|

SNM Maxay Kadalbadeen Dowladda Soomaaliya Shirka ka Socda Wadanka Turkigga (Top Video)

Waxaan ka bilowday Wadanka Turkigga Wadahaddalo u dhexeeya Magaalada Hargaysa iyo Xamar.Shirkan oo ay dilaal ka tahay Dowladda turkigga ayaa Waxaa la isugu keenay labaddan Magaalo ee Xamar iyo Hargaysa in ay wada hadlaan. Dhinaca Xamar Waxaa Watay Wasiirka Arimaha gudaha Wadanka Soomaaliya Ee Dowlada Federalka kaas oo sheegay in Shirkan iyo Arimaha ay yihiin Wax waqti badan qaadan kara.dhinaca Jabhadda SNM ayaa Waxaa la u hadlay Xirsi oo la hadlay Saxaafadda.Waxaaba Su’aalo waydiiyay Wariyaha HC Halkan hoose ka dhagayso Qorshaha SNM oo ay Wadyiisatay Dowladda Soomaaliya.

HALKAN HOOSE RIIX KADAAWO XIRSI
xirsi

Short URL: http://horufadhi.com/?p=36886

Posted by on Jul 9 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

11 Comments for “SNM Maxay Kadalbadeen Dowladda Soomaaliya Shirka ka Socda Wadanka Turkigga (Top Video)”

  1. cali galaydh oo cabaadki ka dhammaaday…..kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waar hawshu ma dhawa ee ha deg degina , wixii kenya doonaya waa loo qaxin doonaye , ciddii itoobiya doonaysana xadkaa la dhaafinyaa ee just wait…

    cashar baa laydin barayaa siyyaasada iyo future planning……kkkkkkkkkkkkkkkk

  2. dhakhdoon

    dee waa kuwaase orod kuso dhuus dhakh yahay .. qabiilka isaqu iyaga waqooyi leh ee orod kusoo neefso hada nin tahay halkanaad baaacaac da kahaysta nedel .. isaq isagaa waqooleh danbabana ilaahayna ku ogyahay oo markaste cagahaygaad hoos joogtaan , isha sacabka marri inta dhalfadaydu ku dhjextaal baroorta uunbad sii badin …

    viva somaliland4ever&ever

  3. Miskiin Nacnac Hirsi Sablaale Wuxuu ku faanaa Dugsiga Sare baan Sablaale kaga soo baxay, Wuxuu ku jirey DADKII Abaarihii Dabadheer Siyaad Barre Diyaaradihii Ruushka kaga soo gurey,Maantana wuxuu leeyhayay Siyaad barre baa na Xasuuqay, markee buu been sheegayaa Jaahilku, Nasiib darada SOOMAALIDA haysata MAANTA meesha Sablaale ka nacnacleeyahay Burafasooradiina ka Aamusan yihiin.
    Waxaa la yaab leh Qabiilka Isaaq ma keligood bay Waqooyi Deggenyihiin oo say doonaan bay ka yeelayaan mise waa Dad Murqaasan oo waalwaalan oo inta Qaadku ku jiro bay Madax ismoodaan, Mayeyan arkin inta khatar ku hareeras iyo Dhibaatada ay Dadyowga Deriska la ah ku hayaan, Waxoodu ma Hasha Geela Cunta ee Cabaadaa???.
    Runtii waa wax layaab leh wixii dhegaysaaba waa la yaabaan Beeshan isaaq ee Sheydaanku Reeryeystey, waxay Soomaalidu ku Maahmaahdaa {Caano baqay hadaad aragtan waa bixiso Naagood} Reerkan bixiso baa wadata, Waqtigii ay Tirtirmi lahaayeen baa la joogaa baan filayaa,
    Sababtoo ah waxay Dacalada Maryahooda ka buuxsadeen Colaadda Ummadda Soomaaliyeed waxayna mid yar iyo mid weynba Madaxooda ka guuxaya Reerkaas Isaaq oo ay iska dhaadhicyeen Waqooyi inagaa isleh.
    waxaa isweydiin leh marnaba ma isweydiiyeen war Dadka Soomaaliyeed intiisa kale sidee baynu ka yeelnaa, mase laynaka yeelayaa Wadank Soomaaliyeed inaynu Badh goosano??? waa wax layaab leh ama Khiyaali ah ama waa Riyo Shaydaan.
    Runtii anigu Reerka waxaan kula talin lahaa war marre isku akhriya oo Ducaysta Colaad Soomaaliyeedna Maryaha ka buuxsanina yeydaan duugmina.

    Illaahow nafaci .

    waa billaahi Towfiiq.

  4. KKKKKKKKKKKKKKKKK waa sheeko cusub jamhada raskambooni ee u samysan daroodsimka ayaa rabtaan inaad qaylo ku aqoonsataan waxaa la arki doonaa in la aqoonsado oo awood ilaah baa lehe hawiye inuu si aaan gabasho leheen u aqoonsado somaliland inay tahay dawlad madax banaan kuwa meelahan ka heesana sheekadoodu halkaas ku dhamaato hadaan anigu ku dhawaaqo caalamku iguma qasbayo dad is raba ayaa la isku daraa ee dad aan is rabin la iskuma qasbo sow taas ma ogidiin sababtoo ah anaku waxaan rabnaa somali hadii la waaayena oo daroood diidana buuraha ha iska saarnaado iyo dhul hawiye leeyahay oo maqan ma jiro

  5. Somalia is one nation called Somali federal republic like it or not !
    Beentii lagu seexin jirey waxmagaratada hargeysa iyo burco waa End dhamaad.
    Turkey waxay isugu keentay in jamhada hargeysa laguso daro federalka Somalia
    Weliba Turkey qamadi badan bay beeraan hadee idor Qamadiga loo badinaya lol.
    kuwan idor meelahan niicleya weli waxaa kujira cajeladihi beenta radio snm kkkk
    idorku maanta waa kujiq shuban iyo dhuuso ka socota ahahahahaha.

    Waxan ku idhi…Waa adigan liitee hadba laan cuskanayee
    leexadu ku sidatee maxaa luray naftaadii ?
    Miyirkii bay la tagtee meeday aqoonsigii meeday
    heedhe way maanqaadee meedey Khatumo god kuridee meeday ahahahahaha.
    Hadee ciidankii xooga dalka la idiin keenaya guryaha sii gogla uunsigana shita.
    Bye Bye marfashland jaw Bella lol.

  6. new snm boys

    adigu horta sxb ma waxaad ku dhalatay xaafada shacabka ee hargiesa ??? xaafadaas shacabka waxaa ku yaala sakad dhan oo guriyihii sarakiishii barakeynsaynd ee daarood , mida labaad sarakiishaas waxay ahayeen highly qualified military officers, jamacadihii ruushka ayuu u diray mujaahid siyaad barre …Aabihii dalka ………….

  7. idoor yare ….

    waa maxay caydu soowdiga isku xaraay , baw , waar yaaba isgadhay , durba cabaadki adeerkaa cali babaa baad adna biloowday soow mahaa .. waanku aqaanaa markay jiq kugu noqoto baad bali gubadleh ku carartaa kkk waar yaan mesha lagugu kufsan baligubaldle waa meshi faqashta lagu kufsadaye iyo adeerkaa afweeyne …. ama iskaba soo qaado baligubadle girl ,, nedel ilaa najjis !

    viva somaliland 4ever

  8. idoor liqe

    ictiraafkuba wuxuu nagaga xidhnyahay yuhuud talabiib hadaanu kadagno wa hubaal inay na aqoonsanayaan waayo isaaqa way yaqaanan

  9. Talo ku socta SNM mana filayo inay mid uga door roon abid soo mari doonto. Inay bilaa shuruud uga baxaan degaanada beelaha deriska la ah. Inay dalbadaan musaamax ballaaran oo aan mugdi ku jirin. Inay magdhow ka bixiyaan wixii ay dil,xasuuq,kufsi,xabsi,daal riix,barakicin,boob,cuna qabatay,isku dir kala qaybin,damiir iyo bahdil u geysteen beelaha la deriska ah. Sidaas oo qudha bay SNM ku heli kartaa nabad iyo deris wanaag.

  10. xirsi toorile muxuu ku hadlayaa nacal abuuk , anakaa hooyadaa wasna nadal , riwaayadii kii beenbidaar la odhan jiray ayuu badaley .

    dee caalamku haduu isaaq burco iyo hargiesa aqoonsado waa loo jooga , anaku maanu arag qabiil dowlad noqdo………..

    mida labaad wuxuu leeyahay magdhow hanala siiyo kkkkkkkkkkkk adeer walahay somaliya daarood ayaa leh mar kale ayaa lagu karbashayaa , dhulku ma guuree dadka guura dee iskaga baxa dhulka somaliya oo yahuudii aad ka timaadeen ku laabta …………………………………

Leave a Reply

Recently Commented

  • DAALO S/LAND: Waar kuwa madaw sidii mukulaalihii Maxay shaayeen?? Ma lahubaa in ay yihiin dhulbahante?? :) :)
  • MAAKHIRI: Fulayoow kkkkkkkk ma intaasaad maciin mooday, Iidooroow ha karaama beelina Habaar Galaydh lagu kari...
  • duurgal.com: siilaanyoo maanta isagoo shir jooga isku xaaray goobtiina lagu kala yaacay qudhmuun la adkaysan waayey...
  • MAAKHIRI: ilaa imisaynu wadaynaa calaacal iyo catoow, sidani raganimo maahee aynu xaalkeena wax ka bedelo Iidoor...
  • geesiga: prof cali khaliif oo ka degay maanta magaalada hargaysa una tagay caafimaad