waraysanayey, wuxuuna markale weydiiyey bal cida koobka loo dhigay, hadana wuxuu ku celiyey dadkiiba sacabinaya waa la qaylinaya awaa la reemayaa, dhamaan waxaad ku qoslaysaa waxa uu wertebin ka dhigayo ruuxaasi, waxaana jirta xigmad dhahaysa qofku haduu uu ka warbixinayo ama uu difaacayo been, dul, waxana jirin, hadalkiisa ayaa macno beella, taasaana ka muuqata hadalka madhan ee aan suntanayn ee Mr. Cigge. DAAWO 1984 ASAGOO CIIDANKII XOOGA AK WARBIXINAYA VIDEOGAN.

Ahmed Siciid Cigge, qofkastoo SOomaali nah aad ayuu u yaqanaa inuu yahay werye beeleed fadhiisin ku leh Hargaysa, waxaan la sheekayastay niman madax ka ahaa BBCda waxaan weydiiyey sida Bush House Axmed looga yaqaano, wuxuuna sheegay in Ahmed maamulada SNM ee iskala badalaan ay la shaqeeyaan oo ay meesha ku hayaan, BBC duna aysan xor ka ahayn Hargaysa, taasina ay keento in Ahmed weligii uusan warbixin ka dhan ah maamulka Hargaysa soo dirin, haduu soo diro oo uu waraysto uu ruuxdii SNM ka soo horjeeda uu isla daqiiqadiiba mdi u jawaabaya waraysanayo, taas ayaa keentay in Hargaysa inta badan dadka laga waraysto laga soo waco London.

Laaluushka , qaybiilnimada iyo been sheega faanka SNM ku dheehan tahay, waxaa dheer qabyaalad abaladhan oo uu xata Isaaq dhexdiisa ka sameeyo, asgaoo kuwa aan ka soojeedin Habar Awall, uu mar walba ka iibsado waraysiyada iyo wartebinta, kuna cidhiidhyo marka laga hadlayo dhexdooda. Haseyeeshee fadeexada ugu badan iyo sumcad xumadu waxay dul saaran tahay BBC da , taasoo markastaba wax ka sii dhimaysa dhagaystayaahsooda.

Ugu danbeyntii Ahmed Siciid Cigge wuxuu duulaan , dagaal iyo dhibaateyn ku hayaa  deeganada Khaatumo State , waxaana runtii cadeyn inoogu filan waraysiga wiil yar oo reerkoodii ka soo baxsaday oo Hargaysa u qooq tegay inuu Mikirifoonkii BBCda la hoos ordo asagoo Khaatumo ku xumaynaya.

Hamsa M, Abdi.

wya2007@hotmail.com

 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=33460

Posted by on Jun 2 2013. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

10 Comments for “Maxaad ka taqanaa Weriye qabiileedka Axmed Siciid Cigge iyo cadaawadiisa Khaatumo?,{VIDEO}.”

  1. mssburco tan wataaay nayaa faqash waad taqaan afka markaad soo marinayso inay bishimuhu ku jarcaynayaan fulaynimo darteed waxay gudaan iyo waxay gooyaana waad taqaane isku duwoo dhii dhiibso nayaa

  2. Ina Siciid Cige naagaynta SNM iminka loogama baahna. SNM waxkasta ha ahaadeene markii qoriga siteen wuxuu u naagaynayey Siyaad Barre. Yaa iminka uga baahan badhaaciska uu BBC-da kasoo afuufayo.
    Waxaan ku qosli jiray markuu isla kala jiido: G’eneral Max/ed Saqadhi Dabadd.aa..aa
    oo uu haddana warka ku xiga yidhaahdo C’ollonel Max’ed Saqadhi Dubadd.aa.aa
    kkkk
    Maxaa caaddifad qabyaaladaysan haysa. Jaaniskaas laakiin waxaa siiyey mashiinkii qabyaaladda ee Ina Garaad Cumar

  3. MISSBURCO,taadan badhaaciska meesha la luudaysaa naa kan bariiskiisa ku dhawranaya wuxuu tebiyo been iyo run kay doonto ha noqotee,iska daayoo adeerkaa siilaanyo ayaa buuhoodle ku daba idlaaday saxarkii meel ka bidhaamaba odhanaya buuhoodle maaragtay,wixii siilaanyo u bixiyey kama waalnayn siilaanyo waa bahasha ugu liidatamulaca noocyadiisa naa afka dabaysha ka cesho,ama adkaysta ama amaanka iyo laydha noogu dadaala.

