Haddii qofka bani’aadamka ahi dhaafi waafo bar cayiman, oo ay adkaato
inuu sii wado socdaalkiisa uu kaga baxayey dhibaato ku keentey ragaad
geedi socodkiisa, wuxuu isku dayaa inuu lafo guro waxa u asalka u ah
dhibka murugsan ee uu mariwaayey.

Arrinta berrinsatey ummadda ku nool Muqdisho, ee ah qaraxyada si
cawaannimada ah loogu laawo dadka aan waxba kasban, waa su’aale xaggee
laga soo abaabulaa? Yaa ka danbeeya jihayntooda? Maxaa laga macaashaa?
Dhammaan waa su’aalo u baahan in si taariikhi ah loo lafo guro.

Bishii April dabayaaqadeedii ayey ahayd markii lagu dhawaaqey in
sirdoonka Ingiriisku sheegeen, in dadkiisu ka digtoonaadaan aadista
Muqdishu iyo nawaaxigeeda.
Ingiriis xiriir lama leh Alshabaab iyo kooxda is qarxisa ee iyaga ka
tirsan ee loo yaqaanno MUSTASH-HIDIINTA; laakiin Ingiriisku wuxuu
xiriir toosa la leeyahay qabqablayaashii dagaallada sokeeye oo weli
nool iyo intii ay ku ababiyeen MOORYAANNIMADA oo la fiylanta am ka
garab shaqeysa dawladda federalka ah.

Aynnu soo qaadanno ciddii lagu tuhunsanaa, am ka danbeesay labadii
qarax ee maxkamadda iyo barta lagu kala wareego ee km-4.
Waxaa aqoonyahan iyo wax garadba isku raaceen, in qabiilka loo yaqaan
Sacad oo ka tirsan beesha Habar gidir iyo wasiirka arrimaha guduhu si
toosa uga danbeeyeen fal denbiyeedyadaas ka baxsan banii’aadamnimada.
Ka dib markii lalaayey maxaabiis badan,oo jeelka lagala baxay loolana
dan lahaa in layska horkeeno dawladda Xasan sheeq iyo qabaa’llda
maxaabiistu ka dhasheen, hawsha laynta maxaabiistna uu fududeeyey
agaasimihii hore ee sirdoonka mr FIQI, oo isaguna ka soo jeeda beesha
Sacad oo indhaweydba raadinaysay sidbursiinyo aaney sinaba ugu qalmin
ayaa sitoosa ula tashanan jirey, warbixintana u siin jirey danbiile
Cabikariim X. Guuleed (wasiirka arrimaha gudaha). Haddaba markii laga
eryey shaqada denbiile Fiqi (gacan ku dhiigle Fiqi), ayuu u cararey
dhinaca dalka Suudaan, isla markaasna eedayn iyo dhaleecayn aan jirin
korka kaga tuurey dawladda Xasan sheeq Maxamuud.

Haddii aan taariikhda dib u eegno, waxaynnu wada xusuusannahay, in
beesha loo yaqaan Sacad, sameeyeen denbiyadii ugu xumaa ee laga galey
shacabka Soomaaliyeed iyo duminta nidaamkii dawliga ahaa 23 sano ka
hor..

Laba todobaad ka hor intii aan dagaalka sokeeye ka bilaabmin Xamar,
qabiilka Sacadka  oo horboodayey koox isku magacawdey USC k , waxay
laayeen ilaa lixdan qof oo qabiil weynaha HAWIYE ka tirsan dadkan oo
ay u soo gashan jireen dharka mullateriga, isla markiibana ku
khaarajin jireen guryahooda hortiisa. Qabiilka Sacad oo laynayey
dadkan si ay u kiciyaan dadka Hawiye ugana horkeenaan nidaamkii
dawliga ahaa ee markaas jirey. Qabiilka Sacadku dadka uu layn jirey,
oo iyagoo direyska askarta wata, kala bixi jireen guryahooda waaxaa
ugu badnaa Xawaadle, Abgaal. Gugundhabe iyo Gaaljecel!!

Waxyaalaha aan la hilmaami Karin, ee qabiilka Sacadku sameeyey
taariikhdii mugdiga ahayd, waxaa ka mid ahaa, inay baxaan oo tagaan
xeebta Abgaalku dego, iyagoo wata direyska mullateriga , ayay ninka
hortiisa ku kufsanayeen gabarta uu dhaley, ninkana ay geed ku
xirayeen.Ninka ay gabertiisa kufsadeen, ayaa loo imaan jirey subixii
waa qabiilka Sacadka e, waxay ka dhaadhicin jireen uu dagaalka la
galo, wayna dhici jirtey ficlan.

Haddaba, sir ma qabe ilaah baa u sahan ah, dhammaan qabaa’ilkii
Hawiye, gadaal ayay ka ogaadeen, cidda dhibka waddey, waana tii dib
looga aarguttey, oo ilaa manta Sacad inan gumeedka ka yahay Xamar.
Iney sameeyaan kharbudaad qarsoon maahine, ciidan meeltaagan oo ishu
aragto aaney lahayn.

Maanta oo la joogo qarnigii 21aad, Ayaa  qabiilka Sacad, isku deyeyaa
inuu xiriir la sameesto Alshabaab qaybta is qarxisa ee loo yaqaanno
Mustash-hidiinta.
Qarixii dhacay markii bisha June ahayed 19ka kana dhacay Xarunta UN ka
ee Muqdisho waxaa si toosa uga danbeeyey qabiilka Sacad oo uu
hogaaminayo Cabdikariim X Guuleed (wasiirka arrimaha gudaha iyo
amniga). Waxaas oo dhammi waxay u dhacayaan inaan dawladda
Soomaaliyeed taabbo qaadin, oo aanlagala xisaabtamin wixii ay geysteen
23 sano ee ina dhaaftey.

Cabdikariim X Guuleed wasiirka arrimaha gudaha, waa ninka ay ka
degiweydey xaallada cakiran ee Jubbooyinka, isagoo ka raadinaya
cimridheeraysi dagaal sokeeye oo mar labaad ka qarxa Kismaanyo.
Cabdikariim wuxuu ku guuldarreystay, inuu ka hadlo ama wax ka qabto
xasuuqa ka socda Muqdisho duleedkeeda ee lagu xasuuqayo qabiilka
Shhilaha.

Waxaa horyaal dawladda Xasan sheeq Maxamuud, arrin aad u adag oo ah
inuu safeeyo dhibka haysta Muqdisho ee qabiillda mudug bari ku hayaan
magaala madaxda iyo Xasan sheeq Maxamuud hoos u fiiriyo dadka dhibka
ku wada muraayaddii dalka.

Ujeedda badan iyo aqoon xumo, waa magaca maqaalkeenna manta.
Sheegashada alshabaab iyo dhacdadii shaley, waa qaldhebid ay naftu ka
sii socoto, oo macnaheedu yahay Alshabaab ka helaan gacan
qabiilooyinka masersan sida dumarkii maahine, awood kale meesha kuma
hayaan.
Tusaale ahaan, labadii gaari ee cabdi bilayaasha ahaa, ee keenay
naftood halligiinta, dhamaanba waxaa soo fududeeyey taliyaha
nabadsugidda Xamar mr.EREG, ninkan oo isguna ka soo jeeda beesha
Sacad/habargidir.

Haddaba, falalka argagixiso ee noocani waa ujeeddo badan, rag
dawladda ku jiraa fududeeyaan iyagoo ujeedadoodu tahay in qabiilkooda
hoose sedbursiinyo la siiiyo.
Jawaabta su’aasha labaad ayaa ah, waxaa jiheeya kooxda is qarxisa ee
Alshabaab, qabaa’il sedbursiinyo doonaya; Haddii aynnu gebogebaynno,
jawaabta su’aasha u danbeesa oo ahayed maxaa laga macaashaa dhiigga
dadka aan waxba galabsan, ayaa ah waxaa lagu raadsadaa sedbursiinyo,
sumcad ka dilis xukuumadda markaas joogta iyana qayb ka mida ilaah ka
fogaanshaha.

Dawladda madax weyne Xasan sheeq, waxaa laga rabaa inay baaritaan
adag ka dib, qaaddo tallaabo waafaqsan sharciga, oo kurka looga gurayo
rag badan oo dawladda ku jira

Daahir Muhyidin Ali.