“Author Archive”
Stories written by khaatumo

Mas’uuliyiinta Shirkadda Korontada Lesco Laascaanood Oo Xabsiga Loo Taxaabay.

koroo-300x1601

Waxaa maanta la xidhay mas’uuliyiinta shirkada Korontad lesco ee ka hawlgasha magaalada Laascaanood. WARKA OO DHAN HALKAN KA AKHRI

April 17th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Beesha Absame Oo Isku Khilaaftay Murashaxa Axmed Madoobe.(Dhagayso)

DSC01423

Magaalada Kismaayo waxaa shir jaraaiid ku qabtey mid ka mid ah beelaha dega gobollada Jubnooyinka, halkaas oo ay ku soo bandhigeen musharaxa yaga qeybgalaya tartanka doorashada madaxtinimada ee maamul la damacsan yahay in degaanadaasi loo sameeyo. HALKAN KA DHAGAYSO 

April 17th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Shirkada Korontada Lesco Oo Damisay Nalkii Wadooyinka Laascaanood, Maxaa Sababay?

koroo-300x1601

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ayaa waxa ay sheegayaan in shirkada Korontada Lesco ee magaalada Laascaanood damisay Nalkii wadooyinka magaalada Iftiiminayey ee ku rakibnaa baalalka. ka dib markii. WARKA OO DHAN HALKAN KA AKHRI

April 16th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Wadanka Cumaan Oo Wacdaro Soo Bandhigay Kaalinta Koowaadna Galay.(Sawiro)

degmada-carmo-3

Bandhig si heer sare loo agaasimay ayaa waxaa uu ka dhacay Magalada Salalah ee wadanka Cumaan . Bandhigan ayaa waxaa ka qaybgalayay Dhamaan jaaliyadaha ku nool wadanka Cumaan , waxaana lagu soo bandhigayay Cuntooyinka Wadan walba uu ku faano. Munaasabadan waxaa agaasimay Naadi ka mid ah Naaadiyada Wadankaan ugu waa weyn oo lagu maga caabo ( NAADI [...]

April 15th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Nin Heysta Dhalashada Dalka Canada oo Loo Qabtay Weeraradii Shalay Muqdisho Gilgilay

cali-dheere

Weeraradii Shalay Galaaftay Noloshada Dad Badan ayaa waxaa Soo Baxaayo Faahfaahino ku Aadan Ragii Ka Dambeeyey Weeraradii Naftii Halignimada ahaa ee Shalay ka Dhacay Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir iyo inta u Dhaxeyso KM4 iyo Airportiga ee Magaalada Muqdisho. WARKII OO DHAN HALKAN KA AKHRI:

April 15th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Qorshaha Soo Socda:- Dhulbahante Iyo Warsangali Waa Somaliland, Somaliland Waa Soomaaliya.

1-272

Haddaad tahay Dhulbahante adiga oo aan dhameyn qoraalkan dheer moojaane haka boodin, haddaad tahay Isaaqna adiga oo aan akhriyin qoraalkan maahaane haka boodin. MAQAALKA OO DHAN HALKAN KA AKHRI

April 14th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Shirka U Dhaxeeya Maamulka Hargeysa Iyo Dawlada Banaadir Oo Ka Furmay Turkaga(Sawiro)

wada-hadalada-3

Waxaa saaka ka furmay  wadanka Turkiga shirka u dhexeeya Maamulka hargeysa ka arrimaya iyo Maamulka Banaadir , iyada oo laba mas,uul ee labadan maamulka kala hogaaminaya axmed Siilaanyo iyo Xasan Shiikh Maxmuud lagu casuumay shirkan. WARKA IYO SAWIRADA HALKAN KA DAAWO

April 13th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Deg deg.Golayaasha Maamulka khaatumo oo war saxaafadeed ka soo saaray Shirka Turkiga (vedio)

sawir6

Golayaasha maamulka khaatumo ayaa maanta si wada jir ah u qabtay shir jaraaid ay kaga hadlayaan shir la filayo inay u qabsoomaan dawladda federaalka soomaaliya iyo beesha Isaaq jecel goosashada. HALKAN KA DAAWO VIDEO IYO WARBIXIN

April 11th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway, (Sawirro)

photo-22

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaalshaqo ku joogaan dalka Norway ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Norway ayadoo dhanka kalena uu Gudoomiyaha Baarlamaanka tagay xarunta Baarlamaanka Dalkaasi. WARKA OO DHAN IYO SAWIRADA HALKAN KA DAAWO

April 9th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxwenaha Cusub Ee Kenya Uhuru Kenyatta Oo Maanta La Dhaariyey(Daawo Sawirada)

799350-01-02

Madaxweynaha Cusub ee Kenya  Uhuru Kenyatta oo maanta la dhaariyey, iyada oo madax ajnabi ah iyo dadweyne  farabadani  ka soo qayb galeen xafladii lagu dhaariyey madaxweynaha cusub. HALKAN AKHRI WARKII OO DHAN      

April 9th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

<

Recently Commented

  • Darwiishbest: Happy anniversary! Sanadguuro wacan!
  • baligubadle girl: shacabka reer awdal oo wali ka samri la , xasuuqii kula kaceen mujrimiintii (snm)...
  • Dhoodi: “hadal gara ayay Saahidoow gobi la yeedhaaye”. Hal qodob ayaa i galay: “weriyayaashu waxay...
  • Idoor Liqe: Tolow askartan yaa u soo tilmaamay dadkan shacabka ah ee u badan dumarka Iyo caruurta ???? Reerkii Isaaq...
  • Idoor Liqe: War Waa Maxay ilkasta wiilashan Dutch siday ula dhaqmayaan , war qoorqabashada Nooga daaya dumarka ,...