|

Dhagayso Kooxda Al-shabab oo Weeraro Ismiidaamina ah Qorshaynaya Bisha Ramadaan

Kooxda Al-shabaab ayaa inta badan weeraro qorshaysan ku qada xiliyada Bisha barakaysan ee Ramadan lagu jiro, weeraradaasi oo ku bartilmaameed sanayaan goobaha Muhiimka ah ee Ciidamadda Dowladdu daganyihiin.

Kornel Gabayre Taliyaha Ciidamada Dowlada Ee Lafoole oo hadlay Kismaayo24.com ayaa sheegay inay hayaan xogo sheegaya Al-shabaab inay qorshaynayaan weeraro ka dhan ah Ciidamadda dowladda ee ku sugan duleedka iyo gudaha Caasimada ee muqdisho.

HALKAN RIIX DHAGAYSO

Short URL: http://horufadhi.com/?p=36880

Posted by on Jul 9 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • kuluc: ali inaar waxaasi waxba kama jiraan,jabhad xoogweyn baynu nahay laakiin dhaqan dawladeed leh, waa inaynu...
  • mr. qaaje: Wey leecdee madhicin wayna toistoo istaagtay khsatumo weyna qssdey wey hsnan dhulkeeda habruhu hsygu...
  • bulshaawi: salaaan ka dib halyay cali khaliif waa dublamaasi maalin dhawbuu hargaysa imanayaa fadlan bal maalinta...
  • kuluc: kalshaale abti kaftanka inaad halkaa inga geliso maan jeclayn, waxaanse kuu sheegayaa intad soo qoysanaysaan...
  • ali: kuluc iyo khaddar soo bixista ciidanka qaranku ma ahayn qalad ee waxay ahayd military tactics. ciidanka...