horufadhi.com
News English

Assange rape charge ‘not a mistake »

A day after Sweden abruptly dropped rape charges against the founder of Wikileaks, the whistleblower website, the country’s prosecution authority has said the decision in the first place was not a mistake. A prosecutor…

Aug 22 2010 / 1 Comment / Read More »
ogaden

At least 10 people have been kiled and 30 others injured in heavy fighting between Ethiopian troops and Somali militia that erupted in Ethiopian-controlled Somali region of Ogaden »

The clashes broke out after Ethiopian troops attacked Jeed village of Shillaabo region in Ethiopia, sources said. “Ethiopian federal police attacked our village this morning, after three of their soldiers…

Aug 18 2010 / No Comment / Read More »
Wararka

Gabay:Xaq iyo Baadil »

waxaan halkan idiinkusoo gudbinaynaa tix Gabay ah oo magaceeda la yidhaahdo Xaq iyo Baadil waxaa curiyey abwaan:Abdisatar .H.D.Goolle Waana sidan…

Sep 7 2010 / No Comment / Read More »

Mashaqdii dhextaaley Ilama Galaal Iyo Kayse Cabdi Yuusuf Oo La Dhammeeyey(Fadligaana SSC-baa Iska Leh) »

Buuhoodle:-Kayse Cabdi Yuusuf iyo qoyska reer Galaal oo mudo haatan laga joogo labo sano iyo dhawr bilood ay mashaqo uu…

Sep 6 2010 / 4 Comments / Read More »

Eng: Maxamed Xassan Xaad Oo Si weyn loogu Soo dhaweeyey MN. »

waxaa Magaaladda MNPLS si wayn loogu soo dhaweeyay Maxamed Xasan Xaad oo ka tirsan Siyaasiyiinta SSCda, Maxamed ayaa waxaa Airporka…

Sep 6 2010 / No Comment / Read More »

Jaaliyada Guuleed Garaad Ee Dunida oo Beenisey Baaq been abuur ahaa, kana hadlay Mawqifka Beesha. »

Ku: Shacabweynaha Dhulbahante Gudo iyo Debedba. Ujeedo Beenin baaq lagu been abuurtay Jaaliyada Beesha Guleed Garaad ee Qurbaha. Anagoo ah…

Sep 6 2010 / 5 Comments / Read More »
Ciyaaro terry and cole

John Terry ayaa laga qaaday darakada kabtanka xulka England

Difaaca xulka Ingiriiska iyo kooxda Chelsea John Terry ayaa laga qaaday darakada kabtanka xulka England kadib kulan uu la qaatay macalinka xulka Ingiriiska Fabio Capello Jimcihi shalay ahaa. Hadal uu soo saaray xiriirka k/cakta dalka Ingiriiska…

Aug 18 2010 / Read More »
Caafimaadka computer

Ultrasound waa baaritaan isticmaala mowjado dhawaaq si loo eego ilmahaaga

Ultrasound waa baaritaan isticmaala mowjado dhawaaq si loo eego ilmahaaga, ilmo galeenka iyo mandheerta. Waxaad awoodi doontaa in aad maqasho garaaca wadnaha ilmahaaga isla markaana sawirro ayaa lagu arki doonaa shaashadda. Ultrasound ma ahan raajo xanuunna…

Aug 18 2010 / Read More »
ganacsi

Maqaal:Hogaanka SSC Garanaye NSUM Maxay Ahayd?

Hogaanka SSC ee uu horkaco hogaamiyaha dadkiisa kamudan sharafta iyo ixtiraamka ee dr.saleebaan ciise axmed kaar xaglatoosiye waxqabadkoodu maahan kuwa daah lasaari karo,ee waa mid sida cadceedda ucad.maahan mid ladafiri karo,waana mid ay qirayaan dhamaanta inta…

Sep 5 2010 / Read More »
Maqaalo faras,

UMMADDII MUCJISADA IYO KARAAMADA

Ilaahay Ayaa Mahad leh Nabad galyo iyo Naxariis nebi Maxamad (s.c.w)korkiisa ha ahaato. Intaas kadib Waxan Rabaa Inan si Kooban oga hadlo Nuxurka uu xambaarsan tahay cinwanka sare kuxusan,intanse dakhilka ugalin aan kuhoreeyo su,alkugu aadan adiga…

Aug 18 2010 / Read More »

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google