Madaxweyne Biindhe oo Boocame lagu soo dhaweeyay iyo Taleex oo shirkii la baajiyay soo dhawaynta madaxweynaha dartee

Madaxweynaha maamulka khaatumo Cabdinuur Cilmii Biindhe iyo wafti uu hogaaminayay ayaa WARKA OO DHAN HALKAN KA AKHRI

Madaxweynaha maamulka khaatumo Cabdinuur Cilmii Biindhe iyo wafti uu hogaaminayay ayaa WARKA OO DHAN HALKAN KA AKHRI

Magaalada Laascaanood oo ah magaalo madaxda Gobolka Sool Ee Soomaaliya ayaa waxa ku nool dad badan , hasa yeeshee marba isbadel ku yimaado, waxaanay dadkii ugu badnaa ku noolaayeen magaalada Laascaanood 2007 ka hor intaanay qabsan malayshiyada Hargeysa, iyada oo bulshadii magaalada ku dhaqanayd in badan oo ka mid ahi ka qaxeen. WARBIXINTA CULUS OO [...]

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka mid ah golihiis wasiirrada ayaa hortagaya maanta golaha baarlamaanka Soomaaliya halkaasoo su’aalo lagu weydiin doono. WARKA OO DHAN HALKAN KA AKHRI

Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amin Caamir ayaa Runta ka sheegay xaaladda waqooyiga Soomaaliya isagoo sawir farshaxan cajiib badan ku cabiray.

Ilo xog-ogaal ah oo ku sugan magaaladda Laascaanood ayaa waxa ay xaqiijiyeen in ragga ugu sareeya malayshiyada SNM ee ku sugan magaalada Laascaanood ee ka soojeeda gobolka Togdheer ay hadalo isweydaarsadeen odayaal ka soo jeeda deegaanka WARBIXINTA XAASAASIGA AH OO DHAN HALKAN KA AKHRISO

Waxaa Maanta oo Jimce ah lagu wadaa Magaalada Kismaayo inay kulan ku yeesheen Qaar kamid ah Musharaxiinta u hanqal taagaya Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State ee kasoo jeeda Beelaha Sade. HALKAN KA DHAGAYSO

Waxaa saaka olole nadaafadeed oo balaadhan ka bilaabay Magaala Madaxda Gobolka sool ee Laascaanood Machadka caafimadka G/Sool Ee Marka magiciisa lasoo gaabiyo looyaqaano SIHS. Ololahan oo ujeedadiisu ahayd sidii loo hormarin lahaa caafimaadka bulshada,islamarkaana looga hortagi lahaa qashinka daadsan duleedka iyo gudaha magaaladaba kaas oo wakhti roobaadka uu ka dhasho cuduro badan oo waxyeelaynaya caafimaadka [...]

Waxaa muddooyinkii ugu danbeeye aad ugu soo badamnayey dalka Austria gaar ahaan magaalo Madaxda dalkaasi Ee Vienna ganacsiga Jaaliyadda Soomaalidu ka furanayaan. HALKANKA DAAWO WARBIXINTA IYO SAWIRADDA

Dhakhtar ilka ah oo dalka Maraykan ku nool ayaa dadkii uu daweynayey ilkihii ka guray wuxuuna banaanka soo dhigay 32 ilkood, dad gaadhay sadex qof. HALKAN KA DAAWO DADKII ILKAHA LAGA GURAY

Waxaa Meel Xasaasi ah galay shirka arimaha Maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka ee ka soconaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, HALKANKA AKHRI KANA DHAGAYSO WARKII OO DHAN