|

Madax hore iyo Siyaasiyiin caan ah oo qorsheenaya inqilaab Kadhan ah Xukuumada Federaalka Soomaaliya (Warbixin Xasaasi ah)

Sida aan ku helnay Warar lagu kalsoonaan karo dhawaan waxaa Magaalada Kampala ee Dalka Uganda ka dhacay kulan qarsoodi ah ay wada qaateen xubno madax uga soo noqday Dowladihii KMG ee Soomaaliya iyo Xubno kale oo siyaasiyiin ah saameyn badana ku leh siyaasada Dalka.

Kulankan ka dhacay Magaalada Kampala ee Dalka Uganda ayaa sida Wararka aan ku heleyno ujeedkiisu waxa uu ahaa sidii qal qal siyaasadeed loogu abuuri lahaa Dowlada Federaalka Soomaaliya oo dhisan wax ka yar hal sano, Xubnahan shirayna ay dib ugu soo noqon lahaayeen Siyaasada iyo Talada Dalka oo hada gacantooda ka baxday.

Xubnaha Kampala ku shiray waxaa kamid ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Cali Maxamed Geedd Ra’iisul Wasaarihii hore, iyo Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore C/wahaab Ugaas Khaliif, Dr.Cabdi Raxmaan Baadiyow , Xildhibaano hore iyo kuwa hada jira , waxaa sidoo kale kulanka goob joog ka ahaa Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Kenya .

Kulanka ayaa sidoo kale lasoo sheegayaa in qaska Telfoonka Tooska ah uga qeyb galeen Xubno kale oo saameyn leh sida R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Wali Maxamed Cali (Gaas) iyo xubno kale kuwaa oo dhamaan hada u muuqda kuwa aragtidooda isku dhaw dahay hal dhinacna uga soo wada horjeeda Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Xubnahan ayaana iska wareestay xaalada hada dalka ku sugan tahay iyo fashil ay sheegeen in ay ku timid Dowlada Federaalka Soomaaliya waxa ayna diirada saareen arimo la xariira Maamulka Puntland oo qorsheenaya in uu go’o sida ay ku warameen iyo sidoo kale arimaha Federaalka oo muran badan ilaa hada ka taagan yahay.

Kulankan xasaasiga ah ee ka dhacay Dhawaan Magaalada Kampala ayaa ahaa mid saxaafada laga ilaaliyay si aan loo ogaan waxa uu ku suubsanaa hasa ahatee waxaa mar qura soo baxay shakiga kulankaasi iyo xogo ku aadan ujeedka ka dambeysay in ay kulmaan Masuuliyiin hore iyo siyaasiyiin miisaan culus oo dhamaan banaan joog ka ah Dowlada Federaalka ee iminka talada dalka haysa.

Masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ka war helay Qorsha shirka Kampala ayaa digniin u diray xubnaha shiray iyadoona taasi dhalisay in qaar kamid ah Xubnihii shirkaasi ka qeyb galay ay furka tuurtaan ayna ka dhawaajiyaan in Kampala u tageen kaliya in ay soo salaamaan Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynhii hore ee Soomaaliya.

Kulanka Kampala la dhacay ayaa lagu sameeyay rag gudiyo ah oo loo kala diro Dalalka Kenya , Itoobiya iyo Jabuuti si madaxda dalalkaasi uga dhaa dhiciyaan qorshahooda siyaasadeed iyo waxa ay damacsan yihiin.

