“Author Archive”
Stories written by Wadani

Deg Deg:Daawo Garaadka Guud Ee Khaatumo Garaad Jaamac Garad Cali Ka Hadlay Xaalada Deganada Khaatumo

garaad

Waxaan Idin Soo Gudbinaynaa Garaadka Guud Ee Deeganada Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali Jama Ayaa Waxaa U Waraysi Xiiso Badan Siiyay TVga Universal Tv Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Ayaa Waxaa Uu Ka Hadlay Xaladaha Deeganada Khaatumo Gaar Ahaan Garaadku Waxaa Uu Ka War Bixiyay Wererkii Ay Maamulka SNM Ku Soo Qaaden Magalada Taleex. HALKAN […]

April 17th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo:Madaxweynaha Khaatumo INDHA SHEEL Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Khaatumo & Maamulada Gobalada Dalaka

images

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf jaamac indhasheel ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u soo qabsoomay intii ku sugnaa maagalada cabudwaaq iyo caasimada dalka ee magaalada muqdisho. HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO   madaxweynaha ayaa sheegay inuu kula gaar ah la yeeshay maamulka ahlu suna ee ka taliya gobolada dhexe ee dalka iyo maamuladda Galmudug Iyo Ximin Iyo xeeb […]

April 14th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo:Madaxweynaha Khaatumo Oo Ka Jawaabay Shirka Boocame Maamulada S/Land & Puntland Faiimo Culus U Diray

indhasheel2

Madaxweynaha maamulka khaatumo maxamed yuusuf jaamac indhasheel ayaa ka hadlay shirka isimada dhaqanka khaatumo ee lagu wado inuu ka furmo magaalada boocame ee gobolka sool HALKAN RIIX DAAWO MUQAALKA   madaxweynaha ayaa sheegay in golaha dhaqanka khaatumo ay ka arinsanayaan sidii loo xoojin lahaa shirweynaha khaatumo3 islamarkaana isimada dhaqanka khaatumo ee ku shirsan magaalada boocame ay ka […]

April 14th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Dhagayso:Fah Faahin Ka So Baxaysa Weerar Xalay Al-shabaab Ku Qadeen Kismaayo Guriga Uu Ka Dagan Raizal Wasaraha.

images (1)

waxaa alay weerar lagu qaaday magalada kismaayo goobta uu kaga sugna raizal wasaraha dalka soomaaliya mud.Cabdiwali Shiikh Al-Shabaab, ayaa xalay waxa ay weerar culus ku qaadeen Degmada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose, halkaasi oo ay ku sugan yihiin wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya. HALKAN RIIX DHAGAYSO CODKA Raga ka tirsan Al-Shabaab ayaa dagaal […]

April 14th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo:Safiir Cusub Oo Muqdisho Lagu Soo Dhaweyay & Gooba Muhiima Oo Uu Booqday

safi_3

Waxaa Magaalada Muqdisho soo gaaray Safiirka Cusub ee Dowlada Burundi usoo Magacawday Dalka Soomaaliya ,kaa oo la filayo in Xiliyada soo aadan Warqadaha aqoonsiga Safiirnimo uu ka gudoomo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa waxa uu ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Burundi […]

April 14th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo:Sawri areen Xun Leh Oo Laga Tarjumay Soomalida Islii Ee Lagu Raafay

amin_1

Kaartooniistaha Soomaaliyeed ee Amin Arts ayaa soo bandhigay Sawiro uu ku muujinayo Dhibaatada xanuunka badan ee Shacabka Soomaaliyeed loogu geesanayo Magaalada Naiarobi ee Caasimada Dalka Kenya. Shacabka la dhibaateenayo ayaan jirin cid katirsan Dowlada Soomaaliya oo ka xanuunsatay dhibaatada lagu hayo Soomaalida iskuna hooshay badbadainta shacabka dhibaateesan ee sida arxan darada loogu guray xabsiyo iyo […]

April 9th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo:Degmada Wadajir Qarax Miino Ka Dhacay & Khaasarihii

qarax_4

Waxaa Maanta Degmada Wadajir ka dhacay Qarax Miino oo gaarigiisa loogu soo xiray Xoghayihii Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, qaraxa ayaana dhacay markii Xoghayaha uu kasoo baxay Gurigiisa oo kuyaala Xaafada Xaawo Taako . Qaraxa Miino ee lagu dilay Xoghayihii Degmada Wadajir Maxamuud Xaaji Deel ayaa la sheegay in loogu soo xiray gaarigiisa gaar ahaan […]

April 9th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo:Xil.Fowsia Yuusuf Xaaji Ahna Wasiiradii Hore Arimaha Dibada Oo Sir Badan Fashilisay & Arima Kalo Sira

fowsiyo-yuusuf-xaaji11

Wasiiradii hore ee Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa waxay maanta daboolka ka qaaday in Dowladda Xasan sheekh ee  mataleysa Somaliya, aynaan lahayd wax awood ah,oo ay wax ku qabato   HALKAN RIIX DHAGAYSO CODKA Wasiiradii hore, ayaa ku warameysa in Dowladdu ay ahayd in ay xoogga saarto Safaaradaha Dibadda ee Soomaaliya ku lee […]

April 8th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo:Shaqaalihii QM Oo Xafiis Yadii Puntland Ay Ku Lahayeen Ka Guray & Halka Ay U Anbabaxen

3

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo waxaa ka tagtay labo diyaaradood oo midkood loogu talo galay inay Magaalada kasoo qaato meydadka ajaaniibtii shalay lagu dilay garoonka magaalada Gaalkacyo. Diyaarada oo aheyd mid qaas ah ayaa waxay maanta magaalada Gaalkacyo ka qaatay labadii ajaaniibta ahaa ee la dilay, waxaana la sheegay in la geynayo dalalka ay u kala dhasheen dadkaasi la […]

April 8th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo:Garaad Mashqare Oo Arin Shacabka Khaatumo Ku Farxeen Ku Gudoomay Degaanka Caroley Ee G.Sool & Arimo Kale

index

Waxaa Deegaanka Carooley ee Gobolka Sool Xadhiga Looga Jaray Ceel Biyood Riig ah oo Ay Halkaasi Ka waday Haayada NPA (Norwegian People Aid). HALKAN RIIX  DAAWO VIDEO Waxaa Goobta Munaasibadu ka dhacay Hadalo Kasoo jeediyey Masuuliyiinta Haayada NPA, iyo Sidoo kale SVO  oo ah ha’yad wani ah oo mashruuca Fulisay. Ugu danbayntii ayaa Furaha Lagu Wareejiyey […]

April 7th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented

  • NINA: Kuwa snm u ololaynayaa waxay markii hore ku heleen shaqooyinka ay milishiibiyada ama dawlada hoose ay ka hayaa...
  • Idoor liqe: Golaha deegaanka magaalada Oslo caasimada Norway oo aqoonsaday dowlada khaatumo . Hadad af-Norwegian...
  • Tusbax khayreh: Dalka Somalailnd waxaa ka go,an in uu helo aqoonsi buuxa si uu ula jaan qaado dunida inteeda kale,...
  • Tusbax khayreh: Dalka Somalailnd waxaa ka go,an in uu helo aqoonsi buuxa si uu ula jaan qaado dunida inteeda kale,...
  • laandheere hn: Ruuxan wata guun ee isir nacaybku madax maray waxan kuleyahay daroodkan aad sheegayso waka aad dunida...