  4. kani xirfad uma laha wariye nimada ee malaa wuu iska maroorsaday,Professional-kiisu waa qabyaalada qayaxanee qar iska xoorka ah ee macnaha ku salaysnayn,laanta bbcda ee afka somaligu kuwa ka hadlaa iyagaaba sumaysan oon ahayn dad normala waana xaruunta soomalida layskaga diree burburka dalka qaybta ka ahayd idacadaasi.snm iyagoo qabiila ayay dalka intiisii kale cuqdad iyo waxaan sagaaro ka biirsan aan la fahansanayn uga carareen,sidaa laajigeed xanuunka aan dawada lahaynee dhawr iyo labatankaa sanadood la galgalanayeen idin kula biiri mayno anagu idina dooni mayne dee bal kaalaya sanka naga tola.waligiinba boodbooda somalia somali baa leh goob kastoo ka midii sandulay ku tahay somali,hadaydaan soomali doonayn dhulka soomalida is kaga baxa taasaa laydin ka aqbalayaa.hadii kale la dabaasha huuhaadaa been abuurka isku dhedhejinta dad wadaniyiino dalkoodu isuugu mid yahay bal waa waxaad ka heshaan daily bahdil joogta ah iyo hadalo madaafiica oo laydinku garaaco ayaad mutaysan doontaan.

  5. Waar ninku sow IIdoor futo ku gasle ma aha wixii uu yidhi maxaa laga sheegayaa waa dameer ciyaee KKKKKKKKKKKKKKK Idinku miyaydaan arag Xagar oo dabalaab sita Kalshaale oo intuu caray kabihiina ciyaalkii reer Buuhoodle ka gashadeen oo ka waranaya wixii ku dhacay KKKKKKKKKKKK Waar duulku waa qabyaalad soo uraysa kuligood ee hala yaabina.

  6. Duli iidooraad tahaye madaa caqli dad ugufaanaya takale sheeko jilicsan shirka hakeenin buuhoodle iyo kabo maxaa isukeenay bal in caqligu kutaaganyahay jaale siyaadna iidoor siicaqaar buuahaa waxna kamaqaadine somali baariday beentana dirbaad uleedihiin usc,ssdf iyo kale ma idoor bay ahaayeen?

  7. Hamse

    Waxba noomaad sheegin abti,

    1 xulka buuhoodle ka yimi waa la waraysan karaa, waxna waa laga waydiin karaa muranka la geliyey inay buuhoodle ka yimaadeen, ma khaladbaa ?

    2 marka live loosoo gudbinayo ciyaar dhacaysa, waxa la sheegaaba waa hadaa la sarakacay iyo hebel baa laaday iyo ma intaasaa ku dhibtay kkkkkk 18 may malaa waad suuxday markuu yidhaa hada waxa qulqulaya ciidamadii qaranka oo gaadiidka dagaalka ku gaashaaman.

    3 cida loo qabtay cup ka adba waad ogtahay waa gobolada somaliland.

    I hope it helps, next time wax lagaa akhrisan karo soo qor.

  8. dameer aan soo fulay ka dheh !!!!!

    hoos ka eeg wariye cawke iyo safarkii jaalle siyaad ee laascanood.

    http://www.youtube.com/watch?v=89s0wg_wRe4&feature=player_detailpage

  9. kkkkkk, waar reer baadiye ayaad tahey kaagan website wax soo galiyaa saxafigu waa xor, balse hargeysa waa caasimada sidaasi ula soco waana meeshii u horeyse ee radio ka hadalo guud ahaan gayiga somalidu degto markaasi dee hadaanad hargeysa ama berbera iyo burco, ceerigaabo oo kale reerkiinu dhisan kari waayey ood geela la joogtey buuhoodel iska daa ceyda, ayaan ku odhan alhaa.

  10. ala maxaa doofaar reer baadiye ah soo ciyay waar hadaanu hargeysa snm ka oo waraysan hadaa ma faqash baad ka filayseen sowtii faqashtii snm tu xiniinyaha isaaq tustay ee iyaka iyo aabohood afweyneba isku eryaday badow yahay hargeysi waa xarutii weriyayaasha waa xaruntii warbaahintu kasoo bilaabantay axmed siciid cigena tuulada buuhoodle kabaha uu sito kalama duwana badow yahay aan weligeed ilbaxayni

Leave a Reply

Recently Commented

  • SSC-Citizen From xudun: Indhasheeloow Khaatumo hadaanay dhulka difaaci karin oo arinteedu noqotay hadal iyo marba...
  • Darbisamaroon: Shidaalka holhol waxaa iska leh Daraaiiwshtii xoreysay Somaliland ee naftoodhurayaasha ahaa kuwaasi...
  • Khatumostt: Indhosheel wadaduu ku socdo dhul laguma xoreeyo adeer khatumo sidaan dhul ku xoreenmeeyso shilimaadka...
  • Khatumostt: Darbisamaroon iidoorka runtaa farta ka saartay allaa yacizag ,,,
  • djama: derbisamaroon waar ninyow maalmahan isku daran baad qaadee maxaa ku daaray.