“Author Archive”
Stories written by buuhoodle

Ku dhagayso warka caawa ee radio Khaatumo Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in aysan ogolaan doodin muushin bur burinaya qaranimada Soomaaliya, Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha ee maamul goboleedka Khaatumo oo ka hadlay arimo badan oo xasaasiya, Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya oo cabasho ka muujiyey falalka amni daro ee dhacaya gobolka [...]
May 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Dhowrkii habeen ee lasoo dhaafay waxaa rabshado xoogan ka socdeen xaafado kamid ah caasimada dalka Sweden ee Stockholm gaar ahaan xaafadaha ay ku badan yihiin dadka ajaaniibta ah ee ku nool dalkaasi. Dhalinyaro careesan ayaa xaafada Husby waxa ee ku gubeen gawaari badan iyo goobo ganacsi, iyadoona rabshadahani ay noqdeen kuwa habeenba habeenka ka dambeeya [...]
May 24th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Maxkamadda rafcaanka ee federaalka Maraykanka ayaa xukun kasoo saartay maalinimadii salaasadii toddobaadkan in la baahiyo siro waa weyn oo ah 50 sawir oo muujinaya dilkii Osama Bin Laden iyo sidii maydkiisu u ekaa markii ciidamada Maraykanku qudha ka jareen bishii May ee sanadkii tagay 2011. Xukunkan oo ay soo saareen saddex garsoore oo ka tirsan [...]
May 24th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in boqolaal dad ah ay isugu soo baxeen Dibad bax lagu Taageerayo Maamulka Jubba Land looga dhawaaqay. Dadkan ayaa muujinayay Dareenkooda ku aaddan Taageerada ay u hayaan maamulka Jubba land iyagoona ugu baaqayay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay tageerto Maamulkaas. Qaar ka mid ah mas’uuliyiintii [...]
May 23rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Maamulka Puntland ayaa fal dil ah ku xukumay ragii ka dambeeyay dilkii loo geestay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Gacameey oo kooxo hubaysan ay ku dhexdileen masjid ku yaala Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ee gobollada Nugaal,Mudug ,Sool iyo Cayn ayaa xukuno dil toogasho ah ku xukuntay 7 [...]
May 23rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Taliyaha guud ee ciidamada AMISOM/Jabuuti oo ka howlgala magaalada B/Weyne ee gobolka Hiiraan Col. Cusmaan Dubad Rooble ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay inay tababarayaan ciidamo gaar ah oo iyagu baacsanaya kooxaha Shabaab iyo Al-Qaacida ee ku sugan gobolka Hiiraan. Waxa uu sheegay Taliye Dubad in ciidamada ay tababarayaan loo dhameystirayo qalabkooda iyo saanadooda milateri, [...]
May 23rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

War qoraal ka soo baxay Madaxda iyo Saraakiisha sare ee Midowga Africa, ayaa waxaa lagu mamnuucay in Shirka Maalinimada Sabtida ka furmi doono Magaallada Addis Ababa ee Cariga dalka Ethiopia oo looga arinsanaayo Arrimaha Somalia laga mamnuucay Saddax Dowladood. Qoraalka ayaa waxaa lagu cadeeyay in Saddaxda Dowladood ee laga mamnuucay ka qeybgalka Shirkaasi ay yihiin [...]
May 23rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Wararka aan ka helenyo Degmada Xamar Jajab, ayaa sheegaya in Shacabka halkaasi ku dhaqan ay Saakay ku waabariisteen kala carar kadib markii Buundada Degmada Xamar Jajab lagu arkay Miino. Kala cararka Shacbiga kadib ayaa waxaa Goobtaasi gaaray oo isku gadaamay Ciidamada Boliiska oo kaashanaya kuwa Nabadi Sugida waxa ayna xireen gabi ahaan goobtaasi iyaga oona [...]
May 23rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa dad weynaha shartafta leh ee aaminsan midnimada umadda soomaaliyeed iyo dhamaan jaaliyaddaha maamulada Khaatumo State, Awdal State iyo Maakhir State ee ku dhaqan wadanka imaaraadka carabta gaar ahaan magaalada Shaariqa lala socodsiinayaa in ay kasoo qeyb galaan xaflad lagu taageerayo midnimada umadda Soomaaliyeed hadaba waxaa laga codsanayaa dad weynaha Soomaaliyeed ee jecel midnimada iyo [...]
May 21st, 2013 | Posted in News English,Wararka | Read More »

Xarun lagu daaweeyo dadka dhimirka la’ oo ku taala magaalada Buuhoodle ayaa lasoo gaadhsiiyey deeq raashin ah oo ay iska aruuriyeen ardayda dhigata Jaamacadaha caafimaadka ee magaalada Boosaaso kuwaas oo kasoo jeeda gobolka Cayn. Deeqdani oo isugu jirtey Bariis, Bur, Sonkor iyo Saliid ayaa waxaa lagu wareejiyey maamulka xarunta dadka dhimirka la’ ee magaalada Buuhoodle. [...]
May 21st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »