“Author Archive”
Stories written by admin

Daawo dhaqamada xun xun ee ciidamada Mraykanku ka sameynaayan Afghganistaan iyo Maydad ay laayeen oo ay isku sawireen iyo weliba 3 bilood ee u danbeeyey ficiladii waxashinimada ahaa ee ay ka sameeyeen dalkaasi ay Gumaysanayaan.

usa

HALKAN KA DAAWO

April 19th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Muxaadiro Qiimo badan oo Sheekh C/Naasir Xaaji Axmed ka Jeediyey Magaalada Nairobi,{Video}.

muxaadaro

Halkan ka Daawo

April 19th, 2012 | Posted in Diinta,Wararka | Read More »

xildhibaano calooshood u shaqaystayaal ah kana tirsan maamulka faroole ayaa sugan magaalada laascaanood.xildhibaanadan ayaa waxay la shaqeeyaan jabhada SNM. faafaahinta ka dhagayso (Radio Khaatumo)

radiokhaatumo-duhurnimo6

HALKAN KA DHAGAYSO

April 16th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Shir Jaraa’id oo ay maanta Hotel Hillton ee bartamaha magaalada Nairobi ku qabteen Wufuudii Khaatumo State ayey si Mugleh uga hadleen magacaabista Gudiyada kaladuduwan ee dawladda KMG ah iyo weliba maamulada Garoowe iyo Hargaysa ay ku dhawaaqeen.

warsaxaafadeed

Waxaana Shirkan Jaraa’id ka hadlaya Pro: Cali Khaliif Galaydh Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Madaxweyne C/Nuur CIlmi Qaajje,{Biindhe}, Ugaas Abdullaahi Ciise Nuur oo u hadlayey Golaha sare ee dhaqanka. Hadaba Shirkan Jaraa’id oo Su aalo badana la waydiiyey Madaxda Halkan ka dhagasyso

April 15th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Dr.Cabdikarim Xasan Jaamac oo baaq u jeediyey Jaaliyadda Khaatumo (DHAGAYSO)

Dr abdulkareem jama

HALKAN KA DHAGAYSO

April 13th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr: Cali Khaliif Galaydh oo Qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka soo jeediyey shirka maanta ka dhacay magaalada Nayroobi (DHAGAYSI HABOON))

calikhaliif

HALKAN KA DHAGAYSO

April 13th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Xasuuq ba’an oo Malayshiyaadka SNM-ta ka geysteen Kalabaydh iyo Horgale ( DAAWO MUUQAALKA)

kalabaydh

HALKAN KA DAAWO

April 5th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Dr- Cali Ciise Cabdi Waraysi Xiiso Leh Royal Tv (Daawo Video)

cali ciise cabdi

HALKAN KA DAAWO

April 5th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamulka Khaatumo, Yaasiin Axmed Sulub oo maanta shir jaraa’id qabtay..(DAAWO)

yasinsulub

KALKAN KA DAAWO

April 1st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

LIVE:Deg deg: Weriye Maxamed Cusmaan Abdunuur Xaashi, oo Jiida hore jooga kana warmaya Dagaalada Sooljoogtoi iyo Laascaanood,{Dhagayso}.

dhagayso

HALAKNA KA DHAGAYSO

April 1st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented

  • idoor liqe: Haber yoonis. Siilaanyo waa tagiye ha tahriibin walal. Ka dib markii dhalinyaradii reer burco tahriib ku...
  • maxamuud: 18may maalinta qashingurka khatumostate
  • Janada SSC: QARANNEWS oo eedeynta xasuuqii shalay ee New hargeysa dhiig yacab siilyaanyo dusha uga tuurtay. Isimo...
  • Janada SSC: MUST READ: Wargeyska caanka ah ee African Review oo warbixin cajiib ah oo xaqiqda ku saleysan ka qoray...
  • Nuura: lol two-gii baan ka booday sorry <.