“Author Archive”
Stories written by buuhoodle

Waxaa saaka inta badan xiran Waddooyinka muhiimka u ah Dadka iyo Gaadiidka Magaaladda Muqdisho kadib markii waddooyinkaasi lagu daadiyay Ciiddamo ka tirsan kuwa Dowladda Somalia. Dadka iyo gaadiidka ayaa waxa ay isticmaalayaan Waddooyinka dhex mara Xaafaddaha iyagoona si qarsoodi ah u isticmaalaya gudaha Xaafadaha iyo Waddooyinka qaar. Sidoo kale, waxaa Saakay xiran Goobaha Ganacsiga iyo [...]
April 30th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Inkastoo dareen caashaqu uu yahay wax nafta marna aan ka maqnayn oo xili walbana ku dhex milan nolosha hadana lamaanaha is jecel waxa ay halgan badan u galaan sidii ay nolosha ku wada qaadan lahaayeen isla markaasna ay raali iskaga noqon lahaayeen. Hadaba dalka shiinaha oo kamida dalalka ugu caansan dunida isla markaasna ay ka [...]
April 29th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »
![Somalila]](http://horufadhi.com/wp-content/uploads/2013/04/Somalila-90x65.jpg)
Shirkada laga leeyahay Dalka Norway oo marka magaceedal asoo gaabiyol oo yaqaan “DNO” ayaa Jabhada SNM waxa ay u calaamadiyeen Deeganada Khaatumo. Shirkadan oo marin habaabsana yaa waxaa Jabhada SNM u sheegteen in ay yihiin Dowlad Madax banaan iyaga oo ku qancinaya kulamadii Xassan Culusow dhowana kula yeeshay Dalka Turkey. Iskusoo wada duuboo Dhamaan Shacabka [...]
April 29th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Ku dhowaad sagaal qof ayaa ku geeriyootay tira kalena waa ay ku dhaawacantay laba qarax oo ka dhacay xafiiska mid kamida xisbiyada siyaasadda ee dalkaasi Pakistan, weeraradan oo mas’uuliyadooda ay sheegteen kooxda daalibaan ayaa waxaa ku geeriyooday sida la xaqiiqsan yahay sagaal kamid ah taageerayaasha laba kamida xisbiyada siyaasadda ee ka jira gobolka waqooyi galbeed [...]
April 29th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiir ku xigeenka wasaarada adeega bulshada ee maamul goboleedka Khaatumo C/fataax Cismaan Faarax (Dhalac) oo waraysi gaar ah siiyey radio Khaatumo codka shacabka deegaanada Khaatumo State ayaa ka warbixiyey halka uu marayo shirkii madaxda kala duwan ee maamulka Khaatumo uga socday degmada Taleex, isagoona wasiir ku xigeenku xusay in shirkaasi uu haatan marayo meel gaba-gabaa [...]
April 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Kadib hawlgal balaadhan oo ciidamada amaanka ee magaalada Baladweyne ay ka sameeyeen gudaha magaalada Baladweyne ayaa waxaa la sheegay in ciidamadu ay gacanta kusoo dhigeen qaraxyo iyo weeraro lala damacsanaa in lagu waxyeeleeyo ciidamada kala duwan ee ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyo shacab weynaha ku dhaqan isla magaaladaasi waxaana taliska Police-ka [...]
April 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka arrimaha dibeda ee dalka Iiraan Mr. Ali Akbar Salehi oo la hadlayey Telefishinada Caalamka ayaa eedayn culus u jeediyey dowladaha Maraykanka iyo Canada oo uu sheegay inay qab-qabteen rag u dhashay dalka Iiraan isla markaasna ay ku eedeeyeen inay tirsan yihiin ururka Al-qaacida. Ragan ayaa lagu kala qabtay magaalooyinka Ontario iyo Quebec ee dalka [...]
April 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

1 Cali Yuusuf Cali (Cali Mas) 2 Faysal Cali Mas 3 C/raxmaan Cali Mas 4 C/risaaq Cali Mas 5 Xabeen Cali Mas 6 Sam Sam Cali Mas 7 Huda Cali Mas 8 Saado Cali Mas 9 C/ftaax Cali Mas 10.Axmed Faysal Cali Mas 11.Mustafe Faysal Cali Mas 12.Khadar maxamed Cabdile 13.Yuusuf Maxamed Cabdile 14.Xasan maxamed [...]
April 23rd, 2013 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Ku dhagayso warka caawa ee radio khaatumo Ururka Al-islaax oo beeniyey inuu la midoobay dam jadiid, Soo dhoweyn balaadhan oo loo sameeyey madaxweyne Biindhe markii uu kusoo laabtay degmada Taleex, Xukuumada oo sheegtay inay dhamaatay xaaladii caafimaad daro ee ka jirtay xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, Ardayda machadka caafimadka ee gobolka sool oo imtixaankii shahaadigaa [...]
April 23rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Iyadoo dhawaan la filayo in Magaaladda London Cariga Ingiriiska uu ka furmo Shir looga hadli doono Arrimaha Somalia ayaa waxaa war qoraal ah laga soo saaray Xafiiska Ra’isul Waasaraha Dalkan Britain David Camaroon, lagu sheegay in Dowladda Britain aysan marnaba raali ka noqon doonin in la carqaladeeyo Hanaanka geedi socodka Somalia. Qoraalka ayaa waxaa lagu [...]
April 20th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »