|

Top Video: Kulankii Nairobi iyo Qayb ka mid ah Qudbadii Madaxweyne Indhasheel,{Muuqaal}

Madaxweynaha Khaatumo iyo wufuudiisii ku sugnayd Nairobi ayaa shir balaadhan ku qabtay Nairobi, waxayna ka warbixiyeen arimo badan, hadaba qayb ka mid ah warbixintii Madaxweynaha hoos ka daalaco.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhi.com/?p=36854

Posted by on Jul 8 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

15 Comments for “Top Video: Kulankii Nairobi iyo Qayb ka mid ah Qudbadii Madaxweyne Indhasheel,{Muuqaal}”

  1. waar saado waa fanaanad wayn oo wadaniyad inkastooy ka soo horjeedo somaliland lakiin taasi maaha in la aflagaadeeyo mabda eedana lagu caayo waa
    mid si ah ninka saado wax ka sheegaa saado qaran halyayad dhagaysta

    xalaan dhadhaboon riyooday
    dhawaaq murugaan maqlaayay
    markii aan calanka dhidibnay
    ragii gobonimada dhaliayay miyaa dhulka lagu xumeeyay
    dharaar xabsi loo taxaabay
    tijaartii miyaa dhab loo xidhay
    aqoonayahan miayay dhidbayaan
    ma culimaan dhimana noolayn

    walaahi wakhtigaa ay heestan qaadaysay nin xiniinyo leh oo waa lawaayay
    geesiyad
    noolow dumaashi saadooy
    fanaaniinta qaranka somaliland kuwooda ugu muhiimsan ayay ku jirtaa

    viva saado qaran…..

    http://youtu.be/oP2J0WS-uN0

  2. iidoorliqe

    Maxaad Lacabaadaysaa Waxjira OO Dhacay Ayaan Miiska Soo Saaray War Maanta Wax Laqarinayo Ayaa Iska Yar Doqonyahaw Laaska Xoree Kadib IIgalahadal Jubbaland
    Ha Iscaybeen Dhulkaas Waa Dhulkeygii Hooyo Jubooyinka ., Gedo , Bay , Bakool , Shabeelaha Hoose , Banaadir , Shabeelada Dhexe, Hiiraan Waa Dhul Ilaahay Kumanataystay xoolo Iyo Beeraba Jaceylbaa Kaa HAYA Anaana Iskaleh Intaba Waadna Arkidoontaa Way Dhamaatay Qaraabo Kiilkii Uu MAXE’D SIYAAD idinku Daajinjiray kkkkkkkkkk Ha OOYINEE aamuu 3madaxweyne

  3. waar saado waa fanaanad wayn oo wadaniyad inkastooy ka soo horjeedo somaliland lakiin taasi maaha in la aflagaadeeyo mabda eedana lagu caayo waa
    mid si ah ninka saado wax ka sheegaa saado qaran halyayad dhagaysta

    xalaan dhadhaboon riyooday
    dhawaaq murugaan maqlaayay
    markii aan calanka dhidibnay
    ragii gobonimada dhaliayay miyaa dhulka lagu xumeeyay
    dharaar xabsi loo taxaabay
    tijaartii miyaa dhab loo xidhay
    aqoonayahan miayay dhidbayaan
    ma culimaan dhimana noolayn

    walaahi wakhtigaa ay heestan qaadaysay nin xiniinyo leh oo waa lawaayay
    geesiyad

    noolow dumaashi saadooy

    fanaaniinta qaranka somaliland kuwooda ugu muhiimsan ayay ku jirtaa

    viva saado qaran

    http://youtu.be/oP2J0WS-uN0

  4. Heblaayo ayaa heestay hebal baa u jawaabay wax micno ah eey sameeneyso ma leh munkar ayaad sii faafineysaa qof walbe naftiisa camal wanaagsan ha u sameeysto mid kale intaad busy ku tihiin .
    wsc

  5. bishii barakeysneeyd ee RAMADAN ayaa dhalaneysa dhaqankiina wax ka badala heesaha waa danbi quraan ku badasha cuqdada iyo xaasidnimadana iska saara wbtq.

  6. bantu hawiye

    gobolka jubada hoose iyo gedo ee jubbland anakaa xukuna ,jareerta iyo hawiyaha ku soo laabta dalka oo beeraha iyo dekada ka shaqeysta waa shaqadiiniiye ……..

