“Author Archive”
Stories written by horufadhi

Maleeshiyaada SNM oo u Diyaara inay baneeyaan Magaalada Laascaanood & Khal khal ka Dhextaagan!

TOP_NEWS_071111

Kadib markii dhawaanahanba ciidamada maamulka Khaatumo State Of Somalia ay howlgalo kawadeen hareeraha magaalada laascaanood ee kujirta gacanta gumays taha SNM ayaa waxaa khal khal xoogan soo wajahay maleeshiyaadka maamulka SNM ee kusgan hareeraha magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Warar hoose oonu ka helayno horjoogayaasha maamulka SNM ee kusugan magaalada laascaanood ayaa waxay xaqiijinyaan [...]

March 26th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Banaanbaxyo Ruxay Boocame Iyo Buurawadal oo Ka Dhan ah Maamulka Firdhiye & Shacabka oo muujiyey Rabitaankooda (Daawo Video}

top horufaadhi

Magaalooyinka Boocame iyo Buurwadal ayaa waxaa ka qarxay dibadbaxyo baaxadwayn oo lagaga soo horjeedo calool ushaqaystaaal laga soo diray magaalada garoowe kuwaas oo si dhuumasho ah kusoo galay deegaanada Maamulka Khaatumo State . . Banaanbaxan maanta kadhacay ayaa waxa uu qayb kanoqonayaa banaan baxyo kale oo kadhacay magaalooyin kale oo katirsan deeganada Maamulka Khaatumo state [...]

March 25th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO- SAWIRADII SOODHAWYN TII MAYDKA MADAXWAYNAHII HORE EE DALKA SOOMAALIAY EE MAGAALADA MUQDISHO

8

Halkan hoose waxaan idiinku soo gudbin doonaa qaar kamida sawiradii markii madaxwayanihii hore ee dalka Soomaaliya laga soo qaadayey magaalada Muqdhisho ee Caasimida Dalka Soomaaliya. horufadhi.com@gmail.com

March 25th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Marxuum C/llaahi Yuusuf Madaxweynihii Hore oo aaskiisii Soo dhamaaday!

breaking-news

Madaxwaynihii Hore ee Soomaliya Marxuum C/llaahi Yuusuf ayaa waxaa hadda dhamaaday aaskiisii, Waxaanna socda Khudbado ay jedinayaan Madaxda ka qayb gashay oo uu Hogaaminaayo Madaxwayne Shriif Sheekh Axmed iyo Masuuliyiin Kale. Waxaan idiin so gudbin doonaa Sawirada iyo Khudbadaha halkaas laga jeediyay Dhammaantooda Insha Allaah.   INNAA LILAAH WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Horufadhi News Online

March 25th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Shacabka Buuhoodle Oo Kacdoon Kala Hor tegay Xubno Calool ushaqaysta yaal ah oo Kascoday Maamulka Firdhiye oo si dhuumasho ah kusoo Galay Buuhoodle {Warbixin+ Sawiro}

IMG_1041

Barqanimadii maanta ayaa shacabwayanaha ku dhaqan magaalada Buuhoodle waxay isu soo baxeen garoonka wayn ee magaalada Buuhooodle. dadwaynahan ayaa dhamaantood si aada uga cadhaysnaa XubnoCalool ushaqaysta yaal ah oo kasocdey Maamulka Firdheye {Faroole} kuwaas si dhuumasho habeen madow kusoogalay gudaha  magaalada Buuhoodle. Dadwaynaha oo si aada shucuurtoodu u kacsanayd ayaa waxay ku dhawaaqayeen hadalo ka [...]

March 24th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeyn dad rayid ah ay ku dileen ka geystay duleedka degmada Baardheere!

duqeyn2

Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa maanta duqeyn ay dad rayid ah ku dileen ka geystay Tuulo ku taal duleedka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, halkaasoo diyaaradaha dheereeya ay dhowr gantaalo ku rideen. Inta la og yahay saddex ruux ayaa ku dhintay, lix kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeynta oo aheyd mid dadka deegaanka ka war heleen [...]

March 24th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynihii hore Soomaaliya Col. C/llaahi Yuusuf oo ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Abu Dubai & Taariikh nololeedkiisii oo Kooban!

Halgmaa Cabdilaahi

Allaha u naxariistii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Col. C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa abaarihii 4:05 saacad ka hor salaada Subax xilliga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Isbitaalka Sheekh Zaa’id ee Magaalada Abuu Dubai, halkaas oo mudooyinkii u dambeeyay uu ku xanuunsanahay. Marxuumka ayaa xilliga uu geeriyoonayay ku jiray Xaalad Koome ah, iyadoo ay hayeen xanuun dhanka sambabka [...]

March 23rd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ururada Gobolka Cayn Oo Soo Bandhigay Wax Qabadkooda Lana Kulamay Agaasimaha Guud ee Arimaha Bulshada Maamulka Khaatumo State!

SONY DSC

Waxaa Maanta kulan balaadhan laqaatay ururada Dhalinyarada ee kajira magaalada Buuhoodle Agaasimaha Guud ee Wasaaradda horumarinta Arimaha Bulshadda Xasan Cali Yuusuf waxana kulanka ka soo qayb galay inta badan Ururadda ka jira Buuhoodle iyo degmooyinka kale ee Gobalka waxana uu kulankani ahaa mid Isbarasho iyo sidi loo wada shaqayn lahaa Ururadda Bulshadda ayaa soo dhaweyey [...]

March 22nd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ururka SUROS oo Waxqabadkiisa & Horumarkiisu Soo Ifbaxayaan Deeqna Gaadhsiiyey Dhibane xaaladiisu darantahay {Sawiro+ Video}

SONY DSC

Ururka Daryeelka iyo Caawinta Dadka Tabaalaysan ee SUROS oo ku talaabsanayey beryahan danaba horumar iyo wax qabad lataaban karo  ayaa maanta Kaalmo Lacageed Soo gaadhsiiyey Dhibane Xaalkiisa Caafimaad Liito oo jiifa Isbitalka Daryeel, Ururka SUROS ayaa laamo kala duwan ku leh UK iyo USA halka Laamo Kalena uu ku leeyahay Deeganada Khaatumo State Of somalia. [...]

March 22nd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

War Culus- Raysal wasaaraha Soomaaliya Oo Saxeexay Wada Shaqaynta Dawlada & Maamulka Khaatumo State!

breaking-news

Raysal wasaaaraha dalka Soomaaliya cabdi weli maxamed Cali gaas ayaa goor dhawayd si rasmi ah usaxeexay wadashaqayn buuxda oo ay yeeshaan Dalwada Dalka Soomaaliya iyo maamulka Khaatumo State iyadoo dhawaan uu aqoonsiga maamulkan qalinka ku duugay madaxwaynaha dalka Soomaaliya. Magaalada Muqdhisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa kugan wafdi balaadhan oo uu hogaaminyo C/nuu Cilmi [...]

March 22nd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented

  • idoor liqe: Haber yoonis. Siilaanyo waa tagiye ha tahriibin walal. Ka dib markii dhalinyaradii reer burco tahriib ku...
  • maxamuud: 18may maalinta qashingurka khatumostate
  • Janada SSC: QARANNEWS oo eedeynta xasuuqii shalay ee New hargeysa dhiig yacab siilyaanyo dusha uga tuurtay. Isimo...
  • Janada SSC: MUST READ: Wargeyska caanka ah ee African Review oo warbixin cajiib ah oo xaqiqda ku saleysan ka qoray...
  • Nuura: lol two-gii baan ka booday sorry <.