“Author Archive”
Stories written by Taleex Post

Ogaysiis..Shirweynihii Qurba joogta & Golaha deegaanka ee Buuhoodle, arimo xaasaasi ah iyo xaalad soo korodhay.

ogaysiis221

Dhamaan waxaa la ogaysiinayaa  Qurbajoogta G/Cayn ee maamulka Khaatumo State inuu dhacayo shirkii Axadlaha ahaa ee golaha deegaanka Khaatumo ee xarunta G/Cayn ee Buuhoodle iyo qurbajoogta. Shirkan waxaa looga hadli doonaa axwaasha iyo guud ahaan danaha Khaatumo State iyo xoojinta , dar dargelinta iyo horumarinta G /Cayn. Shirkan oo ah mid muhiim ah waxaa la […]

April 12th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

OGAYSIIS: Sabtidan iyo Shirwayne Caalami ah oo ku Saabsan Airport-ka Buhodle_Guulaha la gaadhay iyo kuwa la hiigsanayo

ogaysiis

Waxa dhamaan dadwaynaha ree Khaatumo ama Sool Sanaag iyo Cayn-ba la ogaysiinayaa inuu jiro shirwayno lagaga faalloonayo guulihii dhawaaan laga gaadhay furitaankii Airportka Buhoodle iyo waliba Guulaha la hiigsanayo. Shirkan waxa uu dhacayaa Berri oo Sabti ah  Taariikhda April 12, 2014. saacaddu marka ay tahay 1:00 PM (OHIO) 2:00 PM (Minnesota)  5:00 PM (UK)  Lambarka […]

April 12th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

The boys of Kalshaale celebrate the historic landing of first airplane in Buhodle City. By A.Hindi

2

At around 2:00 PM local time, President of Khatumo administration Mohamud Jamac Indho-sheel along with dozens of dignitaries including Members of Parliament from the Somali Federal Government arrived with style in Buhodle’s Ismail Mire Airport. Under tight security by the Khatumo Army and local Police forces, the atmosphere was jubilant and orderly_a testimony to the […]

April 10th, 2014 | Posted in News English,Wararka | Read More »

DAAWO+SAWIRO:-Shirkada Diyaradaha Ee Free Dom Airline Oo Qalab Isborti gudoonsisay Qaarkamid ah ciyaartoyga xaafada Islii Ee Nairobi

14

Shirka Duulimaad diyaaradaha Ee Free dom Airline Xafiiskeeda Magaalada Nairobi Ee Dalka kenya ayaa koox ku ciyaarta Magaca Shirkada Gaarsiisay Agabka Sportiga,Agabka ayaa Waxaa ay shirkadu Kusoo hagaajisay Faarax cali kamiin Oo kamid ah Gudiga Sportiga Ee Somalida Xaafada Islii Ee magaalada Nairobi. Faarax Cali kamiin ayaa ku wareejiyay kooxdan Oo kamid ah kooxa Heerka […]

March 31st, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

OGAYSIIS: Bahwaynta khaatumo ee Gobolka Cayn iyo shirkii axadlaha ahaa

ogaysiis22

Shirkii Teleconference ka ahaa ee Axadlaha ahaa ee qurba joogta gobalka cayn ee khaatumo oo dhacaya Axaddan March 2nd. 2014. Shirka waxaa laga ga hadli doonaa arimo xasaasi ah. saacada  waa  1:00pm ee Columbus  OHIO time. Fadlan la soo xiriir guddida hoos ku qoran. Waxaa shirweynhan xaadir ku ah qaar ka mid ah madaxda Khaatumo, […]

March 22nd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

War Deg Deg Ah;-Widh-Widh iyo Buuhoodle Oo Ciyaar Culus Dhexmartay Iyo Koox Habaasku Cunay Tolow Waatee?

xx

Waxaa Maanta  Cabaara  Shantii Galabnimo Ka Dhacay Garoonka Kubada Cagta Ee Wan balay Ee Degmada Widhwidh Ciyaar Kulul Oo U Dhaxaysa Magaaloyinka Buuhoodle Iyo Widh-Widh Ciyaartan Oo Ahayd Mid aad iyo Aad Loo Soo Agaasimay Islamarkaana Ay Labada Dhinac Ee Wada Ciyaarayay Ahaayen Kuwo Kuwada Qanac San Ciyaartan ayaa  Ku Bilaabatay Waji Wacan Waxaana ay […]

March 15th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Soomaalida ku dhaqan Switzerland oo Ammaantay Safaarada Soomaaliya ee ku taala Geneva

swiss somali flag

Dadka Soomaalida ah ee ku nool wadanka  Switzerland ayaa amaan iyo bogaadin usoo jeediyay Safaaradda Soomaaliya ee ku leedahay magaalada Geneva  kadib dadaallo fara badan oo ay u gashay caawinta dadka Soomaaliyeed ee u baahan safaarad matasha iyo  fulinta dannaha Soomaaliyeed ee dalkaas iyo Hay’adaha QM ee fadhigoodu yahay  Geneva. Soomaalida ku kala nool magaalooyinta […]

March 11th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

OGAYSII: Kulan TORONTO CANADA, warbixin Jaamacadda Nugaal University iyo Dr. Cabdirisaaq Lafoole iyo Khubaro kale

Nugaal U President- Toronto

OGAYSIIS:  dhammaan jaaliyadda reer khaatumo iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada TORONTO  iyo nawaaxigeeda waxa la ogaysiinayaa inuu jiro kulan iyo warbixin lagu soo bandhigayo Jaamacadda Nugaal University ee Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ee Khaatumo. Sabtidan oo ay taariikhdu tahay March 15th, 2014 at 6:00 pm iyo Toronto Plaza Hotel (ka soo horjeedka […]

March 11th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Deg Deg Dhagayso;-Koox Widh-Widh Ka Tagay Oo Hargaysa Galay Maxay Doonen {maqal Waraysi}

DSC03701

Waxaa Magaalada Widhwidh ka baxay Koox odayaal ah oo  u baqoolay dhankaa iyo maamulka  Hargaysa  Kooxdan oo An lacadayn Sababta ay u kicitimeen Maamulka Hargaysa ayaa waxaa Waraysi Layeeshay Kooxdaas Hogaamiyihii Waday Wariye Abdi Ciro Waxaana Waraysigii Udhacay Sidan Ka dhagayso hoos HALKAN KA DHAGAYSO

March 7th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

OGAYSIIS: Shir Muhiim ah iyo Beesha Wacays Cabdulle oo ka arrinsanaya Horumarinta Deegaanka beesha

ogaysiis221

OGAYSIIS Waxaa dhammaan jaaliyadaha Wacays Cabdulle ee caalamka loogu baaqayaa inay ka soo qaybgalaan shir lagaga hadlayo xoojinta waxqabadka iyo horumarinta deegaanka beesha. Waxaa la codsanayaa in la dhawro wakhtiga shirka. Taariikhda: 1 March 2014 Saacadda: UK – 9pm Europe – 10pm Minneapolis, US – 3pm Toronto, Canada – 4pm Alberta, Canada – 2pm Somalia […]

February 27th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented

  • hargaysawi: Kuluc Pintiland si kasta way u dhiigmiiratay dhulbahante xataa dagaakoodi way sheegteen pin land was...
  • kuluc: xaqiraadu ma fiicnee jabhadku si fiican oo hiil u ah kooxdiisuu u hadlay, kolayba walaahi billaahi tollahi...
  • kuluc: waxa meesha isku hayaa waa jabhada kastuumo iyo dawlada somaliland, pintland credit aanay lahayn baa kastuumo...
  • Layla: ahmed trasha oo la iska ceydhiyey kkkkk http://khaatumonews.com/2014/0 4/17/war-dag-dag-ah-ahmed-k...
  • Layla: khabiir adigu maxamud saleban Aragaxland sow ma tihid maxad ka hadli nin kiniin qatoo maskaxda ka jiran wuu ku...