    Jubbaland socotaye ka bax ka bax yaan ku jiidhine kkkkkkkkkkkkkkkkk hoos riix ……………..

    http://www.youtube.com/watch?v=-VUnnixU3M8&feature=player_detailpage

  7. U,STATE OF H….

    kkkkkkkkk waan dhagaystaay hestaas qoomaal iyo raxma ruuxi wada qadayaan , waanan ka hellay walaahi , waanay istaahishaa ileeyn cagtii joogsan weydaa marbay ceeb lakulantaye , habartii ilkaha la’aday ee saado oo afartii ilig e ugu danbeyay laga tuurray kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. hawiye -bantu from zansibaar .

    qoomaal waa jareer , jareertuna hawiyaha ayey isku eg yihiin , kkkkkkkkkkkkkkkkk

    hawiye iyo jareer anigaa kismaayo jooga as DAAROOD , calaacalka iska daaya ,

    viva jubbaland viva khaatumo state ,viva puntland …………

    http://www.youtube.com/watch?v=fUAKlgpGb1c&feature=player_detailpage

  9. Waa Hees Aan La Yaabay OO Loogu Jawaabayo Saado Cali Waxaan Ku Ogayn Inay Taageerto Maamul Goboleedyada Jubbaland , Khaatumo Iyo Puntland Maxaa Ugeeyay Jabuuti Waa Yaab
    http://www.youtube.com/watch?v=zqLIrxfOwAE

    Fanaanka Qoomaal Maxaa Ka Careysiiyay Qof Beenbeen Ku Carooda Ma Ahayn

  10. cali khafiif na waxuu meesha la soo istaagay inuu u jawaabo Garaad Saleebaan

    Ciddii dacwad hoose qabta shirka Taleex hays keeno oo ha soo gudbiyo laakiin meelahaa? yaan laga nuu nuulay kkkkkkkkkkk

    kastuumooy waa kaa cali khafiiiif

  11. waar maxaa tu yaroo subaga oo nuuraysa meesha taagan masha allah ilahay haydin xafido hablaha reer somaliland

    lakiin kastuumo iskaga fogaada waxay hayaanbaa iska yar waa bbeenale yaal
    aan waxba u tarayn dadkooda inay dhib iyo dwaanala xasuuqay yidhahdaan moyaane

    anigu maba dhagaysanyn indho sheel ee hablahan islaba rogaya ayaan u qushuucay waxaan idhaahdaa reer barigu maxay kaga sii yaacaan show haldhaa miidhan baa hawd iyo nugaal jooga

  12. aftaag
    dayuus aan hooyadii rabaayad barin baad tahay. buqda ayaad ku dhalatay luqadaadaa laga gartaa.halkani buqdii ma aha.watch afkaaga dheer .

  13. Waar nimankan Kastuumo horboodaya caruurtan iyo dumar kan ay abuse gareeyen halaga qabto imika bal eega 30hablood ayuu dhinacyada iska soo dhigay waa kan sadexdii dhadhaar kamidka ah. imika waxay lamarisaa in marka ay kenya tiga iyo gaaladaa kalee lakulmayaan ay sii ka xaystaan raxan hablo yar yar ah. Bal imika eeg mid 20 kawayni kuma jirto oo siilka caruurtii na ayaad Kastuumo dadka kaga dhaadhicinisaa.
    Kolay Xasan culusaw ayaad ogashihiine kaasaanu idinka ashkatayn si uu noogukiin soogacangaliyo si la idiin maxkamadeeyo waxkale waa la idinka dhaafi laakin dayuus nimo loo dulqaadan maayo.

  14. weli ma calaacalkii ummadii wax u diratay la soo hor taaganyihiin mise wax kale ayay hayaan, ramadaantii ayaa soo gashay denbiga ha la yaraysto, beenta ha la iska ilaaliyo, cibaadada ha la badsado, sadaqadda ha la badsado oo dadka masaakiinta ah ee aan waxba haysan hala afuriyo, waar khayrka ayaa ugu wanaagsan wax la isku kaalmaysto ee ha la isu kaalmaysto.

  15. Madaxweyne Mohamed Jamac waa halyey soo halgamay,

    Maanta xafiisyada qaramada midoobay hadad tagtid waa isku title maamulada ka jira waqooyiga Somaliya sida somaliland Iyo khaatumo , …………..

    Hadii lagu dhaho WAAD kala qaybsan tihiin hus ku dheh , by DR Ali Khalif galeydh .

Leave a Reply

Recently Commented

  • salman rashiid: dhulbahante isla aamus asxaabey waxad ku hadashan mayalane.allow na astur,ma wali iyo hadal waba...
  • Famoon: Absolutely. Futility waa Gus next 50 yrs new nickname viva our mp
  • idoor liqe: nimankii jaadka idoorka ka soo qaatay militarigii khaatumo markey magaalada soo galeen oo dhinackasta ka...
  • idoor liqe: Geel caruuri qaaday ma foga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk. daawo milariga dowlada khaatumo oo...
  • Famoon: War hubna ma hayaane waa daxal aan laamida ka degi Karin car may joogaan inta cirku hoorayo waa wax dhiidhida...