Lama oga go’aanka ay Dowlada Federaalka Soomaaliya ka qaadan karto shirka Kampala ka dhacay oo u muuqda mid aysan raali ka aheyn Xukuumada Federaalka tashwiish siyaaadeedna lagu furayo Dowlada hada ka jirta dalka ee sida Dimuquraadiga ah loo soo doortay.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=36890

Posted by on Jul 9 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

18 Comments for “Madax hore iyo Siyaasiyiin caan ah oo qorsheenaya inqilaab Kadhan ah Xukuumada Federaalka Soomaaliya (Warbixin Xasaasi ah)”

  1. Irir samaale maxaa la yiraahdaa, ma magic haweenbaa,?.

  2. ********** war deg deg ah ********************
    http://www.burcoonline.com/view.php?id=12184

    viva SOMALILAND

  3. SHIRKII LONDON EE DAWLADII KMG EE LABASHARIIF IYO FAYSAL WARABE IYO SIILYAANYO WAA SNM WAXA KELIYA EE TURKI IYO LONDONBA KASOO BAXAY WAA INCAAWIMADA LAGAARSIIYO ALLSOMALIYA TANCAAWA XIRSI IYO SAAXIIBADII IYO DAWLADA FEDERAALKA SOMALIYA KAWADA HADLAYA NA WAA NOOKORDHIYA OO DUULIMAADADA LAMAMNOOCAYNA NOO SOODAAYA HAWADANA WAXNAGASIIYA ISKUSOOWADA DUUBOO ARINKU WAA IN XOLOLAHELO EE WAADHAMAATAY GOONI IYO CADHADII REER BURCO EE DERISKA WAXAANA NOOSHEEGEY ODAY DR FAYSAL CALI WAABERI WAA WARABE EVIVA ALLSOMALIYA

  4. wadahadalba waxaakaharay odaygii xaabsade oo aan helo dabadeed taleex iyo kuheesaay walee ceelshidaal iyo midbiyoodtoona amarka khaatumostd iyo kan ale mooyee siilyaanyo iyo dabadhilifyo degankan udhashay baan saxeex huu haaya oo shirkado xoolo loogacuno shiinaha oo awoodaha aduunka uguweyn baa ONLF KA eryatey deegaanka daarood ee ismaamulka somalida ETHOPIA iyo sanawi ma snm iyo iidoor baa awood uleh inay caro daraawiish hunguri shiidaal iyo mid macdaneed kagalo waa INOOTALEEX IYO MIDNIMO REER KHAATUMOSTDOFSOMALIYA

  5. U.STATE.OF.H

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    sxb runtu ragga waxba ma yeesho ee way kaga yara nixisaa……..duuf liqe waakaa saaxiga keenay………………..kkkkkkkkkkkkkkkk

  6. U, STATE OF H..

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kadaa hakagasoo bixin murayada pc ga yaanu casuusan xasuuqii 91 kii eeh
    k
    k
    k
    kkkkkkkkkkkkkk
    k
    k
    kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    viva somaliland4ever

  7. Senior

    Oops sorry buurtii riinji ayaan ka tagey , hadal halmaan kuma jiro !!!!!! Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. @iidoor liqe sxb ma ahi reer docmo lkn sxbkay baa ah kkkkkk
    sxb waxad katagtay viva RIINJI……HAHHAHAHAHA
    thnkz

  9. Senior

    Ilee adiguna reer domco Ayaad aheyd WAAD noo gabataye , ahahahahaha

    Viva dharkeyngeenyo , dameercad , domco dabataag .

    Mr hawiye

    Sxb no hard feeling…….. Wadanku waa dalkeenii calankuna waa calankeenii, Anigu nin qabyaaladeed mA ihi . Gobolada somaliya waa iskugukaymid , hobyo , xarardheere, luuq Jilib , jamaame , taleex , Hargiesa , jalalaqsi , xudur, dila , afmadow, marko , burtinle .

    Waan ka xumahay inaan ka hadlo waxyaabo hoose u dhigikara somalinimada daris wanaaga , qaranimada umada soomaliyeed
    !!!!!!!!!! ……………. …..

