“Author Archive”
Stories written by investigation1

Kooxda Horufadhi Investigation Group,{The HIG}, ayaa waxay baadhitaan qoto dheer ku samaysay sida dilalka isdaba jooga ah ee qorshaysan ay maamulka uu hogaamiyo Axmed Siilaanyo ula daba socdaan shacabka Khaatumo State gaar ahaan kuwa G/Cayn. Hadab labadii dil ee mudada 3da maalmood gudahooda ah loogu kala Gaystay Sabiga yar iyo weliba Abdikariim Xinne Xiirey, [...]
May 27th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Magaaladda AFgooye ayaa ah Magaaladii ugu horeysay ee ka baxsan Muqdisho taas oo ay la wareegaan ciidamada Dowlada. Magaaladda ayaa ah mid istiraatiiji u ah isku xirka gobolada Koofured ee dalka iyo Muqdisho. Sidoo kale Waa Magaalo quxur badan oo allah uu ku manaystay dhanka Khudaarka iyo Beeraha Hadaba Daawo Sawiradda Xaquuqda Sawiradda Waa Radiomuqdisho.net [...]
May 26th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Warar hore dhac oo soo gaadhaya kooxda HIG , ayaa tibaaxaya in laga fekerayo sidii looga gudbi lahaa caqabadan baahsan ee isku hor xeertay ansixita dastuurka qabyo qoraalka ah. Ilo kooxda HIG xiganayso waxay tibaaxayaan in Dastuurka hada caqabada ugu weyn ee hortaagan aya tahay arinta la xidhiidha Soomaalida oo si weyn uga soo horjeesatay, [...]
May 12th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Labo maalmood ka hor waxaa shabakadan caalamiga ah ee Horufadhi qaybteeda Dabagalka wararka ee Horufadhi Investigation Group,{ HIG}, ay soo daabacday in maamulka Puntland madaxweynahooda C/Raxmaan Maxamed Faroole, gebi ahaanba ka soo horjeestay dastuurka cusub ka dib markii uu diiday qodobada ku saabsan habka Federaalisamka oo markii hore ishaarayey kala goynta dalka haseyeeshee hada wax [...]
May 10th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe iyo Caaqil Cali Cabdi Cali ayaa maanta soo gaadhay magaaladda Muqdisho waxaana Garoonka Aadan Cadde International Airpot ku soo dhaweeyey Golaha Sare ee dhaqanka Khaatumo,G10 iyo waxgarad badan oo ka tirsan dawladda Khaatumo waxana Garaadku uu muddo ku nastay Qolka VIP-da ee Garoonka Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe ayaa ka soo kicitimay [...]
May 8th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa labadii todobaad ee ugu danbeeyey si xawli ah uga soconayey dhamaan deeganada Soomaalidu degto dabayl siyaasadeed oo ku saabsan ansixita dastuurka qabyo qoraalka ah. Arimaha waxaa inta badan ugu cuslaa qaban qaabada Odayo dhaqameedka Soomaaliyeed, kuwaasoo ilaa Lowyacdo ilaa Raacasayr isaga soo uruayey. Kooxda HIG waxay warbixin ka diyaarisay ficiladii ugu badnaa ee [...]
May 8th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Garaadka Guud ee Khaatumo oo isku jira Golaha Sare ee Dhaqanka Khaatumo,G10 iyo Waxgarad kale ayaa soo gaadhay magaaladda Muqdisho iyada oo ay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ay ku soo dhaweeyeen madax ka tirsan Dawlad Fedraalka ah, Khaatumo, Golaha sare ee dhaqanka khaatumo ee horay u sii joogay iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan [...]
May 6th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Kulankan oo dhacay habeenimadii bishii hore ee April ahayd 26, ayaa wuxuu ahaa mid aan la sii qorsheyn, Madaxweyne Shariif oo dalka Imaraadka u tegay arimo siyaasadeed, ayaa waxaa hotelka uu ka deganaa magaalada Abu dhabay, oo lagu magacaabo Qazrul Imaarah, si kedis ah u yimid shan xubnood oo ka socda beelaaha Isaaq oo uu [...]
May 6th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Todobaadkii u danbeeyey Kooxda Horufadhi Investigation Group, waxay ku hawlanayd in wax badan laga ogaado arimo ka socda magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, kuwaasoo badankoodu ka dhan ah maamulka Khaatumo State m kuna wajahan boob la doonayo in loo gaystay talada siyaasadeed ee Khaatumo State. Maalmihii u danbeeyey ayaa waxaa Olole xoogani ka socdey [...]
May 4th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda Maraykanka ayaa baahisay ducumetiyaal sir ah oo ay ka soo qaadeen gurigii ay ku dileen Usama Bin laden oo ku yaala magaalada Abuu tabad ee dalka Pakistan, Nuqollo ka mid ah ducumentiyadaas ayaa waxaa ku caddaa in xarakada Al shabab iyo Usama bin laden ay sameeyeen xiriir kaas oo ku aadanaa in Al qaacidda [...]
May 4th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »