“Author Archive”
Stories written by igarre Post

Daawo: TVga Universal oo Ra’iisal wasaaraha weydiiyey halka sartu ka qudhuntay{Video}.

rw-xiiran

Waxaa Waraysigii Ugu Xiisaha Badnaa laga Sii Daayey Tvga Universal  kaasi oo lagu Waraystay Nin Laga Dhigay Raysal Wasaaraha, Loona Geliyey Madax Xiiran, Riix Halakan daawo video.

January 13th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Full Video: Xafladii Khatumo Sir Culus oo daaha Laga rogay (Daawo)

XAFALAD

Waxaa ka dhacday Hoteelka Toronto Plaze ee Magaalada Toronto, Xaflad balladhan oo lgu maamuusayey Sanadguuradii, labaad markii la aasaasay maamulka Khaatumo State,Hoos Kadaawo cawdaraha. Riix Halkan Daawo Video.

January 13th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Video Cusub: Wacdaro Cusub Sanad Guurada Khaatumo Iyo Dhaantooyin Aan Hore Loo Arag ”TALEEX Wale Waa Tegaynaa”

khaatumo-state

Waxaa Meelo Badan oo Caalamka Looga Diyaar Garoobayaa Sanad Guuradii Sadexaad Ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia Iyadoona sanadkasta 12-Bisha Janaayo Laga Xuso Meelkasta Oo Ay Ku Nool Yihiin Reer Khaatumo.Hoos Kadaawo Wacdaraha dhacaya, Riix Halkan Daawo Video,

January 11th, 2014 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

Abwaan” Axmed Nuur Maxamed C/dile oo Tiriyey” Gabay Ku Socda Shirwaynaha Maamulka Khaatumo Lagu Dhisayo(Video)

abwaanka

Abwaan axmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Abwaaniita Reer Khaatumo ee degan Wadan New Zealand ayaa Haatan Waxa soo Tiriyey Tix Gabay ah oo uu Tiriyey Shirwaynaha Saddexaad ee Lagu Dhisayo Maamulka Rasmig ah ee Khaatumo oo Abwaanku ugu Tala Galay. Gabaygan ayaana ku socda Dhamaan Shacabwaynaha Reer Khaatumo Kuwa Kunoo Gudaha iyo Dibada […]

September 29th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Tahniyad Aroos oo Ku Socota C/fataax Daahir Axmed Yusuf iyo Marwo Ayaan Cisman Muse oo ku Aqal Galay Wadanka Maraykanka gaar ahaan Magaalada mineapolis

Bahda Shabada Wararka Caalamiga ah ee Horufadhi.com Waxay Tahniyad Hawada u Marinayaa Caruuska C/fataax Daahir Axmed Yusuf iyo Marwo Ayaan Cismaan Muuse oo habeenkii Sabtida ku Aqal Galay Wadanka Maraykanka gaar ahaan Magaalada  Mineapolis Waxaanu Leenahay Qoyskaasi soo kordhay ilaahay ha idin kala siiyo Umad Khayr Qaba Aaamin Aaamin Aaamin…   Sidoo Kale Waxaa Tahniyad Na Soo […]

September 23rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

FADLAN KA SOO QAYB GALA DHISMAHA MISAAJIDKA LABADA DABAQ AH EE DEGMADA WIDH WIDH KA SOCDA( DAAWO SAWIRADA)

DSC07410

Culumada iyo Waxgaradka Degmada Widh Widh ee Gobolka Cayn ayaa Guud ahaanba Walaalaha Islamka ah ugu Baaqayn in Laga soo Qayb Galo Dhismaha Misjid Jaamaca Degmada Widh Widh ee oo la Dumiyey Isla Markaana La Doonayo in Misaajidkaasi laga Dhigo Labo Dabaq oo haatan Culumada Deegaankaasi ay Wadaan

September 18th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Hooyo Dhudi Caalin oo Deeq Lacag ah soo gaadhsiisay Dhismaha Misaajidka Deegaanka Maygaagle( Daawo sawirada)

DSC07556

Hooyo Dhudi Caalin oo ah Hooyo Somaliyeed oo Degan Wadanka Maraykanka ayaa Deeq Lacageed soo gaadhsiisay Dhismaha Misaajidka Deegaanka Maygaagle ka soconaya

September 14th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Baaq ka soo Baxay Maamulka Waxbarashada Buuhoodle oo Ku socda Ururwaynaha Gurmad oo ka shaqeeyaha Horumarinta Waxbarashada Deegaanada Khaatumo

2

Masuuliyiinta Waxbarashada ee Buuhoodle iyo Masuuliyiin ka socota Ururka Gurmad oo ka shaqeeyaha Horumarinta Waxbarashada ayaa Buuhoodle ka soo saaray Baaq ku aadan in la Badbaadiyo Arday Ururka Dugsi uu Horay Deeq Waxbarasho oo Bilaash ah ugu Deeqay oo haatan laga Jaray HALKAN RII DAAWO MUUQAAL

September 10th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Sawiro…Dr. Shahaado oo Isbitaalka Dhexe ee Buuhoodle ku soo Gabo Gabeeyey Qaliimo kala Duwan oo uu ka Waday

DSC07127

Dr Shahaado oo kamid ah Dhakaatiirku ku Tashasusay Qalitaanada Kala Duwan ayaa Buuhoodle ku soo gabo gabeeyey Qaliimo kala Duwan oo uu ka Waday Isbitaalka Dhexe ee Magaalada Buuhoodle, isagoona Dr Shahaado Dhawaanta soo gaadhay Magaalada Buuhoodle.

August 30th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

TOP NEWS : Horjoogaha Siilaanyo ee Gobolka Sool oo Saaka qorshe hor leh bilaabay (Muxuu sameeyay)

Breaking_News

halkan riix si aad usii akhrisato warkani muhiim ka ah

July 14th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented

  • bulshaawi: horufadhi waxay soo wada dadkii ay magacyada cusub u bixin jirtay sabtida ayaan sugnaa insha allaaah
  • DHeere power: that is a bloody kidnaping absolutely lol. reer hagar afduubka caan bay ku yihin. kuwo mareexaan waxay...
  • Idoor liqe: Am deeply sorry waxa ku dhacay yarka Isaaq matalaya Wuxuu noqday maxbuus la qabtay. Dee Isaaqoow waxaad...
  • Idoor liqe: War yarkii Idoor soo kuwan hartigii iskugu tageen, kkkkkkkkkkkkkkkkk. Waryee gabadha sacad muuse haygu...
  • Nuura: dablariday wlh waa runtaa kuwo dhulbahante sheegta ayaa xataa soo badashay oo is leh fartiina la garan maayo...