|

Waftigii Dawladda South Afrika la xaajoonayey oo natiijooyin ka gaadhay meelmarinta Basaboorka Somalia, kana warbixiyey arimo badan{DHAGAYSO}.

Waxaa maanta magaalada  Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya dib ugu soo laabtay wafdi dowladdu ay u dirtay dhawaan dalka Koofur Afrika.

Wafdiga ayaa waxaa kamid ahaa taliyaha laanta socdaalka iyo Jinsiyaddaha C/laahi Gaafow Cismaan iyo Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada ee xukuumada Soomaaliya waxaana labadoodu ay la hadleen saxaafada markii ay Muqdisho soo gaareen.

HALKAN KA DHAGAYSO SHIRKA JARAA’ID EE WAFTIGA….

Short URL: http://horufadhi.com/?p=36895

Posted by on Jul 9 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Idoor liqe: Haberjeclo Iyo haberyoonis ayaa ku shiinwayey ceel shidaal oo laga qodayey beel burco u dhow waana Lagu...
  • Layla: Geela mesha sayntu kaag taal baad kaga talaa ….
  • Layla: Duqsiga duulduulka badan xaarana wuu ku fadhistaa Lol Waa kan ugaagasyood ee Bidaarta leh,,, Shirshoore na ma...
  • sOmalilander: HOL HOLEEY MA NABAD BAA !!!! TELL ME HOW YOU DOING ?? Madaxweeyne Indhsheelna ayaa xadka soo xidhayaa ,...
  • Idoor liqe: Layla Waan Ka shakiyay bal Horta abtirso CID ku garatana ha la arko !!! Waa Lagu jawaabikaraa lkn...