“Author Archive”
Stories written by dhanbaal

Hadii aanu nahay jaalliyadda reer Khaatumo state of somalia ee ku dhaqan wadanka ingiriiska, Waxaanu halkan tacsi uga diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alla ha u naxariistee Sacad Xasan Xaami oo ku geeriyooday magaalada London, waxaana si gaar ahaaneed tacsidaasi u diraysa walaashiis Caasha Xasan Xaami oo degan magaalada London. Waxaa kaloo tacsidaasi [...]
June 5th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa heestan sameeyey abwaanka reer Khaatumo Cabdirashiid Jaamac Boos Waxaana la yidhaahda Layma dhaafi karo waana hees nuxur ahaan ku socota shacabka reer USP darsina siinaysa jabhada SNM ee iyagu haatan ku fashilmay siyaasadoodii ahayd goosashada, waxaanay haatan gudayaan gudcur dam ah, waana tan heestii iyo fanaanadii weynayd ee reer khaatumo Siciido Shiino sidaasi daawasho [...]
May 15th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Sida aanu wararka ku helayno Saleebaan Ciise Axmed Kaar oo ku magac dheer Xaglotoosiye oo haatan ku sugan wadanka Ingiriiska, waxaa la sheegay inuu iskaga tegay maamulka Jabhada SNM, ka dib markii ay sida foosha xun ula dhaqmeen. Saleebaan Xaglotoosiye oo haatan u muuqda nin soo taabtay gidaarkii jabhada SNM ,guntana ugu dhaadhacay nacaybka iyo [...]
May 10th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Wararka aanu ka helayno ilo aan aad uga fogayn Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxay tibaxaayaan in uu caawa la ballansan yahay shakhsiyaad ka soo jeeda Maamulka SNM, oo ay qaarkood madax martay goosashadu. Dhinaca kale wararkaasi aanu helayna waxay sheegayaan in uu habeen dambaba uu ka casuuman yahay magaalada Birmingham oo wadankan ingiriiska ka [...]
May 9th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaanu idin soo gudbinaynaa qaybtii koowaad ee shirweynihii ay isugu yimaadeer Maamulada Awdal, Maakhir iyo Khaatumo kaasi oo ka dhacay magaalada London-UK maalintii ay taariikhdu ahayd 04/05/2013 waana kan qaybtii koowaad HALKAN KA DAAWO QUDBADIHII SHIRWEYNIHII LONDON.
May 6th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Ogeysiis Ku Socda Jaalliyadaha Maakhir State, Awdal State Iyo Khaatumo State Ee Ku Dhaqan Wadanka Ingiriiska Waa Inaad Ka Soo Qayb Gashaan Mudahaaraadka Ka Dhici Doona Magaalada London 07/05/2013 Mudaaharaadku wuxuu ka dhacaya ka soo horjeedka 10 Downing Street Prime MInister Office Waxaana lagu ekaan doonaa Richmond Terrace Kala xidhiidh wixii faahfaahin ah Hasan Salaax [...]
May 6th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Halkan waxaad ka daawataan muuqaaladii aanu idinka soo qaadnay shirweynihii ay isugu yimaadeen maamulada kala ah Maakhir, Awdal iyo Khaatumo kaasi oo lagu qabtay magaalada London ee caasimada wadanka ingiriiska, shirkaasi oo cod ahna waxaad kala socon doontaa barnaamijka dhambaal culus, kaasi oo idin ku soo maqan…. riix halkan si aad u daawatid… HALKAN KA [...]
May 6th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Warar aanu ka helnay ilo lagu kalsoon yahay waxay noo xaqiijiyeen Horgale Saleebaan Ciise Axmed Kaar oo ay horey ugu sacaba tumeen shacabweynaha xalaasha ah ee Reer Khaatumo, balse uu ku wacad furay isagoon marna qiimaynin sharafta iyo karaamada uu beeshiisa ku dhex lahaa, waa tuu mar kaliya iska hoos fadhiistay kii ay shalay xabada [...]
May 3rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa dhamaan Soomaalida jecel midnimada iyo wadajirka Soomaaliya loogu bishaaraynayaa lagana codsanayaa inay ka soo qayb galaan xaflad weyn oo lagu maamuusayo midnimada iyo wadajirkeena , lagagana soo horjeedo kala qoqobka. Xafladan waxaa si wadajir ah u soo agaasimey jaaliyadaha Khatumo state, Awdal state iyo Maakhir states. Waxaana ka [...]
May 1st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Dhamaan jaalliyadda reer Khaatumo state ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska gaar ahaan reer London waxaanu ogeysiinaynaa in aad ka soo qayb gashaan shirweyne looga arinsan doono arimo badan oo aad iyo aad muhiim u ah, waxaana ka mid ah arinaha tirada badan ee ka soo cusboonaaday deegaanada Khaatumo state of somalia, dhinaca dawlada federaalka soomaaliya. [...]
April 8th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »