|

Axmed Madoobe oo Gudoomiye Gobol laga dhigayo & Khilaafkii Jubbooyinka oo la soo afjaray,{WARBIXIN}.

Kooxda dabagalka wararka ee The Horufadhi Investigation Group,{THE HIG}, ayaa ogaatay warar ku saabsan shirarkii 2 maalmood sida xoogan uga soconayey magaalad Nairobi ee xarunta dalka Kenya, kaasoo u dhexeeyey, Madaxweynaha Soomaaliya, dhigiisa Kenya , xubo ka socda beesha caalamka gaar ahaan dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka, kulamadan ayaan loo kala kicin ku dhawaad 40 saacadood, ayadoon xalay ilaa shlay laga nasan Hotelka madaxweynuhu degan yahay ee duleedka Nairobi.

Maanta ayaa hadal kooban oo qoraal ah oo la soo saaray, kaasoo lagu sheegay heshiis dhexmaray labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya, ayaan laguba xusin arimaha Jubboyinka oo ahaa kuwii ugu badnaa waxyaalihii laga wada hadlayey labada maalmood.

Dalalka Ingriiska iyo Maraykanka oo arimahan dhexdhexaadinayey ayaa la sheegay inay soo bandhgeen hindise qoraaleed heshiis ah oo ku saabsan xal laga gaadho gobolada Jubbaland, Hindisahan oo la sheegay in uu ogolaaday madaxweynaha Soomaaliya Xasan SHeekh Maxamuud ayaa Horufadhi ogaatay in lagu qoray , in madaxweynuhu Ahmed Mohamed ISlaam u magacaabo Govenatooraha gobolada Jubboyinka guud ahaan , gaar ahaan labada Jubba ee jubbadda hoose iyo tan dhexe isla markaana mudo laba sano ah uu si toos ah u maamul deeganadaas, oo aan lagu faragelin.

Sidoo kale xoreynta gobolka Jubbada hoose iyo magaalo madaxdiisa Bu’aalle ayaa hoos imaanaysa, balse waxaa magacaabaya Madaxweynaha SOomaaliya Xasan Maxamuud Culusow, sida THE HIG ogaatay qorshahan guud ahana reer Galbeedku waa isku raacsan yihiin, waxaana madaxa ilaa hada u ruxay beey warbixintu  sheegaysaa labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya, kuwaasoo ku kala aragti duwanaa arimaha Jubboyinka.

Ilaa hada THE HIG ma ogaan mowqifka Axmed Madoobe oo asaga loo doortay madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, inuu arintan ayidey iyo inkale, balse waxaa iska cad in hadii dunidu saxeexday uu ku qanci doono laguna Tirtirsiin doono arintan, sidoo kale THE HIG waxay ogaatay in madaxweynaha maamulka PL Abdulraxmaan Faroole arintan aan laga talo gelin ayadoo loo sheegay inuusan shaqo ku lahayn waa marka ay timaado doorka caalamku haatan ciyaarayee.

Diblumaasiyiinta xogtan siiyey HIG waxay faah faahiyeen in xoreynta iyo mas’uuliyada dhaqaalle ee ilaha deeganada Jubboyinka ee gacnata loo geliyey ka sokoow arinta Gobolka Gedo wax la iskaga ogaadey ayadoo la sheegay in odayaal dhaqameedka, ururada bulshada iyo dadweynaha ku dhaqan GEDO loo qaban doono shirweyne gaar ah oo lagu warsanayo in ay hadeey doonayaan hoos yimaadaan Gudoomiyaha Jubbooyinka Axmed Madoobe hadii kalena dawladda dhexe u soo magaca dhebi doonto nin xukuma oo toos Xamar looga soo magacaabi doono, waxaa kaloo heshiisyada ku qoran in laba sano ka dib ay dhici doonto doorasho xoogan oo xor ah, taasoo si qaabeysan ay u diyaari doonaan labada sano ee Ahmed Madoobe gudoominayo gobolada dawladda SOomaaliya shacabka deeganada Jubbooyinka iyo gudi beesha calaamka ah oo IGAD horboodi doonto, kuwaasoo mudadaas ku Tafqayo tiriyo baa la yidhi dhmaystirka maamul buuxa oo gobolada Jubbooyinka iyo Gedo isku raacaan, waxaa sidoo kale lagu qeexay heshiiska in Gedo marnaba aan laga reebo madaanaheeda laba Jubba.

Sikastaba ha haaatee arimaha Jubboyyinka ayaa ku noqday dawladda laf dhuungashay, hadii uu hergalo heshiiskani waxay wadada u xaadhaysaa in dawladu horumar ka sameysay arimaha gudaha gaar ahaan deeganada Jubboyinka ee waayadan Maadaxweynayaasha badani Harqiyeen.

THE HIG.

HORUFADHI.COM@GMAIL.COM

 

 

 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=33829

Posted by on Jun 6 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

26 Comments for “Axmed Madoobe oo Gudoomiye Gobol laga dhigayo & Khilaafkii Jubbooyinka oo la soo afjaray,{WARBIXIN}.”

  1. @Kuluc

    Anigu fikradda labada madaxweyne kala aamminsanyihiin ayaan ka hadlaye taageeradeyda kama hadlin. Dhanka kalena labada madaxweyne waxey kala matalaan labo group oo labaduba soomaali ah. Taas waa xaqiiqo. Dhanka Uhuru dad soomaali ah ayaa kasoo jeeda oon kalsooni ku qabin Xasan Sheekh. Xasan Sheekh dhankiisana waxaa kasoo jeeda dad degaankaa oon iyaguna kalsooni ku qabin Axmed Madoobe iyo Uhuru! Waa complicated arrintu. Murankii Nile na wuu nasoo galey. Waa loo yaabaa Soomaali haddeysan sadaqo ku fakan!

  2. xasan yare

    mujaamalad,
    mawduucan
    macquula

    Ma afsoomaliga ku liidataa
    Mise waxa tahay kuwii carabtu wax ku shubteen ?
    Waxad qoraysid eray-bixin usamee.
    Wadaadkii yiri ookale..
    Bismilahi bisin waaye raxamani raxaman leewaaye
    raxiimi raxiimi leewaaye !

  3. iido liqe

    Jawaabo Culus Ayaan Kaa Sugayay Waxaad Iigala Dhamaan Weyday Meelo Aanan Jirin Calashsan Iga Qaleeeee kkkkkkkkkkk

    Aniga Jawaabahayga Aad Iga Sugaysay Hore Ayaan Kuusiiyay Laakiin Macal Asaf
    Waxaad Tahay Qof Ilaawbadan OO Xasuustii Ay Ku Yaraatay Waa Inaadan Habeen Badh Gaarin Si Ay Xasuustaada U Soo Noqoto Waayo Da’da Aad Iisheegtay Iyo Ilaawgan Badan Meel Mawada Galaan kkkkkkkkkkk OO Joojo Xiliyada Danbe Aad Wax Qoreysib Beenta Badana Runtay Ku Ilaawsiisaaa Jiijii Ayadana kkkkkkkkk

    Samiira Ayaa Meel Fudud Kaa Siisay Degaanada Mudulood kkkkkkkkkk
    Nasiinada Badi jaalle

  4. Madaxweyne c/raxman faroole oo putland lagu wado inuu xilka si hayo 5 ta sano soo soctab guul gobalaca putland waa 5 Gobal sida tastuurka dhigahayoh guul weeyeh

  5. Wadaadyare

    Qosolbaad tahay walaahi, madaxweynaha somalia garanee kan qudhunlafweyn ka ah ee kenya muxuu kaa rabaa ? Waxa uu doonayo in loo ogolaadaa waa maxay ? Yaa xaq u leh inuu gobolada somalia maamulo uhuuro mise xasan ?

    Kenya haloogu dhaarto meeshu wajeer maaha, waa federal republic of somalia dal madaxbanaan oo dawlad gaara leh, kismaayaanu alshabaab ka saarnay kuma rakaatayn karaan madaxweynaha somalia, adigan dhulka iska leh daarood waxaad doonto ahaw kenya maaha inay madaxa kuugu shubto aniga la,aantay waxba iskama celin kartid, yes you can alshabaab jufida ogaden ee reer afgaab kama ciidan badna adba dhulkaaga xorayso oo qabiil kastaa tuuladadiisa alshabaab haka saaro maxaaba dushiina dawlado shisheeye idiinku gorgortamayaan una bahdilaysaan dawladiina. Idinku daarood ahaan xasan sheekh geed ku xidha haduu waxaanu xaq idinku lahayn idiinla yimaado laakiin in uhuuro magaciina ku hadlaa (on behalf of jubaland) waxay sharaf dhac ku tahay daarood oo dhan.

    Dadka yeysan weligood aamini dawlado shisheeye inay dhulkooda soo galaan, taageero dhaqaale kaba hel hadaad doonto laakiin markay ugu darantahay waa markaad ciidamo shisheeye oo ciidaada iyo badaada interest ka leh aad.milinkaaga kimis ugu dubto, kenya bada ay rabto inay qaadataa waa ta gobolka jubadada hoose miyeydaan idinku lahayn sidaad taa u aqbashaan ?

  6. Idoor liqe @
    inta ka aqriso beesha abgal waqtiga ee ahaan jireen sultaanada xamar oo ku qoran qeybta “Mogadishu Kingdom 900 – 1870 AD” markaas waxaad i tustaa cida kale waqtiga ee xamar ka talin jireen kkkkkkkk intaas ka dib, xamar waqtigii gumeysiga ka hor ila ka dib bee dhisneed magaalo ganacsi bee aheed.
    http://en.m.wikipedia.org/wiki/Abgaal

    Arinta kismaayo waxaad tirisay dagmooyin ma ahan waa tuuloyin hoos tago dagmooyin ka mid ah jubboyinka, ma Sadaxaas tuulo kaliya baad dagtaa ???

  7. yaab iyo amakag.
    Ileen gumayste nin uu farac ahan barbaarshay isirdambe iskama badalo.
    Hadi manta gobolo xor ah. Ogaaden gumeyste uwacayan waxa uyeri karaa gumeyste kunola yaale.+waxa kalon su’aal ahaan idinweydin lahaa ogaadenia meesha layiraahdo maxey macaga gonida ah usinayan hadeyan rabin iney xoreystan. Mase waxay karaban mesha nalaku gumeysto wa halkan wana ogol nahay.0++o
    ogaden gumeystaha marnaba kama gudbaaye.
    Gujjo iyo hifad kamatagan loola geylamo.
    Girgirada hungurigaa caqliga looga gaasiriye.
    Wax gaboodfalkoodii sitiyo aarmigi ganayey.
    Iyo good mariid subkey gaaxsanahayaane.
    Alow yaa hablaha galku dilo iyo garaad maalka
    barqo nooga sogurah hablaha nagama geeyaneg.

  8. mrs Hawiye – hutu

    mudulood waligay ma maqal , ahaahahahahaah , lkn dadka waxaa lagu kala gartaa meesha ay degaan , suashan ku weydiiyey wali waad ka laalabenysaa , xagee degtaa ???? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk , xamar ha ku wareegin waa magaalo daarood dhisay , asal ahaana waxaa leh dadkan baraawinga ah oo 200 sano ka hor ka yimid dalka portugal ee yurub . kkkkkkkkkkkk.

    anigu waxaan degaa jiidali oo ah gobolka sanaag ilaa farhareeri oo ethiopia ah waxaa gaadhigu u kala socdaa 4 cisho , hadaad lugtahayna 2 bilood kkkkkkkkkkkkkkk, ha moodin sida tuulooyinka xarardheere iyo hobyo oo 2 sacadood loo kala socdo , ahahahah . waxaan jeclaan lahaa inaad ii sheegtid hadaad hal gobol somaliya ka degtaan hadeyba jirto ??? kkkkkkkkkkkkkkk ……………

    kismaayo labo bilood ayaan joogay mar aan safar ku maray , xaafada calenlay ayaan guri dabaq ah ka deganaa ka soo horjeedka suuqa qudaarta , kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk . xamarna one week ayaan joogay xaafad la dhaho xamar jadiid inakastoo aan habeenkii seexan jirin oo daaqada ka baqan jiray in leyga soo toogto kkkkkkkkkkkkkkkk , waa markii igu horeysay aan koonfur arko 2006 bay aheyd ……………………………..

    kismaayo waxaan degaa degmooyinkan kooyaame ,Mandheerkorima,Waldayna. waxaa hogaamiye noo ah Ugaaska hartiga jubbaland ugaas Baqow , oo ah boqortooyo soo dhisneyd ilaa gumeystihii talyaniga ka hor . ……………………..

    Aniguna nin haba nugaaleed ayaan ahey , yanan ku dul marin ee is ilaali . kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    waabilaahi toqfiiq

  9. @wadaadyare iyo xerta kale
    waxay aniga ila tahay in hadalka uu ku faaleeyey @wadaadyare mawduucan uu yahay midka caqliga geli kara, oo waxay u muuqataa ninkan wadaadyare inuu si ka caqli badan maqaalka laftiisa iyo dadka kale ee fegradaha dhiibtayba uu arinta ishaaro macquula uga bixiyey, way cadahay qoraalka ka soo baxay warmurtiyeedka inuu yahay mujaamalad, wayna cadahay inaan wax cad haba yaraatee laysla gaadhin, ma hubno in madasha lagu kala tegey iyo in kale waxayse u egtahay in arinta si dublamaasiyadeed loo dulmaray,, qolyahiinan dabagalkana wax cad oo aad noo soo ban dhigteen ma muuqato,,, xusuus ahaana wadaadyare sidaan in badan qoraaladiisa ku arko waa nin dowlada xasan gurguurte taageera hase yeeshee, aad isaga ilaaliya deelqaafka ay da’yarteenu ku caan baxday,,,

  10. iido liqe

    Saakay Waad Kacsan Tahay Waxbo Dhiigkar Haysku Ridin Sidii Xaqa Ahayd Ayay Arinka Udhacday Kismaayo Sidii Aad Udaganeyd Ayaad U degenaanaysaa Laysma Barakicinayo OO Waxaa Waalaga Gudbay Somali Ayay Ka Dhaxeysaa Adiguse Waxaad Taagnayd Reero Baa Iskaleh Ana WAxaan Taagnaa Somalia Ayaa Ku Dhan Marka Aragti ahaan Waan Ku Kala Duwaneen OO sidii anigu Aaan Qabay OO Runtana A hayd Ayay U Dhacday .

    Mida Kale Faqashini Ayaad Ku Soogashay Markaad Lee Dahay Faqashini Waa Niman Hawiye Ah Hadaad Rabtid Inaan Runta Kuu Sheego Waana Walaalahay
    Hadaba Qofka Hadaad Af Isaga Dhicin Weyday Maaha Inaad Nabtid OO Been Ka Sheegtid Maadaama Su’aashaadu Igu Badatay Mudulood Ayaan Ahay Garaadadaadi Kolkay Xamar Yimideen Qolooyinkii Ka Hortagay Ayaan Ka Soo Jeedaa kkkkkkkk

    adaa Bilaabay Yaad Ka Tahay Hawiye Waana Kuu Sheegay Anamarkayga
    Aan Ku Su’aalee Adoon Xanaaqin OOna Caaytamin Adigu Dhulbahantaheed Tahay?””””””’ kkk

    Mideeda Kale Kismaayo Mataqaanaa Inta Degmo Hoostagta Iyo INta Xaafadood Ay Ka Kooban Tahay Iyo Dhulbahantaha Aad Tiraah Wuu Degaa Haduu Dega Inta Lafood OO Degta Iyo Meelahaay Degan Yihiin Iyo Odoyaasha Ay Hoostagaan ?????

    Igana Raali Ahaw Su’aalo Adag OO Aadan Ka Bixi Karin Ayaan Kuuu Soo Qoray

    Jawaab Degdeg Ah Waxaan Ku Siiyay 20min Shaqo Ayaan Tageyaa iireeb jawaaaaaaaab kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. madaxwaynaha xasan sheekh maxamud waa ku mahadsan yahay arintaas laakiin hada waxaa loo baahan yahay inuu shaqo siiyo cali khaliif galayr oo uu ka dhigo nin dawlada u hogaansan ama waajibkiisa mariyo kkkkk

    viva hasan sheekh maxamuud

  12. Idoor liqe @
    Aduunkaada iyo waqtigaada dhan hawiye iyo Isaaq siiba hawiye baad ku dhameysay iskana wado ileen wax kale ma heysid Saan filaayo kkkkk.

    Dheere power @
    Gabdho siyaasad uma fiicno intaad ku heysiin bee wax kasto idinka hoos bixiyeen! Wasiirka arimaha dibada, caafimaadka, waxbarashada, Haweenka, Dhalinyarada iyo Cayaaraha intaas maanta haween baa mamulo ee hoos tagtaa kkkkkkkkk, sii wada siyaasad haweenka uma fiicno maanta rasul wasaare ku xigeen baa la joogaa, in kor loo baxo mooye hoos looma socdo kkkkkkkkk insha’allah.

  13. Samiira,

    Abaayo dumarka siyaasada uma fiicna waxay ka qaadan
    madax xanuun iyo kacsi yaran isku jira.
    gabadha waa inay dareen badan tahay
    waxyaalaha dareenka badiya ku dadaal abaayo
    sida sport GYM,music, fruits,salaada ect.
    Abaayo macaan inaga reer xamar aan isla nahay ma ogodoo.
    iska dhaaf dadkan reer koraadka lol.
    Heestan ila dhegayso abaayo waa shaqo tagaya see you again.

    http://www.youtube.com/watch?v=uc2UEfWjvo8

  14. Horufadhi you are joking this will never happen this stupid Ahmed dhuxul will not be allowed to rule great Sade marehan over my dead boddy

  15. samiira meesha waxa laysku hayaa ma aha anagaa degna oo kismaayo iska leh ee waxa laysku hayaa waa anaga ayaa maamulku kuu dhisayna iyo maya ee anaga ayaa dhisanayna oo ah dadkii degaanka deganaa

  16. Samiira ,

    safiirada beesha hawiye u fadhida horufadhi ahaahahahahahahah .

    miyaad joogtay , xoogaa reerka waan ku talaxtageye ,raali ahow ……… kkkkkkkkkkkkkk.

  17. Good news !
    No sadbursi Faroole-Afwaliinje haku taagnaato kkkkkkk.
    Meesha waxa maraya Qaran aduunku taageeray
    looma baahna qabyaalad jilicsan iyo wixii dalku ku burburay.
    Qarankan cidii ka hortimada waa Spoiler Qaswade
    Waana la karbashaya xarig iyo cunaqabatayn Sanction lol.
    Walaalaha maamul goboledka somaliland waxa laga raba wadashaqayn Somaliyada cusub qaybtoda ha ka qaateen.

    Wabilahi towfiiq.

  18. Good news !
    No sadbursi Faroole-Afwaliinje haku taagnaato kkkkkkk.
    Meesha waxa maraya Qaran aduunku taageeray
    looma baahna qabyaalad jilicsan iyo wixii dalku ku burburay.
    Qafankan cidii ka hortimada waa Spoiler Qaswade
    Waana la karbashaya xarig iyo cunaqabatayn Sanction lol.
    Walaalaha maamul goboledka somaliland waxa laga raba wadashaqayn Somaliyada cusub qaybtoda ha ka qaateen.
    Wabilahi towfiiq.

  19. Kkkkkkkkkkkk horba caydii la bilaabay, qof waxuu yahay marna jecel yahay buu dadka kale mooday kkkk comments dhul ma lagu yeesho, jubboyinka beelo badan baa dago, 5 beel ee 4.5 baa xilalka loo kala qadan rabaa, darood waxaa u badan Marixaan iyo Ogaden madaama degaano leyihin, beel kasto degaanadeeda ha la timaado kkkk.

  20. Khilaafka ka jira Jubbooyinku uma muuqdo mid hadda laga heshiin karo. War murtiyeedka soo baxeyna wuxuu iila egyahey mid lagu qarinayo fashilkii wada hadallada.

    Dowladda Kenya qorshe waqti iyo energi la geliyey oo miro dhaley ayey ka leedahey Kismaayo. Mana yeeleyso nin ilaa hadda Muqdisho iska fadhiya iney saxan dahab ah iyadoo ku jirta ku wareejiso Kismaayo. Xasan Sheekhna isagoo Xamar jooga ayuu u dhaqmayaa sidii inuu isagu ka taliyo Dhoobleey oo xudduuddiisu u xirantahey.

    Labada madaxweyne ninna wuxuu ku xisaabtamayaa waxa uu mudanyahey oo ah in loola dhaqmo sidii nin madax ka ah dal xor ah oo madax bannaan. Ninka kalena wuxuu ogyahey in awoodda magaaladaas heysataa tahey tiisa uuna mudanyahey in wax loo oggolaado oo ugu yaraan lagala tashado sida loo maamulayo gobollada ciidankiisu qabteen!

    Waa kaaf iyo kala dheeri labada aragtiyood, waxeyna u socotaa meel xun ee waxba yaan sheekooyinka madax salaaxaa waqtiga la iskaga lumin!

  21. mr hawiye -hutu .

    adigu xagee u dhalatay ??? jubbaland waa dhul daarood , iayagana magaalada gacanta ku haya , cambuulada markaad ka soo dharagtid ayaad halkan , daaco qudhun la timaada . kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk . hawiye waa dameer , dameerna waa la fulaa ,

    horufadhi commentigaaga waxay ogolatay markaad tidhi fiqishini ayaan ahey , kuwa dega tuulada adhicadeeye gobolka sool , maamul goboleedka khaatumo.

    lkn hada waxaad u muuqataa dadkii ku koray , isbaarada ,mukhalisnimo, bililiqo, mooriyaanimo. dameer foqol dameer ………. adeerka ahmed xaad afhayeenka hawiye ayaa guri bililiqo ah ku jira !!!!!!!!!!………………

    • Daarood, daarood baa weli maskaxda kaaga jira……. xamar xaad baa leh adiga awelba qaxooti ayaad ku aheyd … ballan waaye inaan sida sacuudiga warqado kuu sameyno……………. horaa nin wuxuu ku gabyey “masiibuu dhaxlaa ninkii wecel(daarood) masruufaaye”………. Nacas nin raga is moodey…… midda kale jaahilyahow dameerka wuxuu ka mid yahay xayawaanka uu ilaahey qor’aankiisa ku sheegey oo loo abuurey in bani’aadamku ku intifaacaan….. Hal su’aal aan ku weydiiyo ……. Ma farsamada iyo sida ilaahey dameerka u abuurey ayaa kula xun mise ilaahey ayaaba kula xumaadey waa adiga caayey oo wax ka sheegey wuxuu abuuraye oo weliba qu’aanka kariimka ah ku sheegey?????????????? Xaashaa Lilaaaaaaah…..

  22. kkkkkkkkkkkkkk
    filimkaas waraabaa cunay dee waayee xagee hadana loo yaaci

  23. Asc warkan mareegtan lagu shaaciyey ee sheegaya in Axmed Msdoobe gudoomiye gobol laga dhigay waa war aan sal & raatoona lahayn ee waxaan kula talinayaa Horufadhi.com in ay saxaan warkan.

    Shaad, Oslo Norway

  24. Waxaan Ka Xumahay In Madoowe Shacabkii Riyadoodii Ka Ja Jabiyay UU n Ku Biyo Shubtay Gudoomiye Gobol OO Waliba Aan Ku Jirin Gedo Waxaan Ka Xumahay Shacabkii Laga Dhaadhiciyay Dawlada Jubboland Sida Hadana Looga Dhaadhicinlahaa Gobolka Jubada Hoose U Gudoomiyaha Kayahay Mooryaan Madoowe Xaqa Ayaaa Soo haray Beentii Iyo Riwaayadihii Iyo Heesihii Aan Murtada La hayn Halkaasay Ku Dhamaatay shacabka Ayaan KA Xumahay Laga Dhaadhiciyay Beentana La Guxaaqay Jubooyinka Waa Degaano Daarood Ayadoo somalinimo ka Fiicnayd In loo sheego OO La Yiraah Waa Deegaano Somali OO Dhan Udhan Tahay waan La Rabay Mooryaanka Madoowe La Leeyahay Inay Sidaan Ku dhacdo Soo joog Ayaa Laga Waayay Kenya Waxbo Kuu qaban Mayso Ee nIn Yahaw Tartii Sharciga Baro

Leave a Reply

Recently Commented

  • Matan: khatumo waalidkeed garaad jaama garaad ismail ayaa arrange marriege u sameeyay oo siiyay s/land laakiin...
  • xarbI: waan daawaday dooda aad ayey u fiicnayd lkn ninka madaw doooda in lagu sooo daro may ahayn akhlaaqdiisa ayaa...
  • kalshale: ilma garaad ismaaciil Sedaxdii nin ee wanaaga diiday Waabaa waxaa jiray sadex nin oo walaalo ah oo ilaahay...
  • Nuura: maraa waaxid isimadan faraha badani way na waaleen yaa hal garaad oo go’aan adag oo labac labac aqoon...
  • DAALO S/LAND: Horta Dhulbahantahan Garaadadoodu mid dhamaata maaha miyaa??