|

Garaad Saleebaan Buraale Adan oo Soo Saaray Baaq ku socday Beesha Yaxye Abdale

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

 

DHamaan Beesha Yaxye Cabadale Gudo Dibadba Waxaa la Ogaysiinayaa in shirkii ka Dhici lahaa Deegaan GOLJANO uu dhici doono wakhtigii loogu Tala Galay ee Bisha Feb 1 deeda 2014 Xog u ruurin ka dib wax waliba waa sidii loogu tala galay Sidaa Daradeed Waxaa la Magacaabay Gudi Dhaqaalle oo Gudaha ah Gudidaas oo Ah DHalinyarro Culimo ah waana sidan

 

1 sheikh xuseen maxamed maxamed maxamuud {gudoomiye}

2 sheikh axmed maxamed samatar g/xigeen

3 sheikh maxamud c/raxmaan calawaash {xubin}

4 cali raabi axmed aw aadan {xubin}

5 c/shakuur barre xaaji.cige{xubin}

 

Dhamaan lacagaha shirka waxaa lagu qori doonaa gudoomiyaha gudida dhaqaalaha shirka sheikh maxamed maxamuud tell :00252634495235 oo degan magaalada goljano garaad sulaybaan wax lacag ah lagu soo qori doono waxaa loo soo sheegi doonaa garaadka wixii la soo diray si uu ula socdo waxaa shaqay doona gudida qaban qaabada shirka kuwa kale waa la qaban doonaa wixii dambana mar walba waan kawada xidhiidh doonaa

 

Allaa Mahad Dhamaan Teed Leh

{Garaad Saleebaan Buraale Aw Aadan

Short URL: http://horufadhi.com/?p=52884

Posted by on Jan 21 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Garaad Saleebaan Buraale Adan oo Soo Saaray Baaq ku socday Beesha Yaxye Abdale”

  1. Guul beelweynta Yaxye Cabdalle. Shirkiina waxaa laga rajaynayaa go,aamo khaatumaysan insha Allah.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Matan: casho sharaf labaad ee garaad jaamac garaad ismaaciil magaalada Hargeysa ee xarunta S/Land. mahad iyo amaan...
  • kuluc: kalshaale kkkkkk silaanyaa amaanta rayaale ka xanaaqa markaa hadaan la odhan rayaalaa waxaa kugu dhaamay waanu...
  • Famoon: Nimankii gaagabnaa baa waxaa soo qayla ah dhigay haddii kuwii dhaadheeraa yimaadaan saa yeelaysaan??
  • sOmalilander: 3 wariye oo laascaanoodlagu xidhay wax macnaleh samayn samayso , HAATUF miyaydaan maqal in gabigiisiiba...
  • Matan: the future president of s/land, saleeban ciise axmed (xaglatosiye), garoonka diyaaraddaha ee caasimadda...