Hambalyo Aroos: Mudane Cabdixakiim Haybe Kaariye iyo Marwo Hinda Xassan Jaamac

Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay dhanbaal Tahniyad iyo hanbalyo ah u dirayaan Mudane Cabdixakiim Haybe Kaariye iyo Marwo Hinda Xassan Jaamac oo aqal galkoodu 12/29/2012 ka dhacay Magaalada Portland ee gobolka Oregon. Waxayna leeyihiin noqda Kuwii isku waara Kalana hela ubad Khayr qaba, Wiil iyo Caano Gabadh iyo Caano. Hooyo Cibaado Cali Axmed Maxamed [...]

