|

Daawo Ciidamada Kenya oo Kamarad Qarsoon Lagaga Duubay iyagoo Bililiqeysanaya Xaruntii Westgate(Video)

Waxaa Lasoo Bandhigay Muuqaal Ay Duubeen Camrerooyinka Qarsoon Kaasi oo Muujinaya Ciidamada Kenya oo Bililiqaysanay  Xarunta West Gate Mall.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuqaalkan Intaan La baahin Ayaa horay Ujiray Tuhuno Ah In Ciidamada Qaarkood Ay Halkaasi ka Gaysteen Biliqo Xoogan.

Xarunta West Gate ayaa Waxaa la Weeraray Bishii Aynu Soo Dhaafnay, Iyadoona Xaruntaaasi uu Soo Gaadhay Khasaare Laxaad Leh.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=44274

Posted by on Oct 20 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo Ciidamada Kenya oo Kamarad Qarsoon Lagaga Duubay iyagoo Bililiqeysanaya Xaruntii Westgate(Video)”

  1. BUDLISO and her gay husband (IIDOOR LIQE) marriage
    islaantii Budlia badhi dheer iyo dirxi ku korkii iidoor liqe oo ku aqal galaya dalka norwey, magaalada oslo.
    Mrs (warms) budliya said It is gay marriage
    and you are all invited
    Mrs (warms Budliya will be awaiting you to come

Leave a Reply

Recently Commented

  • NINA: Kuwa snm u ololaynayaa waxay markii hore ku heleen shaqooyinka ay milishiibiyada ama dawlada hoose ay ka hayaa...
  • Idoor liqe: Golaha deegaanka magaalada Oslo caasimada Norway oo aqoonsaday dowlada khaatumo . Hadad af-Norwegian...
  • Tusbax khayreh: Dalka Somalailnd waxaa ka go,an in uu helo aqoonsi buuxa si uu ula jaan qaado dunida inteeda kale,...
  • Tusbax khayreh: Dalka Somalailnd waxaa ka go,an in uu helo aqoonsi buuxa si uu ula jaan qaado dunida inteeda kale,...
  • laandheere hn: Ruuxan wata guun ee isir nacaybku madax maray waxan kuleyahay daroodkan aad sheegayso waka aad dunida...