  10. idoor liqe

    Madaxdii S/Land Daawo Anaa Ingiriis La Dagaalamay Waxaa Kaaga Roon Ama Kaaga Fiican Inaad Ku Dayatid Horumarka Ka Socda Muqdisho Iyo Hargeysa Intaa Qabiil Dabada Ha Haysanin
    Qabiil Hadii Layiraahdana Cida Idinkaga Futu Xun Majirto
    Ee Ha Igu Kickicin Yaan Muraayada Ama Shaashada Kaaga SOO Dhexbixin

    http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=1101&catid=34

    Waa Iga Dardaaran Sakiin Topaz Ha Laqin kkkkkkkk

  11. war waxad ku daysaan irir samaale hoos ayuu ka heshiiyey shirkii istanbulna waa lagu heshiiyey ee ninkii ooyi jirayoow oy waxa kale kuuma harsanee kuwa meesha ku shirayna waa anigii uun waxa kalena kalama hadalayaan kenya ee waxay wado ayaa looga digayaaa somali kala go,aysa iyo mid midowoobaysana ma jirto hadii daaarood dan ugu jirto dawladana hasoo raaco hadii kalena cirka hasoo taabto buuraha qalalan maaa lagu adkaysto guryo kasta waa laga dhisay lkn waa ahaan weyday maagaaloyin lagu nasto kuleyl iyo dabayl iyo abaar ileyn waxba kama baaxaane waa gaajo ururtay awalna ina siyaad ayaa dadka u xoogi jiray oo boono been ah iyo garaado been ah ku tixi jiray wixii la bartay waa la ,waayey kadibna qaylo waawereey yaaa darood ahee ayey ka maraysaa cidii HADAD JOJIN WEYDAAN HABAR WACASHADA SOMALILAND WAA LA AQOONSANAA inataad garateen lama garan waayin

  12. idoor liqe

    War Oohinta Iyo Calaacalka Waa Laguu Dhaamaa Iyo Anaa Ingiriis La Dagaalay Digaagna Waxba Kama Qaadi Kartid Sheekadaas Adeerka Maxe’d Siyaad Ayaa Idin Sameeyay
    Ingiriiska Aad Sheegtaan Waxaa Ka Horeeya Laaska Inaad Qabatid Kadib Iga Dhaadhici Inaad Ingiriis La Dagaalatay
    Daawo Madaxda Dawlada Aad Ka Tirsan Tahay Sida Aduunka Meeshaytagaan Karbed Cas Loogu Dhigayo

    http://www.youtube.com/watch?v=r5ut0hVgpPI

    Anaa Wax Ahaan Jiray Waxaa Ka Fiican Hadda Ayaan Wax Ahay Maxaa Tahay ???

  13. kkkkkkkkkkkkk
    @iidoor liqe sxb markaad tiri bal car fahma ninkaan wuxuu qoray
    waxaaan soo xasuustay nin la oranjiray Kamaal_docmo
    oo sxbkay aad aan isku dheer nahay ahaa baa maalin wiil somali ah oo ardayda ka mid ahaa buu dharbaaxay,markaasaa nasoo doo dacwooday groupka yagii waxaa la waydiiyey war kamaal wiilka maxaad ku dharbaaxday wuxuu ku jawaabay bal car ninkee lasheekaysta wiilkaan oo aan dharbaaxin
    kkkkkkkkkkkkkk
    sheeko xumadiisuu nacay hadda sxbkay u.state of h
    commentigiisa wax aan ka fahmo baan garan waayey + hadalkaaga waxaa iisoo baxaday sxbkay qaaliga ah kamaal_docmo Alle ha xifdiyeeh hadalkiisi

  14. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,

    hadaan fahmay , war (black hawk down) dheh jaahilyahow si loo fahmo ….. ahahahahahahahahahaha…………….caqli cambuulo wakaas wuxuu dhahay america ayaan ka adkaaday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk…………………..

    bro intaa inaad ka caqli fiican tahay ayaan ku moodayey , you are still donkey rider …………… ahahahahahahahah

    africa ayaan ahey dadkii iyo meshii ugu horeysay ee diyaarad lagu weeraro , ingriis ayaan xoog kaga saaray waqooyiga somaliya . dal dhan ayaan xornimadiisa keenay adiguna caydiid iyo black hawk down ayaad la shir timid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ciidamada mareykanku waxay ahayeen 14 askari oo muq-disho u jooga caawinta dadka abaartu ku dhufatay humanitrian Aid assistance . kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  15. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    wuxuu soo qoray mid kama fahmin , anigu faahfaahin iyo wax jira ayaan ku sheegaye bal adigu wax caalamka ka hadhay sheeg , waxan aad sheegayid ma qoob la rogay ayaad ka hadleysaa , bro we are in 2013 ………………..

  16. Horta Maxaad Gabaad OOga Dhigataa Kenya Iyo ethiopia Soo 20kii Sanadood EE Nasoodhaaftay Soomaadan Degenayn Intaa Anaa Madaxweyne Kuu Ahaa Kuna Maamuliyay Mida Kale Maxay Ku Qabanayaan Labadan Aad mASRAXA lA soo Istaagtid OO Ah Kenya Iyo Ethiopia Miyaad Ilaawday 36Dawladood Inaan Ciida Afka Udaray OO Hormuud Uuka Ahaa Powerka Aduunka Maanta Sheegta U.STATE.OF America kkkk Midakale Miyaad Ilaawday 2006Dii Caharada Aan Udhigay Ethiopia
    War Ha Ifacaysan Walaan 100Sano OO Danbe Wadadaan Maro Aadan Marikarin

  17. u.state.of.h

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war sxb xishood , ma kursigii qoomiyada somalida ugu badan ayaad ayaad hungureysay ……..

    tusaale yar ayaan ku siinayaa wadanka kenya qoomiyada ugu badan waa kukuyada , madaxweynashii soo maray kenya waa kukuyo sida moi kibaki from kukuyo , Uhuru Kenyatta waa kukuyo , marka intaas ayaa tusaale kugu filan ,

    mida labaad daarood gobolada somaliya ugu badan ayuu degaa xataa wadamadii dariska ayuu dhul ka qabsaday sida ethiopia iyi kenya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk jabouti is the next !!!!!!!!!!

  18. Inqilaab Sindaabaat Haduu Dhaco Xassan Aniga Ayaa Uun Ku Soonoqonaya kkkkk
    War Kursigan Anaa Iska Leh Beenbeentii Iyo Qabyaaladii Wadanka Lagu Boobijiray Ha Idiiin Ahaato Markii Uu Maxe’d Siyaadbare Mdxweyne Ahaa Taa Waana Dhaaftay Riya Ahaana Usoo Noqonmayso Hala Sabro Awood Iyo Cudud Aan Idinkumuquuniyo Waligay Ayaan Heybad Ulahaa Wixii Oodhan Aney Gacanteeda Ku Jiraan Waa Mahad Alle Xaqii Ayaa Soo Ifbaxay Maseerka Hala Joojiyo Waan Ku Faraxsanahay Dawladeena Maanta Jirto OO Calankeenii Kuwadoonaya Inay Adoon U Gacangaliyaan Ka Hortaagan Madhicin Mana Dhici Doonto Taas Xitaa Idinka Ayaa Og kkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • Dheere power: @ ruun-cadeey Waa sidad sheegtay lacagaha lagu bixiyo party to party waxa lagu dhisi kara ciidamada...
  • DAALO S/LAND: Breaking News… Wada hadalkii hoosahaaneed ee u dhaxeeyay Khaatumo iyo Dowlada Somaliland oo si...
  • Idoor liqe: Dheere power Libaax barigii dowladii dhexe dhacday ma sadex xidigle ayaad aheyd sarakiisha hagta hubka...
  • DAALO S/LAND: Breaking News… Wada hadalkii hoosahaaneed ee u dhaxeeyay Khaatumo iyo Dowlada Somaliland oo si...
  • nugaal godan: Heesbaa ahayd,waagii amxaarada la’jabiyay ee 1977kii, Taliska -Nugulee,Nidjabkaahee-Naxas...