“Author Archive”
Stories written by horufadhi

Bilgem:- Shir ay isugu yimaadeen inta badan jaaliyada Khaatumo state ee kunool wadanka Biljemka iyo weliba marti sharaf laga soo casuumay wadanka Holland, oo si aad u wanaagsan looga soo shaqeeyey qaban qaabadiisa ayaa wuxuu ka dhacay wadanka Biljamka ee looga arimiyo wadamadan yurub. Shirka ayaa waxaa lagu furay aayadaha qur aanka kariimka ah [...]
May 13th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa shir isugu yimi inta badan jaaliya khaatumo state wadankan Holland iyo nawaaxigeeda shirkaas oo lagu dooranayey gudi cusub oo ka shaqayn doonta danaha dadka iyo dalka khaatumo. waxaa shirka soo qaban qaabiyey gudigii hore ee khaatumo iyo dhalinyarada reer khaatumo ee ku nool wadankan Holland shirka oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa [...]
May 9th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Deegaankasta, dadyoowkasta iyo cidkastoo dunidan aynu joogno ku nool, waxay lee dahay meel uun u badbaada ama u bad qabta oo inta badan danahooda inkastaba ha leekaatee, ayagu markaas u hawlgala ka turjuma rabitaanka saxda ah ee shucuubtooda iyo waxa qalbiyada dadkooda ku jira ee qofkastaba uusan awood u lahayn. Waxaa jira dhulal la dhaho [...]
May 5th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Amsterdam – Bismillahi Raxmani Raxiim wasalatu wassalamu calaa ashrifil anbiyaa’i wa mursaliin (scw). Waxaanu jecelnahay, haddii aanu nahay Gudida jaaliyada Khaatumo iyo dhalinyarada Khaatumo State of Somalia ee Holland, inaanu ogaysiino dhamaan umadda sharafta leh ee u dhalatay gobolada ay ka koobantahay Khaatumo State of Somalia inay dhici doonto doorasho lagu dooranayo gudi cusub oo [...]
April 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Amsterdam – Bismillahi Raxmani Raxiim wasalatu wassalamu calaa ashrifil anbiyaa’i wa mursaliin (scw). Waxaanu jecelnahay, haddii aanu nahay Gudida jaaliyada Khaatumo iyo dhalinyarada Khaatumo State Of Somalia ee Holland, inaanu ogaysiino dhamaan umadda sharafta leh ee u dhalatay gobolada ay ka koobantahay Khaatumo State Of Somalia inay dhici doonto doorasho lagu dooranayo gudi cusub oo [...]
April 18th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa ka dhacay mudaharaad looga soo horjeedo laba arimood oo kala ah xubnaha kasoo jeeda deegaanada khaatumo ee u baxsaday maamulka faroole siay ula ansixiyaan wax yaabaha uu dhoob dhoobayo. sidoo kale banaan baxan ayaa waxaa lagu soo horjeestay gudiga ay dawalada soomaaliya u magacowda wadahadalka jabhada SNM iyo dawalada soomaaliya. waxaa [...]
April 17th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ururka Daryeel Khaatumo Dalka iyo Dadka ayaa Xafiis ka furtay Caasimadda Maamulka Khaatumo ee Taleex.Xafladii furitaanka Xafiiska Ururkan waxaa kasoo qayb galay madaxda dowladda khaatumo state of somalia waxaana kamid ahaa Wasiirka arimaha Gudaha Khaatumo Mudane Yaasiin Axmed Sulub,wasiir ku xigeenka Khayraadka Dabiiciga ah Cabdi Faarax Mahad (Cabdi Shube)Wasiir ku xigeenka Arimaha Bulshadda C.fataax Cisman [...]
April 14th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

warkii fiidnimo ee radio khatumo iyo qodobo xiiso badan oo laxiriira qaraxii maantay gilgilay xarunta martida iyo madadaalada ee magaalada muqdisho Qodabada Ugu Waawayna Waxaa Kamida Midkamida Qurabajoogta G/ Cayn Oo Cabaareeyey Dagaalada Dabada Dheeraaday Ee Kasoconaya Deegaamada Sool Sanaag iyo Cayn Kuwaas Oo Ay Kadanbeeyaana Maleeshiyaadka SNM Raysal Wasaaraha Dowalada Kmg Oo Kawar Bixiyey [...]
April 5th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Haweenka jaaliyada khaatumo state ee ku dhaqan dalka New Z eland gaar ahaan magaalada ogland ayaa deeq lacageed soo gaadhsiiyey horaantii bishan March qaarkamida dhibanyaaasha wax yeeladu kasoo gaadhay duulaanadii kala danbeeyay lagu soo qaaday deegaanka buuhoodle. Shiikh Cabdi laahi Jaamac Haaruun – {C/laahi mu’adin} ayaa waxa uu faah faahin kabixyey deeqdaas ay uqaybiyeen dhibanayaasha waxyeeladu kasoo gaadhay duulaanadii lagu [...]
March 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Wafdigii cuslaa ee kasocday maamulka khaatumo State ee dhawaanahanba howlo shaqo ujoogay magalada muqdisho ee caasimada dalka soomaaliay ayaa lafilayaa inay maalinta beri ah gaadhaan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. – Wafdigan ayaa waxay ka koobanyihiin 11 xubnood oo isugu jirada Musuuliyiinta maamulka Khaatumo State Golaha sare ee dhaqanka waxaana hogaaminaya C/nuur cilmi qaaje [...]
March 26th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »