|

Dawladda Xasan Culusow oo markale Adhax wareentay Midnimada Soomaaliya.

Kulankii ka soconayey magaalaada Ankara ee u dhexeeyey beesha Isaaq iyo Dawladda Soomaaliya ayaa la sheegay in qodob markale waxyeelo ku ah qaranimada Soomaaliya lagu saxeexay shirka Ankara. Mid ka mid ah xubnaha beesha Isaaq ee shirka ku irey ayaa bar uu ku lee yahay warbaahinta bulshada ka sheegtay guul ay ka mid tahay in hawada Soomaaliya Hargaysa laga xukumo.

Laguna soo wareejiyo Hargaysa ayadoo laga soo rarayo magaalo madaxda Muqdisho, kooxdan ayaa ah markii labaad ee ay guul ka gaadhaan wada hadalada dawladda Fashilantay ee Xasan Maxamuud Culusow, wufuuda dawladda waxaa ku jiray wasiiru dawlaha arimaha gudaha iyo Aminiga qaran Eng. Mahdi Maxamuud Cali Samatar oo aan isku daynay inaan la xidhiidhno balse noo suurageli weydye.

Sidoo kale warbaahinta Horufadhi ma oga mawqifka dhabta ah ee wasiirka maadama uu asaga keliya ahaa ruuxa matalayey midnimada Soomaaliya halka kooxa kale aan laga sugeyn dhawrista wadairka Soomaaliya oo ay horey u galeen Khiyaano qaran.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=36911

Posted by on Jul 10 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

40 Comments for “Dawladda Xasan Culusow oo markale Adhax wareentay Midnimada Soomaaliya.”

  1. Zakeriya axyaa Wadani

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Inaabtiday NINA bartaa ka hay
    Wax kaastumada cali u daacada adiga uun ba lahayaa

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. ilaa hada ma arag heshiiskan la isla gaadhay ee xirsi la wareegayo oo qoraal ah oo webabka la soo geliyey waa sheeko shaaha lagu wada cabay bal hada cidii qoraal ku haysa heshiiska ha noo soo gudbiso.

    ramadaan kariiim dhamaantiin

  4. nina

    inabt manta miyaad khafiiftay k imisa jeer baad tuuratay comments ka anigu yaabaye kkkkkkkkk inaabt irsaaqaadaada isaaq cuni maye imanso dalkagaa somaliland ooo dhinacaga qabso waa maxay waxan oo cabad ahi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. HAMBALYO ….HAMBALYO …. HAMBALYO…..

    waxaan hablayo an kala go lahayn udirayaa shacabka somaliland dhamaanba meel ay joogaan . waxaanan ugu hambalyaynaya guusha aay gadhay somaliland . waxanan leyahay guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

    viva somaliland

  6. anagu hadanu nahay shaccabka somaliland aad baanu ula dhacnay heshiiski shalay mawqifkayagi waa xagiisi oo wax tanaasula maanu samayn
    ta labaad hadii reer konfur waxayaga cuni jireen dhib danbe u cuni mayaan
    taasi waa balan wixi caalamku magaca somalia laga soo qaado waa in 50% helna
    inta nalaga aqoonsanayo waa balan inaan qurus somaliland leedahay anay reer konfur cunin
    guuuuul somaliland

  7. RUUN

    reerka ha fogeyn , caasimada somaliya hadii hargiesa laga dhigo waa ok , dee anigu laascanood ayaan ka soo ordayaa 540km away kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. waliba ilkacasta sacad muuse waa reer magaal soo dhaweyn fiican . ahahahahahahahahah , way ii dhacantay ……….

  8. Waa Guul Dowlanimada iyo Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland u soohoyotay in hawada ay si cadaalad ah ukala qaybsadaa labada dawladood ee Somaliland iyo Somalia…

  9. Hargeysa caasimada kowaad hadii laga dhigo reer khatumo waa u dan muqdisho iyo hargeysa hargeysa ayaa u dhaw safarkii dheeraa ayeey ka reeysanayaan iidoor oo dowlad laga dhigo ayaa noo daran waa israil2 kkkk .

  10. Kuquuso Quraanjo Ictiraafkii ma wuxuu isu bedeley iyo Dawlad baanu nahay UNkii naquudin jirey ha naloo soo celiyo.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
    Hargeysa waa Gobol Gobolada Soomaaliyeed ka mid ah, Hawaduna waa Hawa Soomaaliyeed oo Diyaaraduhu dhinaca ay doonaan bay u Duulayaan, Laakiin waxaa isweydiin mudan 22 sano Cudurkii Beesha Isaaq ku dhacay ee ay lahaayeen Dawlad baanu nahay yaa ka Daweynaya???
    Bukaankaasi wuxuu baahanyahay Dhakhtaro badan oo Dadka Maskaxda u maydha ,Halkaana Kharaj badan baa ka soo kordhaya Dawlada iyo UNku waa inay Bajad u sameeyaan.kkkkkkkkkkkkkkk .

    Illaahow nacafi.
    Ramadaan kariim.
    waa billaahi towfiiq

  11. waxaa lacagta hawada soomaaliya wada leh dhamaan gobolada soomaaliya yacnii gobolka waqooyi galbeed uun baa xaqiisa hargaysa u doodi kartaa togdheer waa lala leeyahay snm markay leedahay waa nala xasuuqay waxay ankara ku matalaysaa jabhadii snm markaa sidee bay 50/50 xaq ah hawad soomaaliya ah ugu doodi kartaa iyadoo jabhadii snm in mag ahaan loo siiyana meesha wada that is nonsense. ta kalaan ka yaabay horgalayaasha raacay maxuu mawqifkoodu ahaa marka xirsi totiile uu ku andacoonayo mag in laga siiyo xasuuqii loo gaystay miyaan snm iyadi xasuuq ka gaysan degaanaday jiiraan ka la tahay cajiiiiiiiiiiiiiiiiiib

  12. Nina
    kolay qodobka lagu heshiiyay waa la sii fasirayaa, waayo somaliland waa ta ay doonaysay in heshiis laga gaadho.Waxaana muuqata inuu noqonayo lacagta hawada somaliya iyo soomaliland ka sooo xaroota in 50/50 loo qaybsado.
    Gudi laba dhinac ah ayaa go’aan ka gaadhaysa qaabka looga wada shaqayynayo.

  13. aftaag
    caawa ramadaan baa bilaabmaysa cidna caayi maayo ogow caadadu waa ta hooyadaa iyo naagtaadaba ku dhacda waa natural process aad adiguba dunida ku timi darteed ma aha cay

  14. turkiya oo EU looga reebay inay iftiraafi wayday inay arminia xasuuq ka samaysay iyo inay kurdida la nool ay siin waayeen iftiraaf miyaad u malaynaysaan inay snm u hiilinayso
    @gantaal inader snm qodobo ay wadato oo loo yeelay ma jirin maanta ta hawada ee ay la jiitamayaan waxaa weeye argument koodu in ay hargaysa loo yaqaanay magaaladii labaad oo ay xaq u leedahay in xafiisyada dawladu soo wada gaadhaan snm in door ahba waxay ku fakarayeen in hadii toodii loo diiday dawlada soomaaliya hargaysa loo soo raro in badan bay arintaa isu xayaysiiyeen. reer khaatumo iyo inay iska eryaan isaaqa waa arin reer khaatumo u taal cid ku saacidaysaana majirto.snm hada aqoonsi ma aha ololaheedu ee waa isu sharixid in madaxwayne iyo caasimada hargaysa loo raro waa siyaasadooda u qarsoon

  15. IYAA, ictiraaf-kii ma hawuu isu beddelay! kkkk

    Waar reerkan yaree caadifadaysan, siduu Culusow sheegay, haku daalina! Waa la iska maaweelinayaa, maaha.

    Xasuuq uun bay sheegaan, yaa xasuuqay iyagaa dadkoodii iyo guryahoodii gabbaad ka dhigtaye! Yacni, Human shield. Waar ciyaarta naga daaya oo KASTUUMO ku soo biira, bilaa kastuumaa tihiine

  16. NINA
    Tan ninaa way khafiiftay malaha caadadaa ku xumaatay oo dhiig bay iska wayday. Midnimadan waa tii 60hortii adiga maxaa kudaba Kastuumo hadaad tihiin soo munaafaqad maaha.

  17. IYAA, ictiraaf-kii ma hawuu isu beddelay! kkkk

    Waar reerkan yaree caadifadaysan, siduu Culusow sheegay, haku daalina! Waa la iska maaweelinayaa, maaha.

    Xasuuq uun bay sheegaan, yaa xasuuqay iyagaa dadkoodii iyo guryahoodii gabbaad ka dhigtaye! Yacni, Human shield.

  18. kastuumo maalinba maalinta ka danbeysa rajadeedii ayaa god ku sii dhacaysa calaacal iyo baroor ayaa ka soo hadhay, itaal ay wax iskaga celiyaan waaye, siyaasad ay ku meel maraan garan waaye talo waxay kaga soo ururtay inay marba rag hawshooda wata ay yidhaahdaan maxay wax u heleen, xasan sheekh af garan waa. faroole af garnwaa, siilaanyo afgaranwaa cid waliba markii ay ka yaabtay ayay hush ku tidhi haday go’doon siyaasadeed cidla la fadhiyaan oo odaygii cali kastuumo ee geedka hoostiisa ku xidhay ka hor calacalayaa.

  19. hargaysa uma qalanto caasimada labaad, waxaa u sharaxan kismaayo oo sadex jeer kawayn hargagays. markaa iidoor yaa u tegaya oo wax ku falaya waaba dabacayuune

  20. laba beelood baa shiray waxay u shireena waa la,ogyhahay ,kan wasiirka gudaha soomaaliya sheegta ayaa yiri wax walba waanu uga tanaasulaynaa..hadii isaaq madaxweynaha dalbadaan inuu u tanaasulo mayeelayaa xasan qoslaaye,mise waxaa lagu warwareegayaa jagada xun ee daaroodka ee maqaar saarka saacid halawaydiiyo culusoow dhuusow

  21. Isku haye iskama hagrado,oo maxaad sugisaan waxaad ku doodiseen hadaan gacanta ku dhignay, maalinba maalinta kadanbaysa waa kasii adkaanisaa, arinta UN sida ay udhantahay waa in Somaliland loosoo wado raro halka Kenya ay kadagan yihiin Laakiin Somaliland bari hore ayay taa ku gacansaydhay uumana baahna dee.
    Talaw 4bilood kadib maxaa xigi doono, KASTUUMO iyada ciil baa dilaya xasuuqoodu waa kaa.

  22. jamal
    horta edeb u hadal ta kale waa runtaa oo webabka snm caawa damaashaad kama arko tolow waayo??????meeday libta aad hesheen

  23. gantaal
    reerkan snm nafaqo ha siin maanta runtaa loo sheegay ta hawadana argument koodu waa in hargaysa second capital ay ahaan jirtay wixii kaloo ay wateen waa lagu qoslay

    • nina
      Nafaqo Siin Maaye runtu yadu kuguma Noole adaa ku Nool…Ee meesha ind qolaba ajandayaal beywateen ..Marka wa Markii 2aad oo SNM Ansixisatay Qorshayashedi mid kamid ah taasna Kumaysan helin xirfadooda Ee beesha Hawiye ee magaca Dawlada Danteeda Kufulinaysa ayaa ula diyaara Waxanan Ku Shegaya Wada Hadalkana Natiijadiisu wa sida SNM Rabto oo Ah Natiijada Ama Qodobkooda gooni Isutaga Wuxu Jitamaba inay Sifarsameysan u aqonsadan..4bilood oo Manta Ka Bilabatana Aniga iga Qor 2 qodob oo SNM Siqabaysan Hindise Muhima Logusinaya So Baxaya Wixi Kadambeya Wa Sidii Kofurta Suudan.. EE HADABA SNM MA INTA AY SHAADHKA DOWLADA SO XIDHANAYSO AYAY SUGAYAAN REER KHAATUMO MISE WAKA HORTAGAYAN SHIRQOOLKA MALEEGAN EE KOONFUR IYO WAQOOYI AHAN snm IYO USC UGU KALA gO.YAAN ????!!!!!!

  24. ssc xudun
    guuldarada ma waxaad u taqaan ninka wixii uu doonayey soo helay mise ninka soo waayey tobankii qodob ee laga dooday hal mid ah ayaa guul laga gaadhey kaasna somaliland ayaa ku doodaysay kuna guulaysatay sagaalkii kale waa hala shiro mar danbe dhammaana maayo shirku ee waxaad ka warantaa kastuumo xagay ku biyo beeshay xafiisyadii taleex ma nairobi ayaa loo raray, xorayntii aad wadeen ma quus ayaa ka taagantihiin. ramadaan kariim.

  25. waa Khiyaano Qaran , Waxa Ku xiga ee so socdaa ee Dawlada Xasan sheekh ee beeshu danaheeda ku fushanaysana wa inay SNM u yeelan Waxkasta Hadaba..Hadaba Manta Waxa Cadatay Qiyaamada Loo Malegayo Beesha Dhulbahante waana inay Degankoda Xududkisa xidhan Intaan Ba Lagaadhin 4 taas bilood ee lagu Aqoonsanayo SNM Hadii Kale Malin Kalaa Laga Shekeyn Walee ooy Talo Dheertay …Khaatumo State Wa in Sidegdega Hawlgalkeedu u Bilowdaa iyo Halganka dhulxoreynta

  26. haa waa la xeshiiyey waxaa lagu heshiiyey in xirsi taroole isbuucyada soo socda loo wado xamar.horta hargaysa goormay gobolaysi ka hadli mayso?ka hadli mayso oo waxay rabtaa sheekadii beri samaadkii iyo caasimadii labaad.
    bulshaawi inta matalaysay soomaaliya oo dhan baa anigana i matalaysay maxaa i faruur xidhay gooni. shirkana maanta snm wixii ka raacay waa taariikh qormaysa

  27. Tan nina dhiidhiibso miyan la barin. Naa dowlad iyo midnimo wan kuu daynay. Bada la gal waxad ka hadlayso Somali kale ma hadal hayso 4reer kastuumo Ah baa ku beer cadaday oo anay dacad ka ahayn been iyo. Ha laga sheego

  28. NINA
    haddii sidaa aad jeceshay laguu raaco oo nidaamkii federalka la laabo sida imnka barlamaanka xamar wadwado dawlad qaran laga dhiso somaliya hargeisa laga dhigo caasimadda labaad xafiisyada dawladda iyo safaaradaha qaar degaan hargeysa kastuumo sow markaa shacab hargeysa ku xidhan noqonmayso, maxaad kaga daali guubaabo intii hore ayaa kaaga filan ee ramadaan kariim iska cibaadayso.

  29. SSC-Citizen from Xudun

    Guusha ugu weyni waxay tahay, in iidoor midnimadii qaatay, waxbaanu goosanaynaana ka tanaasuley, waxyaabahay codsadeena waxaa ka mid ah in magdhaw laga siiyo dadkii dawladii kacaanku xasuuqday kkkkkkkkkk oo yaa ka siinaya???? waa wax lagu qoslo, calaa kuli xaal shirku guul buu ku dhamaaday, waana guuldaro u soo hoyatey SNM!!!!!!

    Khaatumona waa khayr!!

  30. waa in loo ololeeyo in hargaysa aysan noqon doonin caasimadii labaad ee soomaaliya iyadoo snm ay mag ka bixiso xasuuqyadii ay gaysatay baro kicintii iyo ku duulidii jiiraankeeda marka hore mooyee waa in arimahaas lagala xisaabtamaa oo patitions laga gudbiyaa oo shacabka ay hagardaamada ka gashay snm waa inay codkooda gaadhsiiyaan meel kasta

  31. adeeer iska nasta oo seexda meesha waa la heshiiyeee
    maxaa idin waalay talaabadii hore looqaadoba waad kasoo horjeedaaan
    no calaacal nin aan quusan isagaaa quus ah
    kulahaa wasiirbaa ku jiray reer khaatumo ah dee bal hadaaaa yaa canaananaysaaaan

  32. shirkii maanta dooda keliya ee laga maqlay snm waa in hargaysa ahaan jirtay caasimada labaad ee dalka soomaaliya oo ay xafiisyada dawlada ay faracyo ku lahaayeen hargaysa sidaa daraadeed xafiiska hawada faraciisii hargaysa loo soo cesho. hada hadafkoodu waa kaa gobolaysiga xataa ma rabaan oo dee hadii gobolaysi bilaabmo hargaysa caasimadii labaad noqon mayso.

  33. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  34. isaaq maanta waa quus aqoonsi ka samir wuxuu u dagaalamayaa in hargaysa caasimadii labaad ku noqoto. xataa gobolaysi ma rabaan waxay ku doodayaan in xafiisyada dawlada branches hargaysa laga furo oo ka hawaduna ku jiro.khaatumo iyadu teeda ha ku mashquusho oo degaanka ha soo ceshato aad baynu habsaan u nahay yaynaan ku mashquulin isaaq oo dantiisa u ordaya.

  35. reer khaatumo dal xorayn baa looga fadhiyaa.

  36. Sxb inagu dhulkena an xoraysano kadibna aan dasturka dib ufirino xasan hawiye ha iswasen warabaha

Leave a Reply

Recently Commented

  • DAALO S/LAND: kkkkkkkkkk Dhulbahantihii Siyaasadii waa ku wareereen wallahi……kkkkkkk :) :) :) :) :)
  • Dhoodi: Madaxweyne ku sheeggan warkiisa iyo kan Nijaas Kay waxba isma doorshaan. Waa afgobaadsi faaruq ah oo...
  • DAALO S/LAND: Kkkk waar dhulbahantoow kashaqeeya nabada iyo Daris wanaag oo buuqana joojiya, wallaahi meel aanu kala...
  • Sadex adinle: Dhareere 750 waa yartahay 100 kun baan diyaar u ahay inay iga dhimato intii aan deegaankayga banaanka...
  • ruun: Aaway qarankii somaliland maamul goboleed soo lagama dhigin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk