|

Qiso yaab Amakaag iyo Anfariir badan oo ka Dhacday Magaalada Laascaanood (maxaa dhacay)

halkan riix si aad sheekadaas u akhrisato

Short URL: http://horufadhi.com/?p=36850

Posted by on Jul 8 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

14 Comments for “Qiso yaab Amakaag iyo Anfariir badan oo ka Dhacday Magaalada Laascaanood (maxaa dhacay)”

  1. anigu yaabaye maxaa IDORKAN ku soo ururiyey meesha,ma marqaankiibaa tusay..Gabadha yar waan u hanbalyaynayaa inay iska diidey DABAQODHIGA xun ee u shaqeeya SNM mana istaahilo inuu gabadhaa reer Khaatumo guursado waay waxaa cadaynaysa siduu u dhaqmay ka dib markay diidey inaanay guursanayn DABAQOODHI,ee uu gabadha yar jeel u taxaabay kuna been abuurtay dhaqan xumadiisa iyo shaqsiyad la,aantiisa ayey cadayn u tahay..Gabadhaasina illaahay baa badbaadinaya isagana cawaaqib xumo iyo HOOSGALNIMO;HORGALNIMO ayaanu ku ognahay,gabdhaha kalana ha ku cibra qaateen nimaan Khaatumo dhaba ahayna yaanay u tawaabin, Dabaqoodhiyadana ha guurbeeleen oo dhilooyinkii Hargeysa ee Idoor ha aadeene.

  2. kufsiga caruurta iyo dumarka oo hargaysa ka dhaca maalin walba from jan -march ee sanadkan waxaa la kufsaday 104 caruur iyo haween ah

  3. Wali aduunka laguma hayo askari wax jeclaaday midwax kufsaday mooyaane laakiin waxa aytani ku tusaysaa in uu askariga reer Somaliland uu nasab yahay inantaana waa in loo meheriyaa sida uu dhaqanku ahaan jiray hadaanay gabadhaasu ahayn dumarkan yar yar ee ciidan ka ku dhexwalfay. Inleen inan yar oo askari iskudaba marmartay ma noolee.

  4. Tani wadayba noo furaysaa car bal waa ninka ishortaaga xaglo toosiye iyo prince cismaan garaad soofe marka madaxweynuhu soo diro, puntland show off bayba buuhoodle ku samaynaysaa walaahi. Kastuumo haday arintaa wax ka qaban waydo sida ugu dhakhsaha badanbay ciidanka qaranku usoo gelayaan buuhoodle markaa islaamaha soo kiciya sidiinii illeen waxaasaad ka macaashtaane.

  5. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    This is the funniest shit kastuumo habro fadhi la shir yimadeen waar idinku reerka ha ceebaynina intaad isleediin wax u tara

  6. Bal ilaahbaan idinku dhaarshee ilma galaydhaw kastuumo inay huuhaa tahay puntland oo militarigeedii wadataa buuhoodle dhex joogta cid ka hadlaysaana ma jirto, halka siilaanyo dhamaan warsangeli wixii dawlada ku jiroo dhan uu uu dhulkoodii u diray si aanay puntland food usoo gelin xuduuda, kastuumo ma aalad dhulois iyo isaaqa layskugu diraa mise maamul ka puntland.la midaad ugu talo gasheen ? Look at this

    http://www.youtube.com/watch?v=BLbKi9T47NM&feature=youtube_gdata_player

    • Kuluc
      Horaa looyidhi hoonbaro libaax bay soo wadaa. Pintland la aragyaaba Somaliland ayaa kuugu xigta. Sanaaqduudaa yar waxa karaaca way arki doonaan.Pintland Intii ciidan ay hayeen waxa ay udireen shuunland oo ay ku hafteen ma iyagaaba Somaliland hor istaagi kara.

  7. Waar waxaan meesha ka saara haweenka hanaga ceebeynine

  8. kkkkkkkk manta ayay ugu darnayenoo wax anay jirrin oo ceeb ku ah dalka iyo dadkaba ay shegayaan .. waar isku xishooda waxani mahaa wax saxaafadi la shir timadee , shit !!

  9. Sheeko , war laascanood wax la khasbikaraa mA jirto ee sheekadan meesha ka saara .

    Hadad somaliland diidan tihiin Maad dagaalantaan !!!!!!!!!!!!!!!……….. Af ka hadal muxuu tari !!!!!

  10. Gabadh baa lawasay haba lawasee lakhasbay
    Bay kaga dhegtay kuwii kastuumo webkeedii

    Hada waxayba wax u qoraan sidii habar masayrsan
    Oo aan waxba qaban karin

  11. Sheeko kunacay maxaa wax layska yiraahdan

    • Hilaad xagee baa ku nashlaysey->” Sheekoy ku nacay” waa halhayska dumarka biilka u soo saara caruurtooda. Waxaana ay bedeshay “rag waa shaah dumarna wa sheeko”. Sorry haddii aad aad tahay dhedig Hilaadey.

  12. beeni raad male liiiiilooooolooooow run ma ogtiin

Leave a Reply

Recently Commented

  • salman rashiid: dhulbahante isla aamus asxaabey waxad ku hadashan mayalane.allow na astur,ma wali iyo hadal waba...
  • Famoon: Absolutely. Futility waa Gus next 50 yrs new nickname viva our mp
  • idoor liqe: nimankii jaadka idoorka ka soo qaatay militarigii khaatumo markey magaalada soo galeen oo dhinackasta ka...
  • idoor liqe: Geel caruuri qaaday ma foga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk. daawo milariga dowlada khaatumo oo...
  • Famoon: War hubna ma hayaane waa daxal aan laamida ka degi Karin car may joogaan inta cirku hoorayo waa wax dhiidhida...